Asc faarax c/qadirow barnaamijkaan iyo kuwo kale oo dhaqaalaha ka hadlaaya inaad soo tabiso waa arin wanaagsan balse su'aalihii aan ka filaynay ma aadan waydiin sida: sidee loogu bedeli karaa cash? sideese loo soo iibsada? yaase laga iibsada? Mahadsanid mudane.
Muuqaalka kastoo aan daawado kaas oo ay soomaalidu kaga hadlayso Bitcoin waxaan dhamaystaa anigoon jawaab u helin su'aashaan : Intee in la eg baa lagu maalgashan karaa suuqan, waa maxay lacagta ugu yar ee lagu maalgashan karo bitcoin?
Waa Xalaal, haddii aad SPOT-ka ka iibsanayso ama mining samaynayso ama Exchange services qabanayso, ma banaana haddii qamaar ahaan ugalayso sida noocyada kala duwan ee derivatives-ka (Futures, perpetual etc ).
Great man🎉 Asad Gaciye. Inad warbaahin caadiya waraysigan siisid ayay ahayd, maqaaxidan cidina dhahaysan maysee
Gaylen wa meesha ugu dhagaysiga badan
@MuhiyadiinOsman kkkkk Puntland aya laga dhagaysta
Nin xanuunsan baad thay oo qabiil iyo cuqdad baad u haysaa Gaylan media lkn waxba kaga qaadimaysid, neefyahw neefku dhalay. Aqoon baro intaad nicilahayd dadka aqoonta leh
@@othmanabdalamohamedadanabd1978 qabiilka iyo cuqdaduba waa waxa kaa hadashiinaya
32k ayaa dawatay 14saac bro
Suxufi faarax iyo asad iga caawiya barashada bictionka
Website kiisa waxaa la dhaha beta academy halkaasi ka helaysa course kiiso dhamaystiran si fiicana loo sharaxayo
Asad gaaciye waa legend wayn ee facebook wax badana ka faa,iiday
Great men
Gaaciye iyo gaylan
Congratulations 👏🏻🥳 Farah abdoulkadir Gull gobonimo asad
lacagtan Bitcoin waa coin-kii ugu horeeyay ee la aas aasay 2009 waxaana aas aasay satoshi Nakamoto waxaan xasuusta iyadoo maraysa qiimo ahaan $14k Halkii Bitcoin 2022 isbuuci la soo dhaafay waxay gaartay $103k
Waxaan Arkaa inaad difaacdaan iskaashatada Soomaaliyeed..
Waana Kobciye Comparative
Asad gaciye smart man
Dawlada dhulka shacabka iyo qabuuraha ku wareegaysa mid BTC usocota maaha 😂😂
Gaylaam waxan garan maysideee qabyladii iyo siyaasadii ka hadal fadlan
الله يخليك
Ani ba hashaan ma aqaan balse waxaan ufahmay kunasiibso shul ama shal
Qimo ahaan waa $2,100,000,000,000
Laba tirilyen iyo boqol bilyan oo dollar bay kukacaysa
21da milyon ee Bitcon
Qaabkee loogala hanti intee dhan ayaan gashan karaa
Asc faarax c/qadirow barnaamijkaan iyo kuwo kale oo dhaqaalaha ka hadlaaya inaad soo tabiso waa arin wanaagsan balse su'aalihii aan ka filaynay ma aadan waydiin sida: sidee loogu bedeli karaa cash? sideese loo soo iibsada? yaase laga iibsada? Mahadsanid mudane.
Faaraxow I caawi wll waxa ahay wiil dhalinyaro ah marka ilaa dartii ii caawi 😢
Asc. Faarax walaalo aad iyo aad ayaad umahadsantahay waxaan ka mid ahay dadka kuuhu xiran. Waxaan aad u jeclaanlahaa inaad iigu caawisid si aan u helo walaalka ka woreysanaysay bitcoin
Mahadsanid.
1:27 wax aan maamul laheyn see loo isticmalayaa
Internetka yaa mamula?
Tanina wasido kale ujeedkedana waa in bankiyada lagamamrmo
Haye
Sheekadii ahmed madoobaa isa soo xidhay xagaa iyo amxaarada u wareeg 😂😂😂
🎉🎉🎉
Asad Muxu Faido Ka hayaa Bitcoin?
Suuqa cryptocurruncey ladha haa waana laga shaqeestaa 2025 hadaana kaseen iskaxamaalo.walllow
Asad gaaciye shaqsi sharfan cilmina leh
Isbuucan gudihiisah dhacisaa
What is the sables?
Kalajarid
Stable Coin ama Token miyaa ka wadaa...?
Total supply waa cadadka guud ladaabacay ama tirada lacagta ladaabacay
Maanta hadii aan haysto 1 million oo dollar %80 waxan gelin lahaa crypto
Runtii waxan galey 2020 waana mustaqbal weyn Cryptocurrency
Pleas help me
War Taageera iskaashatada Soomaaliyeed.. ee Kobciye Comparative
Gguuuuulll
naftaydu waxay ubahan tahay mahe oo lacag cash ah mahe
lacagtaydo dhan crypto currency ayey kujirta xita bank ayad kadhigan sacada donto labixi karto
dhalinta waxan leyahay online marketka kudedaala
Muuqaalka kastoo aan daawado kaas oo ay soomaalidu kaga hadlayso Bitcoin waxaan dhamaystaa anigoon jawaab u helin su'aashaan : Intee in la eg baa lagu maalgashan karaa suuqan, waa maxay lacagta ugu yar ee lagu maalgashan karo bitcoin?
Waxad ku maal gashan karta 10 dollar ilaa inta aaad rabtid gaarsii barasho ayeyna ubahantahy
Bro waxa rabto kumalgashan kartaa
And io and warbxin fahfasan ayuu la baxshay sidokle waxaan qabaa sual
Suashaan iga so jaba so Bara kaso Hadla Pi network
Great man asad gaaciye youtube miyuu iska daayey horta.
Reer Galbeedku maalin ba meel bay Dunida ku dhacan . sidee umadu ku aaminaysaa , Meel loo raacaba la laha Bitcoin…
Indhayar sameyen reer galbeed waba didan yihin malinke ogaladan lacagahoda iyo bankiuadoda laga tagi dona
Asad gaaciye maa cawana keentay
Bro markaa Bitcoin ka hadashey wlhi waa gaday bitcoin kaygii oo dhan lacg 130kun dolar kudhaw.
Sabato ah wa calamad marka dadka cadiga bitcoin kahadlkeda bilaban waxa lo yaqana market Top.😂
Sodaa wawax aan sugeyney sxb🫡
Asc asadiyo faarax
Bitcoin diinteenu maxay ka qabtaa ?
Waa Xalaal, haddii aad SPOT-ka ka iibsanayso ama mining samaynayso ama Exchange services qabanayso, ma banaana haddii qamaar ahaan ugalayso sida noocyada kala duwan ee derivatives-ka (Futures, perpetual etc ).
@ Jazakallahu khayr
@@Jijigawi1 Shukran
Asadow somalia ma laga isticmali karaa
Asadow igacaawi furashada bictionla
Crypto way badan tahay ee maxad bitcoin kaliya uga waraysatay
Hadaanrabo in aan lasooboxo dolar mała iigu badalayaa cash ah Xageese wax looga iibsadaa bal noo soo sheega
Haa
War haku waalin dadka SCAMka oo ilaahay ka baq caaq yohow
Ninkii 10 xabo haystay ma 1m ayuu haystaa 😂 nio gaaladani way na waalaysaa
Kkkk
Mahad sanid Asad gaaciye
IMINKA ma qaadanaa iminka.
Asad gaaciya nin culus hori usoco✊️👊
BTC Ani 3 xabo kaheestaa
😂umada bentaaa kada qofkii hal xabo haysto xitaa comment masoqoro Dubai isagoo iskabashalaya nosodubi lahaa😅😂
War sxp waxaas waa bentaada anagoo oo kudhaxjira ilaa 2 sano ayaa inatas heysanin lkn alx hada waxan .••••••••••• hadaba waad bogankartaa youtube keyga sanadkan cusub ayan rabnaa i aan appdate gareeyo chanelkena waxana ugu hadla sida online lacag logasameeyo
3 Xabo ka haystaa kulahaa ma Ukun Baad modaysa😂
Sxb armaad 3$ haysataa aadan BTC haysan 😂😂😂
@@abdiselamsultan reer ukun waxkasto ka filo
See loo qadonaaa dhul miyaa😅
Hawada alga qodayaa baa la leeyahay waalayaabay
Xaaraan hanoo amaanina
Hahaha yaa ku yidhi de
Barsho ubahnty
Qaar xlaal.ah iyo Qaar xaraan ah isku jiraan Waa la baraa wax ey ku dhisan yihiin
Arinkaas Culumadii Culus wey kagabsaden
Bitcoin 2011 Halkii xabo waxay joogtay $1 bal kwrn ninkiii $100 dollar ku iibsaday 100 xabo maanta muxuu haysan lahaa ?
wuxuu haysan lahaa $10Millions