Baro Multimeter Af Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มิ.ย. 2019
  • Casharkaan waxuu ku saabsanyahey Multimeter, waxaan sharxi doonaa sida loo isticmaalo, iyo sida uu ushaqeeyo.
    Waxaa sharxi doona sida loo cabiro:
    1- D.C Voltage Battery/Batariga Sida loo cabiro Folteejka
    2- A.C Voltage - A.C Foltej sida loo cabiro
    3- Continuity - Fiilada in eey go'antahey (Disconnect) iyo in kale.
    4- Resistor test - Caabiyaha sida loo cabiro
    5- Diode Test - Diodka sida loo cabiro
    6- Capacitance Test - Madhxiyaha sida loo cabiro.
    In this lecture we will discuss how to use Multimeter. Will explain how Multimeter works. Above tests will be demonstrated using Multimeter.
    Meeshan ayaad ka heleyso ETEKCITY Multmeter.
    www.amazon.com/Etekcity-MSR-A...
    #BaroMultimeter #Electricity #Baro #Electronics

ความคิดเห็น • 49

  • @diintaislaamka7757
    @diintaislaamka7757 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, Allah kuxafido intaa inkabadan oo faaido ah ayaan Ka sugeynaa my brother

  • @user-if8dd5cb2v
    @user-if8dd5cb2v 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allh macallin sharraxaad wacan❤

  • @user-ez1fk6lm3c
    @user-ez1fk6lm3c 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks your effort engr

  • @MohamedAhmed-xf7nj
    @MohamedAhmed-xf7nj 3 ปีที่แล้ว

    Oh dear teacher you my best persuaded teacher as online i will stay with you long time

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      Asc Mohamed, JZKH..I am glad you benefit my teachings. That was my goal. Keep learning, InshaAllah you will succeed.

  • @xaawocumar3469
    @xaawocumar3469 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ustaad Cashirada nosoo badi Dc noogu soo dar adigo mahadsan iyo Qasaaladaha

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 4 หลายเดือนก่อน

    Jezakalahu kheyr❤

  • @ahmetmhmt6172
    @ahmetmhmt6172 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah ustaad

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah macalin casharadan Soo badi 😢❤

  • @adamsaccount4873
    @adamsaccount4873 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah Kheeyr badan Alah kusiiyo

  • @somalia1142
    @somalia1142 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher

  • @lamafilaannews2429
    @lamafilaannews2429 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @engmohamedmuraase5119
    @engmohamedmuraase5119 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @nabadiyocaano9219
    @nabadiyocaano9219 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid

  • @salahahmed6526
    @salahahmed6526 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaah

  • @yahyeamaanat7448
    @yahyeamaanat7448 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin. Macalin waxa aad cashar nooga soo diyaarisaa waxa loo yaqaano inductance,
    Mahadsanid macalin

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  5 ปีที่แล้ว

      Yahye, Inshallah waa casharka ku xiga.......Mahadsanid

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll cashar noogasoo diyaari cathode ray oscilloscope

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid marka hore macalin marka xigto manoosoo diyaarin kartaa cashir ka hadlaayo motors ka

  • @shirwacyare2821
    @shirwacyare2821 ปีที่แล้ว

    mansha allah

  • @cabdiqanimubaarak9271
    @cabdiqanimubaarak9271 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakaa abaal mariyo wll qali

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaabka loo isticmaalo oscilloscope

  • @xasanarsenal7479
    @xasanarsenal7479 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdznd ustaad

  • @daruurahadhaca5588
    @daruurahadhaca5588 10 หลายเดือนก่อน

    MAHADSANID GUULEESO

  • @abdiwelikoronto8337
    @abdiwelikoronto8337 2 ปีที่แล้ว

    Tcher wxaan kaa codsanayaa sida lo xiri banka iyo invetrka in fiilo uuqadan karo

  • @mohameddeik9556
    @mohameddeik9556 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin, waxan ka codsanya macalin casharo power systemka ku sabsan sida generators ka iyo midayntooda adigo raaliya , mahadsnid.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      JZKH Mohamed Diek. InshaAllah waan soo diyaarin doonaa haddii ilaahey ii ogolado.

  • @wmursai
    @wmursai ปีที่แล้ว

    Wlhi sxb casharada qabka ukala dhig dhigty ka hely lknse casharada so badii😊

  • @wacaysyarre7
    @wacaysyarre7 2 ปีที่แล้ว

    Asc wan idin salaamy bahda som tronics waxan ahy arday barta cilmiga korotada iyo Solarka walaalow cashirada bartaada youtopka ad soogeliso aadby ii anfaceen wn ubaahnahy cashirdan oo dhamystiran sideen kuhelaa halkeense klahelaa adoo raali iga ah oo hadana mahadsan?????

  • @m50mx64
    @m50mx64 3 ปีที่แล้ว +1

    maclin lkn Resistor-ka marka aad cabirayso si aad uhesho cabir sugan so muhiim maaha in aadan taaban Resistorka lugahiisa iyo multimeterka afkiisa? maadaama jirkeenu uu leeyahay resistance aad usareeya, siiba marka gacantu qooyan leedahay

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      m50 mx, waa suaal fiican. Waa runtaa jirkeena waxuu leeyahey resistance, laakin weey yartahey. Tan kale resistarka naftiisa waxuu leeyahey tolerence sida 5% oo aad u baahantahey in aa la socoto. Haddii aad rabto in aad hesho resister aad u sax ah, isticmaal 1% tolerence inshaAlaah.

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 2 ปีที่แล้ว +1

    Fiican

  • @yuusufxuseen7642
    @yuusufxuseen7642 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxaan rabaa cashiradaan xageen kaheli karaa

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 2 หลายเดือนก่อน

    Sida talefanada logu cabiro kaso hadal

  • @abdiraxmanmohammed1127
    @abdiraxmanmohammed1127 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad umahsantahy macalin sonoqad wagsan waxan rajaynayaa in cashirad noo kor dhiso mahsanid.

  • @raxmoxasan878
    @raxmoxasan878 2 ปีที่แล้ว

    Macalin adikoo mahsan ma iisheekikartaa qiimaha uukajooko somalia soldering

  • @qurbaawi1slnder482
    @qurbaawi1slnder482 3 ปีที่แล้ว +1

    marka hore salaan guud waxaan ka codsan lahaa macalinka bixinaya casharada horta waad mahdsanthy in aad somaali ku sheegto tirooyinka lambarada xisaabaaka maadaama aad soomali ku bixinaysid casharada somaalina u gudbineysid

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว +1

      Qurbaaawi1 waad mahadsantahey.

  • @kheyrtocumaryuusuf1461
    @kheyrtocumaryuusuf1461 ปีที่แล้ว

    Macalin group noo samey oo telgaraam ah

  • @shirwacyare2821
    @shirwacyare2821 ปีที่แล้ว

    wad mahad san thay

  • @idilmuuse6968
    @idilmuuse6968 ปีที่แล้ว

    Wxn donayaa in aan Barton dabka

  • @Fsaqaf
    @Fsaqaf 3 ปีที่แล้ว

    👍

  • @xamdaxamiid7446
    @xamdaxamiid7446 2 ปีที่แล้ว

    Ma macalin all haa kugu anfoco cilmigadbaraty,intaakadib macalin waxan ubahanahy cashiro kusabsan kwh qabloxisabiyo sacadaha
    Iyo cashirkusab San power electrical

  • @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr
    @AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr ปีที่แล้ว

    Mc saadaha sidaloo.xisaabiyo

  • @yuusufxuseen7642
    @yuusufxuseen7642 2 ปีที่แล้ว

    Asc