HALKU-DHIGGA HEESTA "MARWO" HEESAA MAXAMED SULEEBAAN TUBEEC.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 4 ปีที่แล้ว +11

    Heestan kama xiiso dhaco balse duubistaan horay looma soo galin waan kugu ogahay Bashiir Heesaha xulka ah oo aan TH-cam ka horay ugu jirin

    • @bashiirmaxmud4924
      @bashiirmaxmud4924  4 ปีที่แล้ว +3

      Thanks sxb

    • @saadiq.mohamedismail
      @saadiq.mohamedismail ปีที่แล้ว

      Heestan hore waan u maqlay laakiin codkan cajiibka ah hore uma arag. Tiktok khabiirka ayaan ka soo raacay. Mahadsanid sxb.

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 ปีที่แล้ว +3

    Heestani cajiib sanaa
    2023 yaa dhageysana ❤🎵

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 ปีที่แล้ว +4

    Laxankii Maxamed Cige ilbir AUN
    Ereyadii Huryo AUN
    Luuqdii Tubeec AUN .
    Thanks Legeng Bashiir.

  • @amiinofficialmc
    @amiinofficialmc ปีที่แล้ว +3

    Waxan dhegeysana taariikhdo ah 03/December 2022
    Maxamed suleeban tubeec rabi haunxaristo

  • @Rageedii
    @Rageedii 4 ปีที่แล้ว +4

    Hadaad iga maqnaatana meel aan jiraba mooyee, waa heesaheygii. Salaan sare masuul.🤚🏾

  • @shariifkhan1
    @shariifkhan1 ปีที่แล้ว +2

    Heeskan waxaa ka soo arkay TikTok waan ka helay war bashkow adiga iyo yaxye waa idin salaamay.

  • @abdirisaqmohamedfarah10
    @abdirisaqmohamedfarah10 ปีที่แล้ว +1

    axsan caaqiibo leh Rabbi hajanneeyo Maxamed Cumar Xuseen Huryo 1961

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam sxb sare aad iyo aad baad umahad Santahay magaranayo wax intaa kabada 🥰🙏❤️🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰

  • @jeenyobeylkariye4621
    @jeenyobeylkariye4621 ปีที่แล้ว +1

    Ax best song

  • @abdirisaqmohamedfarah10
    @abdirisaqmohamedfarah10 ปีที่แล้ว +1

    miyuusiggii Maxamed Cige Ilbir allaha unaxariistee

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 ปีที่แล้ว +1

    2023 march soon ramadan

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @abdifatahhashi4942
    @abdifatahhashi4942 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan mudo badan raadiyey Mahasanid aun Mahamed Suleyman boqorkii codka

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 หลายเดือนก่อน

    Ereyada ahun maxamed cumar xuseen (huryo)

  • @samiiradam4447
    @samiiradam4447 ปีที่แล้ว

    Heestan tiktok baan kasoo raacay
    Hore uma arag
    Waxaan ku doortay musiga wuu gaabanyahay codkana wuu dheeryahay
    Waa mid ay kagaga wacan heesaha somalida odhan

  • @naasircali2622
    @naasircali2622 ปีที่แล้ว

    Abwaan ka berbera congratulations

  • @garanuug1289
    @garanuug1289 ปีที่แล้ว +2

    Markan waa laga tumis wacan tahay mise codka ayaa la dhuubay

  • @yahyesedate3994
    @yahyesedate3994 ปีที่แล้ว

    Marwo adiga aha lkn way iga kaa du qadeen so😢