QEYBTI 3-AAD DHAGARTI ALSHABAB WARIYE MAXAMED C/LAAHI XAAJI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 148

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha u naxariisto inta dhimatay muqdisho alle nabad haka dhiigo

  • @abdikani8998
    @abdikani8998 3 ปีที่แล้ว +8

    Alla cadawtooyo badanaa oo arxan daranaa ilaahow raxmaanow diintaada waa naxariis iyo nabadgalyo, kuwa gadiyay ee lunsan ama dano shisheeye ka shaqeeya naga qabo oo cibaaro kasoo muuji, umadaadana badbaaadi oo nabad sii, aamiin ya allah.

  • @mohamedcawaale8733
    @mohamedcawaale8733 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaha hanoolaato

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto intii ku dhimatay Qarxyada Mogadishu ka dhaceen walalkeyga yusuf kenaaan Allah ha u naxariisto ilaa iyo hada Qalbigayga kama bixin yusuf waxuu geeriyooday 22bishii jun 2014 malin Axad 😭😭😭🤲🤲

  • @fartunmohamed9845
    @fartunmohamed9845 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto intii ku dhimatey aamin allahayow naga qabo kuwa dhiiga shacabka masaakiinta ah baneystey ee shaqo ka dhigtey aamin aamin waan yaabee diintey heystaan kuwa dadka leynaaayo allah ha ka qabto dhagartooda shacabka masaakiinta ah aamin aamin

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +22

    Dadka noocaa dadka u xasuuqaya dad baa u ah ehel laakiin ilaahay cadaab ayuu u diyaariyey Waana wax ka fog diinta iyo ibnu aadanimada in nolosha laga dhigo wax lagu ciyaaro

  • @cabdifitaaxjaamac79
    @cabdifitaaxjaamac79 4 ปีที่แล้ว +5

    Hanoolato aad ayad umahsantihiin sida hufan oo aad noola wadaagtan barnaamijya xiisaha leh

  • @duceysaneshariif1951
    @duceysaneshariif1951 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha u naxariisto inta ku dhimate

  • @nasroyarey750
    @nasroyarey750 2 ปีที่แล้ว

    Illahy ha u naxaristo

  • @mohamedyasiinali2562
    @mohamedyasiinali2562 3 ปีที่แล้ว +4

    Alha Unaxariisto Janatul Fardowsa Alllaha Ka Waraabiyo

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallaah ala calool xuma waynaa😥😭😭😭😭😭😭

  • @bilexasan7708
    @bilexasan7708 4 ปีที่แล้ว +3

    Hanoolaato keep going

  • @nuurmacalin4118
    @nuurmacalin4118 3 ปีที่แล้ว +1

    walaalkey Abdiwali online ayey dileen inkaar haku dhacdee shabaab

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha unaxariisto dhamantod

  • @jahangirabdi191
    @jahangirabdi191 3 ปีที่แล้ว

    Illahay ha u naxariisto

  • @ibrahimmohamed7537
    @ibrahimmohamed7537 2 ปีที่แล้ว

    intiii kudimadaay damaan allah haaa u naxaristoo

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahey ha u naxariisto intii ey xasuuqeeen

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +3

    Intii ku dhimatey allaha u naxariisto.

  • @kppboysofficial5289
    @kppboysofficial5289 3 ปีที่แล้ว +4

    Fikirkaas takfiirka sucuudiga ayuu nooga yimid ,inta aamisan way.dhamaan doonaan insha.allah

    • @loolan01
      @loolan01 2 ปีที่แล้ว

      Oo sucuudiga hadii nalooga keenay muxuu sucudiga qaraxyo uga dhici waayeen.

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 2 ปีที่แล้ว +1

    alle dile ayuunbaa dhinta ninkan saacadiisii ayaan dhammaan allow shar wadayaasha naga badbaadi

  • @sandheeremohamed5012
    @sandheeremohamed5012 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto wllkie saciid mukaambe iyo inta kaloo la shahiiday

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle you Smart man you know Mohamed is Important Person and you make him looking good 👍

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 3 ปีที่แล้ว +1

    Umada sabab la,aanta la dilayo tolow markiii ilahey la hor istaago maalinta qiyaamo oo la weydiiyo la yiraa maxaad ku leeysay dadkaan maxey kaa haleeyeen maxuu ku jawaabi doonaaa subxallaah ilahayow qof muslima dhiigiisa ha nagu sababin aaamiiin inta dhiiga muslimka baneystayne waxaan leyahay ilahey ka baqa kuwa diin looga dhigay dhiiga muslimka in jano lagu galayo war diinta barta ninka kuu fadwoonayo maalinta qiyaamo waxba kuuma qabanayo yuusan ku halaagin ilahayow soomaali nabad waarto siii aaamiiin

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanolaato horay usoco pro

  • @khadroahmed7873
    @khadroahmed7873 3 ปีที่แล้ว +2

    Aameen

  • @NHikam
    @NHikam 3 ปีที่แล้ว +5

    Wallee wuu Shahiidey Walaalkeen #Abdisatar_Dahir_Sabriye

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 2 ปีที่แล้ว +1

    Siciid tahliil Farax allaha kuu. Naxariisto wariye rug cadaa ah.

  • @cabdifutaxmohamed6681
    @cabdifutaxmohamed6681 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle hawnaxariisto dadka somaliyed

  • @duceysaneshariif1951
    @duceysaneshariif1951 3 ปีที่แล้ว

    Guul bro

  • @faysalcumar5967
    @faysalcumar5967 3 ปีที่แล้ว

    Mrv ayaanle waad ku mahadsantahay barnamijyada sidan uxiisaha badan inkasta oo ay murugo miidhan kahadlayaan hadana inaad wixii somalia kadhacay dadkii goobjooga ahaa kawaraysatay.

  • @諾誒俄客哦哭哭酷哦苦
    @諾誒俄客哦哭哭酷哦苦 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    Asigoo soman ayuu dhintay

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 ปีที่แล้ว

    Qur’an Ch/v (2:11-12)
    Sahih International
    Qur’an (2:11) And when it is said to them, "Do not cause corruption on the earth," they say, "We are but reformers."
    Sahih International
    Qur’an (2:12) Unquestionably, it is they who are the corrupters, but they perceive [it] not.
    Masaakiinta ee sixaqdarrada ah lagudiley (Raxiimullah masaakiinta xaqdarrada lagudiley) balse kuwii dadka qarxiyaan, xisaabtooda waa maalinta qiyaamaha.
    Aduunkaan waa lagukibrey. SUBXAANALLAAH.
    Mahadsanidiin Horufadhi M Tv..

  • @hamzahassan4555
    @hamzahassan4555 4 ปีที่แล้ว

    Pls and pls qebta 4

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxay ku shaqeeyaan daroogo iyo qurun ilaahoow kuwaas ka saar dhulka soomaaliyeed iyo dhamaan wadamada islaamka

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 ปีที่แล้ว +5

    Al-shabaab maxaa necbahay ciribtiina alle goy😡☠ xaasid sanaa dadka sidey u dhagrayan baaba wax layaaba ah somli ma ahan miyaa nagu dhiig ma ahan miyaa baa mararka qaar is dhaheysaa😭😢

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanallaah

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato . Aakhirana ?

  • @usaamemaxamed950
    @usaamemaxamed950 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolato waxn ku shegaa wariyaal badn wadanka ka so caray kuwas wareso side kuwa shabeyle tv ayaa kamid ah kuwa tacdiga lo geesty

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 ปีที่แล้ว +6

    ninkan wariyaha wa wayo arag dhib badan so maray khibrad badan oo security leh nin adag

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo dhamaan barnaamij fiican waaye

    • @drhamda6720
      @drhamda6720 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxay eheed malin xanuun badan waxay ii eheed malin tii aaan waayey garab kayga aabahy mcn

  • @aminaabokor6384
    @aminaabokor6384 3 ปีที่แล้ว

    Makhtaar maxamed hiraabe alle ha unaxariisto

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 ปีที่แล้ว +7

    Magacan shabab intey haystan ma laga guleysan karo ee ha lagu dadalo magacan in laga jojiyo logu yeero argagixisado somaliya jogto si gaal iyo islam u fahman dhibatada ay u leyihiin bulshada calamka oo dhan markas wa laga guleysan

    • @mahmett9373
      @mahmett9373 3 ปีที่แล้ว

      Saxiiix Waa in labahdilaa

    • @mukhtarabdurahman4352
      @mukhtarabdurahman4352 2 ปีที่แล้ว

      القافلة تسير والكلاب تنبح 🤗🤗 مت بغيظك

  • @allicare6483
    @allicare6483 2 ปีที่แล้ว +2

    Amazing. The best so far

  • @samarmoha3624
    @samarmoha3624 3 ปีที่แล้ว

    Aaway qeebta 1iyo2

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @mysalah06
    @mysalah06 2 ปีที่แล้ว

    Walahi it’s upsetting to listen to the story.

  • @mukhtarsaiid5419
    @mukhtarsaiid5419 3 ปีที่แล้ว +2

    This is so sad to hear!! May Allah make them in jinnah.

  • @k98-v8t
    @k98-v8t 3 ปีที่แล้ว

    Habenkas waxasusta yarkn VOD kashqenaya isku xafad aheyn oo ku dhinta Allaha u raxmade

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 3 ปีที่แล้ว +1

    AUN wll

  • @abdirahmanhashi696
    @abdirahmanhashi696 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin dalkiisa nabad ku wayey oo wadan kle nabad ku helaay 😪😭 nolol umaa rabaan ineey dilaan lee rabaan😓😒

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 2 ปีที่แล้ว

    Waw

  • @omardahirhosh6048
    @omardahirhosh6048 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hakunabadgeliyo

  • @saynabjamac5193
    @saynabjamac5193 3 ปีที่แล้ว

    Wariyayaasha.alaha.xifdiyo valde.dawlada.ayaa.masuul.ka.ah.

  • @caanoos
    @caanoos ปีที่แล้ว

    Asc ninkii aad ka jirto waa kaa aargoosanayaa

  • @manlikezakaado6135
    @manlikezakaado6135 2 ปีที่แล้ว

    Alla dilo dhinto

  • @asadcadde5502
    @asadcadde5502 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadaa Soo Qoraayo waanka shakinay, Qofka Naftiisa ka taxatiro malaga shakinaa Xamar hadaa kusoo kortay Goobjoogna u eheed Dagaalada iyo Qaraxyada waad Ku Qasbantahay inaad u fikirto Sida Ciidan, Markaad Hotelada ama Meel madax joogto aad joogtid waligaa Gees-ka aala fadhiistaa Si aad ciyoow u bixi karto, Qarax haduu dhacana Qofka uugu horeeya oo Carara lama noqdo waayo Weerar ayaa Ku xigi kara ama Ciidanka ayaa kaa shakin kara oo Ku toogan kara ama isla irida ayaa Qarax kale ka dhici karaa, Halkaa joogtid ayaa lajiiftaa oo xaalada la qiimeeyaa, hadii eeysan jirin wax xabado ah kadib kasoo bax meesha Dadka u wada Cararaana lagama boxo,

  • @sundushassanshidane8716
    @sundushassanshidane8716 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @saidahassan8643
    @saidahassan8643 3 ปีที่แล้ว +1

    👑👑

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waa nasiibo qarandhan ku dhacday,,,waxasna burburkaa inogu wacan.

  • @graadyariisow4006
    @graadyariisow4006 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaan Allah
    Allah yaa raxma inta dhimatay

  • @rasmifilmsvlogs5481
    @rasmifilmsvlogs5481 4 ปีที่แล้ว

    Hanolato Subscribe igu dhera galiya Thanks

  • @munajama3265
    @munajama3265 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahow alshabaab naga qabo

  • @mohammedalimohaaa1867
    @mohammedalimohaaa1867 3 ปีที่แล้ว +1

    Dee waad so daahday dee

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 ปีที่แล้ว +3

    Part one part two meedey inteekujiraa

  • @ahmeddalmar2033
    @ahmeddalmar2033 3 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed claahi haaji

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 ปีที่แล้ว +3

    so xerooda hobiya dhacaye walle ninkan wa waayo arag

  • @xaawawarsame5746
    @xaawawarsame5746 3 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭

  • @ibnadam1860
    @ibnadam1860 7 หลายเดือนก่อน

    Rabi haa naga qabto khawaarijta arxanka daran.. kuna been abuurtay diinta

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah al shabaab Naga qabto waa aafada somalida

  • @dhad9548
    @dhad9548 3 ปีที่แล้ว

    Dhiigan daadanayo Somali waa garan la dahay inaan xal ga gaarno ama xal ku gaarno xal ku gaarista ama dhiiga xaq halgu daadiyo oo nabad halagu gaaro ama xal halaga gaaro oo halays dhiibo subhannallah saan xal maha ilaahay xal hana siiyo hana wafijiyo tawfiiqda

  • @aminasheegow8429
    @aminasheegow8429 2 ปีที่แล้ว

    Allha unaxaristo

  • @koshinmohamed6000
    @koshinmohamed6000 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi citaal xaafadayadii hore inaan alshabaab maalinkasta dad layn lahayn. Banooni baan ku cayaari lahayn. Ciyaal xaafada hada jooga dhhorayaal waaye xamar iska yimid. Baa yaal baabyaal dhaleen eeylayaal baa maalinkasta qarxinaya xaafadahooda.

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว

    Ina lilaahi waa ina ilaihi rajicun

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa bilaa caqli waxaana lagu last balamey iney dadka ka dhameeyeen dhulka alle ayaana Iska leh aduunka

  • @gulledimaan8702
    @gulledimaan8702 3 ปีที่แล้ว

    Dhamen Allha unaxariisto gacen kaxaq daren Ayaa dishey lkn malintooda Ayey Helayaan waxey shaqeysteeen Allhana Naga qabto waa cadow umada somaliyed losoo direy

  • @abdishakourziraanyo1444
    @abdishakourziraanyo1444 2 ปีที่แล้ว

    Wowwww
    Mmmmmmmmm09u has 6AM and you are scholar 3AM and 8th 8AM in the 3 year

  • @zakgamer9207
    @zakgamer9207 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariyan maxad hadalkisa ka fa,idey ani waxan ka fa,iday rer muqdisho markad gari mel dhiganeysan dad an ladaremen ha idin ilaaliyan

  • @xasanhonest1984
    @xasanhonest1984 ปีที่แล้ว

    Allha aya ka badbadiyey

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanlow adoo raali ah, wariye Maxamed Cabdilahi xaaji aabahiisa ma wariyahii rug cadaaga ahaa ee BBcda Abdulahi xaaji?

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 3 ปีที่แล้ว +1

    😭

  • @fardowsaugaas8684
    @fardowsaugaas8684 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan wn ka shakiyey

  • @salaahhussein8270
    @salaahhussein8270 2 ปีที่แล้ว

    Alha unxresto intii geriyoty intii dhwcne alha bogsiiyo waa khiso aad uxanuunbdneyd 200 ilaa 2009kii intii udhaxeyday

  • @ahmedsiciidsheebe4966
    @ahmedsiciidsheebe4966 3 ปีที่แล้ว

    Wan dhownahay

  • @usaamemaxamed950
    @usaamemaxamed950 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolato wareysikan kuceli nikan wax badan ayuu ogahay 2qeb hore hadalka wad ku calenese qebo kale so suubi xasan xanfi taariqdisa wariyashi kale ari mahoda sida dadka ula daqmi jiren wicitanododa wax badan qabyo ka eh

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 3 ปีที่แล้ว

    Sidaas maahin ee waxa weeye dadka reer muqdisho in la laayo weyaan ujeedka shayaadiinta loo aasasay

  • @micnamalahan
    @micnamalahan 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan xusuustaa Xamar subaxdii inta aadan school Ka Ayaan Shidi jiray Idaacadda Shabeelle, barnaamijkiisi subaxda soo gali jiray, waan ku farxay in aan arko muuqaal ahaan, Somalia allah nabadeeyo

  • @adenosman5768
    @adenosman5768 3 ปีที่แล้ว

    Inta ku dhimataya allaha u naxaristo argigixiso diin malahan shekada Abdisatar Dahir Sabriye 12 sep 2013 arooskayga uu ka qayb galay todobadii markay ahayna waa dhintay 20 Sep 2013

  • @maanbuumuqtar3562
    @maanbuumuqtar3562 2 ปีที่แล้ว

    Ilahow naga soogar

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 ปีที่แล้ว

    Dowlad dhan Dad matalayso, Umada oo dhan ay Doolad u tahay,
    Af Somali ma noqon karto marnaba in la yiraahdo Dadka Doolada ku dul nooool. Ama Shaxaatka Doolada ka Doonto. 🤔

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 2 ปีที่แล้ว

    😀😀Wxn xasuustay fule hooyadi ma goplanto

  • @seeeralexis525
    @seeeralexis525 4 ปีที่แล้ว

    Ninkaaan barnaamij kale kaaso same

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว

    Halaag baa ka dhacay meesha

  • @caanoos
    @caanoos ปีที่แล้ว

    Labo jufo oo ilmo adeera ayaa jaraya Somali aarsi waa loo dhaafey, laakiin cadowgooda kama aarsadaan iyayagaa isu xoog leh

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 3 ปีที่แล้ว

    Dhibka waa doiwladii ayaa shabaab lashaqeeyso

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle wlhi ax ax wlhi ma garanyo wax aan idhaahdo

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 ปีที่แล้ว +2

    Idin kalla garan maynee guullayta wariyaal 😁😁😁

  • @ijaaboosoble5266
    @ijaaboosoble5266 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanloow markii lais wareeysanaayo in garba siman loo fariisto lama bedelikaro miyaa kaligaa mahan weriyaasha somalida intooda badan aduunyada somali lee saan ufariisata

  • @cumarcali9273
    @cumarcali9273 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle cusuri hadhimato

  • @fadumoali508
    @fadumoali508 3 ปีที่แล้ว

    ANiga waaxaan aaminsanahay booliska amniga somaaliya Inuuba alshabaab kabuuxo maxaa yelay huteelka albaabkiisa iyo ganjeelkahore ciidanbaa ladhigaa qofqarxwatah kamasoogudbikaroh inlasoogudbiyy maahane wle in nuusan jirin

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 3 ปีที่แล้ว

    Kuwa dhiiga islaamka xalaaleystay dad aakhiradoodii khasaariyey dadkana noloshoodii sahayday.