12/6/2013/ ayan waxan jacayl dhaba u qaaday gabar gabadhaso la yirahdo zaynou balse calaf uskuma anan yeelan 😢 mar waliba aan soo xasuusto jacaylki wanag sanaa an u qabay waxan dhagesta heestan maama khadra daahir cige alloow ku naxariis anigane heesaha allaha iga madoobeeyo 🤲🤲🤲🥹😥😭
Wan la qalay sidiisaad Hilibkaygi wadhatoo Waaxyahayga go'an baad Waraabaha ugu baaqdoo Wadar habar dugaag baad Wacday'ood u yeedhoo Ku wiirsaad lahaydoo Noloshaba ha waayee Anunban wadkaygiyo Waqtigaygu galinoo Waynuhu i daayee Waxba iilamaad hadhin!!!
12/6/2013/
ayan waxan jacayl dhaba u qaaday gabar gabadhaso la yirahdo zaynou balse calaf uskuma anan yeelan 😢 mar waliba aan soo xasuusto jacaylki wanag sanaa an u qabay waxan dhagesta heestan maama khadra daahir cige alloow ku naxariis anigane heesaha allaha iga madoobeeyo 🤲🤲🤲🥹😥😭
Alle ha unaxaristo amiin.amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin khadar daahir ciga ❤❤❤❤
Hees wacdareeda leh Khadra ALLAAA ha u naxariisto. C/Qays-na cimridheer iyo caafimaad allah ha siiyo
Qisada heesta
Markii hargaisa kalidi taliskii uu babiyey dadkina xasuqay isagio intii la socotay
Ayaa waxa dhacday in Abwaan cabdi qays iyo qolo fanka marka ka tirsanyd iyo nin marka ay isku hayb ahaayeen siyad bare
Ayaa abwanka qof marka ka imid hargaisa ka waramy duqaynta ku dhacday iyo dadki oo lalaayay markasu abwanku aad uga murugooday arinta ayna maqal ee marka loo sakhirayay warkeeda
Ninkii ay isku haybta ahayeen siaad barre ayaa yidhi ISAAQ muxu rabaaa
Oo ah hadal aan ku habonyn mesha oo tiiq tiiqsi ah
Abwanki aya mar kaliya lawada eegay abwaankuna kabanka idhiib intu idhi ayuu markiiba heestan sameyay ereyada Wabigan isitee i wal waalaya Xagu igu wada waydiiya oo wad waa loo dhashee wax kadaran miyay warinyaan
Abwaan cabdi qays illaahay cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo
Heestana hargeysa iyo dagaalkeedaba waa ka horeysey
I remember 1980s when i was child.... fanaanadii qarnigii tagay khadra dahir cige tespect
00
A*U*N Ducaaleh Daa'uud Saraaleh MUSSXAF AL-FANAAN!!! AAMIIN!!!!
Wadani
😮
Erayadii cabdi qays. Ilaahay. Cimrigiisa ha dheereeyo
Waaaaaw waaaaaw kadag doonta sideen oga baxaa badweeynta..... yaaa yaa dauud .... kabanka idilay ala yacizak ❤
Immisaan walwaal
Iyo ceel wardheer
Kaga baxay wadaan
Immisaa waaheen
Wabi soo rogmaday
Igu daray badwayn
Waxna aanan noqon🤷♂️
Waan ku waaniyaa
Wacdigaad dhagaha
Waydaarisaa..........
Wanaag baan sidaa
Jacayl baan wadaa
Anoo waafiyaad
Wayd iga dhigtaa💔
Anuun baan wedkaygiyo
Wakhtigaygu geli😍😍
alla yaa raxma lkin saan filayo kabnku waa daauud
12/4/2024 ayaan dhegaysanayaa. Waxan ku dhegaysanayaa meel cidlo dareenka aan ku dhegaysanayaana waa mid cakiran. Qofkasta oo dabaday dhegaysa inuu wanaag ku dhegayso ayaan rajaynaayaa.
Abdi Aadan xaad abdiqays wiil hoog farta ka xidhan✌️
KUWAS
@@seidabdi751 ma hooyo igu aragtay xalay aabo hooyada siil macana🤣
Erayadii iyo laxankii: cabdi qays
Codkii: khadra daahir cige AuN
5/7/2024
Mirqaan wngsan jaalayaal inta Ehelu khumkhumka
Erayada cabdi qays
Laxanka cabdi qays
Kamanka daauud
Cajiib ALLOOW kuu naxariiso
Wanaag baan sidaa
Jacayl baan wadaa
Anoo waafiyaad
Weyd iga dhigtaaa.
Cajiib
8/9/2024 ayn guri cidla ah ku dhagaysanayaa
Qaar baa heesta jceyl moodyaa heesta waxaa Cabdi Qays ka samyey Xasuuqii siyad bare ku wadey 1988
Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢 4:40
A*U*N KHADDRAH SHEEXKH TTAAHIR BARAAHIIM NUUX AADAM!!!!
ALE HA UNAXARISTO WALASHE KHADAR DAAHIR AMIIN AMIIN
Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige
WAAY QAYSKA XERTA AWALKA JALLA JALAALUH
Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢
Ereyadii alle cimriga ha u dheereeye Cabdi Aadan Xaad Qays
Dooxa waheen ee lagu magca daray suuqii waheen ew gubtay😢
Alloow ku nxriso❤❤❤mam qadr❤❤❤❤❤aamiin❤❤❤yrabii❤❤❤
Wan la qalay sidiisaad
Hilibkaygi wadhatoo
Waaxyahayga go'an baad
Waraabaha ugu baaqdoo
Wadar habar dugaag baad
Wacday'ood u yeedhoo
Ku wiirsaad lahaydoo
Noloshaba ha waayee
Anunban wadkaygiyo
Waqtigaygu galinoo
Waynuhu i daayee
Waxba iilamaad hadhin!!!
Khadara daaahir cige eebbow janada nagu kulmi
wow Oh I remembered my mom ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ i lik
waad mahad san tahay walaaloow
4:50
Maxamad siyad hesaha antiga lo qaday waye
I love you.I love you.I love you.I love you so much better the best
Muzicka wapa heeztii oo hadlyzaH kwrn.....❤
K0](9😊,9&89
Inaalilaah waina ileyhi rajicuun she passed awey right now 22-07-2🥺🥺rip
Sun Aug 18/8/2024❤❤❤❤❤❤
Dheereeye
ABWAAN
CABDI AADAN XAAD ( QAYS)
Erayadii cabdi adan xaad
YaE Rabi towbE
Eshcaala qaaci
Heestan Goorma Lasameyay Akhyaaray 😢
Respect
Wlo
Erayada: Cabdi Aaden X. Qays
Kabanka: Da'uud C. Masxaf
Codka: khadra Daahir Cige
1980
Sinad waa 1988
1988
Laxankaan yaa sameeyay tolow?
Abdi qeys
Nabad iyo caano.
Wabiga istaa weeye heesto
Hees iyo bar
❤❤❤❤❤
👍
marxaba
❤
Aad
Masha alaah ilhalow u naxriisto hooyada fanka Somaliyed
quranjo
Aa
F
Woow❤
Zfjff
Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢
Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige
Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢 4:40
Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢
Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢