ISKA BAAR BACTERIA-DAN | HADDII AAD CALAAMADAHA GAASKA ISKA DAREENTAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2022
  • Muuqaalkan aad ayuu muhiim u yahay waxaana galinay waqti iyo fakar badan si aad wax uga faa’iidaysataan, waa arin aniga xasan ah igu dhacday, waa arin dhinaca Caafimaadka la xariirto, fadlan waqti sii muuqaalkan asxaabta kalana la wadaag, waan ogahay muuqaalkan ma ahan entertainment ama siyaasad laakiin waxuu ku saabsan yahay wax Caafimaadkaada khuseeya. Like saar si uu dad badan u gaaro. ISKA BAAR BACTERIA-DAN | HADDII AAD CALAAMADAHA GAASKA ISKA DAREENTAY.

ความคิดเห็น • 20

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 ปีที่แล้ว +7

    Waar ninyahow aniga waaban dhiman gaaray mar aan nairobi fasax utagay marka aan muuqaalkan daawadayna waxbadan baan ka faa iiday mideeda kale caanahan baas ee aad sheegtay baan caabay aniga oon reera caanaba ahayn jaceylna uma cabin kumana istariixeynin cabistiisa aniga oo sanka is haya ayaan cabayay waxa ii geeyayna ma aqaani somalida ayaa cabta uun ayaaan u cabay iyo islaaamo hotelka aan deganaa hortiisa ku iibinaayay aan arkay somalida sida ay u iibsanayaan mid kasta oo dariiqa lugeynayaba inta uu kusoo leexdo ayuu caanahas geelka iibsanayay marka waxaa igashay iska tijaaabo saxaradeydana ma fiicneyn bal si aan u saxaroodo alla maxaa iga raacay malaha bacteeriyadan baan qaaday walaahi 4 bilood ayaan naf noqday 3 bilood oo aan xagaas soo joogayna kumasoo istariixin oo waaban xanuunsanaa marka aan kasoo tagay xitaa weli waa la i hayay 2 bilood oo kale xitaa wadanka kenya ayuuba i nacsiiyay xanuunkaas hadaan mar kale imaaanayo waa inaan cirbado isaso mudaa oo aan maqaayadna wax ka cunin raashiin guriga lagu sameeyay mooyaane oo nadaafadiisa aad looga war hayo caku africa ohey afrikaay hurudooy waar hurdada halaga koco iimaanka allaha idinka qaaadee sxb waad mahadsantahay qoraalka tirada dheer ee aaan hakadka laheyna ka raali noqda dhaqso ayaan ku qorayaaaye

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  ปีที่แล้ว +2

      CABDIYOOOW WAXA IGU DHACAY AYAA KUGU DHACAY. AAD AYAAN UGU FARAXSANAAY IN MUUQAALKAN UU DAD BADAN BARAARUJIYAY. UJEEDKAYGAA SIDAA AHAA IYO DADKAYGA TAXADARAAN. IN BADAN MAHADSANID WALAL

  • @ciilawbare7183
    @ciilawbare7183 15 วันที่ผ่านมา

    sxb mcne af Shiir makeen taa

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you doctor

  • @user-wg4pq2zf9d
    @user-wg4pq2zf9d 17 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you 🙏

  • @RamoBintuMaxamed
    @RamoBintuMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Dr bactreiyadaa Shuban Ma leeyahay Sidaas oo Kale Waa la ii qabtaye

  • @user-wg4pq2zf9d
    @user-wg4pq2zf9d 17 วันที่ผ่านมา

    Asc wlo xanuunk wa laygu shegay dhqatiir waan aday dawo ayay iqoran wax natiisho ah ma heli wax dareema xanuun dhanka bidixda naaska hostiisa ya layga qabta wan dibira dibirad wax idheer naqaska xagadabe malihi wa idhax warega calosha culays yan darema maseexdo hurdo aduunkib cidhiidhi ayu igu noqday wax isdhay dhaqtir itobiya fican uur aya leyahy wax laydhay qof uurle dawo maqadan karo wlo xasan video dawaday maxa igulatalinaysa wax rajenay inad argtid qolka

  • @user-kh9kz7zq6n
    @user-kh9kz7zq6n 4 หลายเดือนก่อน +2

    wlhi anaa tabcaana mudo 20 cisho hada gaas calooleed baa la iga helay marka dawa la isoo siiyay wal walkii faraha badnaa uu iga ba ay calooshuna way iyara ficantahay ee malaga qaadaa wasakhda kadhalata malaga qaadaaa

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 10 หลายเดือนก่อน

    Walalkey ilahey ha ku xifdyo arinkaan anuu i facayaaa xanuunkaan anaa ku wareersan ma gaasaa mise wax kale ma aqaan

  • @abdulahiali2636
    @abdulahiali2636 5 หลายเดือนก่อน

    Dr dawada isoo qor waxan iska helay 6 bari ka hor dhiig baa layga qaadey iga caawi ustaad

  • @Saamiya630
    @Saamiya630 2 หลายเดือนก่อน

    Wll.marmarka qaar saxaradayda waxaan ku arkaa bahala yaryar

    • @Lyla-sb9hj
      @Lyla-sb9hj 2 หลายเดือนก่อน

      Goryan bad qabta saxaro iska baaar

  • @BachirHassan-rz7ib
    @BachirHassan-rz7ib 3 หลายเดือนก่อน

    Docteur canuka ana kabaa pls dowinka wan katay iso labta ixanunayso

  • @Lyla-sb9hj
    @Lyla-sb9hj 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn dawada waba lagu canunsanaya marban ku dhiman gadhay wlhi😢calosha ila berka melkasta way ku dhaqayasa

    • @IqraAbdi-jj9jn
      @IqraAbdi-jj9jn 18 วันที่ผ่านมา

      Waku.xanun sanee lkin cafimad dibkadare mee aniba wanqatay halbil markanjogay sidiii noqday

  • @mesuthussein1198
    @mesuthussein1198 หลายเดือนก่อน

    Baktriyada calosha Afqalad maxa lagudha

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt ปีที่แล้ว

    Mam 7 biil ka hoore udhiimatay

    • @alvaanomohamett
      @alvaanomohamett 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo ani calosha gas ihayo