Ali Harare 'Dhaliilaha qeyb ka mid ah dhaqanka Soomaalida"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ธ.ค. 2020
  • Ali Harare 'Dhaliilaha qeyb ka mid ah dhaqanka Soomaalida"

ความคิดเห็น • 107

  • @cabdullaahicabduraxmaan7109
    @cabdullaahicabduraxmaan7109 3 ปีที่แล้ว

    Somali american tv wanaaga umada soomaaliyeed oo faraha badan maad soo qaadatan inta yara qaldan lee miyaa soo qaadaneesiin somali guul afkiina kuma xumeyn kartaan waligiin

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 3 ปีที่แล้ว

    Cali Harare arrimaha uu ka Hadley ee Buranburka iyo waxaan u jawaasbaus 100% dadku way naveen

  • @faisalmohamedgoohe4678
    @faisalmohamedgoohe4678 3 ปีที่แล้ว

    Cali yaw buraanbur kii ugu qiimaha badnaa anaa dhagaystay xalay oo duco ah soomaali oo dhan kkk 2021 bay bilaabeen dumarku malaha warkaagii bay maqleen

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 3 ปีที่แล้ว +2

    Hi Sir Ali
    I may add these other characteristics we Somlis share :
    2) lack of patience
    2) rarely read anything ( I.e a book or any other printed materials)
    3 ) If a policeman asks him or her " how are you today?"
    He will start talking about how he run the red light yesterday twice and almost killed one person
    4) in general we are incapable of answering questions that require just "yes" or "no" as an answer .
    5) listening problem
    All of the above mentioned points are the pillars of good communication.

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabar dhawac ah kulaha ragi somalida dhaqanakodi sidas buu noqoday

  • @dugsigadhexeeealkheyr2062
    @dugsigadhexeeealkheyr2062 3 ปีที่แล้ว

    Ali xareere waa waa indheer garad

  • @safia43483
    @safia43483 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah Ali iyo madaxweynaha mustaqbalka M.Martin waa idin salaamay

  • @mireabdullahi8015
    @mireabdullahi8015 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii cali xarare warkaada waanjecelnahay

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 3 ปีที่แล้ว

    Cali waad mahadsantahay wax badan ayaan kaa faa idnay alaha ku xafido

  • @xeraale2003
    @xeraale2003 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Ali, I have been asking these questions long time!!! Somalia people are special... “All we do is Bragging”😒

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 3 ปีที่แล้ว

    Wariye cali xaraare and mustafe thnk you so much 👍 anu marban damcay inan ilhaan cumar u jawabo o masan is idhi oo horta miyay ku taqaan taasaba iigu darayd hhhh just I’m kidding kk if you laugh 😆 my comments must be like 👍 intanan ku jawabin waa is garanesan ismahan iyo suleqa amina fadumo xamda xaawo farxiya fardusa faisa like sar hhhh or yaawaylak hhhhh😂😂 😂

  • @mohaabdigeelle6951
    @mohaabdigeelle6951 3 ปีที่แล้ว

    Mustafe. Maarti. Musharax nimadii. Ma iska daayey horta

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 3 ปีที่แล้ว

    Asc kalimadan anigu qolo waliba oo ila degen Nederland wan uu qora

  • @akuunakeetu
    @akuunakeetu 3 ปีที่แล้ว

    Cali waa nin wanagsan laakiin mar marka qaar waa laga dhex hadlaa macnaha fadlan lacag ku shubo

  • @cabdiqanimaxmedmaxamuud8086
    @cabdiqanimaxmedmaxamuud8086 3 ปีที่แล้ว

    nice asxaabta warka keen

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 3 ปีที่แล้ว +1

    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 3 ปีที่แล้ว

    JAHLIGAA UGU WACAN SOMALIDA.

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugayey barnamijkan part2 iLaa prt3 waa nagu ficnan lahaa👍
    Walee Caloow Somali maryolay wax badan waad ubidhaamisay hab dhaqanka khaldan iyo dhaliilaha badan
    Waa hadii ay waxku qadanayaan
    Qodob kamid ah Aniga ayaaba ku dhaqma maanta Laga bilabo faraha ayan kala baxayaa wana midka ah inaan wax aan dantayda ahyn faraha LA galo ama hawl aanan shaqo ku lahayn daf iskadheho iguma ogid🙆

  • @kamaaludiinegeh3132
    @kamaaludiinegeh3132 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali Cabdi Xirsi waa runtaa Soomaalidu iskuma haysato inay Madoow yihiin ama African inay yihiin 1992 Ayaan waxaan u samaynaynay nin markaa aan ku tuhmayno inuu aqoon leeyahay passport markaa qoraalada passportka waxaa ka mid ah 'Midabka" oo lagu qoro Black ninkan aqoonta aan ku tuhmayno aad buu u casaa waxaan ku kari waynay in loo qoro black wuxuu yidhaa anigu waan cadahay ama casahay yaan laygu qorin black iigu qoro white markaasaan ku nidhi adigu ma Cadaan baad tahay mise african markaa Caloow waa runtaa aqoon yahankii Soomaalidana waa kaa .

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi cali xaraare waa runtii isku midaa nahay now i know waxaan kuu fiirsado buraanbur waa waxaan aduunka uga necbahey mana dhageysto amana ka’qeyb galo coz waa faan aan meelna jirin naagaha buraanburana waan la’yaabaa beentooda ILAAHAY swt kama cabsadaan khuraafe hadaad maqli’jirtey waa buraanbur ha’laga saaro dhaqanka soomaalida waa been cad la’soo diyaariyey

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 3 ปีที่แล้ว

    Cali Xaraare barnaamijyadisa tan iyo VOA~da marwalba waa xiiseya masha Allah, Barnaamijyadan arrimaha bulshada ku saabsan na inaad noo soo kordhisaan kaa codsan.
    Mahadsanid

  • @lulhagi4510
    @lulhagi4510 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh ali harare baranbur ana neceb

  • @kayse13lxismail37
    @kayse13lxismail37 3 ปีที่แล้ว

    sxb waxaad ku dartaa barnamijayadaa xaga call ka waan ku xidhanay kolay idaacadaca is aanu uga qayb qaadano

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 3 ปีที่แล้ว +5

    kan qoslaya Brack Omaba miyaanu ahayn🤔🤣🤣

  • @abdirahmanahmed8805
    @abdirahmanahmed8805 3 ปีที่แล้ว

    War taasi waan la waayey

  • @araweeloinanabadoon711
    @araweeloinanabadoon711 3 ปีที่แล้ว

    Malayacni rag waweyn oo faruqiyina

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว

    Ninka gabadha jabka yar guursaday dumarku waa Iska masiibo waxan is idhi mar hadii aad samiibo qaadanaysid masiibo yar baa LA qaataa😂🤣😂🤣😂
    Thank you very much ALi & Mustafa👍

  • @sameramah4437
    @sameramah4437 3 ปีที่แล้ว

    Qosolka badan qofka weyn uma ficna sida cali baa leys ilaaliyaa

  • @medicaldegree8891
    @medicaldegree8891 3 ปีที่แล้ว

    Caliyaw Maxad war haysaa qofkii ku yiraahda wax weydiin ogaal dheh

  • @xasankeyse6648
    @xasankeyse6648 3 ปีที่แล้ว +3

    War odayga maartin saka qosol badanaa

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 3 ปีที่แล้ว

    Powerful

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 3 ปีที่แล้ว +1

    Same as what's new? War umadu waa iska wada mide ee Somalida iska dhaf oo wax Positiva sheeg ninyow

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 3 ปีที่แล้ว +5

    hhhh, in Somalia, "Maxaa war heysaa" micnaheda waa maxaa cusub, xaalada (guud) ka waran, maxa soo kordhay iwm.

    • @user-yl4pt7fs6f
      @user-yl4pt7fs6f 3 ปีที่แล้ว

      Waar doqonka xarmajo maad ka hadashiid 😂😂😂😂

    • @user-yl4pt7fs6f
      @user-yl4pt7fs6f 3 ปีที่แล้ว

      Geese geesi dhaley maxdaweyn muse biixi nolow cimir dheer allah hakusiyo aamin cadowgaga A allah jabiyow aamin

  • @safiyaaadan4140
    @safiyaaadan4140 3 ปีที่แล้ว

    dadku gabay Keliya lama Nicine Macal heesihiibay Naceen Wayo Suugaanta Markii lajecla Walafaxsana hada dadku Wada Xanaaqsanyihin

  • @guledbashiir4123
    @guledbashiir4123 3 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare pls mustafe waxaad waydiisaa musharax nimadiisii

  • @abdirahmanahmed8805
    @abdirahmanahmed8805 3 ปีที่แล้ว

    War lacag ma haysaa war uma baahnine

  • @oysi248
    @oysi248 3 ปีที่แล้ว +4

    Somalida wa cunsuriyiin bilaal bin rawaax maxay uga boodan qof ku abtirsabayo ma arkin 😂

    • @queenifka3395
      @queenifka3395 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 warunta wlh

  • @diirad2462
    @diirad2462 3 ปีที่แล้ว +1

    Labo reer miyi ah oo aan isdhaamin weeye labadan!! Bal kan muraayadii qoraxda studio ga ku xidhan daya !!!, markaas ayay rabaan in ay somali wax u sheegaan.

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว

      Wa loo xidhaa wa cadi Hollywood oo dhanba xidha wax ka qaladan ma le eed kale soo raadi

    • @zakialle9767
      @zakialle9767 3 ปีที่แล้ว +1

      Okiyaluhu qorax kali ah lo xirta yaa kugu yiri 😅 qofba sidu dono iyo meshi u dono ayu u xirta. Teda kale labadan iney reer miyi yihiin yaa ku shegay? Dadka dhaqanka xun ee laga hadlayo ayad ku jirta

    • @abdiqaniadan2349
      @abdiqaniadan2349 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaad reer miyi ku shegeyso sadax degree ayu sadax jamacad ka wata🤔

    • @diirad2462
      @diirad2462 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiqaniadan2349 waxaan aaminsanahay inuu dhamayn adna wax kale baad ka hadlaysa, he got some mental issues. ilaahay ha caafiyo isaga iyo intii xanuusan

    • @diirad2462
      @diirad2462 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiqaniadan2349 qof aan ilaahay iyo diintiisii aqoon u lahayn waa indhool, ilaahow muu 5 degree haysto waa indhool, indhool haduu ku hago ood usha u dhiibto bal kawaran ?

  • @heesoqaraamiya6857
    @heesoqaraamiya6857 3 ปีที่แล้ว

    Qosolki aduunka wan jeclay ali xaraare iyo markay Martin is helaan

  • @US_MAN49
    @US_MAN49 3 ปีที่แล้ว

    Ali waan kusalamay nin yahow aniga gacan baan ku taagay wale iyo bilee
    Waxaan jeclaan lahaa in aan kugu so booqdo Studio oo aan malin kula daadihiyo barnamij
    Waxaan jogaa St. Cloud MN

  • @qayeyqayey9156
    @qayeyqayey9156 3 ปีที่แล้ว

    Buraan burku waa qabyaalad socota. Buraanburku baryahaan dabe waa soobatey qabyaaladiina waa soo badatey. Waa runtaa Ali wax kale halugu badalo.

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 3 ปีที่แล้ว

    Hooyoyinka raaligali buranburka qaar waa ok lkn qabyaalada ha iskadhaafan

  • @abdulkaderhersi4204
    @abdulkaderhersi4204 3 ปีที่แล้ว

    Martin qosolka ka dhamaday

  • @medicaldegree8891
    @medicaldegree8891 3 ปีที่แล้ว

    Walaal buraanburka cunsuriyada Ka dhaaf inkastoo gabaygii suuq beelay ,hadana every dog has his dag, dumarka beentooda way isku caawiyaan oo mid markeeda loo jiibiyaa inkastoo beenaley hoos loo leeyahay,hadana lagama hor yimaado.

  • @abdirahmanahmed8805
    @abdirahmanahmed8805 3 ปีที่แล้ว

    Others

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +1

    Iga Wale Buraanburka Dumarku Tiriyaan Waan arkaa Waxaan Kaloo arkaa kuwa Amaanaya Reerkayaga Ilaa Jilabkayaga oo Laysoo diro Markaasam Dhahaa war waxan Yaa soo abuubalay Kolay Waa qof iimanka Reerku Qanjaha Jooge 🤣

  • @ok-mz4hy
    @ok-mz4hy 3 ปีที่แล้ว

    Caliyow dhacdo xiisale oo kusaabsan shil kadhacay jijiga

    • @ok-mz4hy
      @ok-mz4hy 3 ปีที่แล้ว

      What is your somali American TV contact number

  • @dugsigadhexeeealkheyr2062
    @dugsigadhexeeealkheyr2062 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka codsanayaa ali xareere barnaajijyada noocaan oo kale ah inuu xoojiyo

  • @farhiabulhan2658
    @farhiabulhan2658 3 ปีที่แล้ว +1

    Wale asc anaa dhib ku qaba

  • @user-br2jh8bu7r
    @user-br2jh8bu7r 3 ปีที่แล้ว

    Somalida waxay u bawahantahay tabar nooslash ku saabsan ta kae waa umad cusuriyin inta badan

  • @mdneery9618
    @mdneery9618 3 ปีที่แล้ว

    Asc -> wcs
    See tahay wll -> fican
    Ii wrn sxb -> kheyre see tahay
    Masha alah, maxa cusub -> caadi wlhi waa nabad
    Maxaa i leedahay -> Ladnaan
    Maxaa ii haysaa -> 😂😂😅

  • @abdullabaa209
    @abdullabaa209 3 ปีที่แล้ว

    Wa su’aal dween maxaad marna wajiga u xerataa marna aad u xeran? Caliyo.

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 3 ปีที่แล้ว

    Mushkilada Somalida always waad kahadashaan,, which is good, we need solution,, Xal hala raadiyo,,الله المستعان

  • @mukhtarmahamedcilmi9650
    @mukhtarmahamedcilmi9650 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar niyow wlhi waaan ku khajilaa waayo rag waawayn nacamlayaal ka dhigtay niyow qurbaha ma sidana lagu noqdaa

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 3 ปีที่แล้ว

    Martin oo caawa soo licaqay kiniinkii qosolka🤣🤣🤣🤣

  • @ahmeddahir1300
    @ahmeddahir1300 3 ปีที่แล้ว +1

    Please Mr. Martin don't do tha, too much sniffing on live TV

  • @safia43483
    @safia43483 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk Ali wa iga qoslisay isla marki aan idin arkay ayaan qoralka kowaad sooqoray Laakiin kuma jiro kuwa Asc sooqoro

  • @mahadibrahim8736
    @mahadibrahim8736 3 ปีที่แล้ว

    Cali Mr Sensitive sxb lkn
    waa wax bulshadu baratay Ama
    dhaqan Galayba

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @amiinhasanali6094
    @amiinhasanali6094 3 ปีที่แล้ว

    WhatsApp ka ar iso dir sheeko ficaan ayaan ahayaa

  • @mariamohamed6963
    @mariamohamed6963 3 ปีที่แล้ว

    UMUL QURAAN ONLINE WAA DUGSI QURAAN ONLINE AH KALA SOO XIRIIR ×252619148386

  • @heesoqaraamiya6857
    @heesoqaraamiya6857 3 ปีที่แล้ว

    Buranburku wa dagaal oge kulaha walahay wa run qabyaalad taganba🤣

  • @nimcoahmed87
    @nimcoahmed87 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkk waleeee Somali wax waad ushegty imbadan DHANK LAAAAD USOCOTAAYE DHAGALAAY WAXMAQAL

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk qosol been ah oo aan laabta jiriin sheeko KIbir ka muuqdo Miyey Xaajadu idiin maraysaa

  • @axmedmuuseducaale3743
    @axmedmuuseducaale3743 3 ปีที่แล้ว

    Ninka wayni ma nacas baaa maxu ku qoslay mab jiran wax lagu qoslob

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 3 ปีที่แล้ว

    K k k k k k k k k

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @somfab8282
    @somfab8282 3 ปีที่แล้ว +3

    Do you have to bash Somalis constantly to make a point? You don't have to say "Somalis are this and that"...It is waste of time to listen to two grown guys gossiping about Somalis while pretending to be better examples for Somalis. This is why I am against the welfare system...so guys like these two don't wear ties (tie) and stand around the mall.

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว

      Meeshu maaha E SL class in wixii soomali ku dhaqan xuntahay la sheegana kama dhig na waan ka fiicanahay sideed u ogtahay iney wellfare qaatan ha caayin hadeyna ku cajabin ha daawan ya flight 13

    • @somfab8282
      @somfab8282 3 ปีที่แล้ว

      @@june6206 lol xeey flight 13? and is that supposed to be something bad?

    • @zakialle9767
      @zakialle9767 3 ปีที่แล้ว

      You’re member of those people they’re talking about that’s why you mad 😂
      Wa si fcn in la shego umbadan somalida ah ee walatay in la tuso iney Gaddis u shaqeyan oo ey is badalan

  • @fankiihore9399
    @fankiihore9399 3 ปีที่แล้ว

    Caliyoow fiiqda ma style baa naga Soo duufso intaadan studiyoowga imaan warbaltanoo kale ninweynoo fiiqfuuqleh

  • @a.jamaja4911
    @a.jamaja4911 3 ปีที่แล้ว

    CALIXAARXAARLOW IYO XAYRAANKA AHAA II WARAMA LABS NEEF WALI QOSALBAYDUN ISKU CAMIREYSAAN KAN XAYRAANKAA HADAANU QOSALKALA JOOJIN MALAHA QADO U QAADI MEYSID CEEBEY TACAAL KKKKKKKK HHHHHH

  • @cawaalecaydaruus3455
    @cawaalecaydaruus3455 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninkii MUSTAFE MARTIN muxuu soo cabbay? Waa maxay waxan oo qosol ahi? Lol

  • @aliahmedali65
    @aliahmedali65 3 ปีที่แล้ว +1

    Odaygan maxaa ka qaldan marin layidhaa caawa fuck wuswis buu nagu riday

  • @c58pro50
    @c58pro50 3 ปีที่แล้ว

    Mustafa's biif buruurf is annoying the sheekada 🤔🤔

  • @iraisiraisir3265
    @iraisiraisir3265 3 ปีที่แล้ว +2

    13:43 I love that. Do you love me? 😍💋 💝💖❤️