Daawo Beesha Kuumade O Raaligalin Kabixisay Hadalkii Somali Ma nihin Fariinna Udirtay Mw Xassan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @dargo114
    @dargo114 หลายเดือนก่อน +1

    Maa-Shaa-Allah, waa sidaa utiri. Waa nalugu tijaabinaa. Hadaan ka aamusno waa nalugu sharciyeynaa lakkin hadii aan kadhiidhino waa lajoojinaa.

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw หลายเดือนก่อน +1

    Allh akbar
    SOOMAALIA HANOOLAATO
    ithobiya hajabto oo hadhacdo

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah run baad kahadashey guul Somali oo dhan

  • @OceanRehab
    @OceanRehab หลายเดือนก่อน

    Wscw.. Ugaas waan kaa aqbalnay raaligelinta, somalinimada waa muqadas!

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 หลายเดือนก่อน

    msh allah midkaanbaa ka roon warkii ahaa soomaali maahin oo ka soo yeeray ree jigjiga ama odayaasha ogaadeen ee dds ayagoo ah rwaraha dalka somaliya odhan warkaasi kuma fiicnayn inuu kasoo yeero

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalinimadu waa sinji,

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 หลายเดือนก่อน

    Somali ma tihidin nimanka yiri manihina run baay sheegeen inaad somali ka dhexbaxdaan baa somali u fiican idina idiin fiican ood aamintaan maamulada aad calankooda ku hoos nooltihiin oo alla idiin gartay somalina waxan shar iyo dhib iyo fadhatanimo iyo dabqoodhinimo baad la dhex joogtaan iyo fidmo intaad dhex ordaysaana waxaan qurun ahayn idinka helimaayso

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 หลายเดือนก่อน

    Yaa argagaxisa ah Ethiopia iyo dabadhilif kooda ayaa argagaxisa ah

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 หลายเดือนก่อน

    AX.XAQIIIIIIIIIIIIIQA

  • @hamdahassab1679
    @hamdahassab1679 หลายเดือนก่อน

    Kumade
    Koly anigu ma ma qal
    Mana u malynayo in magacasi macno loga galyo afsomali

  • @MohamedAbdimohamed-d1v
    @MohamedAbdimohamed-d1v หลายเดือนก่อน

    Who is Abbassiy ? Oroma 95% Amharo 35% Anfar 70% tegray 14% Eritrea 46% somalia 60% this percentage above are Abbassiy

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w หลายเดือนก่อน

    OGAADEEN WAAD DAD DHALADA OO ASALA OO GOBA ANAGAA OOD WADAAGA OO GARHAJISA MARKAA ANABA QAARBAA NA QORAY OROMO KKKK ISKA ILAABA