Khadra daahir Laqanyada jacaylka Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 25

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 ปีที่แล้ว +2

    Kabankii Aweys Abubakar Goobbe Ilaahay qabriga ha u nuuuro.

  • @mahadshire1019
    @mahadshire1019 4 ปีที่แล้ว +8

    Laqanyada waxaa aad u cod macaan markay khadro dahir qaadayso "I feel goosebumps" sahro ahmad ayaana original-ka heesta iska leh iyo bacalwan riwayaddii dab jacayl kari waa, riwaayaddii khadro dahir ugu horeysay oo ay ka heesto sahro ahmad oo markaa sidan maqlay temporary uga hakatay riwaayadda 1974

  • @harbiomar996
    @harbiomar996 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa maya! waa ''ruuxaad u lahatayoo kugu laadey ba'anna''

  • @harbiomar996
    @harbiomar996 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa ''lab haween ku taagsaday''

  • @harbiomar996
    @harbiomar996 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa ''labannaysa yay siin''

  • @abdisalahsheikh
    @abdisalahsheikh ปีที่แล้ว +1

    Laqanyada jacelkiyo lurta caasha kulula

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว +4

    Mirihii xasan ganeey laxanka bacalwaan codka khadra daahir cige

    • @sagalduraan3489
      @sagalduraan3489 ปีที่แล้ว

      Bacalwaan miyaa laxanka saarey? Bacalwaan allah yarxamuh ma ogeyn in uu laxameysta ahaa.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, la iiqabo ma ahoo boholyaw iyo iyo qiimobadan qadarin iyo yartaan haa hEE hEE sEEn istaahilaaba qiimobadan dumaroo yariisEey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    qaastan.qaasatan dhigyaashEEy qayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka khadra daahir cige

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay Noolaaba intiitaqaano yartayarta mudo yaroo kooban gabadha gabadha an tantani layiraah bahbahbah bahbahyariusayda bahbahbah yariisayda.yartayarta

    • @sagalduraan3489
      @sagalduraan3489 ปีที่แล้ว

      Your somali is bit strange, sorry dear, waxa aad qortey lama fahmahayo.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Lagufarxeeeey

  • @djamaomar432
    @djamaomar432 3 ปีที่แล้ว

    Super super ya rien à dire.....

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    waan uwataa dumaar qaasatan facyaashayinbadan an la qitasEn troonEey waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay

  • @abgaalow100aar3
    @abgaalow100aar3 4 ปีที่แล้ว

    Sahra axmed dheh khadra daahir maahee

    • @qiimobadan4681
      @qiimobadan4681 4 ปีที่แล้ว

      Khadra dahir baa qadeyso markaan wllo

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 4 ปีที่แล้ว

    Khadra daahir

  • @qiimobadan4681
    @qiimobadan4681 4 ปีที่แล้ว

    Hees meel IGA taalo kama daalo inan dhagesto

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 4 ปีที่แล้ว

    Wwwww