Wariye Nimco Dhacdooyinkii ay badbaaday iyo Shaqada gabdhaha Suxufiyiinta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 90

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว +6

    Anigo yar ban jecladay inan suxufi noqdo lkn hada waxan ahay ardyda barata kuliyada medicine and surgery wali wan jeclhy inan wariye mar uun noqdo ayado an dhigto jamacada bartana faculty adag I.a mar uu saxafiyad nadra mohamud wan sugi in laidhaho♥️😥😙

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 ปีที่แล้ว

    Rabi ha unaxaristo gen ckareem yuusuf aadan dhego badan
    Nimco maxamed bashiir aadban usalamayaa

  • @mcmboy4989
    @mcmboy4989 4 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi wariyayasha somaliyeed wax badan ayeey soo dhabar adeegeen intii dhimatay allaha u naxariisto
    koronto nin adag

  • @ibrahimmohamed515
    @ibrahimmohamed515 3 ปีที่แล้ว

    Wa mahad San thy wan kula socdaaa wariyaasha alle ha xifdiyo meel walbo ey joogaaa n

  • @bilanomar9989
    @bilanomar9989 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijyada aan ugu jeclahay kuwaa soo deesaan waa barnasmijkaan

  • @ahmedmohamoud9296
    @ahmedmohamoud9296 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy Gabadhas waan tagera Runtii Gabdhaha somaliyeed Waa Gbadha kaliya Tagera runtii

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 3 ปีที่แล้ว +1

    Abowe hamansiga iska da Markey dadka kushekeynayan wa sharaf xumo dadka xushmey plz

  • @fadnaabdulahijalato8077
    @fadnaabdulahijalato8077 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi hurdo oga so kacaY
    Inaa dhagaysTo barnaamijkan
    Walal koronTo wad mahadsanthy
    Martida barnaamijka nimcò bashiir wan salamay💞💞🤝🤝❤❤

  • @muhanadyare2142
    @muhanadyare2142 4 ปีที่แล้ว +2

    Xiisaha wararka howsha halkaa kasii wada 🙏🙏🙏🙏💯💯💯❤❤❤ insha Allah Somalia mar dhow dhibta weyka bixi specially Mogadishu

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimco Mohamed bashiir wa maqli jiray gabadhas

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 4 ปีที่แล้ว +6

    Family xiisaha anaa ugu horeeya koronto keep going qof kaliya aad u taageero

  • @nagiibxosman5116
    @nagiibxosman5116 4 ปีที่แล้ว +6

    Warbaahintu waa awooda labaad ee aduunka sidaytahyna khatarteedaleh
    Xisaha wararka aadban ujeclahy wararka dhacdooyinka wariyayaasha ee aad nala wadaagtaan

  • @nasteehamohamed5915
    @nasteehamohamed5915 4 ปีที่แล้ว +3

    Wa ku salaamey abowe aaad aya u mahadsan tahay barnaamishyada aad noo soo gudbiso lkn codsi aya wada adigo mahadsan naga daa murugada maxa yeeley qurbaha aya joogna oo murugta wa na dhibeysa ee waxii faraxad leha noso dhig aad naha wa u mahadsan tahay wana kugu xeranahay markasto wa ku dawana like aya ku sara marka ku dawanayo lkn commentiga ma ku so qoro oo waqtiga igu yar

  • @maxamedibraahin03
    @maxamedibraahin03 4 ปีที่แล้ว +6

    Xiisaha wararka waa barnasmij fiican sida cadada eheed barnaamij ka dhaxtaslka sheeko yinka naga hilmaamyeen barnaamijka xiga ku soodara

  • @shukriyuusufahmedahmed6399
    @shukriyuusufahmedahmed6399 4 ปีที่แล้ว +1

    Xiisaha wararka waan idin salaamay sama ku noolaada insha Allah guul ayaan idiin rajeynaa insha Allah

  • @hassanbilebarre9
    @hassanbilebarre9 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a horey usocda

  • @abdulkadirak867
    @abdulkadirak867 4 ปีที่แล้ว +11

    Sxb Qarax weli ma dhamaan Ee sheekooyinkaan dib noogu dhiga Oo Adeerayaasha markey Qaraxa daayaan Noosoo Bandhiga 😂😂😂Musalsal socda lagama sheekeeyo Ee filmka ha dhamaadee Suga

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 3 ปีที่แล้ว +2

    Lakin saxib nimco wax ahsan losameyo ma ahaan sababtu ah wiilki nafteda uhurey manta melkuma oga hiita salan umadirin darteda xabada uga dhacdey

  • @mohamedabdirashiid3811
    @mohamedabdirashiid3811 4 ปีที่แล้ว +1

    Xiisaha wararka aad baan Odin salamayaa horey usocda

  • @suldangroupofmedia3253
    @suldangroupofmedia3253 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariye qaran nimco bashir sodhawow

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 4 ปีที่แล้ว +2

    Liiban Ali nor😥 sanad kadibna waxa ladilay gabdhii uuqabay😥Ala maxa xamar indho xumo tala😥 sa ay tahana marajo dhigno marnba shaqada an kuwayno saxibaden ehelken asxabten ban si wadna saxafiyiinta somaliyed ilahay haudhib yareyo😥🤦‍♀️

  • @SacduushcookingChannel
    @SacduushcookingChannel 4 ปีที่แล้ว +2

    Koronto aadban ku tageraa bro horey usoco wllky

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 4 ปีที่แล้ว +1

    geesiyad waaye nimco guulayso ayaan leeyahay

  • @sahraxuseen7648
    @sahraxuseen7648 4 ปีที่แล้ว +1

    Xiisaha wararka masha allaha hore u socda

  • @guuliyogardarochanel1158
    @guuliyogardarochanel1158 4 ปีที่แล้ว +2

    Hort anig sual ayn qab koronto will wariye ah an la kaftamaye waxan dhahaye wariye niman rab waxu igu jwbaye eraye xun waxan idhahaye sas ay somal ka jirto

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 4 ปีที่แล้ว +3

    Wcs wrwb family Xiisa wararka keep going ayaa idin leeyahay ✅👍🏽👌🏽

  • @familyfarashaxana5991
    @familyfarashaxana5991 4 ปีที่แล้ว

    Waan salma nimco maxamed bashir wariye qali ah nola washeyada

  • @fadumojama8929
    @fadumojama8929 4 ปีที่แล้ว +1

    Koronto wanku salamay brother isoo qabo hee

  • @anfaahmed6887
    @anfaahmed6887 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey koront wa mahsanthy 🙏♥️
    Waan jeclahy dawadasha xiisaha waraka salmaaad✌️♥️

  • @caasho3376
    @caasho3376 4 ปีที่แล้ว +1

    waa mahadsantahy koranto aniga had waxan ku jiraa barashada saxafda cawo markan arkey ma iskadhaftaa aan isdhaxay

  • @queenlove1447
    @queenlove1447 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @simanqaalisimanqaali2383
    @simanqaalisimanqaali2383 4 ปีที่แล้ว +1

    Xisaha wararka keep goin

  • @qnzacdiyaali5451
    @qnzacdiyaali5451 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allh Hore usoco walal koronto

  • @saidoyasin3595
    @saidoyasin3595 4 ปีที่แล้ว +5

    37:29 diinta iyo oqaafta maxa furinta geye😂😂😂

  • @HargalTv
    @HargalTv 4 ปีที่แล้ว +1

    Teem Xiisaha Wararka 👌👌👌👌

  • @ummuxamse4832
    @ummuxamse4832 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah

  • @abdisamadguuled2208
    @abdisamadguuled2208 4 ปีที่แล้ว +1

    Xisaha wararka dokhayga kowaad

  • @ubahsiad8188
    @ubahsiad8188 4 ปีที่แล้ว

    Aniga nin wariye kumabe jooge bisinka waabe naxdin maalinta wariye sheega odhan lahe kumarabo wariye waa nin wareegbaden😭

  • @cawoxidigada1559
    @cawoxidigada1559 4 ปีที่แล้ว

    Masha llha xasuus qaliy Abaaaaaaaay

    • @zaynababdi7339
      @zaynababdi7339 4 ปีที่แล้ว

      C.qadir cde walal qaliya wale maxa ku uxiisay nolow

  • @aweysbaafowofficial6667
    @aweysbaafowofficial6667 4 ปีที่แล้ว +1

    war weerarkii buufo waan waayay wll

  • @leyloabdullaahiahmed3729
    @leyloabdullaahiahmed3729 4 ปีที่แล้ว +5

    Walee wariye wareer baa uyaal waba karfantada horay uqado anima mel dagal tagayo

  • @Abdulwadakhalaf279
    @Abdulwadakhalaf279 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wariyayaasha umbaa sheeko hayo

  • @NaciimoUgbaadChannel
    @NaciimoUgbaadChannel 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wlkey koronto xisaaha warar ka wan jeclahay wayo waxay ka hadlan qisoyin dhab ah o dhaca mar walbo

  • @qaliosman4128
    @qaliosman4128 4 ปีที่แล้ว

    Wariyayaasha isdhax yaacooda iyo beentooda iyo dhaxdintooda waa karaysanay allxamdulilaah nabad qeer qabto allaha noodhaliyo aamiin aamiin yaarabi wariyaha waxaa loogaga baahan yahay in uu dalkiisa wax fiican u qabto doowladiisana taageero ma,ahan in uu dhuuniraac yahay oo uu tuugada dowlad dumiska lashaqeeyo waa idiinka reesanay.

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 4 ปีที่แล้ว

    Nimco waa dadki hore saxaafada

  • @NaciimoUgbaadChannel
    @NaciimoUgbaadChannel 4 ปีที่แล้ว +2

    Like47

  • @fartamohammed3908
    @fartamohammed3908 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc bahda xisaha wararka wn idin salmy

  • @queenlove1447
    @queenlove1447 4 ปีที่แล้ว +2

    Abayo hadibo ad nabad qabto

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariye Muqdisho haday buug qorikartid isku day

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta family Xiisaha please haleesoo booqdo mahadsanidiin👍🏽🙏🏽😊

  • @foziyailwad3341
    @foziyailwad3341 4 ปีที่แล้ว +1

    Xisaaha wararka

  • @qalbiwanaaginacisman8457
    @qalbiwanaaginacisman8457 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta iso booqda plz somalinimo

  • @bumbum4494
    @bumbum4494 4 ปีที่แล้ว +2

    35:00 markey mareysay shekada wey igu socty wlahi korontoo mxaa nowga qash qashaday yqy inta ila midka ah like saar

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ✌

  • @obahshukri7609
    @obahshukri7609 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 4 ปีที่แล้ว +5

    Cali garoob ama geed yuhudku taloow ma gedka reer waqooyigu u yaqananba Garanwaa?

  • @mohamedsomali7830
    @mohamedsomali7830 4 ปีที่แล้ว

    sxb barnaamijkaan aad ayaa ula socoda lkin qoftaa namco xog badan ayay heysaa mar kle balami si fican u baar baar

  • @bahjamohamed3538
    @bahjamohamed3538 4 ปีที่แล้ว +1

    Yeeeeeeeees I'm first nolow nolow

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux739 4 ปีที่แล้ว +7

    Nimco mohamed bashiir wariye nasra mohamed bashiir mey isla dhasheen ?
    Xiisaha wararka ayaantan hoos u dhac baa ka muuqdaaa

  • @faisalfahman6795
    @faisalfahman6795 3 ปีที่แล้ว

    Abdiaziiz africa soo qabta

  • @gacal9
    @gacal9 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadiyad oo bac blue ah (bac fashion) ayaa ku soo diraa Mr Koronto.

    • @XiisahaWararka
      @XiisahaWararka  4 ปีที่แล้ว +1

      hadiyad hadaad isoo direyso wax ka fiican bac ma iisoo dirtidooo.kaftanka waa furan yahay guuleyso sxb

    • @gacal9
      @gacal9 4 ปีที่แล้ว +1

      @@XiisahaWararka hhhh haa sxb lkn wan jeclahey ayaa ka Marley kkk hor mar ayaa ku rajeyna bro.

  • @seynabmuuse6616
    @seynabmuuse6616 3 ปีที่แล้ว

    Wlalayal ina nila so xiriro Ayn rwa inte nigla so xirira

  • @amal7302
    @amal7302 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta koronto yaa idinla dagaalsanaa waagaas mucjiso ay aheyd in badan baan ooyay

  • @zaynababdi7339
    @zaynababdi7339 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤👏👏👏👏👏👏👏👏❤

  • @fuadinho1439
    @fuadinho1439 4 ปีที่แล้ว

    Nolosha wariyi nimada waa rafaad

  • @hassanabdigedi4502
    @hassanabdigedi4502 4 ปีที่แล้ว

    sheekadii balcad adaa ka dhaxgalay koronto haf ayaa uga tagteen

  • @ayaanm.hassan7981
    @ayaanm.hassan7981 4 ปีที่แล้ว

    Asc kuronta

  • @queenlove1447
    @queenlove1447 4 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️k♥️♥️♥️♥️k♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdushakurali4147
    @abdushakurali4147 4 ปีที่แล้ว +2

    Labadan mayara 2009 xafada mamada aan caano ka cabayey intaas Waa kaftan Alan aaw

  • @obahshukri7609
    @obahshukri7609 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 ปีที่แล้ว

    Geed yuuhud ma garanwaaga

  • @afnanchannel2465
    @afnanchannel2465 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalh asxabta subscribe inosara chanalkan cusub pls

  • @sumayamohamed6396
    @sumayamohamed6396 4 ปีที่แล้ว

    Channelkan ani barnamijkan bas le kadawada

  • @nimcochannel6683
    @nimcochannel6683 4 ปีที่แล้ว +2

    Ar Koronta xusuuso hore ayaad noo shiday hhhhhhhhhh

  • @axmedsalaadxidigle5312
    @axmedsalaadxidigle5312 4 ปีที่แล้ว +1

    Waarun malintas gabjog Ayaan u ahaay waxey eheed Afgoye iyo xamar inta udhaxeyso galab

  • @raxmaismaaciil2226
    @raxmaismaaciil2226 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar kii koronto wuu luloonayaba

  • @hamzaking2942
    @hamzaking2942 4 ปีที่แล้ว

    Korontoow waad hurudaa zxbo hurdada ka kac hhh

  • @mohamedserbiya100
    @mohamedserbiya100 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh firfircoon ayaad ahayd waagii

  • @simanqaalisimanqaali2383
    @simanqaalisimanqaali2383 4 ปีที่แล้ว +1

    Xisaha wararka keep goin