DEGDEG: Beesha Reer Xaaji Saleeban ee Arab Oo Dul Geeyay Qabriga Aabahood Habar-gidir.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 หลายเดือนก่อน +1

    MAGAC WAA MAGAC !! IMISAA SALEEBAAN LA DHAHAA!! ?? ARAB iyo SALEBAAN MEELNA ISKAMA SOO GALAAN!! UMMADA ka fadhiista BISINKA!!
    BAL EEG! BAH DHULBAHANTE 🎊 WAA HABARYOONIS 🎊 DHULBAHANTE 🎊 ayaa DHALAY!! BAH IDARAYS🎉 WAA DHULBAHANTE 🎊 SACAD YOONIS🎉ayaa DHALAY🎉 UGAADHYAHAN🎉SACAD MUUSE, UGAADHYAHSN DHULBAHANTE 🌹Ayaa dhalay!! is mana sheegtaan!! WELIBA iyagaa isaga degaan DHOW!! waanay is wada dhaleen!!
    WAALIDA LA FADHIISTA!!

    • @aaminaaxmad8120
      @aaminaaxmad8120 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wuxuu yiri iyagu waa saleeban habargir ilaa irir inaguna waa saleebaan arab ilaa sheikh isxaaq

  • @nathra7351
    @nathra7351 19 วันที่ผ่านมา

    Arabkoo isu yimid oo tashaday waaba laga yaabi maashalah

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaaji saleeban fara ceesa reer kamida qaar kood oo kamida kuna qaaraana beesha Arban sheeq is xaaq

  • @NHSHEARTTRANSPLANT
    @NHSHEARTTRANSPLANT 9 หลายเดือนก่อน +2

    Labada beelood waa in dna laga qaadaa kuwa saxda ah oo qabriga iska leh

  • @whome4851
    @whome4851 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa cusub???? 😂😂😂😂😂 waa markaan reer aakhiraad dareemi jiray. Kkkkkk

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 5 หลายเดือนก่อน

    Hg saleban arab miya saleban ah isaq o dhan aya kaa u jeclahay wale dhiga I jiidan jiray miyaa wax kale

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wrxt wbrt Akhiyaarta meesha is kugu timid oo ah family Xaaji saleebaan; waxaan khirayaa ineey dhib badan kasoo mareen walaalihii family isku keenay, waliba reer xaaji saleebaanka waqooyi, Odeyaashi hore wey ogaayeen lkn way ka xishoodeen Aboowe-yaalkeena; waxaa mucjiso ah aniga oo ah nin reer xaaji salebaan oo reer kofureed ah inaan degmada shiikh iyo Ber-bera midna marti ku ahaanayn: Al-fannaan Samatar: Sabadii ber-bera iyo soo saaxil maahayn

  • @AbdirahmanMirsal
    @AbdirahmanMirsal หลายเดือนก่อน

    War saleebaanka la sheegayaa waa saleebaan omar oo kamid ah haashim abokor koley anu iney sheegad yihiin ma ogi magacyada labada saleebaana way isku khaldami karaan ee arab oo dhan hadhihina arab waa wiil uu dhalay sh isxaaq
    Verified6

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 8 หลายเดือนก่อน

    Siyaasadii ma isir ku ciyaarbay gaadhey, war Arab waa isaaq oo waa curadkooda.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 9 หลายเดือนก่อน +2

    Naga ilaaliya OROMO IWM,

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 9 หลายเดือนก่อน +2

    Siday xisaabtu isku qabanaysaa, Isaaq iyo Hawiye. Miyaanay laba magac maanay isku mid noqon karin

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂!! 25/8/2023,😂wixii ka dsmbeeyey 😂Reerku waa dawakhay😂!

    • @abdiasiissalad6917
      @abdiasiissalad6917 5 หลายเดือนก่อน

      Waaa isku oday hal oday aya wada dhalay

  • @khadarjamac7260
    @khadarjamac7260 8 หลายเดือนก่อน

    Arabki isaaq may Ka baxeen mise marki horeba lamay dhalan WAA aduun ka doon

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 8 หลายเดือนก่อน

      Waan yaabanahay 😢

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 9 หลายเดือนก่อน

    Wax alle iyo wixii laangaab ah oo dhan isaaq ha u dad iyo Duniyo doon teen Ciido isaaq ahayd sandakan waa la sahan saday waaxaana soo sahmiyey hooleey daahir calasaw

  • @Atharimedia99
    @Atharimedia99 5 หลายเดือนก่อน

    Waar nasabka ciyaarta ahalaga daayo
    Salebaanka arab waa rag abokor axmada haashin abakora
    Axamadna waa axmad amxamad celi arab waa habar gidir maxaa nookeenay waar waa qalad qabriga ninka kujira hala sheego makii arabaa mise waa kii h. Gidir waxaan shaqo iskuma lahee

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 8 หลายเดือนก่อน

    Waa suurta gal inay wada dhasheen, somali oo dhanbaa sidaasa laakiin somalidu siday hada tahay ha loodaayo waayo qabiil muxuu tari

  • @OmarKahem
    @OmarKahem 9 หลายเดือนก่อน

    Beesha arab sifican baad samayseen mar hadaad Oromo dideen soo dhawada cadaado sood

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 9 หลายเดือนก่อน

    Waar anagaa wax aragnay waar isla yaabaa saleebaanaw nacasnimada iska daaya oo Arab asal dhalad baa
    Ahaydeen maxaa idin helay

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂!! DAYA KII UUS SAMAALE KA FADHILMAY😂HAHHHHA!! ISAAQ OO DHAN AYUU HAWIYE KA DHIGAY 😂HSHHHHHHHJA!! REEEKA CAQLIGII MAXAA KA HELEY???

  • @soofehirre1380
    @soofehirre1380 9 หลายเดือนก่อน

    War see wax ujiraan warku macada war ma arabbaa hawiye noqday mise saleebaan baa isaaq noqday kkkkkk

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 9 หลายเดือนก่อน

    KKKKKKK
    WAR N8MANKII ISAAQA AHAA DHIBAATO WAYN BAA HAYSATA, MA HADAY HABAR GIDIRNA SHEEGTEEN, GOOJACADE AYAA KA MAS'UUL AH

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂kkkkkk

  • @Haweya75
    @Haweya75 9 หลายเดือนก่อน

    Reer ka keliyaa ee labada abo leh arab 😂😂😂 war Maa garaac baa marka. 😂😂 isaaq iyo Hawiye baa idiin dhalay lahaa. Marka maa laba niin baa iska dhalay reer 😂😂 istaaqfuraanlahaa. Reer ka nasabadii baad ka sarten

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 8 หลายเดือนก่อน

    Waxan maqli saleban waa isaaq

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 9 หลายเดือนก่อน

    Hhhh maanatana talaabo cutiyaay cali miyay raacday
    Maantana
    Ma hawiye ayaad tihiin
    Ala dagaalki ssc wuxu ka dhaqaajiyay saacadi waa waasheen

  • @Haweya75
    @Haweya75 9 หลายเดือนก่อน

    Reer ka keliyaa ee labada abo leh arab 😂😂😂 war Maa garaac baa marka. 😂😂 isaaq iyo Hawiye baa idiin dhalay lahaa. Marka maa laba niin baa iska dhalay reer 😂😂 istaaqfuraanlahaa. Reer ka nasabadii baad ka sarten

    • @mascuudfeysal8327
      @mascuudfeysal8327 9 หลายเดือนก่อน

      Wihii dunuba waa adiga iyo Allahaa