Sidan ayuu isu badalay ali !! Kahor iyo kadib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ก.ค. 2021

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  3 ปีที่แล้ว +920

    Mid kamida erayada ali i dhahay markuu sii tagayay ( waxaan Islahaa mar uun yaa kaa sii daaya waxan 😭 alhmdulilah hada walalahisa ayuu u tagay iyo hooyadiisa oo uu kasoo maqnaa 30 cisho ) aynu muqalkan gaarsiino 30k like ah

    • @cadceed11
      @cadceed11 3 ปีที่แล้ว +20

      50k buu uqalmaa libaax

    • @cabduraxmanxaji8257
      @cabduraxmanxaji8257 3 ปีที่แล้ว +8

      Ilahay haka jaza'isiiyo ilamaha yare ad gacan qabaty.wa shaqo fiican in dadka taagta daran la gacan qabto.👍👍👍

    • @MiiraaleShow
      @MiiraaleShow 3 ปีที่แล้ว +5

      Walal waad i qiiro galisaa walahi

    • @ameeradagan5534
      @ameeradagan5534 3 ปีที่แล้ว +3

      M.a Alle haydinka jisaa siiyo hre socda zxp

    • @landahussein5734
      @landahussein5734 3 ปีที่แล้ว +1

      insha allh wllo 50k

  • @ayanwadani5909
    @ayanwadani5909 3 ปีที่แล้ว +143

    I don't know why im crying when i see the boy hes talking 😭😭😭😭

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g 3 ปีที่แล้ว +6

      Bcz ur heart is clean❤️

    • @noorajama5992
      @noorajama5992 3 ปีที่แล้ว +1

      Maashallah Maashallah Maashallah, may Allah protect and bless you all, in this duniya your Akhira

    • @aarkasoomaaliya7886
      @aarkasoomaaliya7886 3 ปีที่แล้ว

      walaal wan kula qabaa indhahyga ilmada way joojin waayeen

    • @danxarago8312
      @danxarago8312 3 ปีที่แล้ว

      Qalbi-suuban

    • @samiircade3850
      @samiircade3850 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi am still crying

  • @mosaah6774
    @mosaah6774 3 ปีที่แล้ว +50

    قال تعالى:ــ (وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ ۖ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ)

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 3 ปีที่แล้ว +47

    Alx MashaAllah ilaahay caafimaadka ha siiyadiyo idinkana khayr hadin ku badeli

  • @ruunmohammed689
    @ruunmohammed689 3 ปีที่แล้ว +98

    War Somaliyey wilkan 30k ma u qalmee gaadhsiiya 100k subscribeta

  • @jmzii9082
    @jmzii9082 3 ปีที่แล้ว +60

    MUUQAALKA LIKE SAARA OO WANAAG UMUUJIYA WALALKEEN DHAKHTAR👑

  • @haponhassan4225
    @haponhassan4225 3 ปีที่แล้ว +2

    Quruxdu maaha dhabanka iyo dheeha qofka bili aadanka ah ee lkn waa qalbiga alle hakaa farxiyo wllo maxamuud dhakhtar hore u soco wllo

  • @sumayoahmed5960
    @sumayoahmed5960 3 ปีที่แล้ว +39

    He is so adorable Mashallah thanks to Allah and the people that help him out may Allah bless guys to make this little boy happy also thanks to u walal May Allah bless u 🥰❤️

  • @maxamedcabdiraxmaancaabdil1117
    @maxamedcabdiraxmaancaabdil1117 3 ปีที่แล้ว +40

    Wlhi muqalkan inbadan baan sugayay mazha Allah

  • @kingmohaan9856
    @kingmohaan9856 3 ปีที่แล้ว +50

    War muqaalkaan oo kLe like tu ajarbey leedahay ee video ga like gareeya oo dhiiragaliya wiilka

  • @mohamedlafcas
    @mohamedlafcas 3 ปีที่แล้ว +59

    you’re such a kindly person, I appreciate what you did🥇

    • @musexussen4344
      @musexussen4344 ปีที่แล้ว

      😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹 maan shalaah maan shalaah maan shalaah maan shalaah maan shalaah maan alaxmdulilaah

  • @museadan2109
    @museadan2109 3 ปีที่แล้ว +18

    A person's most useful asset is not a head full of knowledge, but a heart full of love , an ear ready to listen and a hand willing to help others. By QuatesGate!
    My bro dhakhtar thank u so much for your kindness I appreciated u !

  • @Iredwon
    @Iredwon 3 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah quruxdii Cali wata so laabatay
    Waar wiilkan like bdn iyo subscribe badan Ku taageera

  • @hamzexk6197
    @hamzexk6197 3 ปีที่แล้ว +38

    alxamdulilah♥️👏 wllhi quruxdiisi wayso noqotay❤️

  • @samerayusuf4094
    @samerayusuf4094 3 ปีที่แล้ว +22

    Subhnallah this so heart melting
    Dakhter May Allah swt accept your efforts and reward you
    Allahuma barek

  • @balldontlie3940
    @balldontlie3940 3 ปีที่แล้ว +1

    TH-camka sidi logu talagay ayaad uu isticmashay Dhaqtar. Keep going 💥💥💥

  • @askaas
    @askaas 3 ปีที่แล้ว +36

    Masha allah wilka qurux low ayuu kuso baxay 😂 aaway gabdhii sii doonta wilkaas
    Kaftan ka dib
    Alle ayaa mahadleh sxb adiguna mahad ayaad mudan tahy

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 ปีที่แล้ว +20

    Somalidu waa dad goba naxariisleh Mashaalah 👍

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 ปีที่แล้ว

    Masha allah arin weyn oo farxad leh waaye ilmagaas yarkaa iyo waalidkiis wax u awoodin aa caawiseen guul nii rajeynaa mar walba soomaaliyey is caawa meel walba joogtaan 🙏👏♥️✅💯🔥

  • @mascuudcabdulaahi8191
    @mascuudcabdulaahi8191 3 ปีที่แล้ว +20

    This video is really emotional. Thank s to everyone who helped this little boy,
    doctor Thank you very much

  • @cadceed11
    @cadceed11 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa kuwan Channel lada muda in lataageero 100k mk inlagaadhsiiyana mudan, Fadlan sida uu dadka ucaawinayo aynu ucaawino, more subscribers and more likes na aynu saarno, maxamuud dhakhtar libaax baad tahay shp e halkaa kaga hay

  • @fardowsaxasan4603
    @fardowsaxasan4603 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allah cali iyo aabihiisa qurux ayaa ka mooqada allaha kaa abaal mariyo wanaagii aad qabaty walaal

  • @zameermoha8473
    @zameermoha8473 3 ปีที่แล้ว +22

    Manshallah it’s so emotional 😭 wlhy this adorable little boy is so happy now thanks to u sxb that trip was uplifting life i’m so proud of you guys 👏 let’s keep doing this together pls

  • @khadar_Ali_Hassan
    @khadar_Ali_Hassan 3 ปีที่แล้ว +2

    Mr. Dhakhtar zxp waan kugu hambalyaynayaa dadaalkasta oo aad u fidinayso qofkasta oo jilicsan.
    Waanan kugu dhiirigalinayaa wanaagaas aad faafinayso.
    Alle na hakaa Abaalmariyo zxp
    Guuleyso zxp ✌

  • @asmaahmed9523
    @asmaahmed9523 3 ปีที่แล้ว +26

    I’m proud of you Mahmoud masha allah 🥺🥰🥰🥰🥰

  • @ubaxdheman2495
    @ubaxdheman2495 3 ปีที่แล้ว +11

    Alxm mar haduu Cali yare caafimaaday adna Alle hakaa abaalmariyo wllo hawsha aad qapatay🥰😍

  • @DrOday792
    @DrOday792 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazaka lahu khayran. Mr Dhakhtar .
    Odayga aabihiina waxan odhan lahaa ilko ha loo galiyo.

  • @newgenerationstudents3434
    @newgenerationstudents3434 3 ปีที่แล้ว +1

    Aduunkaynu wllo ku nahay dhakhtar alle janadi hakugu abal mariyo🥺❤️

  • @shakiibabdirahman9827
    @shakiibabdirahman9827 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah alleh haka abaal mariyoH Wll Gacaliyeh sidaa uga farxisaynah alleh hakaga farxiyoH🥺🤲♥️😇

  • @kingmohaan9856
    @kingmohaan9856 3 ปีที่แล้ว +30

    Dhakhtar waa wanagii oo qof ah mar marka qaar waxaan
    Kufikiraa maxay dhalinyartoo Dhani sida isaga iyo asxaabtiisa cml noqdaan

  • @maxbuubhassan3313
    @maxbuubhassan3313 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku barakeeyo walaal Dhakhtar, inta wiilkan taakulaysayna alle miisaanka xasanaadka ha u saaro.
    Muuqaallada Noocan oo kale walaal soo duub si loo caawiyo.

  • @shayga100
    @shayga100 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligay ma arag shaqsiyad ado kale ah ilahay abaal ha ka siiyo alhamdulilah

  • @Abdulkadiradan
    @Abdulkadiradan 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waan ilmeyey marku dhahay abe cabdi manta raja ayan leyahay waxana ogaday in aynu lenahay dad iyo xigto wa hadl iga ilmesiyey dhabti 😭❤🙏

  • @hamdahupdilahi8560
    @hamdahupdilahi8560 3 ปีที่แล้ว +12

    Macha Allah Ale ayaa mahadle oo u fududeeyay aqliinka Marka xigtana mahmud dhakhtar ayaa mahad udirayaa iyo cid walba oo ka qayb qaadatay macha Allah gaar ahaan walaalkeen dhakhtar ilaahay ha kaa jasaaid siiyo sidaa aad dadka u caawinaysan ilaahay hakuu ilaaliyo wllo Guulayso if iyo aakhiro

  • @nuur7842
    @nuur7842 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaah haku barakeeyo walaal dhakhtar adiga iyo asxaabtaadaba sida aad u garab qabateen qoyskaan ilaah qeyr aduun iyo mid akhiraba ha idinkugu bedelo🤲🏽🤲🏽🙏🏽❤️

  • @mohamedmohamed-sl1tf
    @mohamedmohamed-sl1tf 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah allah ayaa mahad leh
    Kabacdina dadka adunkan anjoogno manta ugu sharafta badan ee soomaliyeed meelkasta ay dunida kaga noolyihiin waayo iyagaa usabab ahaa allah kasokoow

  • @truenation7388
    @truenation7388 3 ปีที่แล้ว +3

    If we had more people like this young man and his team our country will be a better country. May Allah bless you. Ameen 🤲🤲

  • @nimcomohamed1095
    @nimcomohamed1095 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wll dhakhtar halkaa kaga hay ilhay misaanka xasanaadka allah hakuugu daro adiyo wllaha kalee gacanka gaysatay masha allah masha allah

  • @fadumoabdullahi4819
    @fadumoabdullahi4819 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ilahay cafimad siiyeye aya mahad iska leheye markasteye

  • @lajecleylajecley6702
    @lajecleylajecley6702 3 ปีที่แล้ว +5

    Wen ever I wotch dis I can't control my tears may Allah bless u dhaqtar u diserv millions

  • @book2316
    @book2316 2 ปีที่แล้ว +3

    May Allah reward this guy and everybody who helped immensely! Amazing

  • @alisamatar5936
    @alisamatar5936 3 ปีที่แล้ว +28

    MashaAllah this is beautiful walal
    Let's always uplift one another in which ever way we can💪

  • @maryamaaabdi9037
    @maryamaaabdi9037 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah ilaahaybaa leh mahad dhakhtar waa qof leh naxariis intuhaysto uma qalmee asaxabay hala gadhsiyo 200 Respect my brother

  • @apdallack4814
    @apdallack4814 3 ปีที่แล้ว

    M.a wanaaga aan iskaga dayano mi bro guul ban ku rajeynaya🤝👍👑

  • @saidkarshe2929
    @saidkarshe2929 3 ปีที่แล้ว +3

    💔🧡😰
    Dhalinyaro Aad baad umahadsantihiiin wallahi Dareenka kamuuqda Abaha somaliyeed Ma dareemikarnaa Ilahay kheyr haikugu badalo😰
    Iscaawiya ilahay idinkana haidin caawiyee🧡
    Ali yarow Adna Wallal Mustaqbal fiican ayaan idin rajeynayaa🧡

  • @ilhanali9753
    @ilhanali9753 3 ปีที่แล้ว +12

    MaashaAllah TabarakaAllah shaqa wngsn qabatay walal alle haa kaa abaal mariyo ❤❤ I'm literally smilling....Stay blessed

  • @karaamoofficial2651
    @karaamoofficial2651 3 ปีที่แล้ว

    Alle janatul firdowsa haku casuumo dhman dadkii ka qayb qatay ee maxamud dhakhtar ugu horeeyo dhibaatadii heysatay cali yare alxm somalia cidna uma maqna inaggu aynu is garab qabano oo marka ka liita ha la takuleeyo 🤲

  • @hiboyar3132
    @hiboyar3132 3 ปีที่แล้ว

    Waan la so da sida aad u soo arktay iyo sida unaxriistane alle miisanka xasaanadka ha idiinsaaro amiin

  • @kader_adamw164
    @kader_adamw164 3 ปีที่แล้ว +10

    Mnzh'Allah ILaahey Hka AbaaL Mariyo Walaal Ajirka Aad Shaqeysatey 🤲🏻

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 3 ปีที่แล้ว +4

    Mcha Alllah Bro You Did Great Job Jazzakalah Khyr

  • @abdirahmansaed5163
    @abdirahmansaed5163 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waan ku farxaa marwalba oo aad wax uqabataan dadka dhipan ee aann waxba haysan wll hore usocda alle haynii naxariistee wll

  • @apdulhiniyadzame1459
    @apdulhiniyadzame1459 3 ปีที่แล้ว +1

    DareenKa aabonimo wlhi waa Qaali 😎 wxu yidhi manTa dreenkaYgu manta wuu ka sii sitaa ka ali yare🙏🏽

  • @khadraismeal8687
    @khadraismeal8687 3 ปีที่แล้ว +3

    MaShAllah May Allah reward you wllo. You have done an amazing job helping Ali.

  • @munaabdale6581
    @munaabdale6581 3 ปีที่แล้ว +12

    👏👏👏Masha'Allah tabarakallah well done dhakhtar ❤

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi ilin igatimid farxad daradeed...thanks dakhtar for the believe u believe in ur self..and the help u offer to the fuquraa(the poor).....may Allah blessed u..👏👏👏

  • @khaledmohamed9763
    @khaledmohamed9763 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha Allah wiilkaas yar waxad qurxiseen wajigiisa , qalbigiisa & noloshiisaba, imika qayrkii ayu wax la qaybsan doonaa isagoon iin lagu caayo lahayn, Alle ha idiinka farxiyo sidaad wiilkaas yar iyo aabihiiba uga farxiseen.❤

  • @drscaishamaxamed4422
    @drscaishamaxamed4422 3 ปีที่แล้ว +11

    Mansha allah idiga iyo intii ka wayb wadtyba miisaanka xasanaadka ha idinku daro insha allah❤

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 3 ปีที่แล้ว +6

    Alhamdulillah Ilhy aa mahad oo dhan iska leh kadibna idinka dadaalkiina aad baa u mahadsantihiin 💯👏🏽Guul wcn Habo Ali❤️ ✨wonderful✨🎊

  • @amiinabdi7836
    @amiinabdi7836 3 ปีที่แล้ว

    Jazakuma Allahu Kheiran, Allah wiilka yar iyo reerkisaba ha barakeeyo. Mustaqbal ifaaya ban idin rajenaya

  • @sacadfuad2533
    @sacadfuad2533 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle “SWT” haydinka abaal mariyo, sidaa aad uga farxiseen aduun iyo aakhiraba haydiinka farxiyo saxiib.🙏

  • @gobsantwins7086
    @gobsantwins7086 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a wlhi adban ugu farxay inankayared quruxdiisi ad so celisen Allhy ha idinka jasi mariyo🥰♥️

  • @zakosmoneymaker1793
    @zakosmoneymaker1793 3 ปีที่แล้ว +3

    Machallah 🙏 just thank you so much for doing this and you're an example for our generation ❤️

  • @hibaqhony9426
    @hibaqhony9426 3 ปีที่แล้ว

    Manshalh walhy wan ku farxay cali yare cafimadkisa wll dhakhtar alle haydinka ajar siyo wax wanagsan ayad qabaten

  • @basmanasir4257
    @basmanasir4257 3 ปีที่แล้ว

    Wallo sidad dadkaga u caawiso ilahy wax khyr qaba hakugu badalo noloshada kuna faxadid jaza iyo hasanad allah haka sugi misanka xasanadkana hakugu daro keep going wallo ❤️

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 3 ปีที่แล้ว +3

    Hello habo DhaKhtar I’m very emotional maa shaa Allah tabarikallah may Allah reward you And everyone who helped Ali and his family maa shaa Allah tabarikallah ❤️❤️👍❤️

  • @abdiwahaabmaxamuud7932
    @abdiwahaabmaxamuud7932 3 ปีที่แล้ว +12

    Waa waxa aad aaqiro u hor mar satay wall
    Horay usoco 🥰🥰🥰🥰

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah
    Dhakhtar iyo Qeys Qeysar iyo Abdi Samad Maaweell Dhamaantii Rabi Ha idin Sharfo Special Dhaqtar jaarti Guulleyso Wll From Afgoye Somalia Adiga iyo Qeys Qeysar Abdi Samad Maaweel Dhamaantii Waan idin Taageera Walaalaheyga Wanaaga Ayaan idinku jeclahay

  • @raxmacabdiqanimaxamed9271
    @raxmacabdiqanimaxamed9271 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Masha allah ale ayaa mahad oo dhan usugnatay idin wafajiyey cawinta ali yare walaladay iyo dhaman inta kaqab qadataba gar ahan wll dhakhtar ali yarana ale ha usiyadiyo inbadan insha allah cafimadka

  • @innaaashire4669
    @innaaashire4669 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah tabarakallah May Allah rewards you brother mansha Allah that was very outstanded movement’s, Ali looks so happy walahi doctor u are so amazing keep going.

  • @amgaadabdi294
    @amgaadabdi294 3 ปีที่แล้ว +20

    Dhakhtar and his team are doing great job these are the people that TH-cam needs jazaka Allah wllo

  • @hodmanwarsame7086
    @hodmanwarsame7086 3 ปีที่แล้ว

    mashaallah waa wiil yar qurux badan ilaahay ajar ha ka siiyo adiga wallal

  • @mustafekaraama8199
    @mustafekaraama8199 3 ปีที่แล้ว

    Dr hore usoco qof qalbi wangsan aya tahay inta halkan ka arkay ali yare cafimad tama inzha alh 👏👏100k wan ku gadhsinena inzha alh

  • @esmet8440
    @esmet8440 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah wll dhakhtarow hawshaas iyada ah ku soco khayrkaaas

  • @yaxyecabdirisaaq5574
    @yaxyecabdirisaaq5574 3 ปีที่แล้ว +50

    I really appreciate this outstanding kindly, brother go a head helping this major role❤

    • @amaldiriye7606
      @amaldiriye7606 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha alaah alaha caafimaadka ha u Siyaad’s hi Amiin Amiin yaarabi

    • @yaxyecabdirisaaq5574
      @yaxyecabdirisaaq5574 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin waa sidaas aad sheegtay inta aan iscwaineeno ayuu alle nacawinyaa

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alllah Walalo waxad samayseen arin wanaagsan tusaale waad u thay bulshada soomaaliyeed. Allah haynaga yeelo kuwa is caawiya is garab istaaga wakhtiga adag iyo ka farxada.

  • @sertayo5425
    @sertayo5425 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa ka quruxbadan adoo walalkaga Islam ka ee aad wax ku dhaantid aad wax tarto qaluub ahaan iyo nafsiyad ahaan baa aadban ugu farhxay mashallah wllo shaqo fiicanbad haysaa Alleh hakula garab halo😍

  • @ibrahimshire6772
    @ibrahimshire6772 3 ปีที่แล้ว +11

    Keep helping for those in need in shaa Allah more blessings to come

    • @mubaarikmk2172
      @mubaarikmk2172 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll Ilaahay ha idinkarameeyo

  • @suleimangoox6075
    @suleimangoox6075 3 ปีที่แล้ว +13

    Maasha Allah. This is unforgettable event. May Allah increase your energy and ability.

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan ugu faraxay sonaliland dhakhtar fiican dabida looma baahno Mashallah guul

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 3 ปีที่แล้ว +16

    Wl gacaliye allah haku garab galo saa ugarab galayso masakinta

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 3 ปีที่แล้ว +13

    ارحمو من في الارض يرحمكم من في السماء 😍

  • @abdirisaksaed8359
    @abdirisaksaed8359 3 ปีที่แล้ว

    Meel laga ooyo qalbiga ugu weyn
    Wlhi qalbiga ayan ka dareemay darwen oohin iyo farxadba leh.
    Wanaagas ad samaynaysan adiga iyo inta ku lug leh cafimadkisa waxan alle si niyad ah uga baryayaa bedelkeeda oo khayr iyo wnaagba leh inuu idiin siiyo
    Dadaalkas iyo dadkaa baahan e ad ugurmanaysaan halkaa kasii wada. In laydinku daydana wad istaahishan wll
    Jasakallah ❤❤

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha kaa ajarsiiyo kuwa badan adaa ka fiican

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 3 ปีที่แล้ว +5

    Jasaka Allahu khayr walalo haka caajisin caawinta umadaada ilaahay baa kuugu naxariisanayee

  • @abokoribraahi2265
    @abokoribraahi2265 3 ปีที่แล้ว +7

    Help people and god will help you ❤
    Bro we love you ❤

  • @Abzsully
    @Abzsully 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah Khyran Daarta Aakhiro Alle haka abaal mariyo ❤️🙏🏾

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hanoo caafiyo cali yare waana alle mahadiis ilaahayna ha idiin abaalmariyo aamiin.

  • @azaldhalad5590
    @azaldhalad5590 3 ปีที่แล้ว +4

    Manzha Allah💯😇 wllo adi io intii kula garab gazhaypa alle ha idinka raali ahaado 🤲

  • @khadrahussein7274
    @khadrahussein7274 3 ปีที่แล้ว +19

    Ali is a young boy want to get bright future and i hope Allah to bless for him I saw in the video my brother mohamud Abdullahi Mr Garaad. I hope Ali will not forget you guys.

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde6691 3 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar channel ma oran karee waxa oranaya dhakhtar charity wlhi waxa tahy nin ku dayasho mudan alle ajar iyo xasanad allaha ka siiyo umada ad wax u qabaneyso 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 allaha ku xafido wll dhakhtar

  • @abdirizakzaaqo9599
    @abdirizakzaaqo9599 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah runtii waxa calaf lagu leeyahay aya la helaa marwalba illaahaybaana qadaray inaad dariiqa ku kulantaan cabashadiisana dhagaysataan waxa farxada inaad si fcn dadka usoo gaadhsiisen codsigiisi illaahayba mahad iska leh waxanan halkan uga hambalyayna dadkii garab istaagay cali yare alle wax khayr leh haydinku badalo insha allah 😍😍🤲🤲🤲

  • @abdullahiawliyo5178
    @abdullahiawliyo5178 3 ปีที่แล้ว +6

    Guulayso sxp dhammaan adi iyo intii ka qayb qaadatay in la caawiyo inan kan yar ❤

  • @maliyahussein6709
    @maliyahussein6709 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah. May Allah reward your kindness. Such a great heart ❤ you have brother

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabargalaa ilahay HAYDIN xafido dhamaan tiin ilahay haydin ka siiyo ajar iyo xasanad ilahayow badi idinkoo kale Amiin yarab 👍👏👏👏👏👏❤💚❤👍👍

  • @ayaanabdilahi773
    @ayaanabdilahi773 3 ปีที่แล้ว

    Illhy wax walba hakuu dhipyareyo wllky dhakhtar sidaad dadka ugu gargaaryso alle hakuugu gargaaro

  • @nuuriyemedia4312
    @nuuriyemedia4312 3 ปีที่แล้ว +33

    This video is really emotional. Thank s to everyone who helped this little boy,
    doctor Thank you very much.

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 ปีที่แล้ว +9

    7:15 Inaan cid leenahay ayaan ogaaday 😘 mohmoud DHAKHTAR wxd tusaale utahay faacilul khayr inney jiraan ooy aduunkan iyo dadkan unoolyiin una jogan say ucawiyaan

  • @suadisse6834
    @suadisse6834 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa sugayey Videogan siday isu bedeshay cali noloshisu alle ajar aan dhaman haydinka siiyo dhamantin

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 3 ปีที่แล้ว

    War ninyahow ilaahay shar iyo shaydaanba hakaa hayo sidaad wiilkaas yar u caawintay maalinkk hore eed soo bandhigtay aad aayaan uga murugooday hda ayaa ii xigta isagoo laqalay, masha Allah ilahay ha caafimaadsho

  • @janokadar1083
    @janokadar1083 3 ปีที่แล้ว +6

    Mnshlha rabi haydinka farxiyo maalin aan maanta ahyn sidaad willka iyo abaha uga farxiisan