Sida Loo Soo Dejisto Google Chrome Hadii Uuna Kuugu Jirin Computer-kaaga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2023
  • Sida loo soo dejisto Google Chrome PC ama Laptop-ka? Casharkan, waxaan kugu tusayaa sida loo soo dejisto oo loona Install garaysto browserka Google Chrome ee kumbuyuutarkaaga Windows. Habkan fudud ee loogu heli karo Chrome PC-ga iyo Laptop-ka gabi ahaanba waa bilaash.
    Halkan ka booqo Website-ka
    ninite.com/
    Haddii aad wax su'aalo ah qabtid inta aad ka soo dejisanayso Google Chrome PC & Laptop.
    Fadlan igula wadaag qaybta faalada Comment-ska
    Muqaalkan hadii uu ku cajabiyo Fadlan Like, Share, hadii aad ku cusub tahay Kanaalka Subscribe

ความคิดเห็น • 9

  • @qalbinuurachannel9680
    @qalbinuurachannel9680 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks bro keep goin wax badan baa kaa faaidrey bal noosoo duub sida play store loogu soo dejisto labtopka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saprineyy
    @saprineyy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you Prather million times🥰

  • @ifraaxmaxamed554
    @ifraaxmaxamed554 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ustaad

  • @danlahelay
    @danlahelay 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks for sharing this information 😊

  • @user-dl2le9jf4b
    @user-dl2le9jf4b ปีที่แล้ว +1

    thanks for sharing this ❤

  • @Mahad-lk6ze
    @Mahad-lk6ze 6 หลายเดือนก่อน

    Macalin ad iyo ad umahadsantahy

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r 9 หลายเดือนก่อน

    Jaza kalah akhii ilahy haku xsfido wan ka faidnay

  • @maryamacabdirisaq337
    @maryamacabdirisaq337 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo sobadi wan kafaide mahadsanid

  • @CaashaFaarax-kw1kh
    @CaashaFaarax-kw1kh หลายเดือนก่อน

    Wll ima soo dagayo maxa qaldan