QISO IYO JACEEL PRT2 ALFANAAN ABSHIR GAARANE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 306

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +12

    Very true 👍💯👌Manshallah Real man is the one who fix his mistake and learn a lesson! Keep going Inshallaha 🙏

  • @maaidoismaan5283
    @maaidoismaan5283 6 หลายเดือนก่อน +7

    Abshir CaawA waa marxuum alah unaxariisto wllken 🤲🤲🤲😭😭😭

  • @HodanxuseenXuseen-yu7zr
    @HodanxuseenXuseen-yu7zr 10 หลายเดือนก่อน +6

    Abshir waa wiil wangsan sida aad gabadh ugu naxarisatay alle hakugu naxaristo brother ❤❤❤❤

    • @filsandahir7129
      @filsandahir7129 6 หลายเดือนก่อน

      Amiin hda wuu dhintay runtii😢

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 2 หลายเดือนก่อน

      Waa gormee goorta aad wanaaga samaynayso sorry abaayo cadowbaa kuhelay

  • @QadrasohaneSohane
    @QadrasohaneSohane ปีที่แล้ว +8

    Qalad in la galo insaan baa loo yhy walal lkn adiga dadka qaladka galay waxad ugu duwan tahay qirsananta ad qirsantahay iyo sidaad dadaaal ugu bixineysa inad tirtirto ayaaba udhiganta inad qalad galin dhagna ha udhigin waxu baniadam yiri adiga iyo gabdhas walashey ahna waxan idin rajeyna kuwii nolol frxd leh wadaago frxd kudhameysta inad noqotan oo waliba ubad wada daadihiya ilaawana waxii Soo maray oo culees ah waxan sugnaaba waa midowgiina allahbana ka rajeyni waliba ducadan idinku so Dari bi idnillah❤

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah Walaalkey / Al fanaan Abshir Waxa kaa muuqata shaqsiyad wlhi aad loola cajabay, abaalka iyo wanaaga aad gabadhaas u kashe wa ajar xag rabi kaaka qoran , shaqsiyana gabadhaas ee abaal weyn kaaka heyn doonto aduun iyo aaqiraba , sidoo kale gafkii iyo godobkii aad shalay ka gashayna aad ugu badashaay wanaag wlhi uusan qof ku dhaqaaqi karin Ajar iyo xasanaad allaha hakaa siiyo 🙏🙏🙏🙏🙏
    Waxan kaloo is weydiinaya oo ka gubanaya ninka walaashiisa codsikaas iyo walaaltinimada wax uga codsatay, la dareemi waaye codsiga ey rabto, xitaa u fiirin wye , garan wye in walaashiisa mcn tahay , bari hadii ey hadafka ee nolasha ka leedahay gaartay hormar sameysay wajiga uu bari ugu imaan doono, kaas walashiisa xumaanta iyo dulmiga uu ku sameeye wlhi ciqaabteyda aduunka ayuu ka arki doono 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    Waxan ku talinayaa war walaashaada ka war haay oo hadii ey xaalad ka adag ku jirto isku day in aad u dhimato daraateed sharafkeda iyo qiimaheyda ilaaliyo 🙏❤️❤️❤️

  • @qadrokeyfmohamedhassan273
    @qadrokeyfmohamedhassan273 ปีที่แล้ว +14

    Abshir gaarane runti waa kamuuqataa shaqsiyad wanaaga wllkey Allah ku barakeeyo qaladkaga aad saxdayna Allah ka amaal mariyo ku mhsnid wll mcn adigana qisoyinkagana waxba ka fa'idnaa❤

  • @munonuur8487
    @munonuur8487 ปีที่แล้ว +17

    Wiilkaan wllhi waa wiil wngsan lkn nolosha iska sas ah lkn waxa rajeynaah inuu markle ilahey calaf iskugu daro❤😢

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ugamaad cabsan ee kafogow nolasheeda

    • @faadumocabdibarrebarre2223
      @faadumocabdibarrebarre2223 6 หลายเดือนก่อน

      Alle ha unaxariisto janada alle haka waraabiyo inshaa allah

  • @RahoRaho1234
    @RahoRaho1234 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah qaladkagii wd saxday allaha ka abaal mariyo

  • @fatimaahmed2608
    @fatimaahmed2608 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha idinka yeelo kuwii isku dambeeya runtii qof aad u qalbi wanaagsan baa tahay gabadhana sidoo kale xaqiiqatan waa qiso cajiib ah oo iga yaabisay Allaha isku kiin soo celiyo ❤

  • @QamarMohamud-p7h
    @QamarMohamud-p7h ปีที่แล้ว +1

    Wa vidiogi kaliii anlailmeyey sawabto ax abshir inu yaxay wil naxaris badan umamaleynayo in nuciso okalee ay dunida dul saranyaxin ila inti uu ilaxay unaxaristee moyanee walaxi gawadu jabkedi horee marki lagasotago wa gawar ad unasib badan marka waxan ilaxay inkagabarya inad dip umidowdan inshlx❤❤🤲

  • @qamardagan8175
    @qamardagan8175 11 หลายเดือนก่อน +1

    Run ahaantii gabadhaasi waa qof jirta laakin meel fcn ugamaad soo bixin ilaaheey nolosha ha u macaaneeyo

  • @ibrahianoinaabdi5279
    @ibrahianoinaabdi5279 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sharaf iyo karamo sxb Abshir ❤m.a wlhi

  • @Yasmiin856
    @Yasmiin856 10 หลายเดือนก่อน

    Qisada wiilkan io sidan wax u arko ama meshan wax ka arko horta wiilka waa wiil waxbartaay dhan walpo markan ka firiiyey fikirkiisa io dhaqankiisa wanagiisa waa qof wax bartaay anan u fikiriin sida somalida dadkoda kana fikir duwaan kuwas horey u soco walal ilaahaye caqliga haku barekeyo🥰🥰🥰🥰

  • @nashaadbarre6120
    @nashaadbarre6120 ปีที่แล้ว +2

    Hadii wiilasha dhan sidaan wax u fahmi lahaayeen nin gabar qalad ka gala ma jireen walalkey abshir dhowr mar daawaday qisooyinkada dhamantod waxan bartay qofnimadada waxad tahay qof wanagsan oo wanag lagu so koriyey waxan ku rajeynaa in alle ku siiyo ubad adiga camal umada wanag u sameya

  • @XoriyoCali
    @XoriyoCali 9 หลายเดือนก่อน

    Runtii qof aad uqalbi wanagsan baatahey ilaahey ajar iyo xasanaad hakaa siiiiyo😢😢😢

  • @NacimaAhmed-o2m
    @NacimaAhmed-o2m ปีที่แล้ว +5

    Nin rageed bini aadamka waw qaldamaa lkn waxaa raganimo ah in aad si qurux badan usaxdey
    Ahaw garabkeeda marwalba
    Qisada bilawkeedii waan la ilmeeyay xanuunk gabDha
    Part two keedNeh waan ilmeyay farxada darteeda sida aad usaxdey qaldkaada 😢😢😢

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre936 6 หลายเดือนก่อน

    Alle how naxariisto marti la jecelyahayna ha ka dhigo Aamiin🤲🏼🤲🏼

  • @amiishxaryan818
    @amiishxaryan818 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi dunida waa imtixaan😢nin walbana ma daremi karo😢rabiyow walhiin kuwa nasa cido naaga dhigaa😢😢😢

  • @ayanibrahimsahane3820
    @ayanibrahimsahane3820 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi qisadan aad ayan lo ilmeyay wayo gabadh ayan ahay xanunkana wan daremaya 😭😭

  • @ikranmohamed8923
    @ikranmohamed8923 11 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely more than a man abshir garane ❤ may God bless you

  • @caashoahmed425
    @caashoahmed425 ปีที่แล้ว +2

    M.a apoe qisda wan dhmesty mrki hore fikir kma so dhiban mdma aan dhmesn lkin hda wan dhamesty❤apoe wxn horta kuleyhy wiil fcn baad thy biniadmku wa qaldma lkiin kan qaldka kaso lbta oo saxa baa fican😢❤m.a nin rgeed kusoduceynya I.n wllo waad ishelesn wan idin so duceenya😢

  • @ZayedAxmed
    @ZayedAxmed 9 หลายเดือนก่อน

    Manshallaha nin rageed weeye waaxad tahay kiisa ugu wanaagsan sabab oo aha Qof gartay qaladkiisa

  • @MohamedEnjoa-do3kr
    @MohamedEnjoa-do3kr 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abshir garane wakumaxsantaxy qawrt sethaaa uxagjisay wll guleysaaa abowkey🤜♥️👏

  • @HoneyHaret
    @HoneyHaret 11 หลายเดือนก่อน

    Abshir garane wlle gabdha guur uso bandhigo wad is fahansantihin
    Alle hadu calaf isku kiin qoray ha idin sahlo kheyrka waxa ku jiro

  • @XaliimoAbshirxaliimo
    @XaliimoAbshirxaliimo 6 หลายเดือนก่อน

    Marsha alllllaha walahi waa dunyo mar na waa xumaysay mar na waad garab istagtay. Lakin. Hada alle ha ku naxariisto

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wax wanaagsan ayaad u yeeshay lkn iyadu inay mar labaad ku doorato ayadaa leh go'aankaas taasna xaga Alle ha loo daayo 🤲🤲👏👏

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaa guurso aboowe ilaahay dartiis uguurso waa qiso xanuun badan wlahi.

  • @dr.naciimanalka
    @dr.naciimanalka ปีที่แล้ว

    M.llah barakalah nin sidaad kale kahaldkiis saxay adigaa ka hor ma arkin m.allah alle badal qair leh kugu badal gabar dumar ah oo biri wxwlib ku dhici karo aad badbaadiysay aad garab iyo hiil walal unqloqotay m.allah thnks Abshir garane

  • @faysash.abdilahi18
    @faysash.abdilahi18 11 หลายเดือนก่อน

    Nololshu waa ta xanuun.iyo farxad ba lays la.maroo❤

  • @CaishaShafiir
    @CaishaShafiir 10 หลายเดือนก่อน

    Inaad nolosha Mar labaad isfahantaan ban rajaynayaa Ana aan jeclaan lahaa I.a❤

  • @aminanur131
    @aminanur131 ปีที่แล้ว

    Wlhy abshir gaarane wax wanaagsan ayaad samaysay ❤❤ waligaa ka ilaali wax dhibaya xataa hadii ay guurka kaa diido horay u soco

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 ปีที่แล้ว

    qisada ti hore iyo tan aadbey ukala duwan yihn tii hore ciil bey iku dishey tana farxad ba daremey bila adan saaso kle ah inu jiro uma qabn masha all

  • @hanimohamed7565
    @hanimohamed7565 11 หลายเดือนก่อน

    Waa su aal? Away saladii labadinaba!😮
    Alle hadiba kuxirantahay wax kudhibo ma arkeysid waa sax✅

  • @nimcoabdi8013
    @nimcoabdi8013 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wiilkan waa qalbi wngsan yahay guleyso abwe allah ku xafido waxan rajaynaa inaad mar kale nolosha ku midowdan

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 11 หลายเดือนก่อน

    Ax ax ax wllhyi waaba geesi ninkani marhaduu qalbigii inanta soo celiyay waaaaw hore usoco

  • @maryambasheer7406
    @maryambasheer7406 ปีที่แล้ว +1

    M .a waIaIkey aIIaha kudhowro waxatahy wiiI wanagsan oo kudayasho ubadan ❤😢

  • @BusroCabdalih
    @BusroCabdalih ปีที่แล้ว +3

    Mashalh wlhay wiilka waa wiilwangsan ❤❤❤❤

  • @faadumocabdibarrebarre2223
    @faadumocabdibarrebarre2223 6 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto janada alle haka waraabiyo inshaa allah

  • @NimoMuhammad
    @NimoMuhammad 11 หลายเดือนก่อน

    Manshalah walkay wa tusale ad uqurxbadan qisadina mr walba farxad idin rajeynaya

  • @drsHaawoKiin
    @drsHaawoKiin ปีที่แล้ว

    Masha allh alle Haku xafido ajar io xasanad haka siyo adi io iyadana alle Haa ini Aman sado ❤❤❤😢

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว +5

    Anigu ma jecli gabdhaha in la xumeeyo waxaa soo qoray nin kasta markuu gabar nimada ku dhaafiyo buu hadhaw ku xumeeyaa ee gabar kasta gabar nimadeeda ha ilaashato ninku markuu dantiisa gaaro buu kunacayaa.

    • @caashoahmed425
      @caashoahmed425 ปีที่แล้ว +1

      Beenta mhn mhdsnid apoe😢

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว +1

      @@caashoahmed425 you're welcome abayo qofku haduu mar kuxumeeyey si kastoo aad uwanaajiso qalbigaa dib usoo laaban maayo siiba dumarka raga lamid maaha mar haday qalbi jabaan waa bes.

    • @KhadraCaliidardon
      @KhadraCaliidardon ปีที่แล้ว

      waa sas in laisubadnado weyan hadan dumurnahay

    • @sacdiyodiiriye9933
      @sacdiyodiiriye9933 ปีที่แล้ว

      Wallhi gabra nimo wa hanti wallhi allha na xafido gabadhah

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab ปีที่แล้ว +5

    Kusaliya nabigena muxamed scwscw ruux kasharaf badan majoring please ku ....

    • @MariaXasan-t3w
      @MariaXasan-t3w 11 หลายเดือนก่อน

      Sallahu caleyhi wasalam

  • @hoodomohamed7710
    @hoodomohamed7710 6 หลายเดือนก่อน

    Mashalllh wlll ale ha ha ku naxariisto wlllla wangsan bada aheed

  • @NadiifoNafta-w5g
    @NadiifoNafta-w5g ปีที่แล้ว +2

    Walal masha allah
    Waxaas oo dhan aad sameeneesid illahay hakaa ajar siiyo,
    Qof dumar ah dhib ku jirto waan dareemi karaa.

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 5 หลายเดือนก่อน

    Allah marqasn qisadan daawaday walaahi waan ilmeeyaay. Marwaxaa ixanuujiyaay dhibaatada gabadha marna waxaan la ilmeyay siduu qaladkiisa wanaag ugu saxay m a koleey qisada waa kasoo dahay waxaan ka Codsan lahaa gabadha hadii eey ilaa hada cafiminiin ineey cafiso oo eey dib umidoobaan I a

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah bowe wllhi qisada wn dhamestay hada xifdan sharf iyo karamo alle ha kaga abal gudo

  • @ayanahmed6245
    @ayanahmed6245 ปีที่แล้ว

    Mnshalh tabarakalh sad uwanjisay adana ilahay hakuwanajiyo wllo sad wax ugaratay kuwan ugaraneynin bajire ilahay adokale hakwwada dhigo dhmn rag odahn inshlah

  • @Kaif-b3j
    @Kaif-b3j ปีที่แล้ว

    Abshir waa nin cajiiba wooyo qofku qlada wuugalaa lkiin wxaa cajiib inuu qirto uukasoonoqdo waxaan kuleeyhay bowe waad mahadsantahy hadii aad gabdhii hada aad graba taagtahay wxan kuleeyhay adiga iyo gabdha usku noqda walaalayaal wyo hada nolosha waad fahnteen wxaba xumnamyan Isha allaah

  • @duniyohassan10
    @duniyohassan10 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa rajeyna insha Allah inad isguursatan xiligey noqotoba insha Allah 🎉🎉🎉🎉

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 ปีที่แล้ว +2

    Nin waxaa ugu wanaagsan ka walashii wanajiyy❤

  • @aminoahmed4637
    @aminoahmed4637 11 หลายเดือนก่อน

    Xaqiq wayo qof marku qoslayo mahan in ay farxad jirto ✅✅✅✅

  • @minaabdi1255
    @minaabdi1255 ปีที่แล้ว

    Mash Allah ❤great job abshir I pray to Allah swt very men looks like this about there mom

  • @FarxiyoDaahir-l8r
    @FarxiyoDaahir-l8r ปีที่แล้ว

    Alfanan abshir garane wllhi qof qalpi wangsan waxlasto horay udhacay wa qornayee in aad qaladgasho ayadan inlagalo way uqornayd marka barakalahu fiikum

  • @nasromaxamed3670
    @nasromaxamed3670 6 หลายเดือนก่อน

    😢ilaahey ha u naxariisto wllken abshir🤲😢

  • @maryanomar1542
    @maryanomar1542 11 หลายเดือนก่อน

    Aaduunka waxan kugu wangsan kann qald galy hadan ka solabto masha Allah waliga waxa yar o qalda hadgasho ka solabo ilahay waxu jeclahahy kuwa qaldama hadana ka so qabto

  • @RuunAbdikhadir
    @RuunAbdikhadir 9 หลายเดือนก่อน

    Alla calaf haiskugu daro😢😢😢 waa isla jecladay labdooda

  • @SadaamHuseen-c7f
    @SadaamHuseen-c7f 6 หลายเดือนก่อน

    Allah hku naxriisto bwe qof qalbi wngsan

  • @abuukarhassanbuulle2079
    @abuukarhassanbuulle2079 ปีที่แล้ว

    Wlh abshir gaarane legend waaye wana nin aan aaminsanahy qisooyinkiisana wan wada maqley xita waxa u ilaalina hdlka wngiisa iyo sida uu uyahy nin adag o caqabad walpo ka gudbi karo

  • @rumaanmaxamud7236
    @rumaanmaxamud7236 ปีที่แล้ว +4

    wllky abshir waad qaldantay qaldkaagina waad qaadaty boqolaal ayaa maanta naku xadgudbo iska daa inay kaqoomamoodane caqabd kunoqda nolol kale inan dhisano waxad gabadhas usamysy o garb istaag ahna waa waajib kusaaran wayo adaa nolosheda in kamidah ku dheely. wllshy ayadana waxan kulatalinyaa noloshaada dhiso Goanka aad hada qaadaty maaha mid xun lkn waqtigiisa hadhaafsiin maalintaad isku filnasho garto nololna dhiso. wll abshirna ha hilmaamin waan rajrynaya in aan arko adinkoo dib h midooby waanan idiinsoo ducynayaa 🥰

  • @oooooppp-uk3lm
    @oooooppp-uk3lm ปีที่แล้ว +6

    Prt3..Indinkoo midoobay ayaan Sugayaaa insha Allah..Nolol farxadleh ayaan idiin rajaynayaaa

    • @SagalMohamedOmar-t6z
      @SagalMohamedOmar-t6z 6 หลายเดือนก่อน

      Lkn wuuba dhintey miskiinka alaaha unaxariisto 😢

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wilkan wil wangsan weyn ilhy ha sharfo abshir wa wil aad u fican qof walba wu qaldama lkn wqxa laysku dhafay qirashada qaladki dhacy iyo wanag u sameyey marka ani adan uga helay wanaga wlky abshir ilhy ha sharfo isaga iyo abayo ba ❤❤

  • @ayaanibrahim8442
    @ayaanibrahim8442 ปีที่แล้ว

    Mansha allh maah maah soomaliyeed baa waxy ahyd abaal raagay rag baa leh wllhy nin raged weeye inankani alle ha isu kiin soo dhaweeyo wllo wllhy inan wax garada bad thye balse allx iska dheh mrksta waayo ilahy baa ku siiyey qalbi wangsanantan intaa leeg mnsha allh guulyso wllo inbadan❤🥺🙏🙏🙏

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa,Allah abshir gaarane waa wiil wanaagsan gabadhii nolosha ayuu u qurxiyeey

  • @SadiaIsse-w6t
    @SadiaIsse-w6t ปีที่แล้ว

    Maasha allah wlalkay abshir walhi waxad tahay nin rageed alle haku siyaadsho qofnimadaada wayo alle yaa kugu deeqay qofnimada aad haysato wll in ay kugu dayan doonan ban urayaynaya dadkale oo badani lkn wn iskugu kiin ducaynaya isha allah mar labad ku midooba nolosha cadawgana ka gulaysta walashayna waxan leyahay huno jacaylku wa halmar iyo hal qof ee abshir mar labad uga hiili cadawga xita walka uguna hiili qalbi furan iyo jacayl kalsonidiisa wata wll noloshu idinma xumayso isha allah midhihiina ayaan rajaynaya inaan daawan doono ano idinku faraxsan waliba ❤❤❤❤

  • @faaizaliharedfaaizaalihare1213
    @faaizaliharedfaaizaalihare1213 11 หลายเดือนก่อน

    Qadar shariif wll maqaldame aaa ilaah anigu wligey comment xun maso qorin alx any way hdey ku cafise alx wye frxdeda ka tali waa gabr qalbi wangzan runtii❤🎉😮

  • @SafikaruSiman
    @SafikaruSiman ปีที่แล้ว

    Woow m.a walal maqaldamo wa ilahey noh m.a Allah kusharfo sitha aaad gibrta ugarab istagtii❤

  • @nabaaddiamondchannel9923
    @nabaaddiamondchannel9923 11 หลายเดือนก่อน +2

    Qof Qalbigiisa Ku Siiyey Maka Dhigatay Ciyaaar adoonba Dareensaneen Qofkaas Xaaladiisa😢

  • @safiyajama650
    @safiyajama650 11 หลายเดือนก่อน

    Alle haku sharfo in ragga garta khaladkii kadhacay

  • @RuqiyoHaji-g9i
    @RuqiyoHaji-g9i 6 หลายเดือนก่อน

    ilahayow unaxariso walalky 😢😢😢😢

  • @hamdixsan
    @hamdixsan ปีที่แล้ว

    Wllkay Abshir Gaarane waa nin wanaagsan oo aan aad ula qiiroodo weligayba waan ku xiraa qisooyinkiisa illahay haku barakeeyo wllo😊

  • @MuhiimaAxmed
    @MuhiimaAxmed ปีที่แล้ว

    Sidii inii roon alla og lkn san inila jeclahaY inaad lamaane nolol Qurux badan samysatan jeclahY 🤝❤️

  • @sahrajelleali414
    @sahrajelleali414 11 หลายเดือนก่อน

    Qoffaraxsan ee qoslaya hadad aragto xaladiisa wareyso waarun walahi dadka intabadan murugo ayeykuqariyaan alle maxaan inabadan qosla aniga oo qalbiga ka oynaaya😢😢😢alx calaakulixaal

  • @haliimogobaad5271
    @haliimogobaad5271 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh. Mansha allh mansha alllh mansha alllh mansha alllh. Abwr. Alllle. Hakuxafido.

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed ปีที่แล้ว

    Masha Allah xafido noloshu kuma xumayso Indeed qaali cisiyo sharaf ku nolow my brother

  • @SalmanYare-lv8rz
    @SalmanYare-lv8rz ปีที่แล้ว +2

    Abshir gaarane sxbkey waaye
    Fanaan an taagero waaye
    Balse wxn jeclaan lahaa
    Inan la kulmo 😭😭

    • @gaaraneofficial4949
      @gaaraneofficial4949 ปีที่แล้ว +3

      Salaam Lakulankaaga Diyaar Baan U ahay Soo dhowoow Walal Waad Ila Soo Xiriir Kartaa Insha allaah

  • @iqracumar4271
    @iqracumar4271 ปีที่แล้ว

    M.a apowe maqladamo wallah iska cafi wixi lakudhahay paowe mcn Tanks 🎉ilahy hakudhowro mcn 😢😊

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah xumanti hore wanaak ayaad ugu badashay lakin waxan kasi jeclaay in aad is kulabataan

  • @faatahyoutubechanel2975
    @faatahyoutubechanel2975 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah haddiiba maantaba aad qaladkaakii saxday so nataada maad cafiseenba good bro.

  • @Nimcomaxamed-i5f
    @Nimcomaxamed-i5f 11 หลายเดือนก่อน

    Mnshalh wlhie wiil ficn bad tahy sas u garab tagnow waliga inaanta ilahay calafna ha iskugu kiin daro😢❤

  • @AbdinoorMoha
    @AbdinoorMoha ปีที่แล้ว

    M.a allah waxcabadhan allax ayakusin dona sxb keep going saxidhe inta tawatadhaax allah waxbarakeysan allax kusiyo🌹✔️

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah tabaraka wlkay qaali ilaahy haku darajeeyo hore usoco maxad tahy nin wanagsan ilaahy haku siyadiyo ❤❤

  • @hawoali120
    @hawoali120 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Allaha idin xafido adiga iyo gabadhuba dad wanagsan babtihiin

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 11 หลายเดือนก่อน

    Msha alh gabadhaas abaayo hadaad fariintayda aragtid waxan jeclaanlahaa oo an kaa codsanayaa wiilkan inan noloshaada jaanis usiiso mar labaad wuxuu iila muuqdaa qof khaladkiisa fahmay oo diyaar uah inuu saxo abaayo ha iga xumaan go,aanka noloshaada adaa iskaleh kolay adigaana abshir nolol la wadaagay oo naga yaqaana
    Waan idiin ducaynayaa hadaad khayr isutihiin inad midowdaan farxad waartana wadaagtaan aamiin🤲 Ha guulaysto jcylku

  • @Hanaayyy
    @Hanaayyy 9 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa sax lkn aniga wan wayey qof iwaresto😢😢

  • @legendcabdikafichannel
    @legendcabdikafichannel 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto janadii fardowso allaha ka warabiyo

  • @haawoabdisalan2720
    @haawoabdisalan2720 ปีที่แล้ว

    Gar Iyo gardaro wan ku watay waana ku wataa adigo kle Allaha no badiyo

  • @faysash.abdilahi18
    @faysash.abdilahi18 11 หลายเดือนก่อน

    Man sha allah wll ku qan ci oo is guur sadaa

  • @SafiyoShariif-ju7lq
    @SafiyoShariif-ju7lq 6 หลายเดือนก่อน

    Mash allah hooyo wad uhilesay allah kuxafid

  • @dajiyahmaxamed6163
    @dajiyahmaxamed6163 ปีที่แล้ว

    M.a wlhi wiil wanagu ka muqdo bad tahay huno gulayso ❤

  • @aishaahmed5716
    @aishaahmed5716 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah wiilkan waa dahab wlhi shiqsiyad aan heli Karin ayuu leeyahay

  • @xafsoabdiraxman9941
    @xafsoabdiraxman9941 11 หลายเดือนก่อน

    M.a wll abshir garane walhi waa sax ❤

  • @iqrohassan946
    @iqrohassan946 ปีที่แล้ว

    Mshllh allh wxn ka barya noll wngsn allh haniisiiyo wll ❤

  • @mariaanas473
    @mariaanas473 ปีที่แล้ว

    Abshir garane walahi waxaa tahay ruux wanagsan Alaha kuxafido abowe kusoco ❤❤❤❤🎉🎉

  • @ShireKafiya420
    @ShireKafiya420 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wiil fican bad tahay sas u garab tagnow waliga inaanta

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 10 หลายเดือนก่อน

    Abshir abowe waxaa tahay wiil aad u wanaagsan oo naxariis badan ilhy waxaan idin waydinayaa inaad isku waartaan 😮

  • @aaminan7255
    @aaminan7255 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah hote u soco wĺo Abshir

  • @MohamedFaisa-vm7vk
    @MohamedFaisa-vm7vk 11 หลายเดือนก่อน

    Jah❤aboowe mahadsanid gabadhaas anaa is mooday

  • @amuunbashiir1841
    @amuunbashiir1841 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wax in rajen in guulesan ❤❤❤

  • @MumtaasMaxamad
    @MumtaasMaxamad 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allh wllo ilahy ha ku dhawro qofku Mar waa khaldamaa lkn waxaa ugu feecan kan khaldkiisa kasoo laabto Thanks wllo

  • @BakayleMaxamed
    @BakayleMaxamed ปีที่แล้ว +1

    bashiir gaarane wll waan ku salamay wll wanaagaga iyo qaladkaaga aad isa saxday alaa haka jasaa,isiiyo sxb