Barnaamijka Xusuus Reeb: Waraysi- General Maxamed Nuur Galaal VOL 2 By HCTV

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

ความคิดเห็น • 213

  • @nourhersi717
    @nourhersi717 3 ปีที่แล้ว +17

    Alla muxuu Macluumaad la God galay Allow kuu naxariiso amiin. Major General Mohamed Nuur Galaal

  • @farahaden9401
    @farahaden9401 3 ปีที่แล้ว +15

    Alle haw naxriisto wuu geeriyooday ayaan hada maqlay inaalilaahi wainaa ilayhi Rajucuun ma dhinte waa alle 😥😥

  • @adankutub5805
    @adankutub5805 4 ปีที่แล้ว +8

    Wan kugu faana geesi geesi dhalay ba tahay general mohamed nuur galaal ❤💪

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u naxariisto Sareeye Gaas Maxamed Nuur Galaal Halyeey Qaran bu aha

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm ปีที่แล้ว +3

    Habar gidar waa rag nool waan taageeraa anuu Habar gidarta waa dhashii General Caydiid love u Habar gidar from isaaq

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 8 หลายเดือนก่อน

      Laakiin markii danbe caydiid isbaaro ayay ku dileen habargidir saw maaha

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@gedefletv6049doqon ayaad tahay oo aan waliba Akhlaaq lahayn

  • @BartacadNews
    @BartacadNews 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow u naxariiso General Galaal

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 3 ปีที่แล้ว +4

    Geesigu madhintee uudhuuntaa ilaahay naxariitiijano xaawdkeeda hakwaraabiyo aamin

  • @Rayidka
    @Rayidka 7 ปีที่แล้ว +11

    masha alaah Runtii Gen Galaal Taariikh Muhiim ah ayuu Goob joog u ahaa. lakiin waxaa xiiso gaar ah lahaa 1964 Dagaalkii Somaaliya iyo Ethiopia oo uu ku sheegay in aay Ethiopia rabtay in aay Somaaliya Gala Goyso!!!! Taas in aay hadda u hirgashay Miyeeysan Muuqan ooo ISAAQ-Land u Hirgalinayo Ujeedadiii Amxaarada???????

    • @dahersaad1565
      @dahersaad1565 7 ปีที่แล้ว +1

      waar reer waqoyi baa uu ololaynayay shanti somaliyeed ee walii maad iswaydisay waxa kukalifay iin ay manta goni iskutaga somaliland

    • @yosufmoha8259
      @yosufmoha8259 7 ปีที่แล้ว +2

      marka hore dadka somaliland ba isku kenay somalida imikana iyaga ka noqday un no more buuq kale

    • @hudaabdirahman9398
      @hudaabdirahman9398 7 ปีที่แล้ว

      U hirgalinayo mase u hirgaliyey? Adeer nus qarni iyo dheeraad buu kaa maqan yahey waxaa aad Isaaq land-ka ku sheegeyso.
      Midda kale goormey aheyd marka uu Ethiopian ku sidaa rabeen iyo kolkii la kala go'ay?
      Waxa aan kuu sheegaya adna aad og tahey, Apr-1981 bey aheyd Somali National Movement markii la aasaasey waa 5 sanno oo dhowdhow ka dib dhamaadkii dagaalkaa Ethiopia Lagu la jirey.
      Markaa ma jiri karo wax la odhan karo wey ka dhexeeyeen naceyb key amxaara u qabtey Somali iyo kala daadad keedda iyo Arrinta ay reer Woqooyi ka dhiidhiyeen ee keentey in ay dagaalamaan kana go'aan dowladdii dhexe ee Somalia lana baxaan Somaliland.
      Midda kale Reer Woqooyi iyagoo kali ah bey dhab ka aheyd midnimadu kolka hore ba markan dambana in naceybka amxaari loo celiyo go'i taanka ay go'een ma ba ay aheyn.
      Taariikh da dib u baadh! (haddii aanad aheyn Daarood)

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 3 ปีที่แล้ว +3

    الله يرحمك اللهم إصلاح بلاد الصومال وحفظها من كل شر وجميع كلمتة حق الصوماليين كلهم يا رب العالمين Somali ilaah dhibaka hakaa saaro wlhi waa giisiigii Somali

  • @bashiirnuur3606
    @bashiirnuur3606 7 ปีที่แล้ว +17

    Perfect General. He is qualified Commander in chief. we still have a few Heroes is left.

  • @Maazim12
    @Maazim12 3 ปีที่แล้ว +6

    Caawa oo dhan inta aan daawanayay barnaamijka xogti aan karabay waan kahelay.
    Xarunta kagnew ee Eritrea kutaal umbaan rabay inuu ogyahay iyo in kale
    Odaygan waa run sheeg xog badan hayo

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 3 ปีที่แล้ว

      Kegnew.?

    • @Maazim12
      @Maazim12 3 ปีที่แล้ว +1

      @@duranabdi4105 military base in Eritrea oo ay maraykanku ka ilaashadaan bada cas iyo Indian Ocean ilaa Mediterranean sea maraakiibta iyo gujisyada maraya.
      Cashir wanaagsan

  • @moproductionsstudio402
    @moproductionsstudio402 7 ปีที่แล้ว +9

    Walaalahayaga woqooyi ee somaliland
    Waan u oglnahay
    Nabada iyo ictiraaf
    Waxaana u shergayaa wax somaliwayn layidhaahdo
    Ma imanayso
    Itoobiya
    Iyo qalbidhagax ku tusaale qaata
    Goota goosta
    Oo dawlad samaysta waanuu ku faraxsanahay nabadiina hargaysana iinsha alaah
    Viva Hawiye iyo isaaq wllo

  • @Dabayl
    @Dabayl 7 ปีที่แล้ว +14

    Xasuus badanaa, sidaa magacyadaa u xasuusan yahay gaal iyo muslim..Xataa warqad kama akhrinayo.

    • @guleidmohamed4662
      @guleidmohamed4662 7 ปีที่แล้ว

      waa run waa xasuus badan yahay nin kani.

  • @maxamedzaahid
    @maxamedzaahid 10 หลายเดือนก่อน

    Somali ragaas ayay qabiil iyo cunsuriyad kula kaceen markasay raban inay horumar gaadhan.
    Waa marka laleyahay ninka ugu ildheerba ugu ayaan daran .
    Alle ha unaxaristo sw.

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 ปีที่แล้ว +6

    Alla Muxuu xog hayaa. Intuu se qariyay ayaa ka badan.

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 4 ปีที่แล้ว +1

      Wallahi waxa aan la yaabanahay ayaaba intaas ah wuxu qariya ka badan waxan yar ee uu sheegey

  • @move-on1833
    @move-on1833 3 ปีที่แล้ว +3

    Awoowkeeey allaha u naxariisto 🤲🏾

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 3 ปีที่แล้ว +3

    allah how naxaristo aameeen aameeen

  • @deeqalikhayre7545
    @deeqalikhayre7545 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaahay naxaristi jano haka waraabiyo aammiin geesi

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 7 ปีที่แล้ว +17

    GALAAL waa geesi, wiil Ceelbuur, alla reer Ceelbuurka waxaan ku jecelahay geesinimada

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 7 ปีที่แล้ว +1

      Inuu aqoon yahan yahay waxaad ku garanaysaa , English iyo talyaanimaba waxa uu ugu hadlayaa galaal si fluent ah

    • @abdirahmanismaciilfurre4001
      @abdirahmanismaciilfurre4001 7 ปีที่แล้ว

      +qub qac qofkastaa wuxuu ku odhanayaa reerkayaga ayaa usoo halgamay somaliya bal u fiirso Qofkastaa Qabiil buu ka hadlayaa

  • @AbdirisakNor
    @AbdirisakNor 9 หลายเดือนก่อน

    7sano haddaa ayaa dhagaystay Alle Ha'unaxariisto Gen galaal wallaahi waraysigan waxbadan baan ka faa'iiday.

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah Barakallaah Allah yabarik Ammiin Ammiin Ammiin yarabi

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun

  • @sakariyeismail857
    @sakariyeismail857 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto

  • @dalla112
    @dalla112 3 ปีที่แล้ว +2

    Allha kunaxariiso,

  • @alifarhanaliyare9329
    @alifarhanaliyare9329 7 ปีที่แล้ว +5

    oparation and taticikal general

  • @ismailshire539
    @ismailshire539 ปีที่แล้ว

    Gen Galaal allaha u naxariisto
    Aqoon iyo waayo aragnimo

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha uu naxariisto generalka wuxu aha geesii qaran.

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha uunaxaristo insha Allah galal koley mesha xaniiyo waa ku baxeen

  • @hoyomacanmissdiamond5866
    @hoyomacanmissdiamond5866 3 ปีที่แล้ว +1

    ilahay haku naxaristo qabrigana alaha ku nuuriyo

  • @mohamedabuukarabdulle1511
    @mohamedabuukarabdulle1511 7 ปีที่แล้ว +7

    Alla nasib daro ayaa kudhacday odayga qof dhintay caydisa waxba kuu anfici meyso hadii runta lashegana waxii dambi ah ey sameysay dowladas inaa kamid aheyd ralina ka aheyd marka waxan kudhahaya hadii ad caytamtid adna hadaa dhimato ayaa helee

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว

      Mohamed Abdulkadir Abdulle
      Odaygii aad la talisay ma dhinte Waa Allah

  • @bashiirnuur3606
    @bashiirnuur3606 7 ปีที่แล้ว +2

    great General

  • @hassenibrahim4353
    @hassenibrahim4353 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hakuuuunaxariisto

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis 3 ปีที่แล้ว +1

    General Galaal, Allaha uu naxaaristo! Somalidi hore. Aman Andhom nin la dagaalamay Somalida iyo sheeko badan laga reebay!

  • @shabshaachannel1713
    @shabshaachannel1713 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 hada dawaneso ismoji

  • @abdilaahicabdi8590
    @abdilaahicabdi8590 3 ปีที่แล้ว +4

    jeneral Dauud 30/1/1965 anaga Alitlia Athens ku kala hadhnay

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 7 ปีที่แล้ว +10

    wad maqashaan cadawtinimada xabashidu ay ku doonayeen inay waqooyiga oo dhan qabsadaan oo laga difaacaye maad arrinkaa muhiimka ah ka hadashaan maxaad adinku soomaali ahaan iskugu jeeddaan waxani waa sheeko taariikh ah tan somalida dhexdeedaa maad iska deysaan oo ad ka gudubtaan maad ka dooddaan guusha xabashida lagu jabiyay,,,

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +3

      Bashiir dheere anaga cadowgeena maha habashida cadowgeena waa somalia markaa beenta iska daaa

    • @Najiib_Farhan
      @Najiib_Farhan 3 ปีที่แล้ว +2

      @@sidrasirad9475 Good runtaad usheegtay cadowgeenu waa somalia

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Najiib_Farhan mahadsanid walaal cadowga wa in mar walaba runta loo shego

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 2 ปีที่แล้ว

      @@sidrasirad9475 wa run wlhi ethopia wa wllaha waxana naga dhaxeeya wada shaqayn markay na xasuuqayeena iyada na badbaadisay

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiganiidris860 ha walal marki la qaxay waaxan maqlay in la tegay itoobiya weliba qaybta itoobiya dadkena ka degan wana ina nabad geliyeen marki madaxwyane ku sheegi iyo asakar ku sheegii intu soo duulen weligood ima sina kooonfurta dhiigba ma wadagno waayo hadaynu dhiig waadagno 19 diyaradood iyo hubkii wadanka inoo ma quudhen inta kalena sacabka uma tunten

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว +6

    badiya hadalada Kala taga ama Kala fogaynaya somaliland iyo Somalia oo ah danta somaliland iyo itoobiya

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla Yaa Raxma Halyey Ciidan Buu Ahaaa

  • @cabdikhadarmacruuf3231
    @cabdikhadarmacruuf3231 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haunaxariisto general galaal

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay how naxariisto insha Allah janaraal nuur galaal

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 2 ปีที่แล้ว

    Allha unaxariisto general galaal

  • @AhmedHassan-db4cg
    @AhmedHassan-db4cg 7 ปีที่แล้ว +3

    I guess I am the first to watch this interview yeey

  • @iskandarxoore8480
    @iskandarxoore8480 3 ปีที่แล้ว

    Allaa how naxarisao aamiin amiin

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +2

    Illaahow unaxariiso g.galaal🤲🤲🤲 waxa dilay xaarmajo geesigasu dilay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 8 หลายเดือนก่อน

      Maaduu kuu diray oo soo dilay qiyaamaha mala tegaysaa mise ciilqabkii dabacuyuun baad la matagtay

  • @habibakhanog8497
    @habibakhanog8497 3 ปีที่แล้ว

    Ilahayoow unaxariiso waydileen dadkii dabargo aya dheh

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 7 ปีที่แล้ว

    Fadlan soo warayso Ibraahim Maxamed Siciid:" Dhegaweynew". Waa macalin gaboobay. Wuxuu Ahaa gluurtitii 150kii Boorama cigaal dawladdiisii ku dhisay. Wuxuu ahaa Guddoomiyihii Gudda Joogtada ee Golihii Baarlamaanklii Somaliland doorashaddii ka hor. Wuxuu Guddoomiye Waxbarasho iyo Agaasime waaxeed ka noqday dawladihii illaa biil;awgoo todobaataneeyadii.

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 7 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare marki la dhahay nagadaa kulahaa balaaya helaha war iidoorka ha iska gadine adigaba dhimataye Allah ha u naxariisto muxu u oran waye cuqdad badanaaa

    • @MuradAhmad-tm9gz
      @MuradAhmad-tm9gz 3 วันที่ผ่านมา

      Nin dili rabay muu fani lahaa awal

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 7 ปีที่แล้ว +4

    Odeygu Way Ka hoos baxday .
    Siyaad kii uu nacamlaha u ahaa
    buu Iska dhis Ama baqdin darted
    u caayayaa Geesi inanu ahayn baa
    muuqata Kolayba wuxuu dono ha Sameye Taarikh qoran Cay iyo Aflagado laguma Qarin karo.

    • @yabracade3097
      @yabracade3097 3 ปีที่แล้ว

      Nio siyaad asigaa ka danbeeyay burburka wayo waxuu keene inuu dadki daacada ahaay dilo sadexda mxamed ayaa sbb u ahaa somali weyn inee kla bur burto🤦‍♂️🥴

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 7 ปีที่แล้ว +1

    hctv qaybta sadexaad soo geliya miyaad barakaynaysaan

  • @jjokojajohn1140
    @jjokojajohn1140 7 ปีที่แล้ว +11

    MOORYAAN RAGUU U SHAQAYN JIRAY OO DHIMATAY BUU CAAYAYA, IIDOORKU KA BAQAYAA

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 7 ปีที่แล้ว

      Jj Okoja John af Wayne qudhun iyo midgaankii Cali samatar

    • @cumardaahir4209
      @cumardaahir4209 7 ปีที่แล้ว

      Mahdi Cabdi jj

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 7 ปีที่แล้ว +7

    DAAROOD waxay bililiqaysteen taariikhdii Soomaali lahayd, 1964 Amxaarada waxaa ka difaacay saraakiil aqoon sare lahaayd, hadii magacyadooda la sheego waa ay xanaaqayaan,
    1- Aaga Togwajaale waxaa hogaaminayay DOONYAALE hawiye/Habargidir
    2- Aaga Ina Guuxa duleedka Burco SALAAD GABAYRE Hawiye/Abgaal
    3- Aaga Beledwayne CILMI NUUR TAREEY Hawiye/Murusade
    Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka JANARAAL DAAUUD Hawiye/Abgaal
    Madaxwaynaha Dalka Aadan Cade Hawiye/ Abgaal

    • @Tafo775
      @Tafo775 7 ปีที่แล้ว

      qub qac qabyaalada baas Maxad ku qabtaa

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 7 ปีที่แล้ว

      Mustafe Jarmal, waan ogahay in qabyaaladu xun tahay, Soomaalidi ayaa looga maara la yahay, faan iyo taariikh been ah,

    • @abdirahmanismaciilfurre4001
      @abdirahmanismaciilfurre4001 7 ปีที่แล้ว

      hooyadaa hawiye was. .... reer dameerale

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 7 ปีที่แล้ว +1

      Badhan, dameeraha caanahooda ayaa laga cabaa , gaajo aawadeed

    • @abdirahmaansacad1184
      @abdirahmaansacad1184 2 ปีที่แล้ว

      Hawiye gesiyaal ayay ahayeen wayna na difaceen 1964 markii ay is irahdeen xabashidu qabsada barbara

  • @ayuubkoronto5904
    @ayuubkoronto5904 2 ปีที่แล้ว

    Illay unaxariisto

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 3 ปีที่แล้ว

    Allaha naxariistii janno hakawaraabiyo

  • @yusramohammed4635
    @yusramohammed4635 3 ปีที่แล้ว

    Geesiyow.gabalkaagibaa.dhacay.wajibkagigudatay.illaahay.hakuunaxariisto

  • @axmedwacdaro3810
    @axmedwacdaro3810 3 ปีที่แล้ว

    ilahow u naxariiso

  • @ciisefaaraxciise8735
    @ciisefaaraxciise8735 4 ปีที่แล้ว +1

    naxli iyo cuqdad baa caluushiisa sida geedaha ka baxday waebal waxaa gunimadiisa daya rag dhintay buu wax ka sheegayaa.

    • @mohammedhussiehassan4689
      @mohammedhussiehassan4689 3 ปีที่แล้ว

      Koley waa gubaneysaa malaha adaa qaba cuqdadas ileen janaraalku wixii dhacay ayuu kuu sheegayaa kaliyaa taiikhdana hadaan runta laga shegeyn maxaa loo raadinayaa, runtu dadbey dhibtaa runsheeg waa ceebsheeg,

  • @hilaalugadh7170
    @hilaalugadh7170 3 ปีที่แล้ว +4

    Shit. Please adero jooji interruption ka. Qofki ad waraysanaysay o meel fican hadalku u marayo ayad ka dhex galaysa dabeecadaa jooji fadlan

  • @puregenius3493
    @puregenius3493 4 ปีที่แล้ว +2

    1974 rusia aya aya yidhi weerara Ethiopia hadana asaga uso gurmaday Ethiopia wale xog muhiim ah.

  • @ayuubkoronto5904
    @ayuubkoronto5904 2 ปีที่แล้ว

    Janaral somaliyeed

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 3 ปีที่แล้ว +2

    Rag kale hadaye caabtoy ahaye adiga misaajka ku jirta miyaa,

  • @samizaki5033
    @samizaki5033 7 ปีที่แล้ว +7

    somaalidu runta ayay kaa gubataa odaygani waa gangstar isnacay cidna Waji uu ma hayo cadaab iyo janoba ifka ayuu ku soo maray ruushkuuna wuu soo tababaray

  • @mohamudsahal3369
    @mohamudsahal3369 6 ปีที่แล้ว +4

    Generalku waxa keliya ee ku kalifay inuu caayo ragii uu la shaqayn jiray wuxuu isleeyahay nimankaas reer waqooyi ku raaligeli

  • @abdulkadiryousof7021
    @abdulkadiryousof7021 7 ปีที่แล้ว +1

    galaal show waa nin faaruq ah

  • @axmedkuunaciise9997
    @axmedkuunaciise9997 3 ปีที่แล้ว

    Allayarxamo

  • @ashrafbhai4453
    @ashrafbhai4453 7 ปีที่แล้ว +2

    ducaale weriyenimadusu waa local
    1.weriyaha
    2. macalinka
    3.sheekha
    4.gabayaga
    4.Dr
    intuba inaysan ku hadlin af reer waxa ay yihiin adeegayal bulsho group gaarana uma shaqeyan

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +1

      halkee ka keentay sheekadan ma daliil baad u haysa nin walaba wa niniisa faqash sowtay isku wada raacen xumantaa

  • @jayjayjungle2872
    @jayjayjungle2872 7 ปีที่แล้ว +3

    Ilah kubahdil walee wariyuhu wukubahdilay ()

  • @abdullabdishukri9557
    @abdullabdishukri9557 ปีที่แล้ว

    Major general mohamed nor galal

  • @abdulkadirabdullahi8968
    @abdulkadirabdullahi8968 ปีที่แล้ว

    Inyar baad isla gefteen: waxaa jirey xabsiga dhexe oo lahaa magaca centrale, iyo stazione centrale polizia ee afar irridood xammar oo ahaa xarunta dhexe ee poliska.

  • @mustafehusseinshire6178
    @mustafehusseinshire6178 4 ปีที่แล้ว +2

    Odaygu Af xumaaa🤣🤣

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +1

    Waryee, Marka la gaadho 8da bisha, jeelka dhiga Farmaajo- Fahad-Beyle-Mursal-Muudeey-Khadiijo-Wasiir Jamaal-Wasiir Dube-Mahdi M. Guuleed Khadar-Xijaar Baliis-Sakariye-Cali Daacuun-Qoorsheel.

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 ปีที่แล้ว

      Adeer Somali ha isku dirin .. in badan baa somali inaga dhimatay oo kuwa is qarxiyaa dileen .. midee Somali halkaad kala firdhin lahayd .. ileyn Xabashi , kenya , sucuudi , imaarad ayaa dalkeena raba in ay boobaane .. adna waxad noqotay kuwa u adega ee somali isku dira adeer .. Midee Somali .. marka godka lagu dhigo waa lagu waydiin doonaa isku dirka somali ee aad wado walaahi

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Abdul hadii madaxwaynuhu hawiye yahay saa maad tiraahdeen

  • @hofficialchannel771
    @hofficialchannel771 7 ปีที่แล้ว +3

    ethiopia inaga yaba cunay walee somaliland wey jirtaa

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 7 ปีที่แล้ว +4

    faqash ha dhacdo

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 7 ปีที่แล้ว +1

      Halimo Hassan anagaa ridnay faqash oo cidhib tiray

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว

    doqon lafariidiyey buu ahaa

  • @hoogehiil9190
    @hoogehiil9190 7 ปีที่แล้ว +2

    General ka been yar ban ku qabtay mar uu u waramayey Goob Joog T.V waxa uu yiri siyaad barre aya ii yimi iigana waramay inqilaabka uu samayn doono wuxuna I yiri Igala shaqeey wuxu yiri taliye markaan ruushka tagaan ku so jawabya marka uu la hadlayo Goob jooga wuxu yiri dib damabe ugu ma so jawaabin halka horn cable marku u waramayey yiri wan usoo jawaabay oo waxan iri faraha ka qaad dawlada ha inqilaabinee dawlad cid kale ma dhaantee.
    "Galaaloow inaad laba afleysa ma ansixi kareysaa"

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +3

      halkan ba wa sheegeey inu y yimi u sheegay adigana wax fahmin

  • @fuaadcaao7285
    @fuaadcaao7285 5 ปีที่แล้ว +4

    ninkaan sir buu bixinayaa

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 7 ปีที่แล้ว +4

    abdiftaax
    xanuun isaaq ah baa kugu dhacaye dalkaagii meel ku sheeg ma ugaandha ayaa qaadatay mise burundi????

    • @ilaalyare6017
      @ilaalyare6017 7 ปีที่แล้ว

      abdulahi ahmed Sacoow Xoolow bacaaceey hadii uganda ama burundi wax qaadato waxey qaadatay waa walaalahaa

    • @abshirgaylan1531
      @abshirgaylan1531 6 ปีที่แล้ว

      Ilaal yare walalahaa kaliya ha odhane macal dalkagii ayaa la qatay dadka qaar aqligooda waad la yabaysa waxay umaleyaan hadii qabiil laqatay in halkaa lagu jogayo sow barina qabiilkale laqabsan maayo🤔

  • @abdillahijama7217
    @abdillahijama7217 7 ปีที่แล้ว +1

    odayga hadalkiisu ma tafatirna , saxaafad maaha sidani hadalada aan fiicnayn in laga gooyo miyaanay fiicnayn,,,,qabaail iyo shaqsiyaad ayuu si fool xun ugu dhawaaqayaa magacyadooda,,,,

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaya arignimo gallaal

  • @iglancadey9449
    @iglancadey9449 7 ปีที่แล้ว

    subxaanalah abtiyoow bal wax iskula har oo aaqiradaada ilaasho taariiqda siday thy uga hadal oo al kugu og yahay lkn marxuumiintii dhimatay ciday doonaan ha ahaadeene ha caayin adiaa manta nolol uga danbeeyee danbigooana dusha hasaaran laaxowla

  • @cumarcaamir6522
    @cumarcaamir6522 3 ปีที่แล้ว

    Cumar c

  • @cabdifatahibrahim4107
    @cabdifatahibrahim4107 7 ปีที่แล้ว +2

    qof kaastaa muu xunzaz qof kaas xunamn iyo nacsaa baad ku sheeegta mala dadka adiga u fariidsan miyaa

  • @maxamedjamal983
    @maxamedjamal983 7 ปีที่แล้ว

    Thanks weriye ducaale

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme ปีที่แล้ว

    General Galaal iyo Genral Gabeyre-ba waxay ku xusan yihiin Buug uu qoray General Ruush ah. Waxayna ka mid ahaayeen KBG agents--Basaasiin Ruushka u shaqeeya. Alle ha u naxariisto labadaba.
    Buuga ninka qorey magaciisa waa "Vasili Mitrokhin" waana buug qoraaya Jaajuusiinta adduunka Ruushku ku lahaa.

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 7 ปีที่แล้ว

    koosaar kala haadshe waa runtaa dadkaas oo dhan xuduud male

  • @mohammedhussiehassan4689
    @mohammedhussiehassan4689 3 ปีที่แล้ว

    Geeridu waa qax
    Galalaal ilow ku naxareyso
    Gun baa garanweysay
    Aas'kaa geysto kuu wayy

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว +1

    somaliland ha noolaaato maxaan dhibaaatooyin soo marnay

  • @sahrahussen9240
    @sahrahussen9240 3 ปีที่แล้ว

    Maantaybelaayokuhaysataa

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 3 ปีที่แล้ว

      Wad xanisanysa cidad tahy halaka ayan ka garanay inbti dumar ayad tahe cuqdada carurta ha iska qadsin

  • @MohamedHassan-ci9hz
    @MohamedHassan-ci9hz 3 ปีที่แล้ว

    Ama dhintay wixii kulhaa 😂😂😂😂

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 11 หลายเดือนก่อน

    Yaad QALDEEYSAAN. ?
    Yaad CAWIREEYSAAN. ?
    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 7 ปีที่แล้ว

    Ina dafle jarbashay kuye habruhu basasa

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 4 ปีที่แล้ว

    Odaygani waa cunsuri iyo kan ka dhagaysanaya cayda maytida

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 7 ปีที่แล้ว

    abdi faataah Nuur waar oraadoo xanuunka iska Isaaq waa daad is jeceel sida ireal kale Dantadaa eego

  • @cabdifatahibrahim4107
    @cabdifatahibrahim4107 7 ปีที่แล้ว

    qof kaasta xumaan ku sheeg wale saxiboow xariif soo shaqa tagay qof kastaa waa mala xunyay sawmaa kalig

    • @ilaalyare6017
      @ilaalyare6017 7 ปีที่แล้ว

      rambo nur adigu yaeheed sxb intee jogtaa marka laguu soo masafurinayo Xoolo aad tehee kacarar mesha

  • @sahrahussen9240
    @sahrahussen9240 3 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq ingiriis gaalmaoodaan waxaymodeninuladhashay

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 3 ปีที่แล้ว

    Butiyaale

  • @Dabayl
    @Dabayl 7 ปีที่แล้ว

    Ina Khaawi ! geesi buu ahaa, halkaa inuu ka daayay ahayd.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 8 หลายเดือนก่อน

      Maxaad rabtay inuu fulay ku sheego reer dabacuyuun baad tahay

  • @timkristiansson1880
    @timkristiansson1880 7 ปีที่แล้ว +1

    ninkii xumaan sameeyay iyo ninkii wanaag sameeyay midwalba illaahay wuu arkaa ilaahay ayaana xisaabaaya maxaa isugu aaqiro seegaysaan soomaaliyeey.

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 7 ปีที่แล้ว +1

    Ducaale dadkii dhintay Ale Haunaxariisto waa laga hayaa, laakiin Ganaraal Nuur naxariista dadkii dhintay uma baryo miyaa.

    • @Shaacuur
      @Shaacuur 7 ปีที่แล้ว

      xaaji Abdulqadir 13:00 u fiirso warayssiga noocaas ah

    • @abdifatah-Yare
      @abdifatah-Yare 7 ปีที่แล้ว +1

      3:35 alle ha unaxariisto buu yidhi ducaale lkn generalku ma dhintay wixii buuu taaganyahy dadkii nin dawlad ku dhex koray iyo nin aan aragba qabyaalad baa qalbiga kawada dagtay

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 11 หลายเดือนก่อน

    Ibna Faqri.
    Jaajuuskii Amxaar, ee saqraankii Silaanyo, iyo Jaajuuskii Amxaar ee Qalbi Ciyaalka Muuse Biixi, aa u garaacdeen gurbaanka QABIIL.
    Ibna Faqri.
    maka sii fekerteen saxaarahaa Hargeeysa innaad ku soo urruuri doontaan. ?

  • @museadam9815
    @museadam9815 2 ปีที่แล้ว

    Ducaalow maxaad uga boodsiisay hadal uu generalaalku soo waday oo ku saabsan Siyaad Bare wuxuu u haystay iyo malaha siduu u arkay markuu afgambiga sameeyay iyo dowladdii Kacaanka. Taariikhdaa waad kaboodsiisaye bahasha sideedaa loo sheegaa/ qoraa.