WhatsApp Hada Waxa aad La Wadaagi Karta Dadka Shaashada Telefoonka Ama Computerka (Farsamo Cusub)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ส.ค. 2023
  • waxa lagu soo kordhiyay saxibayaal todobaadka aynu wadaagayno muuqalkan aalada whatsapp farsamo cusub, farsamada lagu soo kordhiyay whatsapp ayaa ah in aad la wadaagi karto shaashada telefoonkaga ama computerkaaga dadka aad ka wada xidhiidhaysan whatsapp(screen sharing whatsapp). muuqalkan ayaynu ku eegi doona farsamadan cusub iyo sida loo adeegsanayo oo dhamaystiran.
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    Baro Sadex Farsamo oo Whatsapp Hada Lagu Soo Kordhiyay Iyo Saamayntooda Adeegsigena Whatsapp • Baro Sadex Farsamo oo ...
    Farsamo Cusub oo Whatsapp Ah, Sida Whatsapp Loogu Adeegsado Telefoon Iyo Computer Kala Madax Banaan • Farsamo Cusub oo Whats...
    Farsamo Cusub, ka Baro Whatsapp Farsamo Cusub oo Hada Lagu Sooo Kordhiyay. • Farsamo Cusub, ka Baro...
    Wax ka Ogow Application Fariimedka Ugu Wanaagsan ee La Adeegsado. Waxa uu Ka Wanagsan Yahay Whatsapp • Wax ka Ogow Applicatio...
    Digital Marketing Course | Brashada Aasaska (Fundementals) Xirfada Digital Marketingka • Digital Marketing Cour...
    Canva Course | Baro Graphic Designka Iyo Digital Marketingka Adigo Adeegsanaya Aalada Canva • Canva Course | Baro Gr...
    Course Dhamaystiran: Video Editing - Sida Video Loogu Edit Gareeyo Camtasia Bilaw Ilaa Dhamaad • Course Dhamaystiran: V...
    Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad) • Sida Website Loo Samay...
    Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad • Sida Loo Sameeyo Websi...
    Crash Course | Sida Wax Loo Desing Gareeyo Sawirna Loogu Edit Gareeyo Aalada photopea (photoshop) • Crash Course | Sida Wa...
    WEBSITE YADA UGU WANAAGSANE WAX LAGA BARTO E INTERNETKA. QAAB FREE AH IYO QAAB LACAG AHBA • WEBSITE YADA UGU WANAA...
    fursad.waxbarasho o aqoonkasta ah isla markana ad ku baran karto aqoonkasta si bilaasha oo online ah • fursad.waxbarasho o aq...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Blogeena: article.somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    #whatsapp
    #somalitech
    #screensharing
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 10

  • @user-ot2kz2qk8k
    @user-ot2kz2qk8k 8 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @maxamuud24
    @maxamuud24 11 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid sxb allha kaa abaal mariyo

  • @maxamedaadan850
    @maxamedaadan850 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @liibaanloyal4467
    @liibaanloyal4467 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedSiciid-dm6ry
    @MaxamedSiciid-dm6ry 11 หลายเดือนก่อน

    Waan ku wataa inadeeer

  • @Burcaawi
    @Burcaawi 11 หลายเดือนก่อน

    Zxp arin baan rapaY inaa ku waydiiyo please xagee kaala soo xidhiidhaa marar padaN waa ku waydiiyee❤

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 10 หลายเดือนก่อน

    Asc habaryar waxaan inaan wax ku waydiiyo xageen kaalasoo xidhiidhaa

  • @Cabdiqanibulshaawi
    @Cabdiqanibulshaawi 11 หลายเดือนก่อน

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 11 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  11 หลายเดือนก่อน

    Telegram channelkeena linkigiisa wakan saxibayal: t.me/somalitech0
    Website-kena linkigiisa: somalitech0.com