Wax ka Ogoow Noocyada Cudurka Gaaska Iyo sida iskaga daaweyn karto |Tusaha Caafimaadka Rejo Tv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ย. 2021
  • Wax ka Ogoow Noocyada Cudurka Gaaska Iyo sida iskaga daaweyn karto |Tusaha Caafimaadka Rejo Tv
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 97

  • @ifraxahmedabdi7703
    @ifraxahmedabdi7703 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dr

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mash alh dr sifcn bad usharxday sa usharxyso iyo talaldada wa mash alh ilhy hku barakeyo aniga ilhy higa cfiyo wu idhiby ilhy dnbi dhaf haiga dhigo

  • @ShukriShalaqbeen-yc7xt
    @ShukriShalaqbeen-yc7xt 5 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah mhdsanid

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 8 วันที่ผ่านมา

    Dr kaan intuu fadhistaa

  • @abdiyare7769
    @abdiyare7769 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll.plz and plz dr inagu so xiro lambarkiisa ama mel laga helo ishg

  • @fartuunhassan8780
    @fartuunhassan8780 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @haniyasinmahmed
    @haniyasinmahmed 5 หลายเดือนก่อน

    Dr intee kalaso xiriira xitaa cunada waqtigeeda ma cuno abateetka iga xirmey

  • @NafisoAli-sm4dj
    @NafisoAli-sm4dj 4 หลายเดือนก่อน +1

    Taqadir fcn ma jogan kismayo wll ende laga hello kismaya joga awod ma hayo wan so wararey lacagda wey iga dhamady

  • @hodanabadirhodan2691
    @hodanabadirhodan2691 2 ปีที่แล้ว

    Wa runtaa dr

  • @ayanabdiaziz2539
    @ayanabdiaziz2539 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wiilku waa wiil dagan

  • @QueenUmaymo
    @QueenUmaymo 5 หลายเดือนก่อน

    mnsh allh Dr ilma yara 5sano jira gas hayo maxa kukenay ama lasiinkaro

  • @khadijajaani3989
    @khadijajaani3989 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Dr gaas baa I wareeriyee duudka ayaa gubasho ka dareemaa iyo qandho teeda kale kabaabyana waa I dhibtaye iyo murqaha oo xanuunaa oodiman marna muruq aan ka arkaa duudka daawo gaasna marna ma seeriyo waana iga degi layaway laab jeexna aad buu ii haayaa adoo mahadsan maxaad igula talin laheyd intaan kaaga imaanaayo waxa iga kaa celinaayana iska fahan aad baad u mahadsan tahay jawaab I soo sii .Pantoprazole 40mg ayaan cunaa aroortii hore maxaa iga qaldan Dr.

    • @salaalmaxamad5632
      @salaalmaxamad5632 7 หลายเดือนก่อน

      Asc wlle anigah qaabkas ba lay haya

    • @user-er3im3lp7h
      @user-er3im3lp7h 21 วันที่ผ่านมา

      Plz iskawrn huno

  • @farxiyojimcaaleaxamad6108
    @farxiyojimcaaleaxamad6108 ปีที่แล้ว

    asc abyo dhaqtarka wan raba he inte kahela

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa barnaamij wanaagsan oo laga faaiidaysanaayo

  • @user-bg4lx1eb3g
    @user-bg4lx1eb3g 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah dhaqtakeygii gaaska iyo xasasiyada igadawey ahaa

    • @user-gt7ul2wu3z
      @user-gt7ul2wu3z 3 หลายเดือนก่อน

      Walalo lanbarkaga isoo sheeg dr mesha lagala xariro an ka waresan raba pleas gas ayaa la dhibnhy

    • @user-hs5ox5bx6l
      @user-hs5ox5bx6l 3 หลายเดือนก่อน

      Halkee ayuu jogaa digtoorka wlahi waxyalaha uukahadlayo dhaman wey igayaan wlal ishg pls

  • @abdihalimyusufmohamed8903
    @abdihalimyusufmohamed8903 2 ปีที่แล้ว

    Wallee waa runtii

  • @FadumoAbdi-vq9zw
    @FadumoAbdi-vq9zw 8 หลายเดือนก่อน

    Dr xagee ku yaala xarunta

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mel wlbo gas laga hadlayo wan firsada on wan so radiyaa yarabi iga caafi qof wlbo xnunsan kacafi ilhow ada dwa badan ilhow gaskn iyo wux yhy ma aqne ilhow iga cfi

    • @user-zx3yv2wv9m
      @user-zx3yv2wv9m 5 หลายเดือนก่อน +2

      abayo hada sidee ka tahay

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-zx3yv2wv9m wn ronhy abyo wuna iska hyaa maxaa darentaa adiga gaskena qabte

    • @MaryamoAxmedCabdi
      @MaryamoAxmedCabdi 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa rabii

    • @SucadAbdirizak-u2z
      @SucadAbdirizak-u2z 4 วันที่ผ่านมา

      Alla sidasa ahy illhaow nacaafi

  • @abdulahiahmed6210
    @abdulahiahmed6210 2 ปีที่แล้ว

    Abyo dhaqtarka igu xariiri waxaan jogaa gobslka gedo

  • @maryanibraahim8516
    @maryanibraahim8516 2 ปีที่แล้ว

    Anagas suxun ihya waxa la iga haya dusha halsano aya laiga haya wad ixureysa hadana loxow aya ikeeneysa maxaa uroon dr

    • @nimcoqueen4049
      @nimcoqueen4049 3 หลายเดือนก่อน +2

      Hadda see kanoqoty abyo

  • @shirwacashiita43
    @shirwacashiita43 ปีที่แล้ว

    Dhaqtarkan wan ku salamay

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed1454 4 หลายเดือนก่อน

    Qalada muqdisho kasohadlaysa ilmayar ayaan igabuke kabar isoqora

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 หลายเดือนก่อน

    Basbees bilaa tuun cusbo kaqeeyb jaajo basbees raqay shidni bilaa bocor bilaa tuun bilaa cusbo

  • @hibodaahir5171
    @hibodaahir5171 2 ปีที่แล้ว

    Diktoore Gaska waxa ihaya. BKteriyada. Lakin waxlagu daweyo isheeg

  • @xamsejamaxamsejama1091
    @xamsejamaxamsejama1091 ปีที่แล้ว

    Oo maxaa hadhay een cunaa

  • @fartunabdullahi4400
    @fartunabdullahi4400 ปีที่แล้ว

    Gaas ka qandho ma leeyahay qabdho aa I dhibtay baaris dheer ka dibna gaas ayay igu sheegeen

  • @cabduqadirsuficabduqadirsu524
    @cabduqadirsuficabduqadirsu524 2 ปีที่แล้ว

    Abyo dhaqtrkn wan ubahnhy

  • @farhiyo9765
    @farhiyo9765 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo igu xariri aniga Aya ubahan

    • @sacdiyomahamed2388
      @sacdiyomahamed2388 2 ปีที่แล้ว

      Abyo anigaa u bahan titorkan gas ayaa said ii haya

  • @dayaxmoha6123
    @dayaxmoha6123 ปีที่แล้ว

    Aniga ayuu ihayaa xanunkaan dhabarka Ayaa ihuraayo xagee laga helaa abaayo waxaan jogaa kismaayo

    • @user-gt7ul2wu3z
      @user-gt7ul2wu3z 3 หลายเดือนก่อน

      Hurka dhabarka ayan la dhibanhy walhi nolashuu ila qebsaday walao
      Dawa hadad uheshay isoo sheeg pleas dhabrka ayaa ihuirayo malin iyo habeen😢

    • @nimcoqueen4049
      @nimcoqueen4049 3 หลายเดือนก่อน

      Hada seekanoqoty wll

  • @FatimaAbdikarin-lv2bb
    @FatimaAbdikarin-lv2bb 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ani wxa la xanuusanhy gaas madax xitaa wuu iga hya ayaan umodin mar wuxu iga dhigin qof maqan ama si kale ah oo xadka ka baxsan qofkii uu madax ka hya ha ila soo hadalo

    • @xubiqaali4443
      @xubiqaali4443 10 หลายเดือนก่อน

      Abayo gabar yar ba saa shegeysid naga ah meel kazta wa marinay

  • @kariinoabdi1219
    @kariinoabdi1219 2 ปีที่แล้ว

    Inte laga helli Kara dhaqtarkan abayo Nambarkisa noso qor

    • @fartuunbile
      @fartuunbile ปีที่แล้ว

      Xageed jogta

    • @hamdiahmed3990
      @hamdiahmed3990 ปีที่แล้ว

      @@fartuunbile aabyo xagee laga helaa drkaan

    • @iqroahmed3544
      @iqroahmed3544 ปีที่แล้ว

      @@hamdiahmed3990 barakaat hospital banaadir yalaa dr afrax ladhahaa

  • @khadijajaani3989
    @khadijajaani3989 10 หลายเดือนก่อน

    Talo ayaan kaa rabaa

  • @FaaisoFaaisosiciid-ei7zm
    @FaaisoFaaisosiciid-ei7zm ปีที่แล้ว

    gaas caloledka maxa uroon

  • @luulubarebare1008
    @luulubarebare1008 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa alah dhaqtarkaan aniga uu iga daweeyay Gas waxaa kale uu iga daweeyay gacan aan ka kababyoon jiray marna aan ka dareemi jiray xanuun mudo aan iska daaweeyay lkn dhaqtarkan aa iga daweeyay alx aad ayuu u mahadsan tahay aniga ilaahay ayaa igu daweeyay walhi alaha ku barakeeyo

    • @faizahassan6319
      @faizahassan6319 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo luulu bare igu caawi dhaqtarku fadhisto Dr kan plz plz plz abayo iisojawaab

    • @fardowsofarhan4716
      @fardowsofarhan4716 2 ปีที่แล้ว +1

      @@faizahassan6319 meshuu fadhisto miyaa rabtaa abyo

    • @Zaki_Muse
      @Zaki_Muse 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsofarhan4716 Haa ino sheek mesha uu fadhisto

    • @faizahassan6319
      @faizahassan6319 ปีที่แล้ว +1

      Haa abaayo halkuu fariidta dhaqtarke

    • @fardowsofarhan4716
      @fardowsofarhan4716 ปีที่แล้ว

      @@faizahassan6319 hospital ku yalo ky bibi is goyska sheeq cali sifi ag tisa waxaa la dhaha soomali specialist

  • @XamdiAbdilahi-jt7yz
    @XamdiAbdilahi-jt7yz 2 หลายเดือนก่อน

    Gasacaloleed

  • @ayeyokorizkipirzan4708
    @ayeyokorizkipirzan4708 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga mudan la xanunsanahay wlhi h.palori dawada qatay naqas ahan aya ley qabta plz labarka isheeg dhaqtarka

    • @dososalaad9401
      @dososalaad9401 2 ปีที่แล้ว

      Sister kulamid ban ahau neefta xoog kuso saara wlh 😢

    • @fardowsofarhan4716
      @fardowsofarhan4716 2 ปีที่แล้ว

      @@dososalaad9401 abyo garir ma isku aragteen iyo wadno garaa lugaha sux suxayo

    • @fardowsofarhan4716
      @fardowsofarhan4716 2 ปีที่แล้ว

      Masajidka sheeq cali sifi agtisu fadhistaa

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 ปีที่แล้ว

      Abaayo h pylori aniga qabo digfeer ama yardameri wax dhaamo maleh wayo daawo ficn ayay hayaan

    • @iuumohamed4916
      @iuumohamed4916 ปีที่แล้ว

      Anigaba sidas ahy😢😢😢

  • @kowsarabdullahimuse3822
    @kowsarabdullahimuse3822 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahaw iga dulqaad wa idhibay gaaskas aniyo inti ilamida

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr mooska gaaska wuu kiciyaa

  • @NafisoAli-sm4dj
    @NafisoAli-sm4dj 4 หลายเดือนก่อน

    Dr inde ka hela bls no shega mesha laga hela

  • @gagalemaxamed7064
    @gagalemaxamed7064 ปีที่แล้ว

    Faras.ti.edh

  • @ShugriAhmed-cr8pq
    @ShugriAhmed-cr8pq 28 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid dr