Daawo Warkii Udanbeeyey Xiisaddii Somalia iyo itoobiya O Kasiidartay Kab Markii Maamul Kale Taageery

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @MuufoYare
    @MuufoYare 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    soomaaliya ma hogaamin doonaan raga xilka sugaaya oo gumeysiga taageeray

  • @AbwaanC.casiis-s1i
    @AbwaanC.casiis-s1i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masar Hubkeedii Ugu Badnaa Oo Diyaarado Dagaal iyo Dabaabado Badan Ah Waxay usoo Rartay Somaliya Masar Oo Rabta Maamulada Somaliya Ee Etopia Ka Amar Qaata inay Si Dhaqso Ah Usoo Afjarto Oo Ay Cirka iyo Dhulka iyo Bada Weerar Culus Kagasoo Qaado❤

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Siyaasinta u hanqalantageya inay xil kabataan Somalia waa inay ka hadlaan difaaca iyo dhibaatooyinka ay Itoobiya ka sammeeyey Somalia.

  • @zxop6273
    @zxop6273 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa la siixray

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan waxaan kula talin lahaa madax ku sheega maamul goboleedyada jawaasiista habeen madow ku weeraro diyaaradaha darooniska guryahooda.Ethiopia iyagaa ka xun.

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hawiye kaliya ayaan raacin Ethiopia, maxaa ku dhacay Somali nimadii

  • @abudarda00
    @abudarda00 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa lobahanyahay dhiig cusub nimankani qabiyaaladda washey aana aqoon lahayn dowladda yaan loodooran. New generation is what we need.

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    .kkkkk.cali.geedi..waa.soo.batay.yaahuu

  • @GeediGeedi-kq9hn
    @GeediGeedi-kq9hn ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa maaacaaa kani

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caasimadaa laga qabsanayaa intuu soomaaliya ku waashay

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa la inoogu sheekeeyee inaan nahay geesiyaal, lkn waxa inoo muuqdo fuleynimo xad dhaaf ah.

  • @AmranibnuKhayre-v7x
    @AmranibnuKhayre-v7x ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa ayaan daro Somali baa siida uu baha dilan waa yaba Somali hadayi kacan wlhi in la wayi

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Puntland iyo somali land haday ka jawaabi waayaan hadalka axmaarka, waxaan u qaadanaynaa in Axmaarku run sheegayo.

  • @cabdiqaaliqcarabXaajical-dd8bk
    @cabdiqaaliqcarabXaajical-dd8bk ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxba kama quseeyaan wadanka xasan shiiq ayaa ka taliyaaye haka hadlo

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Borther untrue about Ethiopia 🇪🇹
    You don't know about Ethiopian government
    Always Ethiopian government behind Somalia 🇸🇴 and Ethiopia not allowed Somalia strong government and Ethiopia want control all Somalia Government
    So untrue Ethiopia help Somalia

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isaga itobiya uga si wada dhowa shaley
    Ee mamantu ka xub
    sibtay...

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abi sixiroole ayadoo wadankiisii baabasanyahay oo waad jamhado yahay kuwaashay soomaalia

  • @Abdifatah-if9il
    @Abdifatah-if9il 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan bartiisa ayaa lagu aamusin lahaa malaha

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa somali cuuryaamiyay waa Ethiopia oo soomaali badan ku xasuuqday magaalada mogadisho ayada oo argoosi u timid wax aay somali u qawaday majiraan waa in loo diyaar garoobaa dagaalka Ethiopia

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bal dhageeysta wasakhaan wasiirka warfafinta putland sheegana waxa uu ku hadlayo

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan la yabanahay dadka somalida dowlada kuxumen u taagerayo miyeyna ayaga somalia ehen ilen somalia iyo itopiya ayey shekada tagan tahay wayab whi bal hadi les dagalo ayaga maxey yihin ?

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isaga itobiya uga si wada dhowa shaley
    Ee mamantu ka xub
    sibtay...