Mustafa Martin oo Taageeray Heshiiska Badda ay Somaliland iyo Etheopia “Wareysi Kulul”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2024
  • Mustafa Martin oo Taageeray Heshiiska Badda ay Somaliland iyo Etheopia “Wareysi Kulul”

ความคิดเห็น • 656

  • @brownsanja4540
    @brownsanja4540 6 หลายเดือนก่อน +50

    I’m literally having goose bumps all over
    I’ve never been proud of someone the way I am for Martin..
    Never heard it said plainly like that..

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 6 หลายเดือนก่อน +2

      😂 Martin is an apostate and an alcohol. This guy should be punished.

    • @brownsanja4540
      @brownsanja4540 6 หลายเดือนก่อน +8

      @@peaceprosperity3951 Now for saying the truth he becomes a blah blah blah…?
      Stop your nonsense
      Whatever he is,Whomsoever he becomes it is not for me as a human being to judge..I see his wisdom and frankness and loyalty to his cause as virtues that are lacking in majority of people who are not alcoholics and are not termed as apostates and if I may add…people who are more deplorable than drinkers

    • @AbowShariff
      @AbowShariff 6 หลายเดือนก่อน

      ❤😂​@@peaceprosperity3951

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@brownsanja4540 Good answer🥰

  • @nugaal012
    @nugaal012 6 หลายเดือนก่อน +28

    Soomaali oo dhan waxay xaasideen Somaliland nabadeeda iyo gobanimadeeda. Laakiin, Allaah waa xaqsoore oo isagaa Reer Konfureedka ka goyn doona danuubta iyo xasadka ay ka galayaan shacabka Gobta ah ee reer Somaliland.

    • @Msskorean
      @Msskorean 6 หลายเดือนก่อน

      Cuqdad idin dishay Amxaaro ayaad u oroday walaalkaana waad diideysa

    • @Msskorean
      @Msskorean 6 หลายเดือนก่อน

      Waayeelkaan Oromo ayaa reer abti u ah

    • @think4358
      @think4358 6 หลายเดือนก่อน

      Ilahay qucdada ha iniga qaado

    • @bulsho2796
      @bulsho2796 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@Msskorean Walalkaad ka sheekaynaysaa miyuu ixiraamo rabitaankayga isagoo ogsoon midnimadan laga sheekaynaayo Inaan anigu keenay anigoo kari kara inaan sidaa Djabuti wadan noqdo.

    • @user-yj2vs1re8i
      @user-yj2vs1re8i 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Msskoreanwalaalkaad sheegaysaa waa kee 32 sano iyo ilaa 1983 anagu itoobiya mooyee maba garanayno somalidan aad sheegayso cadow anaga soomali baa noo ah waanuna qaldanay markii aanu idin soo doonanay

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 6 หลายเดือนก่อน +25

    Somaliland dadka saas umada wax uga dhadhicin kara muuse dalka ha u keeno wasiirada dalku u bahan yahay waya mustafe❤

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +4

      Mash allah reer Somaliland guul guul guul gesi baa kuJoga USA mustafow hambalyo 💚🧡❤👍🏼👍🏼👍🏼

  • @27May1988
    @27May1988 6 หลายเดือนก่อน +12

    I am so proud the way Mustafe clarified the feelings of his people, in reality Somalis even if they hates each other, there is one single goal for them; the destruction of Somaliland, and it is people, so much hate.

  • @saedali5705
    @saedali5705 6 หลายเดือนก่อน +14

    You represent all Somalilanders . We're proud your patriotism

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 6 หลายเดือนก่อน +24

    Martin ruunta ayaad usheegtay hadii wax lagu qadanayo! Geesi geesi dhalay! May Allah swt protected you!💚🤍❤️💚🤍❤️

    • @choukrialihassan2861
      @choukrialihassan2861 6 หลายเดือนก่อน +3

      Allahumma Ameen ❤❤

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +2

      Yes Mustafow hambalyo ✋💋💚🧡❤👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @sakariyeciise9592
    @sakariyeciise9592 6 หลายเดือนก่อน +22

    Mr martin You finally realize the truth

  • @Zakplaysfooty
    @Zakplaysfooty 6 หลายเดือนก่อน +15

    Fariid Mustafa we’re proud of you.❤❤

  • @djimalehhaybe5851
    @djimalehhaybe5851 6 หลายเดือนก่อน +13

    Masha Allah mustafe muwadin dhab ah Somalilander.
    Somaliland guul guul iyo gubonimo

  • @ayanabdi7884
    @ayanabdi7884 6 หลายเดือนก่อน +41

    Mashallah Martin congratulation u have stood with somaliland

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +3

      Guul guul guul reer Somaliland gesig Qaran USA mustafe maxamed Aar hambalyo shacaabakad uu hilisay hambalyo 💚🧡❤👍🏼👍🏼👍🏼

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 6 หลายเดือนก่อน +16

    Martin libaax jira noolow inaaderkey cadowgaagu cagta hoosteeda inshaa Allahuma

  • @Dophill260
    @Dophill260 6 หลายเดือนก่อน +36

    "Qaylo qabiil oo qaranimo lagu qarinayo". Well said MR MARTIN. BLOOD IT AIN'T WATER

    • @ayaanqaali8570
      @ayaanqaali8570 6 หลายเดือนก่อน +4

      Excellent dear brother ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 Crocodile tears kkkkkk baroortu orgiga ka weyn walaal

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 6 หลายเดือนก่อน +6

      Somal is baratay cid lagu dirikaro Somaliland waa somalidiid ma jirto Somali sharaf lehna maalintasnu ka baxnaybau joogtay bye bye Somalia Somaliland shan bay ka mitahay shantu in ay midoobiwaydona daarood baa sababay markuu isku dayay in uu isaaq tirtiro markaa kala soconaye ha idinku tasknaato

    • @yusufabdi8747
      @yusufabdi8747 6 หลายเดือนก่อน

      Fucking region somalia

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 6 หลายเดือนก่อน +31

    Geeeeeeeeeeesi geeeeeeeeesi dhalay isaaq nimo reer somaliland❤

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 6 หลายเดือนก่อน +1

      Isaaq kaligii wax malaha.

    • @se1059
      @se1059 6 หลายเดือนก่อน +7

      ​@@abmoh9216waanu ognahay ee dad isaaq ladaba dhigay baanu u jeedna No hard feelings

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 6 หลายเดือนก่อน +7

    Mustafe meesha aad naga xigto nin rageed baa naga Xiga 🦁🦁🦁🦁🌹🌹🌹🌹❤️💯💯💯

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z 6 หลายเดือนก่อน +12

    Oooooooff Off Aleylehe baga geesi geesi dhalay waad iskaga jartay sow geesiyadii isaaaaaq ma tihid 👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 💪 hanbalyo hambalyo Mr. Martin Alle haku xifdiyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 6 หลายเดือนก่อน +13

    Saxiix taas dhaba Mustafe martin❤🎉

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 6 หลายเดือนก่อน +9

    Oo baadi kismayo yeey ibiiyeen oo keenya ka ibiiyeen 👇👇👇👇farmajo afar dekedodo yuu siiyey👇👇👇👇👇

  • @D.Rose1990
    @D.Rose1990 6 หลายเดือนก่อน +14

    Well said Martin!

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 6 หลายเดือนก่อน +11

    Maasha allaah gulayso inaadeer Muustafe ❤❤❤❤❤❤

  • @w410921
    @w410921 6 หลายเดือนก่อน +22

    Well said Mustafe, it’s a pure hate for the Isaq clan, mainly by the Daroods, because we fought against the tyrant.. Siyaad Barre

    • @dianadd12345
      @dianadd12345 6 หลายเดือนก่อน

      Parts of the darod clans were the first to fight against siyad Bare....re-read the history.

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 หลายเดือนก่อน +9

    Mashalla Allah mustafa manti waa ku lisay runta kama gsbado nin duriyada xalasha Ah well done 👏 ✔ 👍

  • @se1059
    @se1059 6 หลายเดือนก่อน +9

    Well said Mr mustafe Ax yaa wadani somaliyi afkeeda ha hagaajisato somalinimo haday jirto iyo dhul somalyeed oo xabashi laga badbaadinaayo uga horeeya itobia ictiraafa somaliland hadii kale naga daaya shakada alfi layla wa laylada

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 6 หลายเดือนก่อน +11

    Waxaan oo qaylo aah waa Isaaq naceeb nothing else period

    • @fadumoissa532
      @fadumoissa532 6 หลายเดือนก่อน +3

      Waa xaqiiq tasi guuul Somaliland

    • @se1059
      @se1059 6 หลายเดือนก่อน +3

      Nacaybkoodu waa dawadeena oo xoog iyo iskuduubni baynu ka qaadna masha allah viva Somaliland

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 6 หลายเดือนก่อน

      In ay Isaaq naceeb. La hadaaqayaan No Question

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 6 หลายเดือนก่อน +36

    Blood is thicker than water. Well done Martin❤❤❤❤❤
    from saylac

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 6 หลายเดือนก่อน +6

    Hamblayo Somaliland Hamblayo!
    Somaliand, Somalilanders ayaa leh!
    Cirka ,dhulka, hawada ha gadaan!
    Is Their business.
    😂😂😂

  • @mohameddayib8486
    @mohameddayib8486 6 หลายเดือนก่อน +7

    Waa gobanimo❤ walaal Mustafe. Guul Somaliland❤

  • @TheQueenshankaroon
    @TheQueenshankaroon 6 หลายเดือนก่อน +7

    For Somalia it’s OK to sign the sea the airport. The hospitals
    The land is OK for them to do business but when become for Somaliland no it’s not OK that’s ridiculous. That’s the time they used the flag and say Somali is for Somali

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 6 หลายเดือนก่อน +11

    Walee dhiigu biyo maaha 👍🏾Martin

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน

      Reer Somalilanow waxa ka barta gesig Qaranak Mustafe maxamed Aar oo midoba 💚🧡❤

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedfamily-td1pb
      Mustafe Malaha markii hore muu fahansanayn xaasidnimada iyo nacaybka loo hayo isaaq somalilnimada awoowyaashiin lagu siray bay ku dirteen hadana wuu fahmay khalaas balwaakaase arak iyagoo uyeedha ama amaana mustafe faqasheey is ka eega dhagaxa mustafe idin ogaaa

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 6 หลายเดือนก่อน +9

    Masha allaah waxa geesi hidasanaya ar xadule oo dad badani taariikh diisi hayan wad ku banantahay

  • @abdiali319
    @abdiali319 6 หลายเดือนก่อน +20

    Geesi Geesi Dhalay. Mustafe Martin you are a real Somalilander.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 6 หลายเดือนก่อน +1

      Mustafe wuxuu ahaa qof aan qabyaalad aqoon daaroodkii buu fahmay waxay usoo casuumijireen in aanay soomaslinimo ahayn e ay ugu yeedhijireen nacayb ay isaaq uqabeen wuu fahmay qofkastoon wixii hore ay gaysateen iloobay iyagaa ku khasbay in uu dib uga joogsado oo uu xisaabtamo dib loo arki maayo iyagoo uyeedha mustafe way ka catari mar haduu fshmay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 หลายเดือนก่อน +12

    WAAR HAA ILAAAABAN MUUSTAFA WAA NIIN REER
    SOMALIA OO ISAAQA DAALKISA KHUUSYE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +2

      Mash allah mustafe reer Somalilanow dhanku idinka Xigo walee lagama soo dhaco 💋❤😁👍🏼👍🏼👍🏼

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 หลายเดือนก่อน +7

    Waar Martin ku wareejiya Wadani isagaa Cirro kaga haboone

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r 6 หลายเดือนก่อน +16

    Viva to this gentleman 98% his interview was truest 🙌

  • @boodhleelectrical6453
    @boodhleelectrical6453 6 หลายเดือนก่อน +6

    Mustafae trust me you deserve to be somalilasnder and play great role for future somaslilkand politics
    Beat up any potential enemy
    We need a people capable to address English platforms carry out depate or dillouge..this is the way you can get more supporters.
    Great mustafae
    Just came home and felt excited again watch you talking the reality

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 6 หลายเดือนก่อน +17

    Bravo .marthin

  • @suziy154
    @suziy154 6 หลายเดือนก่อน +6

    Martire afku kumago hadalyaqaan afka kaga gur runta alaayo cisag soomaalilan I loveyou❤❤❤❤❤❤❤

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mustafa spoke truth 💚🤍❤️

  • @user-qy2xq2bg3q
    @user-qy2xq2bg3q 6 หลายเดือนก่อน +13

    Maanshaallah mustafe we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wow guul guul guul gesig mustafe maxamed Aar❤💋👍🏼

  • @lit7189
    @lit7189 6 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha allha guul iyo gobanimo you are right my brother thinks so much you are good man guul somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 หลายเดือนก่อน +10

    34 years baa isgu kaan daanbyse marka waxani liiqdan intaa yaar beeye naagu heeystan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Kingbashash892
    @Kingbashash892 6 หลายเดือนก่อน +7

    Martin walee abaaha aya geesi ahaa 4 dekedood ayuu farmaajo la hoos ordayey Ethopia iyana 20km ayay ka qaylinayan

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 6 หลายเดือนก่อน +15

    Legend ❤

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 6 หลายเดือนก่อน +7

    Mustafe waan ku wata caawa buufi cadawga somali land

  • @shabeel212-ng9rj
    @shabeel212-ng9rj 6 หลายเดือนก่อน +11

    Masha waa libax nin rageed

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mustafe am so proud of u Somali.mid nimo watay nagu dagene hayska haystaan midnimo 100 sano haday nagu qadanayso halkasanu jogayna 💚🤍❤️💯

  • @musejama5795
    @musejama5795 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha,alaah mustafe Martin geesi geesibdhalay runtaad usheegtay munafaqa ❤❤❤

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r 6 หลายเดือนก่อน +17

    This gentleman he is 97% correct long live to this gentleman insha Allah ameen

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 6 หลายเดือนก่อน +4

    Run ayaad usheegtay Waaa kula qabaaa dareenka ❤Mr murtin congrats

  • @Familyguy250
    @Familyguy250 6 หลายเดือนก่อน +11

    Good job waa ruun been maa aahh that is true

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +8

    Mansh aah mudaane mustafa maxamed Aar geesi ❤Abahab geesi Mustafow Qaranak ku Jeecl Somalilandry's hambalyo 💚💛❤👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 6 หลายเดือนก่อน +11

    💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🎉 well done Mustafe 🥰✅

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cadowga Debeda iyo Gudahaba ee Somaliland illahay ha jebiyo, itoobiya iyo Somallind guul iyo Gobanimo 👍
    Maansha allah guule haydin garab galo Somaliland Itoobiya hore u socda

  • @nimobalayah3951
    @nimobalayah3951 6 หลายเดือนก่อน +5

    Well done Mustafe such a brave man keep going and tell the truth to the ugly enemies

    • @Msskorean
      @Msskorean 6 หลายเดือนก่อน

      Raali ahoow Oromo waa lagu gartay

    • @Msskorean
      @Msskorean 6 หลายเดือนก่อน

      You Oromo, you can not fool Us get out of this people

  • @user-or7yu2pb3s
    @user-or7yu2pb3s 6 หลายเดือนก่อน +24

    Adeer dhigu biyo maahaa 😅😅😅 Noloow Mustafe❤

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 6 หลายเดือนก่อน +1

      Isaaq kagigii xaguu aadayaa

    • @se1059
      @se1059 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@abmoh9216adba waad ogtahay isaaq la'aantii inay somalii waxba ahayn sida owgeedba noogu dhagan tihiin

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@abmoh9216meeshii RABI kubeeray ee ubarakeeyay ee soomaali oodhan markay wareerto maskaxda kusoo dejisato ayuu joogayaa

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +3

      Nolow gesi Mustafe maxamed Aar shacaabaki reer Somaliland waa kugu dirsaday💚🧡❤👍🏼👍🏼👍🏼😁😁😁😁

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 6 หลายเดือนก่อน +2

      @Abmoh Isaq isagaa xornimada kuu keenay waad ku caasideen

  • @ibadoartan303
    @ibadoartan303 6 หลายเดือนก่อน +5

    Nooloow geesi geesi dhalaye
    Mamustafe martin manshalaah. Somaliand viva

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 6 หลายเดือนก่อน +8

    Geesi geesi dhalaya Hanbalyo Hanbalyo mansha allah afkuma go

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 6 หลายเดือนก่อน +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    I am very proud of you Dr Mustafa Aar

  • @football_hub1
    @football_hub1 6 หลายเดือนก่อน +12

    💚💚💚💚💚guuul🤍🤍🤍🤍🤍guul❤❤❤❤somaliland ❤❤❤❤❤somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉😂❤

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Mr Mustafa well done said❤❤👏👏👏

  • @mohamedadam9873
    @mohamedadam9873 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mustafa, thank for your tough, truthful stand you have shown and the upper you had against the interviewer of this station. You are are a true Somaliander and patriot. I am really proud of you and wish you all the best.

    • @mohamedadam9873
      @mohamedadam9873 6 หลายเดือนก่อน

      I meant " upper hand". Sorry!

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 6 หลายเดือนก่อน +18

    ❤ Mansha Allah Aqoonyahan sare ❤ President
    Mustafeh
    Martin

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah mustafe waa runtiis somaliya meel walba ayey iibiyeen laakiin somaliland wey ka kireysey itoobiya somaliland xaq bey u leedahay waana sharci iney heshiis is afgarad gaadheen maalin dhowna heshiisku wuu dhacayaa somaliland iyo itoobiya guul forever insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 6 หลายเดือนก่อน +13

    MashaAllah mustafe galkuu seefta kala baxay
    Geesi qaran Allah ha ku xiftiyo

  • @choukrialihassan2861
    @choukrialihassan2861 6 หลายเดือนก่อน +29

    Blood is thicker than water. Well done Martin❤❤❤❤❤

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +2

      Yes Mustafow Awoga Aar waa ku banantahay 💋❤💚🧡💓👍🏼👍🏼👍🏼

    • @mod2967
      @mod2967 6 หลายเดือนก่อน +1

      RAGEEDII UU SHEEG UU SHEEG UU SHEEG runtaa adeer uu sheeg runtii FACTS one FACTS one FACTS one FACTS one FACTS SOMALILAND FORE EVER❤❤❤❤

  • @hajii2033
    @hajii2033 6 หลายเดือนก่อน +10

    thank you mustaf

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 6 หลายเดือนก่อน +13

    Legend Martin
    You are a intellectual scholar

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 6 หลายเดือนก่อน +5

    Mash Allah, well done mustafe 👏🏽

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 6 หลายเดือนก่อน +6

    Libaax cadawga buufi qadaad waynta

  • @ahmedalimohamed5266
    @ahmedalimohamed5266 6 หลายเดือนก่อน +5

    Maasha'allah geesi

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 6 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah halyey halyey dhaley

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 6 หลายเดือนก่อน +16

    Mashallah Jamuryada Barakesan Somaliland SOCOTAY 💚🤍❤️🇪🇹

  • @iissa7685
    @iissa7685 6 หลายเดือนก่อน +15

    Mustafe maanta waa caadi....He is telling the truth the way supposed to be told

  • @farahessa5322
    @farahessa5322 6 หลายเดือนก่อน +7

    Mashallah

  • @ahmedugas8495
    @ahmedugas8495 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mustafe Martin nin cuqdadeysan ayaa wareysanaya.. Waa nin wariye iska dhigaya oon hadana taariikhda Somalida waxba ka ogeyn..

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah, Moustapha Martin "qac dii uu weyneyd" qadadc weyn iyo yamyam well said gesi gesi dhalay

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis 6 หลายเดือนก่อน +4

    While I oppose the signing of the MOU with Ethiopia, Martin’s core argument is sound. I hope that the Raxanweyns(dhal culimo) whom are far with better conduct and larger in population than the ISAQs or Daroods present their position and interests in a similar fashion. War dhulkiina iyo saamiqaybsigiina ka hadla. Somali ama ha la xalaaleyo ama wax ha kala yeelato. In beennla isku maaweelin. Munaafiqnimada ha laga baxo.
    Martin is straightforward guy who is free of contemporary Somali hypocrisy.

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 6 หลายเดือนก่อน +5

    Soomaali waa dhiig iyo dhalasho.
    Cadowga cagta ka hoos.
    Walaalaheena reer waqooyi galbeed, guul ayaan Allah uga baryayaa. Dadkiina, diintiina iyo dadkiina ilaashada.
    Ethiopian iyo Oromo u diida, dalkeena oo aynu wada difaacano dalkeena

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 6 หลายเดือนก่อน +5

      Munaafaqada jooji hadaad Ethiopia diidayso 50,000 ciidankeeda 18 sanadood kumay haysteene ka saar baydhaba iyo jawhar iyo xamar lafteeda. Ma kuwa kula joogaa reer daarood hawie ah???????

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 6 หลายเดือนก่อน

      @nuraali5514 ader faqashta aaan doonaayo inaan xasuuqno ayaathy nedel yohow nedelku dhalay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 6 หลายเดือนก่อน +1

      Shugran wllo ❤❤❤

  • @Zaxarlaabdirahman
    @Zaxarlaabdirahman 6 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland waa wadan maamul maaha haduu maamul yahay intaad hargaysa timaadaan baad oran lahaydeen anagaa idin maamulnee meeshiina jooga.somaliland 2024.16 wadan baa aqoonsanaya sidaas ula socda.there is nothing you can do about it😏😏

  • @mddinho3650
    @mddinho3650 5 หลายเดือนก่อน +1

    Top man Mustafa Martin. Proud of my Somaliland Brother. Guul iyo Gobanimo Somaliland.

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 6 หลายเดือนก่อน +5

    Libaax Mustafe martin

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 6 หลายเดือนก่อน +3

    Martin waa rageedii Geesi Isaq iga dheh walee meesheedii baad dhigtay❤️

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 6 หลายเดือนก่อน +11

    It is to recozning republiken of somaliland 2024 inshall Allah. ❤❤❤

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน +3

      Inshaallah mashallah guul iyo gobonimo hambalyo reer Somaliland sodheeya Mustafe💚🧡❤👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼😁😁😁😁

  • @mahads9423
    @mahads9423 6 หลายเดือนก่อน +7

    Fariid martin

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 6 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂 miskiin wariye waad qarasan kari wayaday naceebaka 🥵kugu duugan ceeb is yara adakeey yaan baahasha laga garan 😂ilaan tv ayaad fadhida is ceeliy 🤭🫣

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inader afkaaga cano lagu qabaye geesi baa tahaye garayaqaan aan hadala seegaya isaaqa baada u tahaya guula iyo gobanimo ninka majeerteen dhabigaada u qortaya iyo somali fayariska isaaqa k dhacaye❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @abdulrahmanali101
    @abdulrahmanali101 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Martin

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 6 หลายเดือนก่อน +4

    Garxajis is not easy my blood

  • @user-ps6uk7we7d
    @user-ps6uk7we7d 6 หลายเดือนก่อน +6

    Well done

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mustafe martin wanku wata libaax libaax dhalay ninka cidla ayad ku xidhey

  • @maxamedaadan8114
    @maxamedaadan8114 6 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks. Mustafe

  • @ibrahimnuurosman1878
    @ibrahimnuurosman1878 6 หลายเดือนก่อน +4

    Qof kuyiri sinaanmayno Adna diid saran tiisa

  • @omarmohamed8475
    @omarmohamed8475 6 หลายเดือนก่อน +9

    I NEVER LIKE THIS GUY BEFORE BUT I AGREE WITH EVERYTHING HE SAID BRAVO 👏👏👏👏👏👏

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 6 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah mustage. Good. Speech ❤❤❤❤

  • @hassanahmed412
    @hassanahmed412 6 หลายเดือนก่อน

    Think you Mustafe, for
    your good comments.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 หลายเดือนก่อน +11

    WELL DONE MUUSTAFE RUUNTA UUSHEEGE GEESI❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉

  • @boodhleelectrical6453
    @boodhleelectrical6453 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafae YOU THE MAN
    YOU MUST BE READY TO BE A MEMBER OF POTENTIAL DIPLOMATIC OF SOMALILAND ..STAFF IN EMBESDY..
    WE DON'T HAVE ENOUGH STAFF CSPABLE TI THIS JOB
    RIGHT..we need English fluent speakers
    Internally and externally we need you mustafae
    I am very hasppy to watch your comments and very excited to see you as real Somaliland national
    The somaliua politicians are not brain fit ..I can confirm this
    They are firstly mad.
    We need to get the tools to swipe them away
    Abdullah electrical engineer LONDON

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 6 หลายเดือนก่อน +15

    Geeeeeeeeeesi mustafe❤❤ geeeeesi somaliland❤

  • @abdijibaarsulaiman4791
    @abdijibaarsulaiman4791 6 หลายเดือนก่อน +2

    Adeerkaabuu ahaa kii 40k ee Ethiopia 🇪🇹 kaa keenay xamar hadalba gam ,aqoonyahanka ,waxgaradka iyo siyaasiga somaliland wuu garanayaa wixii u dan ah heshiiskana waa lalafa gurayaa huduu dhibaato kuyahay mustaqbalkayga iyo ka ubadkaygaba waa laga fiirsanayaa ee kasheekeeya 6dan maamul goboleed ee mid walba marada waalan sito ee madaxa iskula wadajira ee aan meela usocon ,mid walba haduu muwaadin iska dhigayaa markuu uumigu soogaadho, xididka dhalinyarada somaliland waa inuu beelaya walba gurigiina idiinku keenaa hadaad arimaha somaliland caqli saliima ku eegi waydaan 😑

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 หลายเดือนก่อน +1

    MUSTAPHE MARTIN WAA NIIN AQLIBADEN WAA WAAXA LOO QAAYLINAYO RUNN BAADNA🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedfarah1058
    @mohamedfarah1058 6 หลายเดือนก่อน +9

    Mustafa sifiican ayaad ugu jawaabtay guul iyo gobanimo