#TOOS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #TOOS | Dhibcaha Taariikhda | Qaybtii 3-aad

ความคิดเห็น • 56

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ปีที่แล้ว +3

    Ragg wax garada oo aqoon leh ayaa is helay dowladii Cigaal sidaas ayey wadanka cagaha ugu taageen .
    Intii dhimatey Alleh ha u naxariisto inta noola Alleh cisi iyo sharaf ha siiyo Aamiin

  • @maxamedcumar6940
    @maxamedcumar6940 3 ปีที่แล้ว +3

    Mancha Allah weriye ilig iyo professor geed waxyaaabo badan ayaa laga faaidayaa waraysiyada noocana iyo dadka aqoonta leh lagala hadho taariikhda

  • @mustaphamuuse6756
    @mustaphamuuse6756 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Mr ilig waa kaga mahad celinayna Barnamijka qiimaha badan. Waa madxaf prof Gees

  • @cirguje40
    @cirguje40 3 ปีที่แล้ว +4

    Nice interview with professor Saciid Gees bro HE'S ONE OF THE BUILDERS OF SOMALILAND 👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah mahamed Said Gees libaax hadao manta muuse bexi ka faydiinsa aqoonta iyo waaya argnimda Gees wax badan ba U qabsoomi la ha

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว

    Mr Gees waa nin wax laga korodhsanyo, qaar madhan ayaa badi wax soo duuba. Thanks for the service Sir..

  • @mohamedhassan-zu5km
    @mohamedhassan-zu5km 3 ปีที่แล้ว

    mashallaha prof.gees iyo illig salan sare alle ha xifdiyo profka iyo inta lamidka ah waraysi aqoon badan xambaarsan.

  • @yaxyecigal2345
    @yaxyecigal2345 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Gees iyo ilig salaan sare . Waa waraysi dhinackaste ka dhamaystiray wax badana kuu fa idaynaya last 3 years dhagaysi waraysi wakhti aan siiyo waa kii iigu dheeraa waayo faa ido badanyahay thanks

  • @xamsecabdilaahi4980
    @xamsecabdilaahi4980 3 ปีที่แล้ว +2

    M.allH pro Moh sead GEEZ waa somaliland oo lUgaynaysa allh ha barakeeyo😍

  • @alinoz8847
    @alinoz8847 3 ปีที่แล้ว +2

    a very rare Somali individual

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 3 ปีที่แล้ว +2

    Dee billaa caleek barnaamijkan oo kale Mar kaliya soo galiya

  • @alimustafe6781
    @alimustafe6781 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sxb m ilig barnaamij aan wax badan ka faaidnay ee hore u soco ilahayna prof cimriga ha dheereyo

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 ปีที่แล้ว +3

    Aadban uladhacay wlhi wasiir hore gees waa nin daacada
    Aadban u qiiroday adeerkay aabbahay ladhashay mrkn mqlay #wali_Daud_Cigaal alle hakuu naxariisto adeer
    Adderkay marxuum madax weyne #Mohamed_xaaji_ibraahim_cigaal
    sharafta qoyskeena iyo tiisa shaqsiyadeedba aadbu udhowray oo wuxu diidayay in ladhaho nin reer cigaala ayaa uu wasaarada maaliyada dhigtay oo somaliland eedi kaga timaado
    Salaad subax ayan kasoo baxaye aadban idinku duceeyey ee alle janatul fardowsal aclaa ha idinka waraabiyo labadiinuba wad iga hoosaysan maante 😭😭😭😭😭😭😭

    • @MohamedAli-yq4ox
      @MohamedAli-yq4ox 3 ปีที่แล้ว

      Aamin aamin yaa rabi.alle ha naxariisto laba marxuunba reer cigaal.qaasaale waa qoya.taarikh Wayne ku.leh umada soomaali oo dhan ducadii awoowgay sheekh cismaan nuur faarax way kacday uu u duceeyay xaaji ibraahin cigaal

  • @hassansuleimanabdi5063
    @hassansuleimanabdi5063 3 ปีที่แล้ว +6

    Gees waa ragga buddhiga u ahaa dawladnimaada Somaliland, marxuum Cigaalna stateman buu ahaa dalka Somaliland waxa koonfur kaga duwanaa Cigaal oo kale ayaanay heysan, aabihii Somaliland buu ahaa oo qof walba ka soo laaluushey

    • @hassansuleimanabdi5063
      @hassansuleimanabdi5063 3 ปีที่แล้ว

      inta u nool yshey Gees waa in billad dahab ah lagu maamuusaa, Insha Allah

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh maxamed sciid gees ilhay cimriga iyo cafimaadka haku dheerreyo

  • @Miiraale6116
    @Miiraale6116 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah..Gees iyo inta la midka ah ee mudanka reer somaliland ah waxa weeye dadka loo baahanyahay kaydkaa umadda inay u gudbiyaan da'yarta...alle ha barakeeyo aad baan ugu diirsaday taariikhdaas uu inala wadaagey

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah allow dhowr jamuuriyada GUULAYSATAY EE SOMALILAND IYO MADAXWEYNEHEGABA.💚🤍❤️🤲🏼🤲🏼🌹🌹

  • @faysaladan5954
    @faysaladan5954 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah barnaamika ino sii wada

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @maryanasqaraar6576
    @maryanasqaraar6576 3 ปีที่แล้ว

    Wow wow wow allaha ku daayo. Somaliyey dadka noocasa ilaashada waxna ka barta. Somalida kale walaahayna sidoo kale kula talinayaa

  • @farhanBM
    @farhanBM 3 ปีที่แล้ว

    Geesi Allah ha daayee waa maktabad nool, oo wax badan u soo joogay.

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 ปีที่แล้ว

    Mshalaah oday aqoon leh oo daacad ah way dhamaaadeen dadkii sidiisa ahaa alah haynoo gargaaaro

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 ปีที่แล้ว +1

    Qabiil ha dhacde,Gees taalo ha loo sameeyo.

  • @daallo8854
    @daallo8854 3 ปีที่แล้ว +1

    Gees waa caajib nin wax gal buu ahaa

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em 3 ปีที่แล้ว

    mashaa allah

  • @nimcohana4782
    @nimcohana4782 3 ปีที่แล้ว

    Msha allah

  • @abdirahmanmohamed22
    @abdirahmanmohamed22 2 ปีที่แล้ว

    barnamijkan aad ban ugu khujuucsanhy waxanan aad ugu farxsanhy inay dad sidano kali waqtigooda inoo hureen mantana halkan aynu kuso gaadhney.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว +1

    Dalkaba waxa salka u dhigay ninkan iyo Cigaal.

  • @abdiqaniahmed2909
    @abdiqaniahmed2909 3 ปีที่แล้ว

    Qeybtii 4aad lasoo dhakhsada MMTV

  • @ccxkhsbcrb8149
    @ccxkhsbcrb8149 3 ปีที่แล้ว +2

    Professor mohamed siciid gees
    Buugiisa halke laga helayaaa

    • @SuugaanSafari
      @SuugaanSafari 3 ปีที่แล้ว

      Magaalooyinka waaweyn ee soomaalida.

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 ปีที่แล้ว

      Xagaad Joogta

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 3 ปีที่แล้ว

    codka waxbaa ka siya barnaamijka halkaa bal dib ugu yara noqda saxibayaal

  • @abdirahmanyusuf8896
    @abdirahmanyusuf8896 3 ปีที่แล้ว +2

    Thumbnail ka badal.

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan oo kale Madaxda Somalia iyo Somaliland in ay wax ka faaiideystaan weeye
    Gaar ayaan Somaliland

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 3 ปีที่แล้ว +1

    Interview waa in laga sameeyo siddan oo kale ah Cabdilaahi Darawal, Siilaanyo haddey suurto gal tahay iyo qaar lamid ah oo kamid ahaa dadkii la soo shaqeeyey president Cigaal.
    Waa iga talo.

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 3 ปีที่แล้ว

    Wa inyno iibsna ictrafka. Barna sida luula shqyo madxwyne kasta oo ina so mara. Wa talo.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว

    😕

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em 3 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh

  • @kayseabtidoon1
    @kayseabtidoon1 3 ปีที่แล้ว +1

    Thumbnail badala fadlan.

    • @Wadani924
      @Wadani924 3 ปีที่แล้ว

      Ninka saaran thumbnail waa Habar Awal markaa xariifkan la ma rabo in Thumbnail laga dhigo sababta oo ah haddii laga dhigo thumbnail cidna ma daawaneyso.

    • @kayseabtidoon1
      @kayseabtidoon1 3 ปีที่แล้ว

      @@Wadani924 anuu saas uma jeedo, qabyaaladna illahay iguma oga.

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว

    Ina cigaalna sidaasu uga cararayey reer, maantana hadaad meel eray ku qorto sacsacmuuse ayaa ugu horeeya wax kuu jawaaba.
    Slandba reerbay u haystaan that is why looga yaacay ee reerku ugu uruuray meesha.

    • @abdirizackshaqalla
      @abdirizackshaqalla 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaweyn ha ka hadlin Somaliland adoo hooyooyinkii Amison idinku dulfuul fuuleyso kii maanta hadli lahaa ma tihin.

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirizackshaqalla dhidig awal.
      Caqligaa idinku yar xaafad aad reer bilaa taariikha aad taariikh gacan ku rimisa isleedihiin ugu sameeya idinka socon mayso ee ragii meesha dhisay wakaa maalinba nin soo baxayo markii laydinla yaabay idina qajili waydeen.
      Magaca iigu qoran waan ogahay inaad xasaasiyad ka qabtaan ileen oromaad tihiine.
      Irbad dhuub ma gelisaan afkuna waydin dheeryahay🤣

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      magacaa baa laga garnya inaad Tahey cadwga Isaaq adeer Isaaq waa mid isku kaa diri maysid

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 ปีที่แล้ว

      Anigu Sacad muusaan ahay,waxaanan aaminsanahay in ninkastoo ku dhashay wadanka xataa haddaanu somaliland isir aheyn uu codeeyo loona codeeyo,in aan taageero nin kasta oo wax ku soo kordhin kara wadanka.
      Waxaanan ku balan qaadayaa qofkii wax tar inoo wada leh inaan u noqdo gargaare, u samre iyo taageere.

  • @adeero35
    @adeero35 3 ปีที่แล้ว

    Hartigu Somali land way fadhiisiyeen,maantana waa lagu ciyaaray,

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 ปีที่แล้ว

      Hartigs yaa ka xiga Somaliland?