ONKOD STUDIO
ONKOD STUDIO
  • 68
  • 1 413 065

วีดีโอ

HEES |SAALAX QAASIM NAAJI | GARI MAKAA BAXDAA |
มุมมอง 6K3 ปีที่แล้ว
HEES |SAALAX QAASIM NAAJI | GARI MAKAA BAXDAA |
Hees | Guuleed ma joogaa | Xasan Aaden Samatar | Qaraami|.
มุมมอง 5993 ปีที่แล้ว
Hees | Guuleed ma joogaa | Xasan Aaden Samatar | Qaraami|.
HEES | Digfeer | Saaxiib Original with lyrics.
มุมมอง 6763 ปีที่แล้ว
Saxiib Miyaan Nahay? Sadex saw Kuguma Qabin? Saqda Dhexe Miyaa Dumar Suuqa Soo Marmari jiray ? Raguna Seexan Jiray Meel Hadmaa Saanta Loo Roogay-Waa Wareey.
XIKMADDO Jacaylka ku Saabsan
มุมมอง 1574 ปีที่แล้ว
Jacaylka iyo Xikmaddaha laga yidhi
Khadra Daahir Cige iyo Axmed Cali Cigaal Heestii Sida Dhamastu Geedaha Dhirta uga Saraysaa lyrics
มุมมอง 107K4 ปีที่แล้ว
Heesta Sida Dhamastu Geedaha Dhirta uga sareysaa. Axmed cali Cigaal iyo Khadra Daahir
Muqaalo Qosal Badan Nala Daawo
มุมมอง 664 ปีที่แล้ว
Muqaalka ka qosliyeye Comment Hoose noogu Reeb. Mahadsanid
Challengkii Ugu Yaabka Badnaa!!!!! SOMALIDU WALI MA SAMEYEEN KAN KALE!??
มุมมอง 94 ปีที่แล้ว
Somali Challenge
Khadra Daahir Xageen talo kaga hagaagaa
มุมมอง 8K4 ปีที่แล้ว
Hadii hadii hadii arin igu habsady Xageen talo kaga hagaagaa. Jaceyl ma halmaami karo Aabahaa ma hagaajin karo Aduun aanan heli kareyn Ayuu ku hawoonayaa
Khadra daahir Laqanyada jacaylka Lyrics
มุมมอง 32K4 ปีที่แล้ว
laqanyada jacaylkiyo lurka caashaq kululaa ruuxaad lahatayoo lugu laaday ba'anaa
Xasan Aaden Samatar Heesta Cinda nuuriyaa lyrics
มุมมอง 54K4 ปีที่แล้ว
Hasan Adam samatar. Erayada heesta waxa ka mid ah; cada sooo baxdiyo caadiyo hilaac cirkoo halalac yidhi ubax ciidhayiyo nuuriyo cidlaa cayn caynahoo inta dalag camiray cara samii ku yaal cosob iyo ugbaad calafiyo sunbaax raays iyo camuud caydhiina wali cidhiifyada dusha iyo caska daadagana cidna daaqinoo cag la saarin wali cayadi baxdiyo geed culaanyadii caaradii ku taal cimiladuna tahay nabad...
TAARIIKH NOLOLEEDKA FANAANADA SAHRA AHMED JAMAC OO HARGEISA LAGU AASAY
มุมมอง 9326 ปีที่แล้ว
TAARIIKH NOLOLEEDKA FANAANADA SAHRA AHMED JAMAC OO HARGEISA LAGU AASAY
SOO DHAWEYNTII KIIN JAAMAC EE NAIROBI 2018
มุมมอง 6736 ปีที่แล้ว
SOO DHAWEYNTII KIIN JAAMAC EE NAIROBI 2018
MAXAMED SICIID BK OO LUXAY JAALIYA REER SOMALILAND EE DUBAI
มุมมอง 14K6 ปีที่แล้ว
HALKAN KA DAAWO MAXAMED SICIID BK OO LUXAY JAALIYA REER SOMALILAND EE DUBAI
DAAWO GABADH DHALIILO CULUS DUSHA UGA TUURTAY WASIIRKA WARFAAFINTA
มุมมอง 3096 ปีที่แล้ว
DAAWO GABADH DHALIILO CULUS DUSHA UGA TUURTAY WASIIRKA WARFAAFINTA
ABU DUBAI : SIDII WANAAG SANAYD EE LOO SOO DHAWEEYEY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI
มุมมอง 2026 ปีที่แล้ว
ABU DUBAI : SIDII WANAAG SANAYD EE LOO SOO DHAWEEYEY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI
DAAWO WASIIR GURI BARWAAQO OO XAALKA BIXIYEY GABAYGII GABDHAHA LAGU
มุมมอง 2936 ปีที่แล้ว
DAAWO WASIIR GURI BARWAAQO OO XAALKA BIXIYEY GABAYGII GABDHAHA LAGU
AROOSKII UGU LAYAABKA BADNAA SANNADKAN AFRICA 2018
มุมมอง 4376 ปีที่แล้ว
AROOSKII UGU LAYAABKA BADNAA SANNADKAN AFRICA 2018
DAAWO AROOSKII QARNIGA IYO SIDA LOO QAABEEYEY 2018 | HAMBALYO
มุมมอง 151K6 ปีที่แล้ว
DAAWO AROOSKII QARNIGA IYO SIDA LOO QAABEEYEY 2018 | HAMBALYO
DAAWO SAWIRRADA BAASHAALKA ASMA LOVE IYO HARGEYSA 2018
มุมมอง 9K6 ปีที่แล้ว
DAAWO SAWIRRADA BAASHAALKA ASMA LOVE IYO HARGEYSA 2018
War Deg Deg : Somaliland Ku dhawaaqday inay BAXDAY heshiiskii Somaliya iyo Somaliland 2018
มุมมอง 1706 ปีที่แล้ว
War Deg Deg : Somaliland Ku dhawaaqday inay BAXDAY heshiiskii Somaliya iyo Somaliland 2018
farxiyo kabayare qaarka hore iyo qaarka dambe midna fake ma aha 2018
มุมมอง 1.1K6 ปีที่แล้ว
farxiyo kabayare qaarka hore iyo qaarka dambe midna fake ma aha 2018
Qowmiyad ka luntay SOMALIDA oo lasoo helay ORAMADA 2018
มุมมอง 2166 ปีที่แล้ว
Qowmiyad ka luntay SOMALIDA oo lasoo helay ORAMADA 2018
Sida loo shukaansado gabdhaha adoo gari dameerkga fuushan 2018
มุมมอง 2K6 ปีที่แล้ว
Sida loo shukaansado gabdhaha adoo gari dameerkga fuushan 2018
IIDLE YARE QAYB KA NOQDAY MURANKA CAWAALE IYO OOMAAR 2018
มุมมอง 2.4K6 ปีที่แล้ว
IIDLE YARE QAYB KA NOQDAY MURANKA CAWAALE IYO OOMAAR 2018
WAREYSI XIISO LEH FANAANADA WEYN HIBO NUURA 2018 | CAWEYSKA WASHITON |
มุมมอง 3.4K6 ปีที่แล้ว
WAREYSI XIISO LEH FANAANADA WEYN HIBO NUURA 2018 | CAWEYSKA WASHITON |
Raysal wasarihii Ethiopia oo Iscasilay 2018
มุมมอง 6806 ปีที่แล้ว
Raysal wasarihii Ethiopia oo Iscasilay 2018
WARAYSI XASAN AADAN SAMATAR IYO MADAXWEYNE JABUUTI ISMACIIL CUMAR GEELE
มุมมอง 68K6 ปีที่แล้ว
WARAYSI XASAN AADAN SAMATAR IYO MADAXWEYNE JABUUTI ISMACIIL CUMAR GEELE
U CODEE FANAANADA UGU COD MACAAN BILAA MUSIC 2018
มุมมอง 1.1K6 ปีที่แล้ว
U CODEE FANAANADA UGU COD MACAAN BILAA MUSIC 2018
Nimco Dareen oo wacdaro ka dhigtay xafladii DDSI heeso macaan ka qaaday 2018
มุมมอง 7116 ปีที่แล้ว
Nimco Dareen oo wacdaro ka dhigtay xafladii DDSI heeso macaan ka qaaday 2018

ความคิดเห็น

  • @Sologamer446
    @Sologamer446 11 วันที่ผ่านมา

    Non je veux pas

  • @HassanJesowIbrahim
    @HassanJesowIbrahim 12 วันที่ผ่านมา

    Absulate Legend, abwaan Sugaal Abdulle and Hassan Aden

  • @FigodheegHuosseinfarah
    @FigodheegHuosseinfarah 14 วันที่ผ่านมา

    2:11

  • @Hornmediamusic
    @Hornmediamusic 16 วันที่ผ่านมา

    1:51 ❤❤❤ 1:54

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 19 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaha ❤❤❤

  • @abdibaladahmed5708
    @abdibaladahmed5708 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaanka shalay ayuu dhintay Alle kuu naxriiso

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 หลายเดือนก่อน

    Erayada iyo laxanka abwaan suugaal cabdulle

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 หลายเดือนก่อน

    Erayada heesta waxa ka mid ah; cada sooo baxdiyo caadiyo hilaac cirkoo halalac yidhi ubax ciidhayiyo nuuriyo cidlaa cayn caynahoo inta dalag camiray cara samii ku yaal cosob iyo ugbaad calafiyo sunbaax raays iyo camuud caydhiina wali cidhiifyada dusha iyo caska daadagana cidna daaqinoo cag la saarin wali cayadi baxdiyo geed culaanyadii caaradii ku taal cimiladuna tahay nabad caama oo wax la caalufiyo cudur iyo dugaag cabsi looga qabin. Erayadii Abwaan Sugaal Abdule AHUN OO Maanta Qaraxii School Police siya ku geeriyooday AHUN Abwaanka

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed Cali cigaal maaha ee waa Cumar xasan Rooraaye AHUN

  • @Sheekoole-hd7km
    @Sheekoole-hd7km 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @tuulotage3310
    @tuulotage3310 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaale heestan sida dhamastu waa khadra daahir cige iyo cumar xasan rooraaye walawayn beenta fanka ka daaya

  • @Faraxqhyre-lq1qc
    @Faraxqhyre-lq1qc 4 หลายเดือนก่อน

    FAR AX QHYRE

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 5 หลายเดือนก่อน

    Maaha Axmed Cali Waa Rooraye

  • @QaasimNuur-h3t
    @QaasimNuur-h3t 5 หลายเดือนก่อน

    Hye

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 6 หลายเดือนก่อน

    🎉❤☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 6 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaa wada qaadaya Cumar Xasan Rooraaye iyo Khadra Daahir Cige AUNtee, kabankana waxaa u tumaya Saalax Qaasim Naaji

  • @HubiyeCusmaan
    @HubiyeCusmaan 7 หลายเดือนก่อน

    War nin kaani waa cumar xasan Rooraaye

  • @moaarahmed9393
    @moaarahmed9393 7 หลายเดือนก่อน

    Waa rooraaye

  • @shuuriyecade1027
    @shuuriyecade1027 7 หลายเดือนก่อน

    Axmad cali cigaal mahan waa cumar xasan rooraaye 😎

  • @xusto00
    @xusto00 7 หลายเดือนก่อน

    Adeeroolw marka hore waxaad hubisaan abwaanka sameeyay heesta iyo fanaaniint qaaddaysa aan ku saxee waxa qaadaya heestan labada fanaan ee khadra daahir iyo cumar xasan rooraaye

    • @Mohajabaanyare
      @Mohajabaanyare 6 หลายเดือนก่อน

      Abwaanka mustafe shikh cilmi

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan xasus ku qaatay ano shaqo kujira ayay jacayl kaygi sigaracday oytidhi mcnow cawa shaqada iskada ana kubahane ano yaban aya shaqadi lajojiyay wan socararay kadib wan uimid kulanki habeenka afar habeen kadib wan sodonay wana laisiyay cawana 2 ayan isku leenahay masha alah mcn wan kujeclahy ❤❤

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 11 หลายเดือนก่อน

    Cigaal maaha ee ka bedal waa cumar xadam rooraye

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan ilaa markey soo baxdey ilaa caawa maan fahmo jirin 😂😂

    • @Abdisalandeeq
      @Abdisalandeeq 10 หลายเดือนก่อน

      Wax qof ku fahansiiyaad u baahanthy saw maaha

    • @Mo-dool
      @Mo-dool 10 หลายเดือนก่อน

      @@Abdisalandeeq haa walahi lakiin waan ogahey in uu miyiga ka sheekeynayo lakiin ereyada aad adeg

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 หลายเดือนก่อน

    qaastan.qaasatan dhigyaashEEy qayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 หลายเดือนก่อน

    Facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 หลายเดือนก่อน

    Lagufarxeeeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 หลายเดือนก่อน

    As, la iiqabo ma ahoo boholyaw iyo iyo qiimobadan qadarin iyo yartaan haa hEE hEE sEEn istaahilaaba qiimobadan dumaroo yariisEey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay Noolaaba intiitaqaano yartayarta mudo yaroo kooban gabadha gabadha an tantani layiraah bahbahbah bahbahyariusayda bahbahbah yariisayda.yartayarta

    • @sagalduraan3489
      @sagalduraan3489 ปีที่แล้ว

      Your somali is bit strange, sorry dear, waxa aad qortey lama fahmahayo.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    waan uwataa dumaar qaasatan facyaashayinbadan an la qitasEn troonEey waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo

  • @abdik9002
    @abdik9002 ปีที่แล้ว

    Guitar ayey ku fiicneyd

  • @TaabitAbdalle
    @TaabitAbdalle ปีที่แล้ว

    Heestaa waxa wadaqaadaya Rooragaya iyo khadaro ilaahay ha u wadanaxariisto aamiin

  • @khaliifsalaama88
    @khaliifsalaama88 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah . Waa erayadii iiigu cajaa ibka badnaa ee dabeecadda dhulkeenna laga sameeyay sida balan baalis. Iyo saxan saxo udgoon badan sanka kuula raaca

  • @abdisalahsheikh
    @abdisalahsheikh ปีที่แล้ว

    Laqanyada jacelkiyo lurta caasha kulula

  • @zakielmi4401
    @zakielmi4401 ปีที่แล้ว

    Nin wayn xassan aadan samater🎉

  • @abdifarah1425
    @abdifarah1425 ปีที่แล้ว

    Riwaayada wax la odhan jire war.laa.an wada dashaye heestan khadra daahir iyo cumar xasan horooraye

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 ปีที่แล้ว

    Eerayada yaa lahaa heesta wllo Mahadsanid

  • @gabileyball
    @gabileyball ปีที่แล้ว

    It is wrong maya Ahmed cali Egal Waa kadra iyo omar hassan rooraye

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว

    Erayada cabdulhi singub AU.N

  • @arkabartirefaraxoodlay
    @arkabartirefaraxoodlay ปีที่แล้ว

    cumar xasan rooraaye iyo khadra dahir alaha haunaxariisto aamiin heesran jecliyaa 8:09

    • @OBOOSS
      @OBOOSS 7 หลายเดือนก่อน

      Arka bartire yasalam sxb 20 / 24 👍🌹

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 ปีที่แล้ว

    Erayadii Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar✅

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 ปีที่แล้ว

    Kabankii Aweys Abubakar Goobbe Ilaahay qabriga ha u nuuuro.

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 ปีที่แล้ว

    Waa Erayadii abwaan mustaf sheikh cilmi Laxankii iyo kabankii macanaa ee saalax qaasim naaji Labada fannaan oo kala ah Khadra daahir cige khadra dhool Cumar xassan rooraaye aabaha daadiska hhhhhhhh

    • @QaasimGuuleed
      @QaasimGuuleed 7 หลายเดือนก่อน

      Waah waah 2024 baan dhegeysaanayaa kwrn heee 😂😂

    • @MuuseGacan
      @MuuseGacan 2 หลายเดือนก่อน

      ❤​@@QaasimGuuleed

    • @MuuseGacan
      @MuuseGacan 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@QaasimGuuleed😅

  • @MaxamedibrahimGacan-ke5ig
    @MaxamedibrahimGacan-ke5ig ปีที่แล้ว

    Miraha iyo laxanka waa sugaal cabdulle

    • @calidheere1606
      @calidheere1606 ปีที่แล้ว

      laxanka wa samatar sugaal ayaba shegaya asoo la wareysanayo

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne cismaaciil cumar geele waa geesi

  • @tarminatorjr7349
    @tarminatorjr7349 ปีที่แล้ว

    Finest Waaberi Legend Hassan Adan samatar

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว

    Raxmaanku haw naxariisto AHN Khadra

  • @qaraamboy6302
    @qaraamboy6302 2 ปีที่แล้ว

    axmed cali cigaal maaha waa xassan cumar rooraaye

  • @cabdishakuursheekh6106
    @cabdishakuursheekh6106 2 ปีที่แล้ว

    samatar fanaan heeso macn

  • @mayduleeyebooy964
    @mayduleeyebooy964 2 ปีที่แล้ว

    Heestan jecliyaa axmed cali cigaal iyo khadra daahir cige ala hauwnaxariistee waan tageraa 🌹🌹🌹🥰🥰🙏🙏❤️❤️👏👏👍👍👍

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 ปีที่แล้ว

      Adeer, fannaanku ma aha Axmed Cali Cigaal ee waa Cumar Xasan Rooraaye

    • @OBOOSS
      @OBOOSS 11 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh

    • @tuulotage3310
      @tuulotage3310 4 หลายเดือนก่อน

      Axmed cali cigaal maaha waa omar xasan rooraaye iyo khadra daahir

    • @tuulotage3310
      @tuulotage3310 4 หลายเดือนก่อน

      @@rashidhassan572waar waxan walawaynta ah ee fanka ku ciyaaraya yaa naga qabta

  • @siciidcismaandirir1689
    @siciidcismaandirir1689 2 ปีที่แล้ว

    Khadra Daahir Cige Alle how Naxriisto Iyo Cumar Xasan Rooraaye weeyaan Ayaa Wada Qaadaya