Muuqaal : Mahdi Maxamed Suleebaan Tubeec.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 ปีที่แล้ว +6

    Allah haw naxariisto boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha I naxariisto m.s tubeec boqorka codka. Wadanka sudan laga xusay best somali singer

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow ปีที่แล้ว +1

    Alaaya raxma raaximiin
    Maxamed suleiman tubeec
    Galabtadaan ayaan dhageysanahay wiilku asna waafanaankale

  • @DalxiiskaSanag
    @DalxiiskaSanag ปีที่แล้ว +1

    Allah hawunaxariisto boqorkii codka ee Maxamed saleeban tubeec

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 9 หลายเดือนก่อน

    AUN Maxamed saleebaan Tubeec❤❤❤

  • @drdadaa
    @drdadaa ปีที่แล้ว +1

    wa saqdhexe runtii wa raggedii weeye

  • @CabdiqadirAhmed-w9u
    @CabdiqadirAhmed-w9u หลายเดือนก่อน +1

    Abiihii cod kiisii waa leeyahay

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

    Allah Yarxma
    Boqorkii Codka Africa iyo somaliyaba. WIILKIISI
    Ma somalia Mugdisho Lagu wareysanyaa mse waa Bosaaso meeshani

    • @maalmedia623
      @maalmedia623  ปีที่แล้ว

      Hargeisa weeye.

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 7 หลายเดือนก่อน

      Waa Somaliland Hargeisa

  • @alifarah5227
    @alifarah5227 9 หลายเดือนก่อน

    Amazing

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    AHUN MS Tubeec.

  • @xildiid6708
    @xildiid6708 6 หลายเดือนก่อน

    I'milhey ha unaxrirto tupeec iyo hadrawi all m7sliminta dhaman😊

  • @liipanahmed3426
    @liipanahmed3426 ปีที่แล้ว +1

    Allh naxariistii jano haka warabiyo 🤲🤲😭😭

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 หลายเดือนก่อน

    Aad buu Cod macaan yahay waxaa iska dhalay 2 fanaan oo hooyadii waa Faadumo duur iyo Aun boqorka codka maxamed saleebaan.

    • @heegotravel5152
      @heegotravel5152 14 วันที่ผ่านมา

      Fanaanadii faadumo duur maa dhashay masha alah...

  • @ayanlecisman5295
    @ayanlecisman5295 ปีที่แล้ว +1

    Codbaa isagana ku duugan

  • @NimcohodaanNimcohodaan
    @NimcohodaanNimcohodaan 8 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😢🎉🎉😢😢😮😮

  • @GudiCidgal
    @GudiCidgal 20 วันที่ผ่านมา

    Waadnaqiiragalisay Alaayasaĺimag raalinoqowuuguuhiilinwaqtigubiyooma ayaan

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤is 🎉a 😢😮😮😅😅😅