Ali Harare iyo Mustafa Martin 3 qodob oo aad u xiiso badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Ali Harare iyo Mustafa Martin 3 qodob oo aad u xiiso badan

ความคิดเห็น • 88

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 ปีที่แล้ว +4

    You guys, from now on, to me you are artists and truly gifted ones. I can't say a word that is wrong. Your programmes are that are worth watching. You missed the importance your likes did when Somalis wre in trouble. You should be doing and going along the lines of i.e was geedi dheero guri room la degayee, aan geela maallee dhaha guul alle. Garaaca ciyaarta, gidingiin adkeeya, aan gooynre gam Ka siiya was guul alle.
    Hargeisa ayaa laga sameeyey. Barkad cas muxuu yidhi markii loodhkii imanayey ......aan ooyee albaabka ii xidha. Wixii dadkii hal abuurtay lahaa, maxaad u raaci weydeen. Fanaan isku filaaday was la yaqaan. U heesa noo tilmaama halkaynu Ku lahayn dunida. Hebel baa caynkan yidhi, hebel baa Ka yidhi, markay maatada waxay rabtaan Ku samaynaysan. Fadlan joojiya inaad Somalia uga hadashaa sidii Dal deggen oo dawlad leh. Somalia had been going down into bottomless pit.
    Adjust your programmes along these lines. If you don't, the worst is still to come. Thanks.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +1

    CALI HARARE 🎤 IYO MUSTAFA MAXAMED 🎤 SALAN SARE 👋
    ALLAHA NABAD DHEX DHIGO WALALAHA GOBOLDA WAQOYI GAR AHAN XALADA LAAS-CAANO ALLAHA QABOJIYO INTI KU DHIMATAY ALLAHA U NAXARISTO INTI KU DHAWACAN TAYNA ALLAHA U BOOGA DHAYO INSHA ALLAH
    SHO GALIYAHA MUQALKA SOMALI AMERICAN TV
    MUSTAFA MAXAMED ✅
    MUSTAFA MARTIN 🚫

  • @haydar378
    @haydar378 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Mustafe ugu yeedh odayga

  • @khadarabdi7245
    @khadarabdi7245 ปีที่แล้ว

    Asc cali xarare iyo sheekh Mustafe Anigaa waydiiyay

  • @noormohamud9677
    @noormohamud9677 ปีที่แล้ว +1

    Askari meel taagan haddii daaqadda ku qaraaco bad qabkeyga yaa ka mas’uul ah waayo askariga waa ku jira inta lagu dilin wax dil.

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 ปีที่แล้ว +1

    Walaahay caawo waan qoslay kkkk
    Sida ay run utahay.

  • @abdinasirbarkad4943
    @abdinasirbarkad4943 ปีที่แล้ว

    Cali xadhaadhe aad bn barnaamijyadaada ula socdaa sadexdan arimood runtaad ka sheegta si dhaba aadna wn u qoslay sxb alla ha idin xafido adiga iyo mustafe maratin sxbkaa

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 ปีที่แล้ว

    Cali
    Mixnad socota
    Weeye…. Wa run… firigtaad naga dhamaysay

  • @bmismail1299
    @bmismail1299 ปีที่แล้ว +2

    Katanka siyasaada lo bogey 👏👏👏👍👍🙌

  • @malomalo810
    @malomalo810 ปีที่แล้ว

    Can you please talk about how the federal government of Somalia betrayed the wounded soldiers? Thanks

  • @shamsafarah2174
    @shamsafarah2174 ปีที่แล้ว +1

    Ali xarara iyo martin walhi waad iga qoslisay waa xigaaya saxiixa kkkkkkkkk

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 ปีที่แล้ว

    Ali , honest to god, you are a genius , when it comes to the understanding of the Somali culture in the unknown cultures. It is all understandable considering.
    The Somali people exposed when their state destroyed. Ali, Somalis were overseas before. They were the proudest and respected of all colonies. The people were raised in the independent Somali state, where he can go to where ever he wants any time in 24 day time scale. People like you and me shoul have given all that is needed to be done. A Somali from the US, visited us. He saw a lot of people, coming to me and asking me what to do. I told him, that is what I do when IAM around. How much do you charge?he asked. Nothing. Why? You shouldn't be doing. You should open an office and..........
    Had their been a Somali state, where if things go wrong, it would his plan, his country, where he knows what to do.
    Every word you said was right.
    Let us work on haw to put back a legitimate Somali state and fake one.

  • @saof5676
    @saof5676 ปีที่แล้ว

    Detroit,MI ayaan maalin kudhex dhumay Mana aanan lumin ee construction xoogan ayaa socda aseey qiyaastii 5 Exit cml eey xireen meeshii aan rabay meel aan ka galo ayaan garan waayey mid Police eh ayaan ku ag baakintay waxan kudhahay sxb meeshaas ayaan rabaa waana ku wareeray wuu igeeyey marka waaba shaqadooda iney dadka caawiyaan ee somalida ayaa iska cabsanee

  • @Guuleedagaabeeye
    @Guuleedagaabeeye ปีที่แล้ว

    Fadlan joojiya ugu yeedhidda Mustafe naanaystii hore ee uu lahaa. Si cad buu uga cudurdaartay kana caddeeyay golihiina'e.

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 ปีที่แล้ว

    Arrinta police ka Waa run waan ka wada baqnaa, Caruurtiina cabsidii ayaan ku beernay oo way kawad qabaan. Keep going

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله...... منورين.. 😍

  • @caamirxasan3653
    @caamirxasan3653 ปีที่แล้ว

    CALI XARAARE, WUXUU KU BANAAN YAHAY REER CEERGAABO, THE WORLD COMEDY TOWN.

  • @Assad98
    @Assad98 ปีที่แล้ว +2

    😂😂walahy waa sax dhaman wxuu Ali kahadlay sas ban ka qabnaa policka io dhakhtarka io tuugaba 😂war lasaxiiba 😂

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 ปีที่แล้ว

    waa sheekooyin jira arimahaasi

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 ปีที่แล้ว

    Waa arin jirta wuxuu kahadlaayo

  • @abdirizakalidaad8508
    @abdirizakalidaad8508 ปีที่แล้ว +1

    Ali harare iyo mustafe martin. Markeey barnaamij yada nuucaan ah wada wadaan waan. Xiiseeyaa. Mustafe martin. daacad ayuu u qoslaayaa. 😂😂😂😂

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 ปีที่แล้ว

    Walee telephon ka iyo booliska wa aniga

  • @ashalul565
    @ashalul565 ปีที่แล้ว

    Hakayeelin in lagu qalo, markaa waxaa dhacda in uu qofkii dhibka siiwayn lakulmo, Ilaahay talasaarta dhakhaatiirtu waxay idiin sheegaan Raaca.

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 ปีที่แล้ว

    Barnaamijku Maanu kaftankii siyaasada aheyn? Kkk Dhaqankaas sheekh Mohamed sheegaya muxu ahaa.

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 ปีที่แล้ว

    Wax ka jira malahn
    Umadda somaliyeed baa bahdileesaa
    Balse wee jiri jirty
    Dunida wadnkasta
    Aya dad jahli ah ka jiraan
    Tacliinta gaadhin
    Marka sxb xogaa naga yaree
    Buufiska viewaska

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 ปีที่แล้ว

    Bentii Adunka! Walahi cawa Cali wan kuu qoslay. Kukaha Ascari baa Daketa u tosay from DC 2 Virginia o ikixeyay😅

  • @axmedxasan6833
    @axmedxasan6833 ปีที่แล้ว

    Waxan away tagero cali xarare wa axmed xasan

  • @UrCristiano-x8v
    @UrCristiano-x8v ปีที่แล้ว +2

    Ninkan maxaa magacaan Martin ula daba taagantahay, cinwaanka iska saxa.

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa runtaa intaba waa jiraan 😁😂😂

    • @ubeidaliyusuf9623
      @ubeidaliyusuf9623 ปีที่แล้ว

      Waa jirtaa inta sheegtay Askari si kale ayaa loo arkaa

  • @mokhtarabdi5129
    @mokhtarabdi5129 ปีที่แล้ว

    Machallah

  • @ibrahimahmad7725
    @ibrahimahmad7725 ปีที่แล้ว

    Sheekada dhakhtarka anaa ay igu dhacday anoo bari dhakhtar ku jira feedhaha layga dalooliyay sidhiig layga soo miidho ayay qaar iyiraahdeen meesha kasoo carar

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 ปีที่แล้ว +1

    Asc dear brothers that’s so funny

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    Telka sh mustaafe ii soo qora fadlan ama calixaraare

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 ปีที่แล้ว

    Outstanding, mashallah

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 ปีที่แล้ว

    Sadexdaba anigu waan qabay, ma laba mise mid, laba imika ma qabo Lkn mid ba igu hadhay.

  • @fatimafatima4425
    @fatimafatima4425 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiqa arintasi

  • @shamsafarah2174
    @shamsafarah2174 ปีที่แล้ว

    Hadaa xilwo xigaayaya walhi qosol

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 10 หลายเดือนก่อน

    Walahi horta poliska iyo dhakhtar waa ruun laba qodob

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 ปีที่แล้ว

    Waligaa warabayasha ka sheekanan jiratay maanata run ka sheekanasaa inata waxagugu waa beenayey waa run laakiin cuqadad ka sheekanaso adigaa ka kow ah

  • @harunbashir8125
    @harunbashir8125 ปีที่แล้ว

    Intaba way jiran

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว

    Wcs ali and mustafe

  • @awdeeq
    @awdeeq ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk Cali waa cajiib daraasad

  • @bmismail1299
    @bmismail1299 ปีที่แล้ว

    kkk wa runtIin reer America tv

  • @HamzaHamza-oz1sy
    @HamzaHamza-oz1sy ปีที่แล้ว

    Talow somalidu danbiga agalen badana

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂 waa wax jira intaasiba

  • @shahad2629
    @shahad2629 ปีที่แล้ว

    caliyow khosolki waa iga dhameysay

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 ปีที่แล้ว

    Walaahi waarutaa kkkkkkkkk

  • @cqaadircismaan5616
    @cqaadircismaan5616 ปีที่แล้ว

    Waaa runtaaa

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 ปีที่แล้ว

    Ali, I'm one of who care doctors and avoids

  • @nimanhpabdi7094
    @nimanhpabdi7094 ปีที่แล้ว

    aniga ayaa police intaan jiidka u istagay wediyaya xafadeda dhinaca aay iga xiigto ,SEATTLE WA, aniga oo shaqo ka soo baxay ayaa qof aan gari heesan intaan waday oo aan xafadisa heyaya marki aan is dhahay laabo oo aan freway soo koray ayaa waxa iga damay mobile ki aan GPS map ka istiic malayay markasa intan jidka ka baxay aan arkay police soo socdo intaan garigi ka dagay ayaa jiidka u istagay markasa wediyaya xafadeda mesha aay iga xiigto ,, sidaas ayaa xafadeda ku imaday

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 ปีที่แล้ว

    Mustafe Martin ayaa run mooday in mobileka laga xadayo uusoo dhawaystay
    Hhhhhhhhhhhhhhh

  • @nabaddoonabdirasak2714
    @nabaddoonabdirasak2714 ปีที่แล้ว

    Waad asiibtay waa runtaa kkkkkj

  • @fogaanaragmedia347
    @fogaanaragmedia347 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @AhmedAli-qx2qq
    @AhmedAli-qx2qq ปีที่แล้ว

    Asc ww

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 ปีที่แล้ว

    Xanuunada maskaxda ku dhaca somalidu ceeb bay moodaan ilaa ruuxa laga xidh xidho isma daweeyaan ama dawada waalada ayuu qaadaa buu ka baqan ilaa uu dharka dhigto ruuxu

  • @ajama3059
    @ajama3059 ปีที่แล้ว

    Soo funny yet Sooo true ...kkkk

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 ปีที่แล้ว +1

    Walike sida uu qoslay uma qoslin 🤣🤣

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 ปีที่แล้ว

    Caliyoo u qoslaya sida Martin arki waayay calool istaag!

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 ปีที่แล้ว

    Qofka jadeeco ku dhacdo dhaqtar lama tuso haduu naf baxayo kkkkkk

  • @sirdoonsarre1089
    @sirdoonsarre1089 ปีที่แล้ว

    Cali xadhaadhe wuxuu noqday danyeer moos loo daadiyay! Sirdoonkii Muse biixi buu marwalba lasoo fadhiista kamana hadlo mowduucyada Somalia ugu muhiimsan sida xasuuqa ka socda Lasacanood. Waxaan maqli jirray af wax cunnay xishoo!!

  • @cabdiroble9236
    @cabdiroble9236 ปีที่แล้ว

    Wa runta 3daa qodob Caliow balse 1 qodobka booliska waxaad mooda inay fahmeen dadka jooga wadamada reer galbeedka hada 30% lakiin 2 qodob ee kale weli wa sidii

  • @cabaasbile3338
    @cabaasbile3338 ปีที่แล้ว

    Somalidu aragtiday ka qabto askari iyo ciidan waa saad u sheegtay balse cadaalad iyo shaqo hufan oo noocaas ahi haday meesha kajirto maxay kusalaysanthy dilalka iyo isticmaalka awooda kabadan intii sharciga u ogolaa oy ku cabanayaan dadka madawga u badan iyo cunsuriyada

  • @ibrahimahmad7725
    @ibrahimahmad7725 ปีที่แล้ว

    Lakin madadaalada ku wanaagsantay

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 ปีที่แล้ว

    Askariga American ka ahi isaga ayaa ka xun ka Somaliga ah waayo tiro ma leh intay dad madow sharci daro ku dileen

  • @noorabdi8543
    @noorabdi8543 ปีที่แล้ว

    Calow😍😍😍😂😂😂

  • @zeinabhussein7169
    @zeinabhussein7169 ปีที่แล้ว +1

    Waarya xaraare anagaa weydiinay

  • @xariircirro6357
    @xariircirro6357 ปีที่แล้ว

    1

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 ปีที่แล้ว

    Kkkkk kkkkk kkkkkk

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 ปีที่แล้ว

    ههههههههه

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he ปีที่แล้ว +1

    Martinka sow kii ka tanaasulay maxaad ugu xayaysiinaysaa cinwaankaaga😂

  • @farahabdi6978
    @farahabdi6978 ปีที่แล้ว

    😂caliyoow Horta barnaamij yadaada kuma xirney laakiin waxaan kuu qirey inaad tahay wariye qiimo badan sidaad iiga qoslisey caawa uma qoslin 29 sano USA aan joogey. Waa ku mahadsan tahay. “😂INTAAS MA IGA HAYSAA HORTA” BY Cali xaraare.

  • @osmanabdi8177
    @osmanabdi8177 ปีที่แล้ว

    SHEEKADU MARKAY RUN IYO WAX JIRA TAHAY WAA QASAB INUU QOFKASTA KU QOSLO NAFTIISA🤣🤣

  • @jamaabdi
    @jamaabdi ปีที่แล้ว

    Walhi been maaha askarta cuqdada ay somalidun ka qabto waxay gaadhay
    Mid aanu sxb nahay markuu arko gaadhiga policeka cabsi iyo cuqdad uu ka qabo awgeed ayuu wuxuu ku odhanayaa ciyaalkii xaafada ayaa halkan maraya ee sug ha ina dhaafaane😂😂.
    Anigu walhi sikhsiyan kama baqo cuqdad na kama qabo

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 ปีที่แล้ว

    LKN ASKARI SOMALI U NAXARIISTA OO DADKA AAMINAANBA MAYNAAN ARAG,MIDA KALE ASKARTA iyo POLICE ka Somalida Aqoon darro badan baa haysta wax May baran

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 ปีที่แล้ว

    Anu dhakhtarka ayan ka baqa xanuun ba i haya aan galmo ka qaaday inaan u tagona wan ka xishonaya oo dhaho

  • @bashkaosman475
    @bashkaosman475 ปีที่แล้ว

    😂 😂

  • @qawaraxdahir7772
    @qawaraxdahir7772 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi cali iyo mustafoow dhibtaasi dhamaanten way inawada haysata bal amarka ilahay dhiigeena ayay ku talalantay xataa waxaynu qaadsiinay ku waynu ku dhalay wadamada reegalbeedka kkkkk xata calow midkalena ku darsoo dadka madaw o dhan ayaa inalaqaba intanka arkay arinta boolis nacabka xata hadad u fiirsato maraykanka u wa ku la jooga kk se cawa calow aran sir inoo ah ayaad qarxiseen dhamaan somaliyi yar iyo wayin way ka simantay dambila aan wa arintan iswaydiiyo kaligay xata inta badan sharciga waxan jecelay in lajiifiyo waad fahmaysaye

  • @ibrahimahmad7725
    @ibrahimahmad7725 ปีที่แล้ว

    Cal aw sheekooyinkan ayaad ku wanaagsantee arimaha siyaasada iska daa markaad siyaasada ka hadlaysid kuma dhagaynsankaro

  • @daudabdullahi5197
    @daudabdullahi5197 ปีที่แล้ว

    Barkik=kkkkkkkl

  • @user-sports482
    @user-sports482 ปีที่แล้ว

    Asc