100 $ Google News | Google ka shaqeyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Ramadaan Mubarak
    Click Bank Course 10 % Off 🔥 gelleschool.th...
    www.eatingwell...
    www.sierraclub...
    salaam guys
    website kan waxaad bishii ka shqeysan kartaa lacag fiican.
    Subscribe walal

ความคิดเห็น • 321

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +18

    Kuso biir Telegram Group kan cusub aan sameeyey fadlan t.me/gellebashir

    • @samaaraqurux2736
      @samaaraqurux2736 2 ปีที่แล้ว +1

      Cid lacag ka samaysay ma jirtaa Nala wadaag

    • @mohamedaamin296
      @mohamedaamin296 2 ปีที่แล้ว +1

      Macalin hadi submission article kaygi ka gadmay xagee bay lacagta igu sodirayaan

  • @CEEBLASTORIES
    @CEEBLASTORIES 3 ปีที่แล้ว +21

    I don’t know why you are not getting the views you deserve. I guess our people arent mostly interested in making money, just pranks and nacnaceyn.... gabar baa wiil la dagaashey iwm. Your content is gold. In fact i have been thinking starting similar channel but MaashaAllah i dont need to. You are doing great job.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Lol 😆 u Made my day bro . Thanks sxb

    • @haki617
      @haki617 3 ปีที่แล้ว

      You right 👍🏻

  • @Kartimaal1
    @Kartimaal1 3 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid walaal. ilaahey haku barakeeyo waad ku mahadsantahey inaad muuqaal noosoo gudbiso maalin kasta.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Amen sxb thanks 🙏

  • @suubowChannel
    @suubowChannel 3 ปีที่แล้ว +15

    Great from somalia people like you have special place in the heaven 😇🤗

  • @balaledadusho9738
    @balaledadusho9738 3 ปีที่แล้ว +7

    Muuqaalka iyo 🎶 sideeh la isku xiraa

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 2 ปีที่แล้ว +1

    First time I have come across your channel. Thanks for sharing this. I will definitely give a try.

  • @asiagalow39
    @asiagalow39 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waa mahadsanthy sarifka lacagtaa rabaaa

  • @hassanmohamed1465
    @hassanmohamed1465 3 ปีที่แล้ว +1

    saxibow lacagta sinokusinayaan maxano gushekiwesay rajaa igalisay hadana mano damestirin

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 3 ปีที่แล้ว +2

    sida aan lacag ugala bixi karna degelkan web site ken

  • @anzalhassan8196
    @anzalhassan8196 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Kareem
    Mashallah mahadsanid ustaad
    Mid business ino so raadi hadii Janis u hesha

  • @mohamedaskar388
    @mohamedaskar388 2 ปีที่แล้ว

    Waad dadaalaysaa Gelle laakiin arrintan oo kale mooraal ahaan ma fiicna. Noocal xatooyo weeye. Cidna uma fiicna.

  • @ittisomteachintechnology5929
    @ittisomteachintechnology5929 3 ปีที่แล้ว +1

    google AdBlock isaga xir xayisiimaha ugaas adigoo mahadsan shaqo fiican baad haysaa

  • @ztar787
    @ztar787 3 ปีที่แล้ว +1

    Mudo sedex maalin ah ayaan ku xidhanahay channel kaga ugs markaa aad ayaa wax badan kaga faa'idey balse google news si fiican ayaan u fahay lkn marka aan sidaa aad sheegetay sameeyo qaab nuuce ah ayaan lacagta kaga heleynaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @naturebeauty7373
    @naturebeauty7373 2 ปีที่แล้ว +1

    Usefull program tnx

  • @shiikhjabuutaawi7259
    @shiikhjabuutaawi7259 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllow linkiyadaa soo dhigtey wax kalay soo saareen xagee kaala soo xiriirnaa

  • @Mame.1999
    @Mame.1999 3 ปีที่แล้ว +1

    Is this right information I really need this work wallhi help me

  • @saedahmed4178
    @saedahmed4178 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa meel laga macashi karo lkn see lacagta aan sameeyey uga la bixi karaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +3

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @alibarale1077
    @alibarale1077 10 หลายเดือนก่อน

    Somalia makashaqeeyaa Ustaad
    Taleefanka Makushaqaynayaa Ustaad

  • @Ishawararkamedia
    @Ishawararkamedia 3 ปีที่แล้ว +2

    Manta rabaya inaa gato lkn wn awoodi wayey paypal wn sameystaya lkn wuu iga didaya wxn rajeyna inaad qaabka lacag bixinta wax badan kuso kordhin doonto inta qiima dhimista socoto

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Qof PayPal ushaqenayo wll raadi oo iga bixi dheh

    • @axmedsalaad8522
      @axmedsalaad8522 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir ustaad casharo badan kasoo diyaari

    • @faarx51
      @faarx51 2 ปีที่แล้ว

      Lacag ma ka shaqeeysay programkaan mise

  • @mahamedsaid5949
    @mahamedsaid5949 3 ปีที่แล้ว +1

    Gelle aad ayaa u mahadsantahay fursadaha aad soo bandhigto lkn qaabkee lacgta ani kh helayaa maadaama aan kaa arkin intaa sharaxaysay qaab wx lcg ah lagu helayo marka sidaa lcgta aad ku qadanayso nala wadaag

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +2

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @paayaxmedia8670
    @paayaxmedia8670 3 ปีที่แล้ว +1

    Qabkee lacagta iku so diraaan hee
    Wad ba noo shegtay qabka looga shaqeysto lkn mxadan inogu shekin qabka lacagta lagugu so diraYo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad wakhti intee dhan baan jawaab ka helayaa markaan fariinta udiro kadib

  • @zaloking3322
    @zaloking3322 3 ปีที่แล้ว +2

    Gelle bashir zxp faido badanaa kafaiday

  • @abbasabdiomar3401
    @abbasabdiomar3401 3 ปีที่แล้ว +2

    asc ustadi waan kusalamy waxaan rabay in aan kuweydiiyo hal su,aal oo ah , hadey noqo in aan lacak ku hello google news see igu ku ogaanaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @hassanabdullahi3690
    @hassanabdullahi3690 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan mubarak waxaan ka rabaa ustaad sidee marka lacag loo helayaa hee arinkaasna wax noogu sheeg lacagtaas sidee ayaa u heleynaa ustaad

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

    • @bilebashiir7420
      @bilebashiir7420 3 ปีที่แล้ว +1

      Bank account kayga waa premier bank kas hda udiro lcg miye igu soo dirayan ustad

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Haa wll

  • @Baxnaanshe
    @Baxnaanshe 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsnth bashiir geele saxiib noo soo badi.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Thanks bro

    • @Baxnaanshe
      @Baxnaanshe 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir sxp instramka copy videos hoostiisa soo dhig contact you.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Gelle_Bashir

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Intas ku qor instagram ka

    • @Baxnaanshe
      @Baxnaanshe 3 ปีที่แล้ว +1

      @@GelleBashir oky waan arky mhdsnid

  • @muzamilcade7752
    @muzamilcade7752 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustad qaabka lacagta looga la baxaayo inoo sheeg iyo sharuudaha nagala rabo inan buuxino

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @Daudii
    @Daudii 2 ปีที่แล้ว

    Sxl geele nio lacagta halkey kuugu soo dirayaan markaas

  • @princesscuudinaahmed73
    @princesscuudinaahmed73 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad marka aan ducumentiga diro inaa la aqbalay iyo inkale maxaan ku ogaanayaa mida kale maxaan ku dareemayaa inaan helay lacagta

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @shuushuu3603
    @shuushuu3603 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanku Salamay 3weeks ago adiga iyo asxabta

  • @commodian375
    @commodian375 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaad sare shukran si balaadhan ayaan kula socda

  • @abdirahmanhersi101
    @abdirahmanhersi101 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc
    Sxb horta waa mahadsantahay.
    Lkn videogan Google news ka waxaad noo sheegtaa xagee lacagtu iigu soo dhacaysa.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +2

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

    • @monamaandeeq546
      @monamaandeeq546 3 ปีที่แล้ว +2

      @@GelleBashir asc wll adoo raaliya waxa iiga so jwbta oo kari layahay CVV ayuu gali ileyahy maxaa galiyaa isoo jwb plzz

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      CVV waa 3 number ku yaalo MasterCard ka dhabarkisa. Card dhabarkisa fiiri 3 number ka baar kuwaas weye wll thanks

  • @prhussain4256
    @prhussain4256 3 ปีที่แล้ว

    Pro Maxaa sababi kara in lay aqbali waaYo maxaase sababi kara in lay aqbalo Hadii ay jiraan waxyaabo aan laygu aqbalayn Sideen uga leexdaa thnks gelle

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Article kaaga in ay horey u heysteen.

  • @maxamedcabdullahi1190
    @maxamedcabdullahi1190 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramdaan mubarak ustdii

  • @warfaajama6868
    @warfaajama6868 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ahay mid waqti dheer kugu xirna waxan awood u waayey inaa gato xirmada course da fadliga Ramadaan darti sxb maa free iga dhigtid. Mahadsanid

    • @kalidkb14
      @kalidkb14 3 ปีที่แล้ว

      Oh, wiilka caawi geelow🙏

  • @abdallashiine9019
    @abdallashiine9019 3 หลายเดือนก่อน

    Gelle sida lacagta aad ku heleeaid maadan aheegin

  • @abdikadirhassan175
    @abdikadirhassan175 5 หลายเดือนก่อน

    After I have submitted the article what next because I have submitted many articles which channels do I follow. Senior

  • @HamzeMohamedIbrahim
    @HamzeMohamedIbrahim 7 หลายเดือนก่อน

    Qabkee lagacta lagugusidiraya iyo qabke logalabaxa wll

  • @cayunil240
    @cayunil240 10 หลายเดือนก่อน

    Firi sidey igu so dirayan oo PayPal ayey ubahan yihiin so ma ahan

  • @hangoolofficial2368
    @hangoolofficial2368 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxb lkn zxb lacagta goorma laguu soo diraYaa

  • @Ibraahindhereproducts
    @Ibraahindhereproducts 4 หลายเดือนก่อน

    sxb dee lacagta xagay kuugu soo dirayaan intaas muqaalka ku soo dar

  • @greabledreams6447
    @greabledreams6447 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanthy wll Gelle
    Aad iyo waan U baahananhay igu
    Dar insha allaah

  • @abdallaamaalabshir2627
    @abdallaamaalabshir2627 3 ปีที่แล้ว

    bro wxn rabaa inaa isheegto sideen lacgta acoun ugu shuban karaa ama ku xirn karaa

  • @samatarlyrics
    @samatarlyrics 3 ปีที่แล้ว +1

    Niyow marka ku aqbalaan article intee lacagta kugu soo dirayaan eating well lacagta isheg 💯💯💯🤟

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

    • @abdikarimgedi7442
      @abdikarimgedi7442 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir
      Thanks 😊

    • @abdikarimgedi7442
      @abdikarimgedi7442 3 ปีที่แล้ว

      I think their is no need to register in their website

  • @bashiirciise9386
    @bashiirciise9386 2 ปีที่แล้ว

    Very good explanation of yours

  • @hibomoussa9833
    @hibomoussa9833 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaal what about when you are about to send the re-rewritten article ,do you take in account and change the date of the previously submitted format?since the first nutrition article were submitted first of the 24th Apŕil 2021...you have submitted without any change of the date.Do we change and rectify according to whenever date we are sending our articles?How many articles can I send a day in order to maximize my chances?Is there cases of a non reply from the eating well community towards an article?Need answers to see through

  • @leebirjeb6779
    @leebirjeb6779 3 ปีที่แล้ว +1

    @gelle bashir sxp wxn raba inan ku weydiyo sida eatingwell lacagta kgu so dirayso ado mhdsn wll

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +2

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

    • @balqeysmohamedmohamud5691
      @balqeysmohamedmohamud5691 3 ปีที่แล้ว

      Gelle malagayabaa in ay copy kugu sooqabtaan

  • @maizachannel5919
    @maizachannel5919 3 ปีที่แล้ว +1

    Article ka sawir iyo qurxin kuma darayo miyaa

  • @geesi6549
    @geesi6549 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mubarek bro

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Ramadan Mubarak wll

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 3 ปีที่แล้ว

    Gellow zxp google news ma xumee
    Trafic ma iyagaa kuhaya mise waa nasibkaa inad hesho iyo inad waydo

  • @crahmaancolaad6924
    @crahmaancolaad6924 2 ปีที่แล้ว

    Sidee Lacagtu ku helayaa Ustaadi.

  • @sahraabdiqafar3904
    @sahraabdiqafar3904 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhsanid ustaad
    Ustaad lacag intee ku soo galysaa ama kala baxaysaa

  • @aqooniyodiin2141
    @aqooniyodiin2141 3 ปีที่แล้ว

    Wall qaali lacagta goorma laheelaa palse in aad kuguulaysatay seed ku ogaa naysaa

  • @hamdazuleiman3504
    @hamdazuleiman3504 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan muparak wll

  • @abdikhaliqmohamed688
    @abdikhaliqmohamed688 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah
    top teacher

  • @sheishhussein5928
    @sheishhussein5928 3 ปีที่แล้ว

    ASC SXB lacagta seen uheli ama xagay iigusoodirayaan google news ?

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid shb
    Tolow wll ma wakhti ayey qaadataa intay ku soo jawaabayaan mise jawaabta markiiba waa laga helaa
    Mahadsanid shb

  • @qalidaxmed6020
    @qalidaxmed6020 3 ปีที่แล้ว +1

    Website oo TH-cam video la daawa ñaayo lacak laga sameyo noo soo sameey ustaad

  • @mahamedahmed9984
    @mahamedahmed9984 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad su aal ii muhiim ah waan sameyay lacacagta xagey iigu soo diraan ? Ileen aniga waxii markaan sameeyay emeil kooda aan uga daray si otomatic ah mahadsanid ustaad waa ii muhiim

  • @ayuubmaxamed4994
    @ayuubmaxamed4994 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa wax lalayaabo ah in qofkasta oo soomaali ah waxna barta marka uu bilaabo in uu dadka wax baro si online ah ui rapo lacag asigoo awooda in uu daawashada muuqaalka lacag kasameeyo
    Waar sida coursera ama khan acedamy cml noqda ama goob iskuul ah furta

  • @myfamilychannel6863
    @myfamilychannel6863 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid wllky lkn naga tus sida mobilka loga isticmali karo wllo wlhi wan rawaa inaa ka shaqeyso adigo ralia mobilka waxba wa ka fahmi kariwayay

  • @abdishakuurjeego9101
    @abdishakuurjeego9101 3 ปีที่แล้ว +1

    Markaan ka shaqeeysto lacagta xagee iigu soo dirayaan

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

    • @dagandeka8953
      @dagandeka8953 3 ปีที่แล้ว

      Dahabshiil bank oo kle ma iigu soo dirikaraan

  • @ahmedissa1374
    @ahmedissa1374 3 ปีที่แล้ว +1

    Bashir bro waxaan rabay course aad samaysid sidee ugu soo biiras

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      gelleschool.thinkific.com/courses/Gelle10
      Lick raac

    • @tiktokofficial6107
      @tiktokofficial6107 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir SP adiga OO raaliya wxn kuwaydiin laha maxaa lagu dhigaa coursedan aad sheegaysid sababto ah ma fahsani waxn aad sheegaysid oo maanta aya channelkga igu horeya

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/k7wViaVNevc/w-d-xo.html

  • @ArimexAMV
    @ArimexAMV 2 ปีที่แล้ว +2

    Brother somalia oo qudhata mahe somaliland dhe dee

  • @abdihusein7121
    @abdihusein7121 3 ปีที่แล้ว +1

    Markaan udiro xagee lacagta la iigu soo diri

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @amiinnoor584
    @amiinnoor584 2 ปีที่แล้ว

    Zxp habka lacagta loogala baxayo noo sheeg isna

  • @khadaryousuf693
    @khadaryousuf693 3 ปีที่แล้ว

    Si fudud lacag ku shaqeyso markaad sidaas ufurto wxd heleysaa 30 dollar oo cash ah

  • @abdikarimgedi7442
    @abdikarimgedi7442 3 ปีที่แล้ว

    Nio laba article aan u diray 3 days ago wax aqbaar ah na kama hayo wxn armay sax ahayn.

  • @Ishawararkamedia
    @Ishawararkamedia 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp course qaabkaa lacagta bixinta maad kuso dartid perfac money ama master card in lagu qadan karo waayo paypal dhiba iga haysta

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Wll qof PayPal leh lacagta iga dir dheh wa caadi lkn make sure in ad email kaga iskaga diwan galisid course ka . PayPal ka dhalinyaro sameyso oo dalka jogo jira ayaga iga Cawil dheh oo sameyso bro .

    • @Ishawararkamedia
      @Ishawararkamedia 3 ปีที่แล้ว +1

      @@GelleBashir wn sameysta lkn wx buu iga diidaya master card premier bank ah lacaga waa igu jirta

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Meel ✅ la saarayo ba jirto oo dhalinta badanked ka tagaan. Pay now inta aadan dhihin meel charge ay ku qoran tahay hosteda box ka ✅ saar kadibna pay now dheh.

  • @shaamofficialchannelquran
    @shaamofficialchannelquran 2 ปีที่แล้ว

    Email adress not founded waaye waa maxay cilada wll

  • @FarhanAhmed-mf9tq
    @FarhanAhmed-mf9tq 3 ปีที่แล้ว

    Bro hoshan qof yurubta joga mahabeysan kara ilen google kuqada wada jogto kugu siina wabsetka qaar jawab wacan

  • @KAAFIYE399
    @KAAFIYE399 3 ปีที่แล้ว

    Xagee lacagta iigu soo diraayaan ustaad ileen website information igma haayee

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @foryourrelax6457
    @foryourrelax6457 3 ปีที่แล้ว

    AlxamduliLLAAH i bought the clickbank course

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan xog kale naga soo sii Google news si fican baan u fahanay walaal Xooga naga dhiban xaga fahanka tusaale ahaan qaabka lacagta u heli karno ama laygu soo diro karo google news ahaan?

  • @hawomaxamed6653
    @hawomaxamed6653 3 ปีที่แล้ว

    lacagta aan ka shaqesto halkee ka arkaa
    mse ayagaa isoo diraa wll

  • @relaxmanitoba7721
    @relaxmanitoba7721 3 ปีที่แล้ว

    Saaxiibramadaankariim waxaanqabaa suaal pleasigasoojawaab inliskadiiwaangaliyomiyuurabaa?

  • @MudahirDahir
    @MudahirDahir 3 ปีที่แล้ว

    mhdsdi runtii qiimondhimis wayn insha alah waan ka faa idaysanaynaa szb mhdsg

  • @yoonismustafe5968
    @yoonismustafe5968 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn zxp email ayuunbad dirtay lkn qabka lacagta mad shegin seed u helaysid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Email bay kuso diraraan kadibna bank account noo dir bey ku leeyihin

  • @Bashkamovies
    @Bashkamovies 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waxad ii sheegta markaad sindsumo aad qoraalkii kaso dhigto pdf sidee ku ogaanaysa inuu dirmay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Submitted bu leeyahay

    • @Bashkamovies
      @Bashkamovies 3 ปีที่แล้ว

      Dee sxb marakaa imisa Cisho ka dib ayaan lacagta helayaa

  • @janteyoutubechannel3054
    @janteyoutubechannel3054 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb aad baa umahadsantahay allaha khayr fara badan kuugu badalo lkn sawirada aan soo copy gareyey ma dirsamayaan

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      May kaliyah qoraalka weye wll

  • @Adkavic
    @Adkavic 3 ปีที่แล้ว

    Thnks bro & respect🙏🙏 marki ad email ka ugu dirto qabke lacakta kugu so dirayan

  • @Bdhdj3873
    @Bdhdj3873 3 ปีที่แล้ว

    Sxb xagen ka fiirsha lacagta Aan shaqeyey marka

  • @shaamtube8401
    @shaamtube8401 3 ปีที่แล้ว

    Adiga halmarna lacag maka samaysay oo makuusoo direen

  • @bomptonalato492
    @bomptonalato492 4 หลายเดือนก่อน

    Where will they send the money 💰

  • @mubaarakahmed9359
    @mubaarakahmed9359 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad hadiiba ay dhacdo in article kaagii laga helaya lacagta xagee laga helayaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan muparak 2022 Ramadan day 16 Hargaysa somaliland zxp

  • @foryourrelax6457
    @foryourrelax6457 3 ปีที่แล้ว

    Sxb Google ads ayaad odhaneysaa waxaadna soo fureysaa Microsoft ads?.
    Sidoo kale Gmail kaada ayaad sign up ku dheheysaa ayaa tidhi. Microsoft na Gmail ma aqbasho oo Hotmail iyo outlook weeye?
    Marka waa sidee sxb na fahamsii Adigoo mahadsan

  • @abdillahisaid2389
    @abdillahisaid2389 3 ปีที่แล้ว

    Asc gelle bro. Have you tried it your self

  • @muhimmohamed9845
    @muhimmohamed9845 3 ปีที่แล้ว

    Ma laag badeliya magac article mise isago sidisa ah ayd diraysa tedkle markad hawshas wad dhamayso hadi article la qato side ayd lacagta kuhelaysa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

    • @muhimmohamed9845
      @muhimmohamed9845 3 ปีที่แล้ว

      Magac miyaa lag bedalay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      May magaca lama badalayo wll

  • @mustafemaxamed9001
    @mustafemaxamed9001 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin somalia side ayuu uga shaqeyn kara cash app ?
    mahadsanid

  • @HASSAN-GREY
    @HASSAN-GREY 3 ปีที่แล้ว

    Asc sxb aad baad umahadsan tahay warbixintaada aqoonta iyo faaidada ku dheehan
    Suaasha aan qabo waa
    Qofkii aan haysan computer telephone kiisa siduu oogu isticmaali karaa haday jirto in lagu isticmaali Karo
    thanks

  • @ahmedsalahahmed5723
    @ahmedsalahahmed5723 3 ปีที่แล้ว

    Suaal baan qabaa Saxiib markii aan emailka u diro iyaga qaab nooce ah ban halka Article lacag ku helin tankle markii aan diro sidee ban isu helin aniga iyo iyaga

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

    • @ahmedsalahahmed5723
      @ahmedsalahahmed5723 3 ปีที่แล้ว

      Oo Sax mahadsanid brother

  • @ezmailchannel9997
    @ezmailchannel9997 3 ปีที่แล้ว +1

    Halkey lacagtu iigusoodhaceysa marka wll

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Markad email ka u dirtid bey kuso jawaaban wll oo account kaga bank ga nosodir bey ku leeyin. Halkas bey lacagta kugu so dirayan.

    • @ezmailchannel9997
      @ezmailchannel9997 3 ปีที่แล้ว

      Somalia ayaan joga wll markaa lambarka iigusameysan account bank ayaan ushega

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Haa wll

    • @ezmailchannel9997
      @ezmailchannel9997 3 ปีที่แล้ว +1

      Thankz wll

    • @ezmailchannel9997
      @ezmailchannel9997 3 ปีที่แล้ว

      Wll mobilka maku isticmalikaraa

  • @Qaxdaani_ali_yassen
    @Qaxdaani_ali_yassen 2 ปีที่แล้ว

    Sidee lacag ta la iigu soo dirayaa mrkaa?

  • @wiilhoog3204
    @wiilhoog3204 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Kareem, ustad waxan kuweydii course-ka click bank one time payment miyaa mise waa course markii bisha ku dhamaato aad gadaneysid.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      One time payment weye wll

    • @khadir792
      @khadir792 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir ustad hlke layska registre coureska

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      gelleschool.thinkific.com/courses/Gelle10

  • @prhussain4256
    @prhussain4256 3 ปีที่แล้ว

    Zhp wxd kasoo hadasha 1 Topic oo ah sida fiverr ama upwor Transcribeme iyo ku lamidka ah Translation ka sida Shaqada loo qabto ama qofka halka looga diro shaqadii aad u qabatay iyo shaqada ma dadbaa kasoo codsanaya mise adaa raadinaya kadibna qabanaya shaqada

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsanthay walaal

  • @caliodawa1272
    @caliodawa1272 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a thanks

  • @mohamedtechnology6138
    @mohamedtechnology6138 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp waxan kuweydiyay markad udirto articles qolada email xageed lacag kahelaysaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      E-mail ka markad udirtid bey kuso jawaabayan hadi ay ka helaan Article kaga Bank Account noo so dir bey ku leeyihin.

    • @mohamedtechnology6138
      @mohamedtechnology6138 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir hadii aysan kahelina🤣

    • @hassanmohamed1465
      @hassanmohamed1465 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedtechnology6138 iskasamir

  • @mohamedmaxamuud3783
    @mohamedmaxamuud3783 3 ปีที่แล้ว +1

    Gelle sxb sidee loshaqaystaa facebook

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Videos bn kaso samenaya inshallh bro