Zakiyaw intaad aragto maha sadaqada sheekh c xayi ayaa bilaabay qaza waxaa ku yaalo kaam dhan oo la yiraahdo kaamka soomalida yacnii soomaaliada ayaa noolashooda kafaala qaaday sheekh c xayi ayaa ah mas uulka ugu weeyn dib u eeg zakiyaw
Walla zakiyowww waxa kugu jeclahay wax yabahay cusub ama aan arag ila soco siisa hbn kasta wan kugu tashadana caawo inaad wax so dhigi rabin moday waziirka xagu ku maqan yahay is dhahaaye😂❤
Sxp Saki Bin Xaaji mararka qaar codkaaga waa gaaban yahay ee Cod baahiye fiican isticmaal . I am listening for you and I am first supporter for you ❤❤❤❤
Bangladesh waa waddanka oogu tubaaaga cun baddan. South Africa ayaan waaa hore ku bartay, matukaddaan, naagaha maddoowgana kamaba deggaan habeen iyo dharaar. Tubaakadda iyo khamrada afka kama bixiyaan😂😂😂😂😂😂
سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ( (ا..،.، ..،..،.،.،..،.،..،..،..،..،.،..،..،.،.،..،.،..،.،...،..،..،.،.،..،...،.،.،.،..،.،.،.،..،..،...،.،...،..،...،..،..،.،..،..، ..My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967738790871. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,¸°꒰·̮ •̥·°`.`.`… nn…...............l ...... ……… .،.،..،.،.،..،.،.،.،..،.،.................,.,...,..,..,..,.,..,..،،،،، ..،.،.،...،.،..،..،.،.،...... ،.،. ........،..،..،.،....،.|~``♡♤€£♡♤♤~~~\♤♡♤:-)+==>+:-) ÷+:-) ♡÷•😊
Ala aduunka wax badan oo an cilnay badanaa lkn ani kan Bangladeshka wan u qabaa hada ka horbaa gabar ayaga ah intay Somalia 🇸🇴 afka laso gashey ban si xun u bahdiley😂😂
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
Scw scw scw ❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤
Scw scw scw
Scw scw scw
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Anku salino Nabigeena Muxammad naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee ❤
Salalaahu calyhi wasalm ❤❤❤
Somali haddii tahay like sare ❤ soomaali hanoolado
Somali boy 🦁
Odey Soomaaliyeed
@@axmadjawiil somlinimo ha lugu heliyo taratnka ka dhacayo Etobiya 🇸🇴🙏🇪🇹 adis abab bilis zakii 💔💔💔💔🥺
qalbigeena maxa farxiyo kudhajiyay qoftaas ilaahay baa konken keenay asagana qaatay
Waziirka haloo sheego yarkaas inuu yahy iraq shiici ah waye
Aan Ku salino xabiibkeena صلى الله عليه وسلم ❤️🩹
Kusali nabigeyna MOHAMMED scw scw scw 🎉
Scw
Scw scw scw ❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤
صومالي بللد الله يحفظك من كل شر يا رب يا رب يا رب يا رب يا رب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲❤️💙 ونعم
شكرا اخي ❤
❤
Allow salada Subax I fududeyyy🤲😢
Ku Sali Nabigeena muhamed Una ducee reer falastiin iyo dhamaan muslimiinta oo dhan.
Yarkaa Carabiga ku hadlaya somalida wa difaaca xitaa waxa jira video kale oo kaga hadlay Somalida 💯🤴🏻
Difaaca ma waxaa utaqaanaa inuu ku dhaho wadanka ugu daban ee eydhis qabo😂😂
@@iphaaan
Malaha ka u jawaabay xunka waxa dalkiisu caan ku yahay inagu nabayay ayuu ujeeda.
SOMALIYEEY WIILKAAN CARABIGA KU HADLOOYO MAR KASTE SOMALIA AYUU DIFAACAA LAKIIN USIGA MA AHIN SADI WAA YEMENI SOMALI AF SOMALIGA WUU KU HADLAA❤❤
Haa sax waa yamani
Zakiyaw intaad aragto maha sadaqada sheekh c xayi ayaa bilaabay qaza waxaa ku yaalo kaam dhan oo la yiraahdo kaamka soomalida yacnii soomaaliada ayaa noolashooda kafaala qaaday sheekh c xayi ayaa ah mas uulka ugu weeyn dib u eeg zakiyaw
Alle Haka Farxiyo Hadii aad Sher gareyso Saliga Nabiga (ﷺ) 🫶🏻💕
Habartaa aa qabta dheh najiska😮👌🤣edebdaranaa ruuxu alle magan intuu cudur noogu wada saariyey ilaahay haka saaro inta la daala dhacaysa🥰🤲🏼💙✨️
Cunuga wuu dhashay ee qabta iyo meydka qabta ayaan udhaxeynaa
Waxaan ukibirnaa waa qalad
Aniga tiktokgayga shiiq waaye marwalab quran iyo Islamic videos lee iga so horbaxo
Walla zakiyowww waxa kugu jeclahay wax yabahay cusub ama aan arag ila soco siisa hbn kasta wan kugu tashadana caawo inaad wax so dhigi rabin moday waziirka xagu ku maqan yahay is dhahaaye😂❤
Adi say walahi miya tahay😂maxa
@@AbdulFaarah-c5h yeah
أحب 🧡 الصوماليين أطيب الناس ❤❤
نحن نحب كل المسلمين ❤❤
ونحنا بعد نحبك❤❤❤
❤
Sxp Saki Bin Xaaji mararka qaar codkaaga waa gaaban yahay ee Cod baahiye fiican isticmaal . I am listening for you and I am first supporter for you ❤❤❤❤
Wasiir gabadhu waa Iqra Albetros
Bangladesh waa waddanka oogu tubaaaga cun baddan. South Africa ayaan waaa hore ku bartay, matukaddaan, naagaha maddoowgana kamaba deggaan habeen iyo dharaar. Tubaakadda iyo khamrada afka kama bixiyaan😂😂😂😂😂😂
Maxa ku hesataaaa aawway 1M 🎉please kudhaqssda
Waziirka barnaamijka shilalka taleefonada maxa iska dhaftay wan u xiisne❤
Yaaakasowaaalay carabtaan inaan kawaran haanin haumaleynin
Waziir muqalka xaga camera wad naga dhistay lawadan bari 🎉
Etobiya iyo somalida taratnka lagu qabanyo adis abab ka hadal 3:46 🇪🇹🇸🇴💔🥺💪
Oo muxu yahy
@AliiyaAhmed-t5d fedh fedhe🥺🇸🇴🇪🇹🙏
عيال عصير لايك يعني الي من السعودي واصلهم صومال❤❤❤❤❤❤❤❤❤
انا
@انور_محمد-ميسي احلففففف
Frist comment waziirka waa iga haysaa
Dar ilhy aya kujaclyhy wllhi wllo❤😢😢
Wasiir waan dareemoonaa saanayeeloosid, Camera-dana wey fadhisaa, tik waaye keep going Wasiir
Team waziirka like saara❤
Ilaahey asaga haku rido inkaar qabaha xasbiyallah wanicmal wakiil
Wasiir jabkina maka so hadshid macalinki wenaa xaliye watii hawada lagu cunay aaway😂😂😂
Usheeg bo inkastoo tacsi noo taalo ilaahay ha unaxriisto wlshen😢
Futada gacmahaa sartaa
A@@MaryamoAxmed-e6r amiin😢🤲
Kaas waa lagu dhamaan lahaaye dhimashadii farxiyo alle ha u naxariiste aa lagu ilaabay gabadhii dhimatay baa loo wada jiistay
@Dhaxdhigteeadi saaro hadee futadu ku Banaanthy
Wlhi geerida wlshn Farxiya ineysan qalbigeena kabaxeynin Wlashn Mcn ilahey haku naxaristo abayo qabriga waasac Rabbi hakaga dhigo 🤲 🤲
Wllkn Dayax Iyo Hodan yarisey ilahey qalbiga haidin qabojiyo bedel kheyr qabo Rabbi ha idin siiyo dhmnten Samir iyo Iman Allaha nawada siiyo 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
حياك يا وزير الصومال 🇸🇴 وانت
ماشاء الله اللهم بارك الصومال 😂😂😂❤❤❤
1k vedios still 1M maugarin why ? and he is the Best Man
Wasiir wxnkaaga fadhinaa jabkii idinku dhacay 😂😂
Wuu ka dhacooya😂😂
حبنا لكل البلدان العربيه اهلنا وناسنا واخوانا
أهلك مو أهلنا 😂
ciyal asir likeeee❤❤❤🎉
Bangaladesh iyo siralanka waan gumesan jirne wa hore
Xaliye meee mise waa xagga ragga uegysaa😂😂
Waziir mahilmamtay barnamijki sanadlaha ahaa ea dadka an cadow yelan sanadka 2024 mahilmaamtay kama haynee please wankasugèynaa
Wasiir Ninku siduu uqaldayaa calanka Morocco isagaaba ah marokane
واحدة الصومالية التعيش في عاصمة الامارات دبي
قصدك صوفيا ابراهيم ولا شنو
Wasir wlhi anoo ku jedaa tartib tartib uu gabobaysaa
Waa side sxb ma inaa ku yidha baa rabta wasirka waa si waynaday dorashadi baa dhaw😅😅
Wasiir wiilkaan waa somali yemeni ma ahan saudi
Sami guu lesson brother
Somalia 🇸🇴
🤩😍😮Masha allah👌👍👏🎉🥰💯
Gabadha Vloggeradii Waa Geenyada Waziir
Allaha unaxariisto wlasheen
Mahadsanid sadaqana waan labaxeeynaa inshaa Allah 😅
Masha allah muuqaal qurux badan waaye wasiir saaxib guul ayn ku rajeena horey usoco Somalia 🇸🇴 hanolaato ❤❤❤❤❤
Waziir wiilka wilka carabiga ujawaabaya waa yamani lkn somali ku dhashay
Asc all Muslims ☪️
Hal diin iyo hal dad waa nahay waana is dilnaa 😢
Qofka ugu horreya plz replay 😢
Wasiir xaliyeh arinkiisa maxad uga meermeeri😅 mise qaybta faraxnimada ku shaqaynaysa
Zaki wll salaanta isku day inaad saxdo salaamu caleeykum ma ahan ee waa assalamualaikum waraxmatullaahi wabarakaatuhu
Where is xaliy’s reaction video I’m still waitinggggg😂😂😂😂😂
Ilaahey ha u naxariisto farxiya
Wazir tinta we badatay ma is ledahay😂😂
Indha yarka dunidaba lama haysto barasho farsamaysan waqtigaaga 5 Daqiiqo iga sii xariif prank guess 😂😂😂la soo shir tegay
Zaki anaga ma cabsano all the world
سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ( (ا..،.، ..،..،.،.،..،.،..،..،..،..،.،..،..،.،.،..،.،..،.،...،..،..،.،.،..،...،.،.،.،..،.،.،.،..،..،...،.،...،..،...،..،..،.،..،..،
..My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967738790871. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,¸°꒰·̮ •̥·°`.`.`… nn…...............l ...... ……… .،.،..،.،.،..،.،.،.،..،.،.................,.,...,..,..,..,.,..,..،،،،، ..،.،.،...،.،..،..،.،.،...... ،.،. ........،..،..،.،....،.|~``♡♤€£♡♤♤~~~\♤♡♤:-)+==>+:-) ÷+:-) ♡÷•😊
5:44 adis abab kahadl😢🇪🇹🇸🇴💔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 6:06
Allahu akbar yaa rabi allow adiga awood leh mahadina ku sugnatay yaa rabi
الحمدالله ربي العالمين ❤😊
Carabtu beryahan way ino so dhigteen wllhi 😂 lkin xaga dhibka waa dadka kaliye inala mida 😂
Waa xayawaan in loo jawaabana ma aysan aheyn
Wasir dumaashi cawa qurux badanida masha allh
Waa indha yartahay waxba ma yaqaaniin
Xaliya inan ilaway ha umalenin waziir😂😂
Waaa markabkii een ku yacney ayay uqdad nogu qaaden reed pangaladhesh😂
Waziir uma qabaneeyo maskaxda kala wareegtay 😂😂
Zaki bina hajiyow calanka Sierra Leone mxa kuheray
Walal sadaqada xagee umarinaya subair si aan qeyb oga qato
Salalahu calayhi wasalam
Wexey dhahday gabdhahan quruxda badan waa somali😊😂
Isagu waa ciraqi 🇮🇶
Maya wa carab somali reer moqdishu aha reer xaarti salaan sare
Bangaladesh anagaa sacuudiga ku garaaci jirnay dagaal ma yaqanan wlhi meeqaa ka tunay jido qaasatan suuq sawaariiq 😅😅😅
Ilen adna dadkasa ku jiri jirty😅😅
Wazir waxan umalena Wilki somalia shegi waye wxu ku qalqalay gabdha quruxdoda io farxadoda tasba Kenta inu qalday😂
Wilka korean ka africa wax badan kama yaqaano dhowr mar arkay waa nin noloshaba Europe mareykan iyo korea lee ka yaqan
Bangladesh’ku malahaa badda ayuu ka shaqeeyaa somali pirates
Ayuu ka hadla
4:00:Yarkan waa ceraaqi waaana mulxid laadiini marka isaga xalkiisu allaw sahal yhy
Zakiyow ma adigaaba war haayo ciddii Bangladesh aheyd sowtay wiilashii faraha fududaa markab ka qabsadeen oo 30milyan oo dollar ka duubteen 😂😂😂 ilaa hada magaca somalia hadey maqlaan 30 kaas malyan ayey na weydiiyaan
Bangladesh 🇧🇩 burcad badeekeena aa weeraray oo qasaaro weny u gees teen😢😢
wagagac, marka madhulkodaan ugu tagnay? sow iyagu baddaheenna ma imaan?
3:30 😂😂😂😂😂raali ayaa kanahy jwbta
Magaceeda waa balqiis بلقيس
Zaki ciyaalka hanaga caayin soomaali caadiya weeye🎉
Bangaaladheesh market imaanjireen zaka adi waa yareet
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waziir shilka mobelada😂
Wasir xaliya kaso hadal😂😂😂 jabkiisa
Markab Ay bangala dhesh Ay leyihiin burcad badeed qabsatey
Ninka kuuriyaanku waxaan umaleeyaa inuu ogaan ugaran waayay siduu daawasho u helo 😅😅 ama waa badow aqoon ulaheyn dalalka aduunuka
Ala aduunka wax badan oo an cilnay badanaa lkn ani kan Bangladeshka wan u qabaa hada ka horbaa gabar ayaga ah intay Somalia 🇸🇴 afka laso gashey ban si xun u bahdiley😂😂
Wasiir Editing ka Kaama Haayo Xoogaa Colour Ka Ku Yar
Somali wayba ka qarafaystaan kawaran hee walipa jigjiga city
The lagan zaki bin xaaji 😂🎉😅🎉
Somali marka marka kadanbeeyo weycaan bexeysa😮😮😮