Waa Maxay Appka Cusub ee Facebook ay Samaysay (Threads) Sidee se Loo Adeegsanaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2023
  • waxa ay shirkada facebook ama meta soo saartay app cusub oo la yidhaahdo threads. appkan ayaa kamid noqon doona appska social media ah ee ay leedahay shirkada facebook. muuqalkana waxa aynu kaga bogan doona waa maxay threads app iyo sida loo adeegsanayo
    Baro Qaabka Looso Celiyo Xog Kasta oo aad ka tirtirtay Akoonkaga Facebook | 2 Qaab oo fudud • Baro Qaabka Looso Celi...
    SIDEE LOOSO CELIYAA FACEBOOK EMAIL,PASSWORD,NUMBERKI AAD ILAWDAY| QAABKASTA OO LOSO CELIYO FACEBOOK • SIDEE LOOSO CELIYAA FA...
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    Lacag Ka Same TH-cam Shuruud La'aan. Uma Baahnid 1000 Subscribers iyo 4000 Saacadood oo daawasho ah • Lacag Ka Same TH-cam ...
    9 Farsamo oo Cajiiba ood Wax Kaga Raadin Karto TH-cam, Si Dhakhsiyo Ah Ku Hel Waxa Aad Raadinayso • 9 Farsamo oo Cajiiba o...
    Dhamaadka Passwordka | Wax Ka Ogow Aalada Shirkada Google Soo Saartay ee Passkeys! • Dhamaadka Passwordka |...
    Google Bard AI | Aalada Cusub ee AI ah ee Google soo saartay Iyo Sida Loo Adeegsanaayo • Google Bard AI | Aalad...
    Sida Loo Adeegsado Gmail Internet La'aan (Muuqal Dhamaystiran) • Sida Loo Adeegsado Gma...
    Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay Shuruudaha Lacag ka Samaynta ee TH-cam • Ka Faaidayso isbadalka...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Blogeena: article.somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 9

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid waXaa kaafahmay😮 mahadsanid😊😊😊

  • @BashiirAbuukar-bb1le
    @BashiirAbuukar-bb1le ปีที่แล้ว

    Sxp sidee losameya aaydaha qur.aanka qoraal ah video palesa🙏

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 ปีที่แล้ว

    Good masha allah sxp

  • @Footballbanter24
    @Footballbanter24 ปีที่แล้ว +1

    Sxb fariin aan whatsappka kugu soo diray suaal ku weydiiyey iima soo jawaabin weli

  • @shekhawitutorial
    @shekhawitutorial ปีที่แล้ว

    Keep going pro 💪

  • @najiibmohamed1244
    @najiibmohamed1244 ปีที่แล้ว

    hp core i3 troubleshoot problem window 8 sidee loo xaliya usataad🙏🙏🙏🙏🙏

  • @qaalidsaciid7812
    @qaalidsaciid7812 ปีที่แล้ว

    Asc pro ❤
    Iphone apple Id aa igu xi ran marka waa ilab ee ee mxaa IGA caa win kar taa pro adi goo mhdsn wll❤❤😊

  • @ismaaciilaarka3278
    @ismaaciilaarka3278 ปีที่แล้ว +1

    Zxp kuliyàda IT kasoo hadal❤

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Hayeh wll haday inoo suuro gasho i.a