KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 495

  • @mubarakyuusufmaxamuudsoon5309
    @mubarakyuusufmaxamuudsoon5309 ปีที่แล้ว +22

    Alle haw naxariisto khadra daahir waxaan dhagaysanayaa anoo Ethiopia kasoo socda ua soo socda hargaysa sacadu waa 8:28 tariikh 1.8.2023 mid kastoo igadabaysa kharbaan urajaynayaa

  • @amalmohamed7853
    @amalmohamed7853 3 ปีที่แล้ว +142

    Waqti an niyad jaab💔kala kulmay qofa jecla ayaa dhageysanaya hestan allow inta is jecel calaf iskugu dar Ana mid khyr qabo🥰

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 10 หลายเดือนก่อน +34

    Laxanka heestan saaran ayaa kaliya u baahan in qarni la sharaxo alle haw naxariisto gaceyte, yamyam iyo khadraba.

  • @mowliidahmed4164
    @mowliidahmed4164 ปีที่แล้ว +9

    Waxa heestaan erayadeeda lahaa AUN Abwaan Cabdulaahi xirsi (yamham).
    Waxa laweydiiyay sababta uu u alifay waxa uu kujawaabay "labo ruux oo is jecel midkood hadii ay arin qabsato suu kakale yeeli lahaa, ma garab istaagi lahaa mise waa uu uga tagilahaa".
    Run ahaantiina waa arinka maanta dad badan kala lumiyey😢

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 ปีที่แล้ว

      Abwaaniintu waa dhaqaatiirta qalbiyada dadka daweeysa, qofka meeshaan ku soo qoray Ereyada qalad badan ayow geliyey !!! Dad ayaana afsomaliga ku baran lahaay marka waxaa fiican qofka wax soo turjumaya waa inow wax saxan meesha soo saaraa iyo sidii abwaanku uyiri usoo qoraa !!

    • @daahirmacalin5776
      @daahirmacalin5776 3 หลายเดือนก่อน

      Heestan waxaa erayada iska leh abwaan Xasan ganey

    • @mohamedbashirahmed-r6d
      @mohamedbashirahmed-r6d 3 หลายเดือนก่อน

      Suganta been abuurka kadaa​@@daahirmacalin5776

    • @aliahmedyacin721
      @aliahmedyacin721 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@daahirmacalin5776
      Waa Yamyam.

  • @hamdaAdan-k8p
    @hamdaAdan-k8p 16 วันที่ผ่านมา +1

    Illho unaxariso khadara dahir hees tan ugu jecelahyi hees hora xigmad bay leyhin heesi hore ❤

  • @MaxamedsheikhAlli-hc8qh
    @MaxamedsheikhAlli-hc8qh 11 หลายเดือนก่อน +12

    Hestaan waxan dhageysanaya sandakan bishii /3/ 4/ 2024 walibiga anigo wato gabar masaafo ah kana so masaafeeyay magalada muqdisho ariporkana muqdishana ka so duulnay 10:30 barqanimo hadana aan ku suganahay magalada baladweyne kuna sii jeeda degmada fer fer ithibopia hadii rabi ubad iga siiyo la laga yaabo in ey awladeyda biri hestan dib u dhageysan donan waxan ley abo aniga iyo hoyadiin deeqa abshir matan jeceyl ayan idin ku dhalnaye abo idinkana jaceylka tix galiya wixii is jeclna jeclaada abbo WABILAAHI TOWFIIQ

    • @ruweydocali7301
      @ruweydocali7301 11 หลายเดือนก่อน

      Isku waara oo ubada qeer qaba ilahey ha idiin siiyo insha Allah abowe gabadha qalbigeda ilaali oo waxa dhibayo ka ilaali ❤

    • @Mdam1232
      @Mdam1232 10 หลายเดือนก่อน

      isku waara abti adna ilaali waa poqorod isku kaa aamintee

    • @farhiabeautychannel4612
      @farhiabeautychannel4612 2 หลายเดือนก่อน

      Si ficn u ilaali inantaas

    • @DALJIRE01
      @DALJIRE01 หลายเดือนก่อน

      Wxaa hubaal ah in aad si fool xun u kala tagi doontan 😢😢 waayo waalidkeda maadan sharfin😢

    • @HaafidMoha
      @HaafidMoha หลายเดือนก่อน

      ​@@DALJIRE01Sxb waxaasi ma jiraan kwrn haduu waalidka sharfay oo aysan jacelkooda tix galin 😅

  • @CabdilaahibarkhadbuurmaalBarkh
    @CabdilaahibarkhadbuurmaalBarkh 18 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allaha haben wanaagsan dhamaantiinba kusaliy nabigen maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @IidAhmed-np2yq
    @IidAhmed-np2yq 2 หลายเดือนก่อน +4

    Allaw u naxariso maamo khadra, hadraawi, sooraan ,madaxwayne silanyo, adan siro,sheekh ali warsame, dad nagu qaaliya baxay😢

  • @zuhaybxasan387
    @zuhaybxasan387 3 ปีที่แล้ว +53

    Cawa taariikhban xasuustay heestan Waxan dhagaysanjiray 2012kii anooo jooga fiqiaadan buuraha ka hooseeeya ee la yidhahdo (sanka ciinka )bariga waxna maan baran jaahil ayan ahaa lkn maanta waxban bartay alxamdulilah Waxan ahay (education person)mahad oodhani ilaahaybay usugnatay hada Waxan dhigtaa dugsiga sare class form four ayey iihadhay laba bilood waaaa nimcad ilaahay logu mahadnaqo alxm (for any time)

    • @Mahtiochannel
      @Mahtiochannel  3 ปีที่แล้ว +1

      M.a Walal Keep it waxbarashadu wa muhiim

    • @zuhaybxasan387
      @zuhaybxasan387 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Mahtiochannel haaaaa hno waaaa very important wlhi alxm ilaahayban ugu mahdnaqayaa adna mahadsanid wll

    • @dhacdooyinkaqaartube9567
      @dhacdooyinkaqaartube9567 2 ปีที่แล้ว +4

      Halkaa kaga haya gidoomiye waxaan filaya ugu yaraan maanta inaad heer jaamacadeed tahaya aniga laftaydu waxba kuma dhaamo oo baadiyahaasaan aqoon xumi kalasoo galaya lax hadda dugsi sare kujiraa.

    • @nimcooniqaali8086
      @nimcooniqaali8086 2 ปีที่แล้ว +2

      Cawadaneh weegeeriyootay waameed taariiqda tahy 2 /7/ 2022 allow kuunaxariisto

    • @Mujapdirahmaan40
      @Mujapdirahmaan40 2 ปีที่แล้ว +2

      AllaH yarxam cawa way inaga hosaysa khadra daahir cige 😭😭

  • @chitopaz252
    @chitopaz252 ปีที่แล้ว +106

    Earayda heesta ku jira qaar ka mid ah”
    1:Arami = nabar aan bogsan oo mar danbe soo kacdooma’
    2: Abaaji = baadi aan ciyoon la tabin ama in wax si aada loogu hoggaansamo ( asaasaq)
    3:Abeydin = ilmaha yayar oon naaska hooyadood nuugin
    4:Saad = wax la filan karo’ Saad sidoo kale waxaa loo yaqaan sahay’
    5: Ifafaallo = saan-saan, Saadaalin.
    @chitopaz252❤

    • @AxmedNuurCismaan-gh9nx
      @AxmedNuurCismaan-gh9nx ปีที่แล้ว +10

      Sixid _arami. Nabar hore oo aan bogsan

    • @chitopaz252
      @chitopaz252 ปีที่แล้ว +1

      @@AxmedNuurCismaan-gh9nxmahadsanid masuul ✊🏽

    • @J_Dub63
      @J_Dub63 ปีที่แล้ว +2

      Waad mahadsantahay. Kalimadahaas macnahooda waan raadinayay

    • @hassandahir9693
      @hassandahir9693 ปีที่แล้ว +2

      Saad waad qaladay sxb waxaa laga wadaa wax la filan karo inay dhacaan mustaqbalka. Waxaan filayaa inaad ku qaldayso saad oo ah sida aad kor ku xustay ee ah sahay lkn isku si ayay qormaan waa kala micno.

    • @chitopaz252
      @chitopaz252 ปีที่แล้ว +2

      @@hassandahir9693haa saas waaye marka qoraa ku taraaraxay micnaha”
      Mahadsanid masuul

  • @abdirasaqmohamedhassan4350
    @abdirasaqmohamedhassan4350 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahy hawnaxristo janatul fardusa ha ka warabiyo amiin yaa aalaha manta bay hargeysa ku geryotey

  • @apdiqaniqanbi7501
    @apdiqaniqanbi7501 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle danbigeedi haka cafiyo maama khadra
    Aniguna malayacni udhagaysanayY iyaduna xabaal bay ku jirtaaaa ilaahayoow unaxariiso

  • @cashka226
    @cashka226 2 ปีที่แล้ว +17

    Wllhi dadka in qalbiyadooda in lagu ciyaaraa ma fiicna illow sidii roon niyada ka dhig qofkay doonaysana u soo jedi❤️🔐✌️

  • @toosane-c6t
    @toosane-c6t 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wxn dhageysta maalinkasta Oo khamiise inta kale wxbn dhigta wxn waa balwadeyda maadaama kusoo Korey baadiye ❤

  • @azhitaquen1224
    @azhitaquen1224 4 ปีที่แล้ว +17

    Naftan ku ogole ku abaajide ku abaydintaa kugu indha la,ahay usha maad qaban 15/11/2020😭♥️💔💔

  • @Aflaxforexacademy
    @Aflaxforexacademy 10 หลายเดือนก่อน +4

    Sanadihii xanuunka badnaa 2021- 2023 allha isoo dhaafiyay alx alx 😮

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 10 หลายเดือนก่อน +4

    Laxankii laxamadda Ahmed Gacayte Alle haw naxariisto

  • @safiyoahmedhussein
    @safiyoahmedhussein ปีที่แล้ว +2

    Heestan 2 sanado kabcida waa soo laa insha 3 yr kbcdi waa soo laabney ilnsha allah

  • @HakimAdam9304
    @HakimAdam9304 ปีที่แล้ว +7

    erayada waxaa curiyay abwaan Abdiqaadir Xirsi Yamyam codka dahabiga ah Khadra Daahir Cige labadoodaba naxariis taama Ilaahay ha siiyo

  • @AbdirahmanCali-p7e
    @AbdirahmanCali-p7e ปีที่แล้ว +2

    Waa erayadii aLaha unaxariisto cabduLqaadir xirsi YAM yam cadkii aLaha unaxariisto maamo khadra daahir cige

    • @Khaalid4220
      @Khaalid4220 8 หลายเดือนก่อน

      Laxankii gacayte allah haw naxariiste ku dar

    • @Said-e3y
      @Said-e3y 5 หลายเดือนก่อน

      Laxanka kwran yaalahaa?

    • @mohamedbashirahmed-r6d
      @mohamedbashirahmed-r6d 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Said-e3ygacayte ayaa lahaa AUN

  • @DekaMuse-g2y
    @DekaMuse-g2y ปีที่แล้ว +4

    alle haku naxriisto 😢😢mama qali rabi jabdi haku geeyo😢

  • @calidigir5444
    @calidigir5444 2 ปีที่แล้ว +37

    Allaha u naxariisto maama qadra 😭

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 10 หลายเดือนก่อน

      Allaha u naharito eebow jaanatul fardosa ubishaareey a miin

    • @CaataCabdi-vu6sw
      @CaataCabdi-vu6sw 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @yuusufshaafi2273
    @yuusufshaafi2273 2 ปีที่แล้ว +4

    Yay ku dhicin ilmadu dhir abaarsatee ish sacabka mari yalaam songs

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ereyadda: Abdiqadir Hirsi Yamyam
    Laxanka: Ahmd Gacayte Yousuf
    Codka: Khadra Dhool❤
    Dhamaantood Alle haw naxariisto'e waxay ahaayeen haldoorkii fanka sare u qaaday ee figta geeyey.

  • @armanrass6932
    @armanrass6932 ปีที่แล้ว +8

    Mac naha jaceylka inta fahansan hubaal waxbaa guu sodhacayo markay maqlan Erayadu ♥️♥️ALLA YA RAhmo

  • @amiiramaxamuud7171
    @amiiramaxamuud7171 4 ปีที่แล้ว +20

    Hadba waxaan arkaa anoo ay cidlaa eri dhaban sidii kuu ololeysee yey ku dhicin ilmadu dhul abaarsadee isha sacabk mari

    • @xikmaawiyare1083
      @xikmaawiyare1083 4 ปีที่แล้ว +2

      Heestan markan maqlo,daren.gaaran,xasuusta

    • @iqroyarey7774
      @iqroyarey7774 2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa rabi🤲🤲

  • @khadaripraahim8784
    @khadaripraahim8784 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo maamo khadra daahir cigeh 😢😢

  • @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
    @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa 4:am oo habeenimo. 13/10/2024.
    Addisababa ayaan ka qayiladayaa heestan ayaa xiligaas noo daaran oo anu si wacan u dhegaysanayaa. 😮

  • @xamsefarah6196
    @xamsefarah6196 2 ปีที่แล้ว +1

    Khadra daahir ilaahay swt ha u naxariito

  • @ashamuse3092
    @ashamuse3092 2 ปีที่แล้ว +9

    WAKHTIGAN NIYAD JABSANAHAY DHAGYSTA HEESTAN WANA JACAYLKYGI UHOREYEY 😢😭😭😭❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹 allow qalbiydena isku fur 😢😢

  • @kadarmaxamud3690
    @kadarmaxamud3690 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto habo khadra dahir cige

  • @mohamednuur3887
    @mohamednuur3887 ปีที่แล้ว +1

    Yey ku dhicin ilmadu diir abaaarsatee isha sacabka mari” wale wa murti aan innaba caadi ahayn

  • @abdaladaljoog686
    @abdaladaljoog686 4 หลายเดือนก่อน +3

    waa waqti arooryo ah waxaan jooga bossoso xaal aduun waa isugaya isooduceeya walalayaal..

    • @MustafeBashka
      @MustafeBashka 4 หลายเดือนก่อน

      Alah Haku sahlo

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 27 วันที่ผ่านมา

    Allah ya raxmu raamiin insha Allah

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heeskaan waxaa iskugu tagay 3 qof po miisan faneedka ahaa
    Abwaan yamyam mamo qadro dahir axmed gacayte yuusuf
    Allha unaxaristo dhamaantod iyo inti kale oo dhimatay bahdii fanka 🙃

  • @usaamemaxamuud21
    @usaamemaxamuud21 ปีที่แล้ว +1

    Alla jacel dhab ah bey uqaaday wllhi ❤

  • @calicusmaan-q8q
    @calicusmaan-q8q หลายเดือนก่อน

    30 December 2024 Mogadishu Degmada darusalaam ayaan kudhageesanayaa heesta saacaduna waa 21:47 habeennimo soogaleyso talaado ❤

  • @shamismahamed153
    @shamismahamed153 9 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxaristo khadra
    Heesta laxanka mucnoh wayn bay ku fadhiyaan wlhi ninki jecl wax ka yaqaaan baa garanyah heestaa ❤❤❤🎉😢

  • @axmedsharaf5645
    @axmedsharaf5645 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxaristo khadra dahir cige

  • @Mohaaz_Hassan
    @Mohaaz_Hassan หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan dhageysanayaa 3:00Friday 20 December 2024 maalin aniga xasuus going iileh

  • @jaamacsandheere6063
    @jaamacsandheere6063 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto khadro daahir cige

  • @asmamaxamed2014
    @asmamaxamed2014 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle ku naxariso khadra dahir cige Yaa ila dawanaya 2023

  • @ladanluula8201
    @ladanluula8201 2 ปีที่แล้ว +7

    Dhuusamareeb kadhageysanayaa next year America 🇺🇸 inan jogaan rabaa allow iirumeey🥰🥺😦💋

    • @mohamedfarmajo8771
      @mohamedfarmajo8771 ปีที่แล้ว

      Nabadtag oo nasoo booqo 😂

    • @safwandaib2524
      @safwandaib2524 9 หลายเดือนก่อน +1

      Walaal matagtay😂

    • @ladanluula8201
      @ladanluula8201 9 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedfarmajo8771 hhhhh dhusamareeb wali fadhiyaa kwrn 🏃‍♀️

    • @ladanluula8201
      @ladanluula8201 9 หลายเดือนก่อน

      @@safwandaib2524 my 😢 😭

    • @ahussein6025
      @ahussein6025 5 หลายเดือนก่อน

      America ma tagtay mise Xamar soo adag 😂😂😂

  • @mukhtardek1613
    @mukhtardek1613 2 ปีที่แล้ว

    alle haw naxariisto maama khadra daahir tiir ayaa ka baxay bahwaynta fanka

  • @KhadarXasan-yb6dv
    @KhadarXasan-yb6dv 9 หลายเดือนก่อน

    😢Wakhti Iyo Xasuus jacayl bey izoo xazuuzizaa❤😢😢😢

  • @hoodoali1080
    @hoodoali1080 2 ปีที่แล้ว +8

    29/9/2022 👋khadra Daahir alle ha kuu naxristo maamo😍😭😭😭

  • @axmedcali3119
    @axmedcali3119 ปีที่แล้ว +1

    Garta odayadaa
    La ijoodayaa🎉

  • @BaraxlayMudug
    @BaraxlayMudug 9 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan Dhaagaysataa 2007 Illa Maanta Marka Aan Jeclaaday Habayar 2 Labaad Oo Hooyo Al Ima Adeer Ah Taas Oo Ee dhashay Inan ama Gabar Ilaa Hadda Waan jeclahay Marka Laga Soo Tago Xaga Qaraabada Xasuus Gaar Ah ayay Iileedahay

  • @HassanAhmed-wx6je
    @HassanAhmed-wx6je 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxaristo, khadro dahir cige

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Oo sideebay u macaanaan wayday waa hees ay isugu tageen haldoorkii fanka , Waa erayadii
    AUN ABWAAN C/qaadir xirsi yamyam
    Waa laxankii Aun Alfanaan Axmed gaacayte yuusuf,
    Waa codkii Aun Khadra daahir cige
    Khadra dhool sawtu raxma ❤😢

  • @maxamedabdirisak5176
    @maxamedabdirisak5176 2 ปีที่แล้ว +4

    28:12:2022 train dhexdii baan ku dhagaysanayaa ilahow unaxariiso khadra daahir aamin

  • @Qoolowmaxamed
    @Qoolowmaxamed ปีที่แล้ว +78

    2024.....2024 2024 son😢😢😢😢😢

    • @DaahirDoomey534
      @DaahirDoomey534 ปีที่แล้ว +10

      Maxamed ali shiino

    • @MmaxamedDauud
      @MmaxamedDauud 9 หลายเดือนก่อน +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdullahiBashiir-no2ih
      @AbdullahiBashiir-no2ih 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤😂🎉😂😂😂🎉🎉😢😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊

    • @abdiazizmahamedabdi3663
      @abdiazizmahamedabdi3663 7 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅 6:05 😅​@@DaahirDoomey534

    • @AxaedMxmuud
      @AxaedMxmuud 5 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@DaahirDoomey534

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan oo caaw cidlo dareenay iyo niyada jab jcyl dhagystey allow qalpiga ii qabooji 😢❤ jcylow aabaha was mxd dadka dhibtey ❤😢 8: 52 habeenimo 23/7/2024 😢❤ 1

    • @cade7311
      @cade7311 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry cadey kaligaaa maaaha

  • @MaxamedibrahimDayib-mt2cy
    @MaxamedibrahimDayib-mt2cy หลายเดือนก่อน +1

    Saxiyal sanag cusub o wanagsan 2025
    /1/1
    Waxan idin rajeynaya Nabad io nolol wanagsan 🙏🥰

  • @fatahhugan8978
    @fatahhugan8978 ปีที่แล้ว +2

    Inta isjecelow lacag wax ma tarto allaha idin ka dhiga kuwa jaceelka fahansan 😭😭

  • @lilbrother2876
    @lilbrother2876 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha kuu naxariisto hooyo ❤🥺😔😭

  • @ontaario222
    @ontaario222 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha unaxariisto maamo khadro

  • @MahadMahamedMahamudMahamed-q2c
    @MahadMahamedMahamudMahamed-q2c 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha U naxaristo aamin in sha alah qadro dahir cige

  • @aboubakarmohammed5335
    @aboubakarmohammed5335 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto khadra Dahir markay dhimatay kadib Ayaan dhegaysanayaa 🤲🤲🤲 03/07/2022.

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว

      Ana hadan so galay maba aqoon islanta dhimatay Allaha unaxariisto danbigeda iyo heshaah ilahay bag ledahay

  • @calicabdi5798
    @calicabdi5798 ปีที่แล้ว +7

    الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته ❤😢

  • @FuadSheeq
    @FuadSheeq หลายเดือนก่อน +1

    Somalia one love❤

  • @AbdinasirHassan-v9f
    @AbdinasirHassan-v9f หลายเดือนก่อน

    Hestaan Taarikh ayey nolosheyda ku leedahay wlh sad😢😭

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 7 หลายเดือนก่อน

    Ale hawnaxariistii waa abwaankii waynaa ee c/qaadir xirsi yam yam codkuna waa khadra daahir cige ale hawnaxariisto dhamaantod❤

  • @MaxamedCadullqaadir
    @MaxamedCadullqaadir ปีที่แล้ว +3

    31/12/2024 sanadka cusub ee 2024 ilaahay mid wacan hanooga dhigo

  • @caliaadan8055
    @caliaadan8055 2 ปีที่แล้ว +7

    Awa waa meyd 2/7_2022 aduun lagu waari maaye wlal ogow..una duceey maskiintaan😭😭

    • @asiaabdi488
      @asiaabdi488 2 ปีที่แล้ว +1

      Alla anaga wa dhegaysan malin qof ba mayda😥😥

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariso Khadra

  • @CaliNootaayo
    @CaliNootaayo 8 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto khadra daahir cige

  • @FuaadmohamedMohamud
    @FuaadmohamedMohamud 24 วันที่ผ่านมา

    Ahun Eddo Alle halu raxmado khadra dahir cigeh😢

  • @NimcaanCabdi-p9f
    @NimcaanCabdi-p9f ปีที่แล้ว +1

    2024. This song
    Allaw kuu naxariiso mama khadra daahir cige❤😢

  • @nolosha884
    @nolosha884 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxaristo hadan maqly ja ada alha geyo

  • @abdifitahmohamed2761
    @abdifitahmohamed2761 6 หลายเดือนก่อน

    Boqoradii codka khaqra daahir alaa yaa cizak ❤

  • @maxamedwacane4415
    @maxamedwacane4415 ปีที่แล้ว +3

    Rabbi naxariisti janno hawgu deeqo
    Codkeeda macaan ee dhagaha noogu cushayna dambi dhaaf hawga dhigo.
    Aamiin
    January 2024❤

  • @hoodohassan2022
    @hoodohassan2022 2 ปีที่แล้ว

    Ale haw naxariito aamiin aamiin aamiin

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ifafaallo iyo saad aragti dheer
    Sida owliyaan kuu oddorosayaa
    Garta odayadaa la iso dhiibaa
    Cafis iyo aqoon afti kaa baxshee
    Yay ku dhicin ilmadu
    dhir abaarsatee
    Isha sacabka mari
    Eedaad kalgacal
    Adaa igu ugbaye
    Dhibta maw uqbixin
    Naftan ku ogolee
    Kuu abaajiddee
    Kuu abaydintaa
    Usha maa u qaban?

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah yaarahma
    Heesaan jclhy💘💘💋💋💋💖💖💝

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 ปีที่แล้ว +1

    Ereyga arammidu inay eel reeb taqaan waaye ma ahan eel (dheer )

  • @JimacaleYare
    @JimacaleYare ปีที่แล้ว

    Allah karat and janata aamiin

  • @hodanraliyachannal3624
    @hodanraliyachannal3624 2 ปีที่แล้ว

    Alla kuu naxariisto mamo khadra ilahay jano farduusa ku geeyo 😭😭❣️❤️❤️💖🥰😪💞💋💖

  • @cabdullahiciisexusenmaxame9158
    @cabdullahiciisexusenmaxame9158 2 ปีที่แล้ว +5

    Cawa ayey geeriyootay khadra dahir cige 2/7 /2022 alla ya raxma

  • @elmiwarsame5433
    @elmiwarsame5433 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha unaxaristo mama khadra dahir

  • @sabnaqueen597
    @sabnaqueen597 2 ปีที่แล้ว +15

    Allah kunaxristo mommy😩💔🥺

  • @josephhassan5764
    @josephhassan5764 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto hooyo khadro

  • @mustafabdimohamed5139
    @mustafabdimohamed5139 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha unaxariisto Fanad Qadro Dahir cige cawa dhimate 02/07/2022 haben axad ah 10:00 haben nimo

  • @kiikofamily7856
    @kiikofamily7856 9 หลายเดือนก่อน +1

    Arami = Urug ama uurkutaallo
    Abaaji = xoola baadi ah oo mudda maqnaa
    Abeydin = ilma aan weli lakala qaadin ama naaska uun jaqa
    Saad= sahay ama jicsin
    Ifafaalo = Yididiilo

  • @safasiciid
    @safasiciid ปีที่แล้ว

    Alle haku naxariisto khadra daahir maamo 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AyuubAbdi-h8m
    @AyuubAbdi-h8m หลายเดือนก่อน

    Allah ku naxariisto mam

  • @kadarmaxamud3690
    @kadarmaxamud3690 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto Qoyski iyo qarabadina samir iyo imaan allaha kasiyo amiin

  • @DahirshaafixusseinDahirshaafid
    @DahirshaafixusseinDahirshaafid ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢Allah maxan jclhy heestan ilhayoow idanbi dhaf😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @IsmaaciilCali-i4f
    @IsmaaciilCali-i4f 2 หลายเดือนก่อน

    6/12/2024
    Sacada 1:18
    Habeen jimce ah
    I.n sanadka danbe iyo isbadal 🤲🥹

  • @FarxanFaarax-j4n
    @FarxanFaarax-j4n 4 หลายเดือนก่อน

    ilaahay ha unaxariisto🤲🤲

  • @AxmedMaxamed-m3c
    @AxmedMaxamed-m3c 2 หลายเดือนก่อน

    Ale hakuu naxariito

  • @zakariyeabdi8256
    @zakariyeabdi8256 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto maama khadra daahir cige

  • @bilealiali9258
    @bilealiali9258 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉 Jecelbaa i haya bishu 13 09 2013 October 🎉❤❤❤❤ gabdhahu xamar. Jogta aniga south africa magaceda wa sahro❤

  • @munaabdirahman6568
    @munaabdirahman6568 2 ปีที่แล้ว +3

    27/6/2022 niyad jab iyo qalbi xanuun baa I bilowday marki qofkii aan dunida ugu jeclaa noloshiisa aan ka baxay walipa codsi xagiisa ka yimid😢😭😥😥

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว

      Kuma jeclayn ayar miyu codsi kula imiday badal khyr qaba wll

  • @bilananshuur4429
    @bilananshuur4429 2 ปีที่แล้ว +1

    alla yaa raxma raximiin illahay qabriga ha hakuuwasiciyo aduun waa kaas uun😢

  • @alihaajimucashaq267
    @alihaajimucashaq267 4 ปีที่แล้ว +7

    Hees macaaan❤❤❤❤

  • @roumanH7889
    @roumanH7889 ปีที่แล้ว +18

    الله يرحمها ويسكنها الفردوس الأعلى يارب 😪😪

  • @abdimutaalmiyir58
    @abdimutaalmiyir58 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha u naxariisto

  • @ShucebYare-z9l
    @ShucebYare-z9l 11 หลายเดือนก่อน

    Alle.hawnaxariisto.khadra.daahir.cige.😢

  • @updullahi____afbalaar9581
    @updullahi____afbalaar9581 2 ปีที่แล้ว +2

    Markaan qoqo hestan ayaan dhagestaaa