Jaamac Saleeban Tubeec iyo Wayihiisii Qaybtii 2aad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +9

    Cajiib al cajiib waa ustuurad ama ruug cadaa ,fanaan, abwaan ,taariikhyahan, hibo alle siiyay ,alle ha dhawro ,waa dadka dunida maamuuska ku leh 💯🙏

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว +12

    Wll nebi Mohammed { صلى الله عليه وسلم }💯 wuxu Ku jeclaa isagon Ku arag igula saliya wll ilaahay ha idinka farxiyo Aamiin💯💕

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh sidu sheegay 90 jir buu ku dhawyay hadana maskaxdiusu waxba may ilaabin waa ehelu cibaado laga yaaba ilaahay cimriga haw dheereeyo abwaanku tariikh cajiibu noga sheekeeye

  • @xamaamomuuse4984
    @xamaamomuuse4984 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku salamy gudomiye mahamed abdi sheekh ilig inoo soo bada tariikhda jaamac salebaan tubeec

  • @user-rw1tv8oj3n
    @user-rw1tv8oj3n 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaasalaam(MAXAMED ILIG)Waa.wariye.tabinaya.wuxuu.doonayo.maaha.yaryarkan.mskarafoon layaacaya.iyagoon.waxba.garanayn
    Hore. U soco.ilig.waad salasmantahay.guul

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast 2 ปีที่แล้ว +3

    i love it walahi sheekada balayo cas. Garaaralay

  • @hawoosman4698
    @hawoosman4698 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamac saleeban ha soo dayo riwayadi ugu danbaysay aa xawo taako iyo maxamed saleeban iyo fadumo duur ha soo celiyo

  • @xamaamomuuse4984
    @xamaamomuuse4984 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allh ilahy cimrigisa ha dhereyo jaamac saleban tubeec

  • @Maansheye
    @Maansheye 2 ปีที่แล้ว +4

    Suugaanta iyo taariikh-da in la uruuriyaa wa arin aad u wanaagsan waanan ku bogaadinayaa tv-ga MM Tv

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 2 ปีที่แล้ว +5

    Kusoo dhaqso sxb qaybaha kale please ❤❤❤❤

  • @mussali3427
    @mussali3427 2 ปีที่แล้ว +2

    Duke of Gloucester ayaa yimid Hargeysa 1958, wuxu xadhigga ka jaray airport-ka iyo state house-ka iyo laamigii u dhexeeyey. waxay ahayd inay timaaddo boqoradda hadda nool oo markaa ahayd amiirad. iyadoo joogta Kenya oo cadan soo mari lahayd oo hargeysa imaan lahayd ayaa waxa geeryooday aahbeheed oo ahaa boqorkii ingriiska . markaas ayay baaqatay , waxa halkeedii yimid diyuugga oo ahaa adeerkeed, iyadana waxa loo caleemisaaray boqorad. soo dhoweyntii loo sameeyey ninkaas ayuu diidey inuu u soo baxo barkhad cas . tixdaana markaasuu tiriyey.

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 ปีที่แล้ว +1

    Weriye cajiib ah weeye wareysi qaaduhu ilaa xad. Jaamac Saleebaan, cimri dheer oo caafimaad leh Eebbe ha ku siiyo.

  • @alliabdalla319
    @alliabdalla319 หลายเดือนก่อน

    WAA NIN TAARIIKH BADAN HAYA

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 2 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed ilig aad ayaad u mahadsantay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 หลายเดือนก่อน +1

    AHUN Mohaned S Tubeec.

  • @alliabdalla319
    @alliabdalla319 หลายเดือนก่อน

    Cadan 😊

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว

    Waa duke of Gloucester

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว

    Duke of Gloucester

  • @ayaanyuusfu1034
    @ayaanyuusfu1034 2 ปีที่แล้ว

    W

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 ปีที่แล้ว

    Barkhad cas qabiilkiisu yuu ahaa

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 2 ปีที่แล้ว

    Wayoo way
    Gumeysi diidkii markay geyiga ka marteen ,
    Geyagii u gacan gal gaalo,
    Ee eeboow na caymi

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed ilig waa nin ka mida haldoorka weriyeyaasha hadda jooga

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 7 หลายเดือนก่อน

    Waar magaca macalinkiisi quuranka u bixiyay amanayaa abu hadra