Ali Harare oo Mustafa Martin ka wareystay Xarigii Hargeysa iyo su'aalo xasaasi ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2023
  • Ali Harare oo Mustafa Martin ka wareystay Xarigii Hargeysa iyo su'aalo xasaasi ah

ความคิดเห็น • 328

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +33

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar Keep going

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 ปีที่แล้ว +18

    Ali xaraare sheeko kaluu rabay lkn Martin sidii ninwayn buu u hadlay caawa 👍🏼

    • @himilo_tv
      @himilo_tv ปีที่แล้ว +1

      Haaa walahay 😅😅😅

    • @abdulrahmansaed6655
      @abdulrahmansaed6655 ปีที่แล้ว

      Wuu ka warhayey wuxuu odhanayo sagu xog wuu hayey dadkuu ogaysiinayaa

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 ปีที่แล้ว

      Video ayaa laga duubey mahadli karo

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 ปีที่แล้ว +6

    Alow noo hiili oo soomalida aqli aan qabiil aheyn u soo daji ameen yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว

      Waa runta, ma ila araktey ?
      Soomaali iyo qabyaalad oo dhiiga iyo lafaha kagaleen..
      New generation-ka qabyaalada way kaharidoonaan after 20-30 yrs from now.

    • @osmaanibrahim7045
      @osmaanibrahim7045 ปีที่แล้ว

      Insha alaah qeer

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +7

    martin salaamat from Tanzania

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wariyasha rug cadayga aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihin kaftan siyaasadda ali xarare iyo Martin waa idin salaamiya from Columbus Ohio

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Mustafa appreciate his country Somaliland 💚🤍❤️

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 ปีที่แล้ว +4

    CALI LIINTAA IN BADAN DOONAY MAR WAAD IMAN LANDTA NUS QARIA HA NOQOTEE WAA DIYAAR LIINTAADU XARAAROW INSHA ALLAAH

  • @mehiden
    @mehiden ปีที่แล้ว +2

    Well done mustafa, i am really impressed by your positivety. Keep it up and stay on right path.

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 ปีที่แล้ว +1

    Very interested topic 👌

  • @abshiamohamed1466
    @abshiamohamed1466 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Guuleyso insha Allah walal qali Ali

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 ปีที่แล้ว +1

    Kaftan siyaasada aad baanu u xiiseynaa. Cali xaraare Hargeysa waanu kugu Soo dhaweyn si fiican

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 ปีที่แล้ว +5

    Mustafe martin waxaan u sheegayaa adiga sxb inta wanaagsan ayaa lagu tusoo lkn rega qaar hadii aad is arki lahaydeen somaliland lagaama maqleen

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 ปีที่แล้ว +5

    Martin is legend

  • @ismotube2784
    @ismotube2784 ปีที่แล้ว +1

    am come to usa soon ins sh allah

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah mustafe well done, Aliyow adna wan ku sugayna wax ka baro mustafe

  • @naasirbashiir358
    @naasirbashiir358 ปีที่แล้ว

    Shiikh Mustafe Ibraahim Maxamed Xandule

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 ปีที่แล้ว

    Mustafa waa nin wanaagsan intuu Hargeysa joogay waan kulanay

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 ปีที่แล้ว +5

    Masha'allah hadal kooban jwb waafi ah (martin)

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah legend martin welcome back

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 ปีที่แล้ว +2

    Martiin waa nin rageeeda walhi ragii u cayaaye baa so booqadaye

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 ปีที่แล้ว +2

    Asc hamdulilaah calaa salaama Martin

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah abtigay waa qof xaqiiqda ku nool weeye si fayow ayaad u,fikirtay warbixin wanaagsan oo kooban ayaad na,siisay

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ,geesi qaran wbt

  • @jeromevonstaa9195
    @jeromevonstaa9195 ปีที่แล้ว

    Manshaala mastafe, ilaahay hakubarakeeyo wadani xaal ah.

  • @axmedcade7
    @axmedcade7 ปีที่แล้ว +3

    Odayga weli waa fresh liinta markay kabaxo halagu celiyo wareysiga
    Waane idin salaamay kkkk

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว +2

    Wlcm Minnesota

  • @xakimacumaradancumar8049
    @xakimacumaradancumar8049 ปีที่แล้ว +3

    Mustafe soo dhawow nin sharafbadan badtahayoo sharafbadan asal burco ❤

    • @ismailyassin1281
      @ismailyassin1281 ปีที่แล้ว

      Thanks Mustafe Martin, well said, this is the best logic interview I have ever seen in somali american tv

  • @ibrahimabdihussein1597
    @ibrahimabdihussein1597 ปีที่แล้ว

    Kaftanka siyaasadda waa barnamijka Kali ee soomalida runta ka hadla oo wariyaal aad u dhaqan fiican, dadkoodana lajecel wax fiican, Markastana ilaaliya anshaxa iyo sumcada dadka soomaliyeed. Ali Harare iyo Mustafa Martin waa mahad santihin. Waxan aad u jecleystay qaabka dadka wax u fahamsiiyaan.

  • @IjopelReya
    @IjopelReya ปีที่แล้ว

    Thank you Martin

  • @cabdicali7666
    @cabdicali7666 ปีที่แล้ว +1

    Cali xarare walahi wàan yaabay edada ayaa ku sheegtay in nin cadaan ah ku qabo subxanalaah

    • @jamaisse9852
      @jamaisse9852 ปีที่แล้ว

      ninkaasi markuu wax faaleynayo sida raga kalsoonida leh uma faaleeyo.
      hadalkiisa dumar dumar iyo cuqdad badan baad ka dareemaysaa.
      markaa wxd sheegayso hore ayaan aniguba ugu maleeyey.
      allahu aclam.

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 ปีที่แล้ว

    Liinta macabtay kulahaa cali xaraare waa another level

  • @user-ei7ey2kf9l
    @user-ei7ey2kf9l ปีที่แล้ว

    It is only video ???

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 ปีที่แล้ว

    Masha alla ❤

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 ปีที่แล้ว +2

    Mustafe mashallah legend is legend well sad bro Somaliland’s 👍👍💯💯💯💚🤍❤️👏👏👏🥰🥰

  • @ahmedabdalla5857
    @ahmedabdalla5857 ปีที่แล้ว +4

    Waa barmaamijkii ugu fiicnaa ee aan ka daawado Somali American TV well done Mustaphe Martin

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic ปีที่แล้ว

    Waa reer kaliya oo dawlad noqday

  • @falanqeeye5106
    @falanqeeye5106 ปีที่แล้ว

    Ninkan wa codkar wlhi he deserves the presidency of somalia.

  • @abdidaud9183
    @abdidaud9183 ปีที่แล้ว +6

    Liinta uu soo dha dhamiyay😂😂😂😂

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 ปีที่แล้ว +1

    soo noqosha wacan mustafe

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 ปีที่แล้ว

    Masha allah mustafa maartin soonoqo sho wcn

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 ปีที่แล้ว

    Ali wlle soodkada wuu iga xiranyhy

  • @jeromevonstaa9195
    @jeromevonstaa9195 ปีที่แล้ว +9

    Masha ala martin ilaahay haku dhawro wadani dhab ah masuul.

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 ปีที่แล้ว +1

      What is Wadani?
      Nalcad ha ku dhacdo dhurwaayada Hargeysa.

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 ปีที่แล้ว +2

    Ali sland miyaa horta aniga maba ogi

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi ปีที่แล้ว

      Maaha. Waa Nin Daarood Ah.

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 ปีที่แล้ว

      Haa

  • @wiildhulbahante
    @wiildhulbahante ปีที่แล้ว +2

    Shan iyo toban ma qaado martinow landcrouserku

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 ปีที่แล้ว +1

    Inuu yiraahdo baxarka dee adaa i geliyey Caliyow!

  • @Hersi18
    @Hersi18 ปีที่แล้ว

    Martin free manshallah

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 ปีที่แล้ว +1

    Waa kuma Mustafa.

  • @inabaziin3376
    @inabaziin3376 ปีที่แล้ว

    One love forever bro ❤ 💙

  • @osmanabdi8177
    @osmanabdi8177 ปีที่แล้ว +2

    Liintii kulmiye oo aan biyo lagu darin buu soo cabay sababtoo ah inta uu u mahad celiyeyba waa wada kulmiye badanku.
    Waxaynu sugnaaba waa martin oo noqon doona muxaafid wayn oo xukuumada u olloleeya🤔

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 ปีที่แล้ว +1

    Laba legend

  • @fathiyamohamed6443
    @fathiyamohamed6443 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad tahay nin adayg ah garxajis no calaacal

  • @kaafiherz6930
    @kaafiherz6930 ปีที่แล้ว

    Liintu wa muhiim wa cashar jawaab fiican bixiya. Lkin wxu ilaaway wadani
    Wxu xusay tola'aydii uun.

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 ปีที่แล้ว

    Mustafe Martin wali nama odhan waan ka noqday madaxweyne nimadii u sheegtay.

  • @mohamedomer7262
    @mohamedomer7262 ปีที่แล้ว

    Mustafe martin legend weeyi

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare runtii aqoon iyo afsomali ku dhan kulahaa kaftanka siyaasada jeelka kusii dhexwadi lahaa from jermany kaasoo salamayaa

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว +3

    Cali Dhuxule Wuu Ku Hungoobay Waraysigan Martin Wuxuu Jeclaa Inuu Xumaan Ka Sheego Somaliland

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 ปีที่แล้ว +3

    Caliyaw sxb adiga iyo mustafeba waan idin salaamay indr waxa ii raaca ninkaa Mustafe waa bilaa wacad balan ii qaad ayaan ku idhi inaan kula kulmo waliba lacag kuma waydiiyo ee anaa ku macsuumaya u sheegay lkn waa naga dhuuntay markii la xidhay inta aan taliye ayuuba OO Maxamed c/raxman la dhaho u yeedhay ayaan idhi ninkaa nala baadi doon
    Ilaa c,I,D da la noo diiday
    Waliba taliyahaana waan kula soo hadashiin karaa walaahi
    Facebook ayaan soo dhigay laguna qabsaday waxaba ka kaalay OO imika ninkaa ii soo fadhiisi waan u gardhiganayaaye imikaba na dhex gal sxbkaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw ปีที่แล้ว +1

    Meesha waxaa ka shaqeeya QABIIL hadii ilaahay kaa badbaadiyey waa kheyr.

  • @sharmaboy8358
    @sharmaboy8358 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh dirir maxaa laguugu gayn wayey shahadada hakuu qabteee

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi waayaab bilaa xoriyad waa hahadlin waayo qofku waa xor madaxwane baan ahay shiikh baanahay cidaan rabo baan sibood garan karaa qof walba hooyadiis asagoo xor ah bey hooyadiis dhashay

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb ปีที่แล้ว

    Nabad gelyo

  • @Khayra933
    @Khayra933 ปีที่แล้ว +1

    Ilowshiiyaad. Ka qaaday. Xabsiga. Kulahaa. Cali. Inuu. Tago. Weeye

  • @user-ei7ey2kf9l
    @user-ei7ey2kf9l ปีที่แล้ว +1

    Did you hear this video ???

  • @deevgan
    @deevgan ปีที่แล้ว

    Ali ha aadin hargeeysa

  • @mahamedbashir3134
    @mahamedbashir3134 ปีที่แล้ว +4

    Wll waanku salaamay Ali hare from garissa Kenya 🤔🤔

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 ปีที่แล้ว

    Kaftanka siyaadada. Waa baraamuj. Fiican. Cali. Xaraare. Waa. La soo dhawaynayaa lama. Xidhi Karo

  • @ismotube2784
    @ismotube2784 ปีที่แล้ว +2

    the next rich man u the world is me

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi ปีที่แล้ว

      Dahabshiil weydii sadaqad buu ku dheeryahay. Ducooyinkii nebiga (scw) baro.

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 ปีที่แล้ว

    Subxanalah managbuu qabaa kii lahaa waligey matukan masoomin waniskatumanaayey biyihiikululana waacabay yaa allah

  • @jeylaniabdirahman5964
    @jeylaniabdirahman5964 ปีที่แล้ว +1

    Cali xaraare so funny 🤣😂😂😂 thanks

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Male Mabaadi

  • @nafisaabdirizak7504
    @nafisaabdirizak7504 ปีที่แล้ว

    Big legend musatfe

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 ปีที่แล้ว

    Africa

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว

    Welcome back 😂😂😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว

    Maxaa ku dhacay maanta channel kii Ali Xaraare?

  • @abshiamohamed1466
    @abshiamohamed1466 ปีที่แล้ว +3

    ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @beelecaynaanshe1469
    @beelecaynaanshe1469 ปีที่แล้ว +1

    ASC SXB CALI HADAD IMANEYSO , SXB 2 SHAY HORE USO QAADO , KININKA MADAXA , ( ANTY PAIN) WAAYO DAAWO WACANI MEESHA MATALO, TA LABADA 2 ,,,, MURAYADI VIDEO REC, AHAYD SO QAADO SIAAD UDUBTO ARIMAHA XIISA BADAN THANKS

  • @shardiidxasan
    @shardiidxasan ปีที่แล้ว +1

    Dhibatada dalka kadaaya s/lad

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 ปีที่แล้ว +1

    Alow aqli aan qabiil aheyn u yeel umadaada soomaliyeed oo jaahilnimada kasaar adaa wayn waa waxidee

  • @rooblegood8086
    @rooblegood8086 ปีที่แล้ว +1

    odayga engine ka ayaaa soo xidhay

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +1

    Baqe ayaa kayedhsiyey

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia ปีที่แล้ว +2

    Caliyaw. Magacaagii hargeysa ee cali huuro waa lasoo helay Ilaa hooyadaaba. Ina huuro ah

    • @mohamedaden5209
      @mohamedaden5209 ปีที่แล้ว

      Xishood miyaanay hooyo ku dhalin

    • @superfun1819
      @superfun1819 ปีที่แล้ว

      HUURO ISAAQ BAAY KU BADAN TAHAY YAAA STUPID

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 ปีที่แล้ว

    Asc kudarsoo mustafe liin badan masoo cabtay

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 ปีที่แล้ว +2

    Dadka warqadaha iyo waxa qofku gacanta ku hayo fiiriya ma jecli! Ninku muxuu ka eegayaa warqadda iyo qalinka gacanta ninka waraysanaya ku jira?

  • @alijama6723
    @alijama6723 ปีที่แล้ว

    Habar walba siyaad baraa xidhay

    • @ramlajama8355
      @ramlajama8355 ปีที่แล้ว

      Alivjamac siyaad umad qof aanu xidhin majirin xitaacaruutuu xishi jirey ito macalimiinta wadada looyarada culimada dhaqaatiirta askarta ciidamada jaamiciinta ilayn isagu jazmicinmuu ahsyn askartio somalilaya uun buu ahayw ragiijamacafaha xatabta inagu darey ragii horumarka sonalia sameeyey ragii magacsonalia
      Sameeyey ragii samatalisla ahaa saraakiishii kuwa police milaterigii caruueihii jamacadaha dhigan jirey quraankii ito diintii oo uu beenkazhegay 80sarkaal oo uu helmet toogtey xagee laga dheelaa 45ninburco ragii bayaac mushtarka ahaa 45 hargeysa why maxsy sameeyeen 45booramecito dila 47 nuqdisho hal habern jeelkii labaatan jiro eekutiiley dhinaca bayshabo syxmbixii kasta 5qof baa lagu Tongan jirey ilaalaga billabong 75to 77intaailaa 80ilaa 89xasuuq baa socdey asn laa ma kala harin cudna kama hadli jirin
      jirin hal reer baana la leyn jirey waana reer sonalil ugu gobsan ilaa hada ?????????dhilo merl fadhida waxba sheegi msyso
      shantiigolaha shexe

    • @ramlajama8355
      @ramlajama8355 ปีที่แล้ว

      Ali jama xaar dheere iska aanus

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe Martine waa lasoo masaafuriyay

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 ปีที่แล้ว +1

      Waa la soo tarxiilay baan anigu oran lahaa

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

      @@asmaabdi5476 Ama waa la soo habeeyey😂😂😂😂.

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 ปีที่แล้ว

    Anigu Mustafa Martin nin run sheegaya uma arko. Soomaaliland iyo Soomaali isku dan maaha.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h ปีที่แล้ว +1

    Ali Haraare lama Xidhi Karo ....

  • @abdifatahmohamed6878
    @abdifatahmohamed6878 ปีที่แล้ว

    mustafoow khaalid baa kuu bahan wlhi waa xirsi cismaaan ,, waa faacuul iyo weyd....

  • @aminahaji4314
    @aminahaji4314 ปีที่แล้ว +1

    Welcome to back mustaf

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 ปีที่แล้ว

    حللتم أهلا ونزلتم سهلا.. نورتم القناة...

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +1

    Daroodism will not work in the SOMALILAND! If Jigjiga is Ethiopia, and Mandera is Kenya than Laascaanood is, has been and will always be part of territory of Somaliland! hate it or love it, this is the reality on the ground and
    It’s best daarood faqash accept that fact. If Dhulbahante is not happy in the territory of somaliland , than they can leave peacefully! ✌🏽

  • @abduahmed9380
    @abduahmed9380 ปีที่แล้ว +2

    WAAR NINKU MA SIDANU U CAQLI BADNAA?

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 ปีที่แล้ว +3

    Ali , it seems this interview is centered. It shouldn't be so openly. Should have done before you go life. A lot is missing. Or is it the line. We need an explanation.

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 ปีที่แล้ว

    Asc kudarsoo tulbataariyada ama school ka xuseen giire agtiisa guriga adna aadan agtiisa

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 ปีที่แล้ว

    #FREEMARTIN

  • @ifka8123
    @ifka8123 ปีที่แล้ว +20

    He seems traumatized 😂😂

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 ปีที่แล้ว +2

      Nin la qabtay wax walba ka filo 😂

    • @acacius9903
      @acacius9903 ปีที่แล้ว +5

      Good. As he should. He has families in Somaliland and no one is safe if you keep attacking Somaliland outside of Somaliland.

    • @abdulrahmansaed6655
      @abdulrahmansaed6655 ปีที่แล้ว +2

      @@acacius9903 did he attack somaliland?

    • @walalo2762
      @walalo2762 ปีที่แล้ว

      Brother I'm traumatised I have been worse place

    • @asiyaberger7719
      @asiyaberger7719 ปีที่แล้ว

      He just got more expereince. Thank God

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 ปีที่แล้ว +2

    Munaafaqada nagala taga labadiinaba waayo mustafe isaaqu intii dowladii Soomaaliya lagu haystay buu reer tolkiis u ugu dulqaadanayaa umada kalana leeyahay ugu dulqaata adeeroow waa nin qabyaaladna loogu garbiyay baasaboor ameericaan ahna watay.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 ปีที่แล้ว +1

      ADIGA TAADU WAA XALAAL!!!!!!.DAAROOD MA DAAHIRO!!!!.

    • @superfun1819
      @superfun1819 ปีที่แล้ว

      Saax

    • @superfun1819
      @superfun1819 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafahassan2555 Dont dont give what y wishes

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafahassan2555 ma adaa daahir ah hadaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi Mr liintii buu sifiican u soo cabay

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 ปีที่แล้ว

    Cod kaama hayo

  • @Salamhabibi88
    @Salamhabibi88 ปีที่แล้ว

    Hadhaco cadow ga somaliland insha allaa