DR CABBAS MAXAMED GAASTARIIGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Barnaakijka Wacyigalinta Jaaliyada

ความคิดเห็น • 109

  • @Ustaad-Ahmed-2024
    @Ustaad-Ahmed-2024 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wlhi best doctor an dhageystay allah ha xifdiyo ❤

  • @maxamudcawil4326
    @maxamudcawil4326 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle cilmiga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo cawa waxan ka faidaystay Dr kaa wax badan anoo bari isku dadajinaya tunbadaa gastroscope

    • @nourali1221
      @nourali1221 5 ปีที่แล้ว

      Maxamud Cawil gastracopy waxba kaama dhimaayo suuxdintaa hadaa diideyso adigaa soo jeedo waa lugu galin karaa dhuunta ayaa lagaa kabaabyeynaa isha allaah inaa fiicnaatay waa late comment aniga ka baqi jiray waana la i galiyay Alx

    • @mustafabdiqaadir7927
      @mustafabdiqaadir7927 3 ปีที่แล้ว

      @@nourali1221 wll maku ficnatay marka anaa gaas aad ula dhibane walal

    • @abdikadirhassan3792
      @abdikadirhassan3792 3 ปีที่แล้ว

      @@mustafabdiqaadir7927 asc mustafe ila soo xariir walaal aniga tubada gaaska la isoo galshay

    • @mustafabdiqaadir7927
      @mustafabdiqaadir7927 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirhassan3792 wll ani xita yubada gaaska wa la isoo galshay wax iskagama garan

    • @fardoesaabdi8867
      @fardoesaabdi8867 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafabdiqaadir7927 abowe hada sidad daremesa

  • @walaalhersi5963
    @walaalhersi5963 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharaxadaada wan ka helay runtii MashaAllah Allaha ku xafido.

  • @SharaafatAli4660
    @SharaafatAli4660 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks doctor i like your explanation.

  • @mahamuddek3213
    @mahamuddek3213 หลายเดือนก่อน

    Thanks a lot

  • @maqsudisse3627
    @maqsudisse3627 5 ปีที่แล้ว +10

    ANIGA AYAA LA TABCAANSAN GAAS TIRIIGA ISOO DUCEEYA WALALIYAAL INUU ILLAAHAY IGA QAADO ANIGA IYO INTII ILA MIDKA AH MID WELIBA AAN AMARJANSIGA SAN LA GALO AHAA WELIBA I QABTO RABIYOW ANIGA OO INTA ULA MIDNA AHBA NAGA DUL QAAD

    • @mobicentre2448
      @mobicentre2448 5 ปีที่แล้ว

      Amiiin

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin wll anba sidas ayan ahay

    • @badermohamed6238
      @badermohamed6238 5 ปีที่แล้ว +3

      Amiin amiin yaa rabi aniga xitaa mudo 6 sano ah ayan qabaa gaaska isbuucaan ayaa said iigu kacsanyahay dhiig matag allow inaga caafi gaaska muslimiinta dhamaan allaha caafiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @xilkascade
      @xilkascade 5 ปีที่แล้ว

      @@badermohamed6238 ameen ameen walal ilaahey hana wada caafiyo

    • @xilkascade
      @xilkascade 5 ปีที่แล้ว

      @@badermohamed6238 wlal aniga sidaado kalaan ahay maxad dawo ahaan u isticmaashay

  • @fahmoadan4811
    @fahmoadan4811 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah xageed jogtaa sifiican barn kuu fahmay

  • @IishoShequna
    @IishoShequna 8 หลายเดือนก่อน

    editor Maha allah xage laga hela waku barya jawab

  • @bukhaarihajji3227
    @bukhaarihajji3227 ปีที่แล้ว

    Allha kubarakeyo Dr

  • @mohammedhussein5770
    @mohammedhussein5770 6 ปีที่แล้ว +2

    very educated person!!!!!!!

  • @xasankd5036
    @xasankd5036 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc dr halke kale so xidhidha waxaa igu so noq noqdey xanuun bog ah markan waxa cuno caafimad ayaan dareem lkn markan xoga baahi ah aan daremo xanuun saaid ah ayaan dareem xanuunka maxaa lagu tilmaami kara

  • @kafayoali9261
    @kafayoali9261 6 ปีที่แล้ว +2

    ASC Hollan Ayan kula degenahay Eindhoven xaged ku led-achterverlichting prvt oon kugu so hagaga tell of adrs thnks

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 3 หลายเดือนก่อน

      Asc Dr abas waxan.qaba hpylori kit Waxan isticmalay kaninigan Esclam kit kaninkas ma wanagsan yhy?plz iga soo jawaabdr abas

  • @tasniimali8289
    @tasniimali8289 3 ปีที่แล้ว

    Ma sha allaah dr Mahadzanid

  • @MohamedAsseir
    @MohamedAsseir 9 หลายเดือนก่อน

    Allaah ku cafiyobwalalo

  • @rafaadbadanaa3248
    @rafaadbadanaa3248 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal anigu waxan qabaa cunto markan cuno way igu so rogman oo igama dageyso dhuunta ayay kuso laaban mararka qaar bananka ayay imaaneysa cuntadi o shiireyso dhaqtar aya tagay gastric waye ayu igu yidhi dawadi mudo ayan cunayay kumana caafimaadin talo ayan ubaahanahay insha allah alla talo haye

  • @mohamudaden1375
    @mohamudaden1375 5 ปีที่แล้ว

    Thx Dr

  • @AbdiRisaqAlihooyoshaaciyo
    @AbdiRisaqAlihooyoshaaciyo 6 หลายเดือนก่อน

    Illahow iga caafi xanuunkas anaa qaba

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah please telephone kaga isoqor

  • @nimcabare5834
    @nimcabare5834 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh dhaqtarkan xagee laga helaa

  • @MohamedAsseir
    @MohamedAsseir 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga gaas baa layga sheegay xawadka aad i xanunaayo wallaahi ma aqaano waxaan sameeyo tubadana wanka baqaa daawo malahan miyaa illaahay ayaa inoo maqan allaah nawada caafiyo

    • @NaleyMohamed-c7l
      @NaleyMohamed-c7l 8 หลายเดือนก่อน

      Allaha ku caafiyo wll haka baqin tubada aniga ley galiyay hadaa suuxdinta ka baqeysid dhuunta baa lagaa kabaab yeenin gaaska nooca u yahay iyo heerka u maraayo in la ogaado ayaa ku wanaagsan wll Allaha na caafiyo dhamaan teen Allaahuma aamiin Allaahuma aamiin Allaahuma aamiin yaa allaah

  • @farxiyojimcaaleaxamad6108
    @farxiyojimcaaleaxamad6108 2 ปีที่แล้ว

    asc Dr aniga waihaya gaskas e xage kala soxirira

  • @bashefx9697
    @bashefx9697 7 ปีที่แล้ว +2

    dr kan xageen kala xariirnaa adinkoo mahadsan

  • @adnanmohamed2114
    @adnanmohamed2114 5 ปีที่แล้ว

    Dr cabbas Ma igu cawina karata meshan Kala xariri lahaya plz

  • @mohamedhassanrashid5368
    @mohamedhassanrashid5368 6 ปีที่แล้ว

    Great doctor

  • @sumayaibrahim3702
    @sumayaibrahim3702 7 ปีที่แล้ว +1

    Dr kawaran hadaa caloosha xilib kusan kagajirona mexey tahay naxuunka nocaas

  • @thahromarmalam2691
    @thahromarmalam2691 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @ahmedshaakir2003
    @ahmedshaakir2003 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhakhtarka xageen kale xidhdhaaaa gaas baa ihyseeee 😭😭😭😭

    • @asiaosman8867
      @asiaosman8867 2 ปีที่แล้ว

      Ala wll anba saasan ugu liita gaaska

  • @mdahmad5909
    @mdahmad5909 6 ปีที่แล้ว

    Waagartay gaastariiga waadhibadan yahay runtii

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIKE

  • @nimcabare5834
    @nimcabare5834 3 ปีที่แล้ว

    Wll 👏

  • @samaanboys1025
    @samaanboys1025 6 ปีที่แล้ว

    Mash, all aaah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    SHARE

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 6 ปีที่แล้ว

    Dr Bashir

  • @jawahirbashiircali9258
    @jawahirbashiircali9258 2 ปีที่แล้ว

    Please isoi jawab

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr mahad sanid aniga ayuu ihaya

  • @mindgalal825
    @mindgalal825 6 ปีที่แล้ว

    iso sheega dhaqtarkan halku jooga ma jermal

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    SHARES

  • @kingawale6319
    @kingawale6319 5 ปีที่แล้ว

    Dector mhdzanid gas aya zixun ihaya pleas igu cawi mel an kagso xidhiidho

  • @abdimalikaden788
    @abdimalikaden788 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllo mahali karaaya,Doctor number adigo mahadsaan

  • @mohamedhashi705
    @mohamedhashi705 7 ปีที่แล้ว +2

    sax

    • @abdiazizsalat7492
      @abdiazizsalat7492 6 ปีที่แล้ว

      Jazakallah Dr.

    • @mdahmad5909
      @mdahmad5909 6 ปีที่แล้ว

      War gaas tariiga hala hortago waa sahlanyahay

    • @sucdicaddey7597
      @sucdicaddey7597 5 ปีที่แล้ว

      @@mdahmad5909 tariiga mx siduu u sahlan yahay waa xanuun halis ah

  • @abdulqadirsomali
    @abdulqadirsomali 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah waxan kabaryayaa inuu iga caafiyo cudurkan Gaaska oo aan aad ula dhibanahy maalmahan.
    Wuuna igu cusub yahy wuxuuna igala kacay Irbado aan kaqaatay Sanboor. Kadibna aad buu iigu kacay laabtii baa idilaacday oo waxna waan cuni waayey waana cabi waayey.

  • @jawahirbashiircali9258
    @jawahirbashiircali9258 2 ปีที่แล้ว +1

    Gaasku maleeyahay cago qabow iyo gamo qabow

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      Wll gaas miyaa kuhaaya makugu caawiyaa daawo kaadaaweeneeso

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@queens5170haa

  • @faduminaahmed6630
    @faduminaahmed6630 6 ปีที่แล้ว

    docterkan xagee jogaa

  • @bashefx9697
    @bashefx9697 7 ปีที่แล้ว

    waxan joogaa somalia magacyga waa Bashir Xasan
    waxaa mudda bill ah ka dareemayaa bog xanuun iyo laga bilaabo xudunta ilaa bogga waxay u dhaq dhaqaaqeysaa sida wadnaha dhu dhug garaac ayan ka dareemayaa
    isbital ayan tagay bahal iyo gastric ayay iga sheegen
    dawadii waan qaataa muda shan maalin ah isbadelne ma anan dareemin

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 6 ปีที่แล้ว

      Please telephone kaga isoqor

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 5 ปีที่แล้ว +1

      Wll ma dareemaysaa dhaqdhaqaaqa dhinaca bidixda nabarka markuu ku qabto mantag malahayd wllo iyo dhidid nabarka ilaa 30 mint ayuu i hayn kadib ayan roonaan wana markan dhafro ama aanan wax cunin

    • @xilkascade
      @xilkascade 5 ปีที่แล้ว

      @@princesshoodo105 sax

    • @xasankd5036
      @xasankd5036 5 ปีที่แล้ว

      @Samir iyo dulqaaad wll anigub sidaa ayaan ahy

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 5 ปีที่แล้ว +1

      @@xasankd5036 haa abowe aniga qaliin ban galay wan ka caafimaday waa qabsin xanuunka i hayey alxmdulilah adna caafimad ayan allaaah kaga baryay abowe

  • @khadarhinomoalin1515
    @khadarhinomoalin1515 5 ปีที่แล้ว

    Gaaska wadna xanuun ma leeyahay

    • @aaaAaaa-yy6vq
      @aaaAaaa-yy6vq 4 ปีที่แล้ว

      Haa gastroesophageal reflux disease hadii ladaweydi wayo wuxuu ku fafaa wadnaha iyo sambabada
      Wadna xanun
      Cuntadoo kugu soo laboto
      Xabeb
      Marmar qufac
      Iska ilali stress walwalka iyo gajada
      Ha cunin cunto leh basbas
      Shaaxa kulul

    • @murtiiyomadadalo7312
      @murtiiyomadadalo7312 4 ปีที่แล้ว

      Wallahi aniga waxan dareema wadna xanun iyo neefta oo igu dhagto calosha oo an modo wax in ey iga taag taaganiyihin qodxo camal please taalo isiya

    • @annhma1435
      @annhma1435 3 ปีที่แล้ว

      @@murtiiyomadadalo7312 wll hada sidoo noqotay aniga hada sidan ah

    • @cabdicasiisaadan4645
      @cabdicasiisaadan4645 3 ปีที่แล้ว

      @@annhma1435 ilasoo xiriir talo wangsan kusiin

    • @annhma1435
      @annhma1435 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiisaadan4645 xagee kala soo xidhiidhaa

  • @sahrabaashe9106
    @sahrabaashe9106 4 ปีที่แล้ว

    Gaastari,😢

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIVE

  • @alibidarcaaweyechannel6232
    @alibidarcaaweyechannel6232 ปีที่แล้ว

    Numbers iso dir iyo address amay Email dr Cabass

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    SHARE