Maxaa keena cudurka Faaliga (Stroke) ? sidee looga badbaadi karaa ? Dr Gabboose ayaa sharxaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ย. 2023
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 169

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 7 หลายเดือนก่อน +16

    ilaahay cilmiga iyo caqligaba hakuu siyaadiyo waanu ku mahadine kuwa ilaahay casuumo hakaa yeelo Amin Amin yan rabi !!!!!! from saylac city somaliland

    • @kadra825
      @kadra825 7 หลายเดือนก่อน +2

      اللهم امين امين امين امين امين يارب العالمين يارب فيك اخي الكريم ماشاء الله تبارك الرحمن🤲🤲🤲🤲🤲 🎉❤🎉❤

  • @caesar2671
    @caesar2671 7 หลายเดือนก่อน +8

    Doodaha iyo kulamada cilmiga ah ee noocan oo kale ah waa u muhiim dhalinyarada Somaliland❤

  • @hey2193
    @hey2193 7 หลายเดือนก่อน +4

    Jazakallah drGaboose allah kaa abaalmariyo Cimrigaaga allah kuubarakeeyo dhalinta sookoreyso in aulas faaiideystaan insha allah aaminn❤🎉😮

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman 7 หลายเดือนก่อน +7

    ILAAHAY hakaa abaal mariyo dr`e, mahadsanid hassan. tallooyinkaas aan weelayno ILAAHAY idankiim ILAAHAYna haynaga hayo faaliga iyo xanuunada xun ee kaleba.

  • @abdirahmanismail4883
    @abdirahmanismail4883 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaka Allah Dr Maxamed Cabdi Gaboosebiyo iyo dhakhatiirta kalaba. Aqoon ad u wanagsan iyo talooyin dhaxal gala. Kafaidaysi wanagsan.

  • @engrashkaboy5772
    @engrashkaboy5772 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allah hakaa abaal mariyo ❤❤❤❤❤ hargsa boqol iyo kontanka❤❤

  • @ahmedkontonle8762
    @ahmedkontonle8762 7 หลายเดือนก่อน +3

    Dr mahadsanid Allaha ku barakeeyo waan kaa faa iidnay Dr.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qof walbaaba meel bu ku fiican yahay .. thankz you Dr

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 6 หลายเดือนก่อน +1

    Raboow kheyr ha ku siiyo
    Dr gaboose

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 7 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaanallaah
    Allaahu akbar
    Alle hanaga nabadgeliyo
    Kuwa kuwa uu ukeenayna u gargaar
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 7 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ha inaga badbaadiyo insha_allah

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you dr gaboose

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 หลายเดือนก่อน +1

    Jasaakal laahu khayr dr gaboose

  • @husseinhassan9850
    @husseinhassan9850 7 หลายเดือนก่อน

    masha allah DR GABBOOSE allah nokaa xafido runtii cilmi badan baa kaa faaiday

  • @user-hn7qn1qe1c
    @user-hn7qn1qe1c 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Dr Gaboose

  • @user-jy6rb4tx4x
    @user-jy6rb4tx4x 7 หลายเดือนก่อน

    Marsha Allah ilaahy cilmiga hakuu barakeeyo

  • @yousufahmed2361
    @yousufahmed2361 3 หลายเดือนก่อน

    Dr thanjs verymuch

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 หลายเดือนก่อน +1

    JisaakaLaah.Khayr.AMiiN

  • @afbile1
    @afbile1 7 หลายเดือนก่อน

    Allaah hakaa sii ajar

  • @khadrayuusuf4684
    @khadrayuusuf4684 7 หลายเดือนก่อน +6

    Waa xanuun dilaaya hooyaday macaan iyo wllky ayaa u dhintay wlhi maskaxdayda marna kama baxaan ilaahow u naxariiso janada nagu kulmi inta u jiiftana Alle ha caafiyo

    • @hooyosoomaali3231
      @hooyosoomaali3231 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin yaa rabi

    • @user-iq2xb8hz9c
      @user-iq2xb8hz9c 7 หลายเดือนก่อน +1

      Amin

    • @naimax983
      @naimax983 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin yaa rabbi
      Aniga iyo hooyadey baa ladhiban alx intuu Alla keenay

    • @rooneyadan480
      @rooneyadan480 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@naimax983calamada nuce ah buu leyahay allaha ku cafiiye

    • @hamsehassan-we5wy
      @hamsehassan-we5wy 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@naimax983ana hooyaday mudo 4sano ah qabta hadal male socod male waana dhinaca midig😢😢

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Doctor

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aabahaybaa ku dhintay weegii labaad alle ha naxatiisto janada alle ha ku xasuumo aabahay

    • @sumayaomar124
      @sumayaomar124 5 หลายเดือนก่อน

      Marku ku dhacay hore muu ka dhintay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 7 หลายเดือนก่อน

    Khayr Allaha siiyo dhakhtarka, wax wanaagsan ayuu sheegay.

  • @mahadoisse1079
    @mahadoisse1079 7 หลายเดือนก่อน

    Jisakalaqayr DR gaboose

  • @user-ww3vs4xs3g
    @user-ww3vs4xs3g 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks you

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤ jzk llah

  • @sheikhabdirisaaqali1045
    @sheikhabdirisaaqali1045 7 หลายเดือนก่อน

    Mashalah alaha ku xafido

  • @kadra825
    @kadra825 7 หลายเดือนก่อน +8

    الله يشفيكم شفاء كلي المريضين امراضنا والأمراض المسلمين يارب يارب العالمين يارب العالمين اللهم امين امين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kadra825
    @kadra825 7 หลายเดือนก่อน

    DR . GABOSA THANK YOU SO MUCH HAPPY GOOD LIFE IINSHA AALLAH YAARABII YAARABII YAARABII AAMEEM AAMEEM 🤲🤲🤲🤲🎉❤🎉❤

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dr gaboose ha tababaro dhalinyaro somaliyed oo kala hara cilmiga intusan dhiman

  • @user-be5lc4mz3c
    @user-be5lc4mz3c 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allay dr.gaboose❤❤🎉🎉👑👨‍🎓👨‍🎓

  • @abdijabarismail2278
    @abdijabarismail2278 7 หลายเดือนก่อน

    Asc dr gaboose jazakallah

  • @abdifatahdahir7372
    @abdifatahdahir7372 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal Hassan Galaydh; Waar Barmaamij qiimihiisa leh

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 6 หลายเดือนก่อน

    Talo aad u fiican buu ka hadalyaa dhaqter Gaboose.Maa Ashallah

  • @FarxiyoBashir-jg2yi
    @FarxiyoBashir-jg2yi หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢allh hanaga badbaadiyo intii xanuunsana allh hacaafiyo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha.ALaah

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 7 หลายเดือนก่อน +19

    Well done indeed. Doctor GABOOSE, you are legend educator. 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 7 หลายเดือนก่อน +7

    Ducada nabiga halagu dadaalo tasaa cudurka dawadiisa ah ok Ka hortaga

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 7 หลายเดือนก่อน +1

      SCW

    • @kadra825
      @kadra825 7 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء امين امين امين امين يارب العالمين 🤲 🤲 🤲 💕 💞 💕 🎉❤🎉❤

    • @kadra825
      @kadra825 7 หลายเดือนก่อน

      WAA RUUN QOOF AALLEEH IYO DIINTISA IYO SUUNADA RASUULKA WANJIYA OO XAQARACA BALAYO ALAAH KAXIJABAYA OO UUGULAYSAN AKHIRA IYO AADUN JIIDKIIRASUUL KEENA AALLEEH HA IINARACIIYO صلى الله عليه وسلم اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم امين امين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲❤🎉❤

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu yaa arxama raximiin kuli

  • @aminhussein8895
    @aminhussein8895 7 หลายเดือนก่อน

    Galaydh media haldoorka bulshada waan tageerayaa.

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 5 หลายเดือนก่อน

    Haddeer baad shaqadadi haysa adeer.keep moving.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 7 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar, Allah weyn

  • @siciidxaashi9647
    @siciidxaashi9647 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaaaah

  • @yurubelmi7082
    @yurubelmi7082 7 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah

  • @asha3777
    @asha3777 7 หลายเดือนก่อน

    Jazza Kala Allaha Khayre
    Allaha ku Barakeeyo Dr. Gaboose

  • @abdinasir-px5hc
    @abdinasir-px5hc 5 หลายเดือนก่อน +2

    Walal aniga da,adaydu waa 20 jir dhibka jira waxa weeye inay lafdhabartu ixanuunayso markaan socdo , xataa qortu oo ay kolba markaan dhinac uyara jeesto odhanayso qac . Tollow waxaasi maxay noqonkaraa insha allh waan tagi dhakhtar

  • @SalaanDaauud-if1yq
    @SalaanDaauud-if1yq 7 หลายเดือนก่อน +2

    Macalinnimada ayuu ku wanaagsan yahay laakiin Kuma wanaagsana dakhtarnimada.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 7 หลายเดือนก่อน

    Maashallah Dr GOBOSE

  • @kadra825
    @kadra825 7 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيكم وجزاكم الله خيركم واجزاء الله يحفظكم جميكم امين امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🎉👏💓🥰☘️🥳💝💝💝💞💕👏💥💖

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 29 วันที่ผ่านมา

    Anigaa madaxa aad ixanuunayaa iyo dhegta hoosteeda waxa lay yidhi faalag baa ku soo haya 😢😢

  • @KhadradhoolDhool
    @KhadradhoolDhool 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana llaaah qafuurrurraxiim

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 7 หลายเดือนก่อน +8

    Dr please keep your hands on your self and respect the people around you.
    Good job Dr ❤❤❤

    • @MohamedAdam700
      @MohamedAdam700 7 หลายเดือนก่อน +10

      He is doing language body it is very important while you explain something dont you know that ? plze learn communication skills.

    • @issaissa2112
      @issaissa2112 6 หลายเดือนก่อน

      It’s normal and of course it’s hand gesture. It”s common and nothing wrong with that, what so ever. How ever, have you ever been in Italy and in Egypt before now? people use too many hand gestures and a very louder than this doctor! When they are spoken! Thank you all!

    • @user-sp7ks6qd8n
      @user-sp7ks6qd8n 6 หลายเดือนก่อน

      the only thing thats captivated my attention was his skill of body language.

    • @aliwarsame5854
      @aliwarsame5854 5 หลายเดือนก่อน

      Mkkkkkkkk

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 6 หลายเดือนก่อน

    الحمد لله الحمد لله

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dr gabooseaqoontaada Nooga faaiideysay

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ciriga iyo caqliga hakuu daayo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 7 หลายเดือนก่อน

    Halkan baad ku fiicantahay dr gaboose noo joog . Siyaasada faalig baa laga qaada

  • @user-ce8rj6db8m
    @user-ce8rj6db8m 7 หลายเดือนก่อน +1

    respet❤❤❤❤

  • @issahussein864
    @issahussein864 6 หลายเดือนก่อน +1

    مَنْ قَالَ : بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لَا يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ لَمْ تُصِبْهُ فَجْأَةُ بَلَاءٍ حَتَّى يُصْبِحَ ، وَمَنْ قَالَهَا حِينَ يُصْبِحُ ثَلَاثُ مَرَّاتٍ لَمْ تُصِبْهُ فَجْأَةُ بَلَاءٍ حَتَّى يُمْسِيَ )
    وقَالَ : فَأَصَابَ أَبَانَ بْنَ عُثْمَانَ الْفَالِجُ ، فَجَعَلَ الرَّجُلُ الَّذِي سَمِعَ مِنْهُ الْحَدِيثَ يَنْظُرُ إِلَيْهِ ، فَقَالَ لَهُ : مَا لَكَ تَنْظُرُ إِلَيَّ ؟! فَوَاللَّهِ مَا كَذَبْتُ عَلَى عُثْمَانَ وَلَا كَذَبَ عُثْمَانُ عَلَى النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ، وَلَكِنَّ الْيَوْمَ الَّذِي أَصَابَنِي فِيهِ مَا أَصَابَنِي غَضِبْتُ فَنَسِيتُ أَنْ أَقُولَهَا .

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 6 หลายเดือนก่อน

      jazakallh wll ma falig baa kudhacay teeda kale wuu xanaqay miyaa ?

  • @SultanAbdalla45
    @SultanAbdalla45 7 หลายเดือนก่อน

    Dr-ku wuu mahadsan yahay in badan. In uu madwuucyada noocan oo kale soo badiyo ayaan kula talin lahaa. In uu cisbitaalkiisana qiimihiisa hoos u eego oo dadka u tudho ayaan jeclaan lahaa. Gaar ahaan qaybaha qalabyada.

  • @aminajama160
    @aminajama160 6 หลายเดือนก่อน +1

    Afka iyo wajiga ayaa i qaloocsamay anigoo 18 jir ah, Hooyaday Quraan ayey igula oroday Allhamdullilah, Quraankii oo ii socdana Gaboose ayaa la ii geeyey, Afkaygii wuu soo yara noqday, hadana meel Hargeysa ku taala oo dadka naafada ah lagu daweeyo ayuu ideray Gaboose, 7 cisho ayaan dhakhtarka Naafada Hargeysa tegeyey, Allhamdullilah sidaydii ayaan ku soo noqday, Ilaahay ayaa mahad iska leh,

    • @user-ve6jf6vk3m
      @user-ve6jf6vk3m 6 หลายเดือนก่อน

      Wll halku kuyaal aniga qalocsamaye

    • @aminajama160
      @aminajama160 5 หลายเดือนก่อน

      @user-ve6jf6vk3m Walal Dhakhtarka wayn ee Hargeysa ayuu u dhawaa markii igu danbaysay, dhakhtarka Naafada ayaa la odhan jiray markii igu danbaysay,

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxan Allah Allah ah xafiido

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaaaanallllah😮

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @fadumosuleman5201
    @fadumosuleman5201 7 หลายเดือนก่อน +4

    الحمد لله الذي خلق و أبدع سبحان الله اللهم بارك لنا ما أنعمت علينا ❤

  • @najiibmhersi512
    @najiibmhersi512 7 หลายเดือนก่อน

    Dr Maxamed Gaboose salaan sare waxaa tahay mid faido u leh Gayiga Somalia,
    Dhamaan mid mid ayaa dhagta ugu shubay jazaa ka laah qayr Jazaa.
    Najiib M Hersi (Arab)

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 7 หลายเดือนก่อน

    Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️ alxmdullah alxmdullah

  • @hanicaydiid2893
    @hanicaydiid2893 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😊

  • @AmranMaxamed-yd8xy
    @AmranMaxamed-yd8xy 7 หลายเดือนก่อน

    Asc dhaqtarka talo ayaan ka rabaa telkiisa isiiya qofkii haaaya calaamado badan oo uu sheegey baan leeyahay ilaah ha Iga caafiyee

  • @sayidcalimaxamuudmaxamed
    @sayidcalimaxamuudmaxamed 6 หลายเดือนก่อน

    ❤kun timii yuor telmi

  • @Barud2023
    @Barud2023 7 หลายเดือนก่อน

    Dr aad ayuu u mahadsanayahay sida uu dadkiisa wax ugu dhigay. Waxaan idin kula talin lahaa in aad dad badan oo mawduucyo kala duwan sidaa uga hadlo la duubo si bulshada ay wax ugu taraan.

  • @ruqiyoxyusuf6531
    @ruqiyoxyusuf6531 7 หลายเดือนก่อน

    Asc xanuunkaan waa hali waxaan ku waa yey hooyo macan and ninkaygs 2021 bisha 8 2022 bisha 4

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dr Gaboose plse Stop ✋️ siyaasada
    Oo dadka u shaqee Wax khibard heerkaa Somaliba kumajiraan Mew generation soo saar Lkiin diyaasad somlnd Taala Waan kaala talin lahaa Adeer mhdsanid Arinkan Mawduucan Stroga falidka kagahadashey. 👍

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waaba kii i siiyay dawada dadka suuxdimaha qaba illaahay mahadi maan cunin Waxaana waxa Keenaya cid kantaroosha baan jirin illaahay kuwa aan lacag ka fekerin ee dadka daneeya ha noo keeno iinsha allaahAamiin

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 หลายเดือนก่อน

      Bisinka ku aha kas byo

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 7 หลายเดือนก่อน

    Nooloow Alla ilehe Waad ufaaidysay somali,aqoon la,aanu waa iftiin la,aane ragoow ka faaideysta cilmigan

  • @user-id1zz6pr2y
    @user-id1zz6pr2y 7 หลายเดือนก่อน

    Sidan maxaad ugu sharrixi wayday waayo hore maanta miyaad fahamtay

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 7 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah mahad sanid ilahay khairhakusiyo❤❤❤❤❤❤

  • @user-es7jc8jj3l
    @user-es7jc8jj3l 3 หลายเดือนก่อน

    xanunka iga haaya maskaxda ama madaxa xitaa ma tilmami karo siduu ii haayo😢😭😭

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.Dr.Gaboose Cilmigii
    Aad ku baratay Hantidii
    Ummadda Somalia waxba
    Kuma Aadan celin dadkii
    Aad Hantidoodii wax ku
    Baratay Waxaad wakhtigaagii ku lumisay
    Siyaasad ma dhaleys ah
    Oo qabiilleysan

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 7 หลายเดือนก่อน

      Ummaddae soomaliyeed ee aad sheegayso sowtii diyaarada lagu duqaynayay adigo somaali nimada waxa aad raadisa markaad xukun rabto

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 7 หลายเดือนก่อน

    Dadkaga intan aad maanta ku tidhi ayaa uga faa'ido badan siyaasadda aad ku wareertay Dr Gaboosow

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 7 หลายเดือนก่อน

    Walal🎉surka❤ayaixanuna❤ishegxanunka🎉qortaushegdawadaloisticmalo🎉mahadsanid🎉

    • @kadra825
      @kadra825 7 หลายเดือนก่อน

      WLL BAR SUBAGA IS KA SOBAADH IINSHA AALLAH AALLEH HA KU CAFIIYO AAMEEM AAMEEM AAMEEM YAARABII WLL

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarka bilaa xayada ah ee iska qaawan oo telegoonka iskaaga maqan meeshan. Bal maxay ka soo dooneen. Kuwa asturan Allaha idin xifdiyo waxaad muujiseen wanaag badan.

  • @gudgude9185
    @gudgude9185 6 หลายเดือนก่อน

    It's not STROGE, but Stroke😢 please try to modify the name.

  • @sayidcalimaxamuudmaxamed
    @sayidcalimaxamuudmaxamed 6 หลายเดือนก่อน

    Wll qaawo

  • @adan10000
    @adan10000 7 หลายเดือนก่อน

    Gaboose Xisbigi iyo Siyaasadii waan kabacey marbuu yiri, Talhtarkii u horeeyay ee bogaadiyey duqeyntii Laascaanoodna ahaa isagabiyo islaantii madoobeyd ee gaashu dhashey nin laga roone ahna inoo sheegtay inuu la dhashey. Gaboose haye Laadcaanood inbstroke badan laga qaadayo maadan ogeynnsow maaga. Takhtar baas Gaboosow.

  • @xaalicaarshe9310
    @xaalicaarshe9310 7 หลายเดือนก่อน

    ❤scw❤❤❤

  • @abdifatahdahir7372
    @abdifatahdahir7372 7 หลายเดือนก่อน

    Qor sharaxaya , maaha Sharxaya

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 4 หลายเดือนก่อน

    Quraankaa lagu daweeyaa

  • @inaaden2765
    @inaaden2765 6 หลายเดือนก่อน

    Cilmi barta horta in aad sheegayso doctor ardayda cusub

  • @user-by4sh5ub4n
    @user-by4sh5ub4n 7 หลายเดือนก่อน +1

    DR GABOOSE WAXAN MAQLAY TIGIDHKA LAGUGU ARKO UU YAHAY,50$ HADII AY SIDAA TAHAY DADKA U NAXARIISO DADKEENU DANYAR AYEY U BADANYIHIIN,XAGA ILAHAYNA XASUUSO OO LACAG YAR HALAGUGU ARKO,

  • @yuusuffarah3065
    @yuusuffarah3065 7 หลายเดือนก่อน +2

    faaligba hadan maqlo aabaheybaa xasuustaz

    • @mahadaxmed1418
      @mahadaxmed1418 5 หลายเดือนก่อน

      Miyu udhinty wll

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 6 หลายเดือนก่อน

    Dhakhaatiirta Somaliland waa dhiig miirato.
    Ilaahay ha ka qabto

  • @user-sk5me1rl9y
    @user-sk5me1rl9y 7 หลายเดือนก่อน

    Gaboise waxan iyo siyasada kaba oo dedkaa ushaqee

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 7 หลายเดือนก่อน

    Faaliga soomaalida waxaa sababa siyaasiyiinta kharaabkaa, danystayaasha ee 40 sano car, wir iyo xabad ka kor ridaya.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 7 หลายเดือนก่อน +1

    Munaafaq alla ku yaqaan

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 7 หลายเดือนก่อน

      Stop ciyaal suunimada aad dhakhatiirta kula dhaqmeysid ,cilmiga ka faideyso
      Dhaman dhakhatiirta cimri dheer caafimaad urajeyn Amiin jazakale dr gaboose wbt

  • @88mahamed
    @88mahamed 7 หลายเดือนก่อน

    Fadlan majira qof iigu sheegi karo qaab kale waa maxay faalin waayo waxaan arkaa mar mar in lug iyo gacan aan ka dareemo in eey tabarta katageeyso lakin mafamin ereyga faaliga

  • @sayidcalimaxamuudmaxamed
    @sayidcalimaxamuudmaxamed 6 หลายเดือนก่อน

    Ss d samiya cabdi inaan teeda waay an kama qabaana yee ikaa jiir

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 หลายเดือนก่อน

    Tankaga wax kaweyn kugumisaan aheen

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 7 หลายเดือนก่อน

    Dadkiin la saair oo u naxriista qqofka iyo lacagt waxaa idnla wayn lacagta

  • @SalaanDaauud-if1yq
    @SalaanDaauud-if1yq 7 หลายเดือนก่อน

    Bukaan badan oo ka cabanaya ayaa oo aan awoodin ama aan Hawaiian in ay booqdaan ama yimaadaan. Digtoore bukaanka soodhawee lacagta baadhista 42:50 Dib u eegis kusamee,waad ogtahay adugubee,

  • @mustafeadan-cy2gr
    @mustafeadan-cy2gr 7 หลายเดือนก่อน

    Dad ka inbadanoo ka midi way ladhiban yiin balwadna malaha ee dad ku ha is badhaane idinkuna la saa ira