DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Xasankii Timaha La Baxay Ku Soo Qabatay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 335

  • @user-lu2mv6nm7z
    @user-lu2mv6nm7z 6 หลายเดือนก่อน +11

    Asc kusaliya Nabiga SCW Allaah Na Badbaadiyo

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 6 หลายเดือนก่อน +16

    waa runtaa maa shaa allaah runtaasheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-qk6oe2im6k
      @user-qk6oe2im6k 6 หลายเดือนก่อน

      Kums. Sii. Barbara. Aluhaya. Malhide👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻🥱🥱🥱🥱🥱😛😛😛😛😛😛

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 6 หลายเดือนก่อน

      Run may sheegin qabyaalad awgeed waxaa lawaydiiyay sidaad u aragtaa bada kamay jawaabi laakiin waa lafahmayaa mataageersana

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 6 หลายเดือนก่อน

      Lk walaalo haduu Xasan Shekh aqoonsado fursadi xaraashka Wadanka umbuu fududeeyey sow ma aha

    • @user-yw5to3de4l
      @user-yw5to3de4l 6 หลายเดือนก่อน

      Faadumo dhilo gudeelku hakuwaso

    • @user-wg6xg7cm1z
      @user-wg6xg7cm1z 6 หลายเดือนก่อน

      ⁷😢❤

  • @user-qz8ky9rz2y
    @user-qz8ky9rz2y 6 หลายเดือนก่อน +13

    Badeena beec ma'ahan 🇸🇴 ❤

    • @kadanali-oc6qp
      @kadanali-oc6qp 6 หลายเดือนก่อน

      Yaa ku siiyay ?
      Eddo riyada haku casuunaane ka toos.

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials4662 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maqal iyo muuqal wacan fadumo ibraahim Bada unukaa leh mah sheekadu ee anagleh maskaxadna muusaa leh❤❤❤❤

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 6 หลายเดือนก่อน +5

    FAADUMO IBRAHIM
    GEESIYAD IIDOOR 👍👍👍👍👍👍

  • @samiraabdiali617
    @samiraabdiali617 6 หลายเดือนก่อน +8

    Ala maxay na sirtay ey wadani iska dhigtay naagtaan😀

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 หลายเดือนก่อน +16

    Taiwan iyo Maraykan ha is garab dhigin.
    Ethiopia dhul iyo bad ayay kugu haysataa ay leedahay anagaa leh.
    Somaliland Ugaandha saldhig wad siin kartaan sababtoo ah isku ma haysaan dhul

  • @user-dw2ob9le7b
    @user-dw2ob9le7b 6 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaaliya soomaali baa leh

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay baan ku dhaartee shalay ayaan lahaa RAG ciil cadaab ka dooray, wa run muusay haysataa ciilkii Goojacade ayuu waalidaa ka qaaday

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 6 หลายเดือนก่อน +1

      Goojacade cidi Somaliland kagamay adkaan, ciilad guduhooda ah ayaa laga faa’iidsystey! Ninkii is yidhaah ciidanka Somaliland ayaad jabisey waa doqon aan waxba ogeyn

    • @roobiyorays8398
      @roobiyorays8398 6 หลายเดือนก่อน

      @@fahiimae7336 sheekooy ku nacay kkkkk

  • @user-zk5qk6kg2k
    @user-zk5qk6kg2k 6 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa rabi ilaahow toobada na waafagi daa baan joognaayee

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 6 หลายเดือนก่อน +6

    Woow manshallah Faduumo maskax iyo cod macaan ayaad isku darsatey. Sheekadu waxey waxay ku dhamaatey,

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 6 หลายเดือนก่อน +7

    Asc waxad tahay maamo waqtigeedii soo qaadatay.
    Plz haqaatu mo seegin ee kanaso qaaylada siyaasada plz maamo plz

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 6 หลายเดือนก่อน +2

      Talo fiican ayaad siisay maamada ee Allah ha ku anfaco

    • @kadanali-oc6qp
      @kadanali-oc6qp 6 หลายเดือนก่อน +1

      Khaatumada nooceed u taqaan eddo.
      Khaatumadaa kugu daba rogane diinta daraasadee.

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 6 หลายเดือนก่อน +4

    Fadumo wexeey doneysa oromo ineey gumeysato walaal somaliya waa mid

    • @Hasanali-kt2xh
      @Hasanali-kt2xh 6 หลายเดือนก่อน +1

      Dhabar la fuulo way leedahay.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allllah guuuul somaliland nooooooooolaaada❤

  • @laylafarah5943
    @laylafarah5943 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah ilahay isha aadanaha iyo jinkaba hakaahayo hooyo aad ucaqli badan

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 6 หลายเดือนก่อน +7

    Dad baa ku odhanaya Ethiopia ayaa berigii 1988 na soo dhaweysay. Dadku waxay u qaxeen dhulkii tolkood dhul oromo iyo xabashi leedahay lama tegin. Xabashidu iyadaa u sobob ahayd burburka ummadda Somaliyeed

  • @fowziafarrah4007
    @fowziafarrah4007 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waax gaarad ayaa tahay faadumo. Doorashadda qayb gaal.❤❤❤❤❤

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ethiopian Dhul somali ayay haysataa

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 5 หลายเดือนก่อน

    Fadumo keep up the struggle . Patriotic . Glad to hear from you .

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 6 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaanallaah somaliland waa dad dhego la

  • @user-vb1ed4vv5q
    @user-vb1ed4vv5q 6 หลายเดือนก่อน +5

    Cidna ugama bahnin ethiopia ayanu kaga bedelanay bye somalia

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 6 หลายเดือนก่อน

      Ssc khaatumo MA yeelayso in idoor DHUL Soomaaliyeed bixiyo, KA jooga hadii kale Walaahay KABAHA ayaad Gacanta ku QAADAN DOONTAA oo dhihi waxbaa baalahayga yaacay

    • @faizam523
      @faizam523 6 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliya Soomaali baa leh, xataa guriga aad degan tahay ayaanad bixin karin oonad oromo siin karin, gobol hoos yimaad federal government of Somalia ayaad tahay.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 6 หลายเดือนก่อน +3

    Iidoor ictiraaf la siini maayo itoobiya na dhulkan qaadan mayso. Darood is not easy ☝.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 6 หลายเดือนก่อน

      Bacaaaac xaa 😂😂😂

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mama xisho dhulka somali, somali ilahay bale

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah, waa umad qofba qofkuu kawayn yahay ka cawaansan tahay, ilaahay sharkiina haydinku celiyo!

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 6 หลายเดือนก่อน +3

    Plz mustaqbalka ka fakir

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 6 หลายเดือนก่อน +10

    Wow Amazing our legend Fatima .İbrahim 😊

    • @JIm-bi1ve
      @JIm-bi1ve 6 หลายเดือนก่อน +1

      Somali china kenya djaopati midba siiya 30 miles kababdi aqoonsi waa diyaar (warxan kuli waa caruur)

    • @user-tm7dx9ow1l
      @user-tm7dx9ow1l 6 หลายเดือนก่อน +1

      siilkaaga sii aqoonsii islaan yahay waalan! soomaliland waa soomaliya cidna wax kama badali kareysoo!

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 6 หลายเดือนก่อน

      @@user-tm7dx9ow1l MAAYE KUUWAA DAROOOD IYO HAAWIYE XALAANE KAA KIIRE DHIILO W QAANISA TAHAAYE EE CIIMRIGAGA EED AFQARMUUNE MADAX CUURIYOOW

  • @mstafas8246
    @mstafas8246 6 หลายเดือนก่อน +2

    Guul Somaliland ❤

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 6 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭 SOMALI BAAN U OOYAYAA
    WAA LEYSKU DIRAY AX YAA MUSLIMIIN
    GAALKA ISKA QABTAA SOMALI MA JECLA WAA YUHUUD

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 6 หลายเดือนก่อน +1

    ETHIOPIA SOMALI MA JECLA KAGA TAAMILA QAATA SOMALI GALBEED SIDA AY QORIGA CANFAR UGU DHIIBEEN SOMALI SOMALINA WAA SIDOO KALE 😢 HADA AYEY KA BILAAMANEYSAA 😢😢😢😢😢

  • @seed3966
    @seed3966 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wallaahi waa yaab reer badankodu qofkii hadlaaba been sheegayo waa cajiib 😮😮😮

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 6 หลายเดือนก่อน +1

    well explained clever mom

  • @mehiden
    @mehiden 6 หลายเดือนก่อน

    Faaduma is good political commentator

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bada iyo dhulka iyo cirka waxaa iska leh ummada soomaaliyed xawashida Etiopia iyo cid kale lama siin karo maamulka argagixisada ee soomaali diidka ah ee hargesia jooga dhul soomaali ay leeydahay ma bixin karo wax waliba oo dhaca mida kale cidii jeceyl ee dooneysa xawashida Etiopia orod oo qawo dhulka xawashida Etiopia lkn gowalada waqooyiga somalia dhul xawashi Etiopian ah ma ahan soomaali soomaali baa leh midnimada dalka somalia iyo shacabka soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed waa muqadas

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp 6 หลายเดือนก่อน

    Faadumooy dadkan haku daalin waa duul jirabanoo
    Maafiya ababisoo,miyirkaba ma haystan.

  • @Nina-h12
    @Nina-h12 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂 Fadumo walahi waa too smart her intellectual level waa be beyond young Somalis .. waxba ka fahmi maysan iska dhagaysta sida wiilka yar ee waraysanaya

  • @hamdaabdirahim6750
    @hamdaabdirahim6750 6 หลายเดือนก่อน +2

    حسبيا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse sowkii xasuuqayey dad walaalaheen ah ee laascaano Faadumoy😂ma xaqbaaa

  • @umuaisha725
    @umuaisha725 6 หลายเดือนก่อน

    Waar dadkan hubka halaga dhigo maqaanland waxay khatar ku yihiin amniga wadanka 🤛🏿🤛🏿🤛🏿💪🏿💪🏿💪🏿

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 6 หลายเดือนก่อน

    Don't worry about Somalia
    Marlabad iyo midnimo xoog ah

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 6 หลายเดือนก่อน

    Qodobada heshiiska waa inuu ugu horreeyo aqoonsi buuxa ay Ethiopia ku dhawaaqdo . Taas ka dib ayay caadi noqonkarta in Ethiopia laga kireeyo goob xeeb ah amma deked وبالله التوفيق

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 6 หลายเดือนก่อน +5

    Faadumooy Soomaali land anigaa u dhashay mana Rabi in aan go'o

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 หลายเดือนก่อน

    Waa run ! Somalia ama jabuuti hadaanay Ethiopia rabin Somaliland ha aqoonsadaan! Waliba madaxweyne Muse arrintaa si public ah ha u waydiisato oo ha yidhaah chance ayaa laydin siiyey! Hadii ay diidaan Somaliyey markhaati ka ahaada in aanay Somalinimadu daacad ka ahayn! Guul Somaliland ❤

  • @5daaroodbrothers
    @5daaroodbrothers 6 หลายเดือนก่อน +1

    Reer kaan aad ayay u caqli yaryihiine yaan lagu daalin.

  • @fowsiamuhammad6784
    @fowsiamuhammad6784 6 หลายเดือนก่อน +1

    Anoo aan caadifnayn xasan sheekh waxay ahayd haday lexejeclo ka hayso in uu yidhaahdo waar dhulkiinana haysta aftina haloo qaado si aanu isna eed u yalan manay dhicin kudarsoo waxaaba soo baxdey in aanay weligeed ictiraaf nooc ay u tahayba reer somalia siin karin xataa cod u qaadi karin somaliland na 33sano ayay naawilaysey markaa iyadoon lays colaadin walaahayo in markay ugu yartahay waar bal afti dad weyne halaydiin qaado lakin may dhicin markaa fogaansho ayaabay sii qaadaysaa . Walaalo isnacay waa nacab kala goo saasaa imanaysa ayaan u malaynayaa anoo dhex ka hadlaya

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 6 หลายเดือนก่อน +2

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 6 หลายเดือนก่อน +3

    Faadumo Waxan ku moodaye iyo Waxad noqodey Waa kalama islaa yab dalkaka inad usoohogamisid xabashi miid dooneysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 6 หลายเดือนก่อน

    Islaantaan heshiiska iyada ha saxeexdo..

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 6 หลายเดือนก่อน +1

    Naaa Ayeeyo 1988 dhulkaad uqaxddeen wuxuu ahaa dhulkii somaaliyeed ee gumeeystuhu siiyaay Ethiopia ee hanoogga dhigiin in Ardisababa aad uqaaxddaay ee orod Oromo injireey hoow ooyiin somaaliya somaaliya baa leh

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 6 หลายเดือนก่อน

    Islaan waalan oo xishood la’aan

  • @user-ev4do7wr3t
    @user-ev4do7wr3t 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dagaaalka yaaa bilaabay habo?
    Islaamka wuxuuuu qabaaa in laba wada dhalatay ayan ku DEG-degin dagaaal

  • @khadram3457
    @khadram3457 6 หลายเดือนก่อน

    Fadimooy hangaraarac lug uma dhutiyo weynu guulaysanay somaliland haykalkii ay rabtay wey gaadhay qof meelahaa ka nacnacleeya oo diidan somaliland u dhutinmayso viva somaliland faadumo cadawgaa cagta hoosteeda digo iyo dambas

  • @abdihakimali4429
    @abdihakimali4429 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse muxuu uciilooday soo tii urur samaale ay garab taagnaayeen reerkan cuqdadeysan maxay ahaayeen war aqoonsigaaga iska raadso ee lkn beenta iyo cudada iska daa

  • @hikmomuhudiin6365
    @hikmomuhudiin6365 6 หลายเดือนก่อน +3

    Jawaab uma heyso mamada heshiiska badan

  • @Ali34388
    @Ali34388 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Beenta iskadaa edo Ethiopia uf uf uf doonimayno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 6 หลายเดือนก่อน

    ❤ I love her

  • @milkymochi2176
    @milkymochi2176 6 หลายเดือนก่อน

    Nahtan wadani mahe labada faranti ayeey nagaha dhagesanayo ugu faneysa tanlabad qamriga iyo jadka ayay madaxda la cunta hada ma oyneso beri ayay oyne oo ay ledahay somali baan ahay

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 6 หลายเดือนก่อน +1

    Miyay waalantahay habartani naalaascaanoo idinkaa kusooduulay, oo dadikii iyo duunyaba baaniyey. Reer soolna allah baa uhiiliyey. Idinka raysanay, sooxeraysta oromo bal waxaad ka heshaan

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaana laah waligey ma arag dad jabkooda ku farax san. Malaha waa la taagay. Caqli ma jiree Ilaahayow u gargaar kuwaan Aamiin.

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk

  • @degan4
    @degan4 6 หลายเดือนก่อน +1

    Magacaa ba' magacaaka heshay sheeg habraa ayaa u taxiway aan wax baran....itoobiyo 😊😊😊😊

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 6 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiekh. Ayaah gatay ee muse maskiin hala goynin. Islantan ha waalina , washee

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 6 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 6 หลายเดือนก่อน

    Masar wa muhim cadawgada cadawgiisa wa saxipka

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 6 หลายเดือนก่อน +1

    Islaantu maxay tiri Muuse Dakaalki Laascaano ayuu Caro Ka qaaday Tolow ma waxay rabtay inuu Qof Ka harin Ree laacaano po la baabi,iyo

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne 6 หลายเดือนก่อน +1

    War islaanta hada way waalatay dhukoodii iyo badoodii baa lala wareegay iyada & Muse na ictiraaf bay saacada &maskaxdooduba kaga istaageen😂waxay garan la’yihiin maxaa lagu aqoonsadaa dhulkaagii iyo badiiba waa lagaala wareegaye waa reer wada waalan Bari bay ooyi doonaan markii gabdhahooda xabashi & oromo gaala ah ku kaadshaan oo uu sinjigooduba guuro😂war caqliga ha shaqeeyo ee aayihiina iyo nasabkiina meesha haku waayina waxaa la yiri waad baahan tahay baqtiga looma cuno.!! Hadii kalena waalidaa ku jira ilaa la iskiin waydiiyo oo la dhaho reer hebel baa waa meeshan deganaa hadana xabashi iyo oromaa dagan😂😂

  • @mahmoudislaam4312
    @mahmoudislaam4312 6 หลายเดือนก่อน

    Dhulkaad laheed oo ka talin laheed hadaad dhiibaysid marka lagu ixtiraafo inteed ka talinaysaa dhulkiiba waaba dhiibtayee

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 6 หลายเดือนก่อน +1

    waa ceeb waxaas hisiis ma aheen waa doqonimo

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 6 หลายเดือนก่อน

    Mash allah caqlibadan geesiyaad faadumo Ibarahim warunta mw Xasan sheeq ee Somalia faadumay waxad garatay buu garnwayay 😂😂😂😂

  • @HappyClipperButterfly-sj1lx
    @HappyClipperButterfly-sj1lx 6 หลายเดือนก่อน

    Noolow faadumo

  • @mustafemaxamed2090
    @mustafemaxamed2090 6 หลายเดือนก่อน +1

    WALIGAY MA ARAG MANA MAQLIN DAD MASIIRKOODA IYO JIRITAANKOODA LAGU HAYSTO OO AQLIGOODA UN NOQDAY AQOONSI YAAAB

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 6 หลายเดือนก่อน

    Qabiil wle qaran noqon mayo ee hadalina Somalia Somali baleh waan kufanaa

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 หลายเดือนก่อน

    habar orromo ah oo reer samatara oo yara waalan ka soo qaad

  • @cafe1180
    @cafe1180 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxba balaha to oroma habarxabusheed muse judaan balaha waxba qiil ha u radin viva ssc

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 6 หลายเดือนก่อน

      CIILAANEEY QAABADI BAAASH GUULE MUSE BIIXI AL SHAAAB AYAA TIIHIIN WALAA LAA IDIN EDBINAYA 🤣🤣🤣

    • @cafe1180
      @cafe1180 6 หลายเดือนก่อน

      oroma injireey kadida iska dhaq@@umalkhyremohamed5308

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 6 หลายเดือนก่อน

    QABIIL QARAN MA NOQDO REER-SHEESH ISXAAQ SOOMAALI DHINACOODA HA KA SOO RAACAAN.

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 6 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND MA ISAAQ BASA AYAA DAGAN XAGAY U GO’AYSAA

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah tan maxeey tahay war jiilka danbe unax adigu waat socota Subxanalaah Somalia 🇸🇴 Somali baaleh

  • @naylaliban5547
    @naylaliban5547 6 หลายเดือนก่อน

    You know why this happen, if you like Ethiopia give your sea Barbara no Issa land.

  • @udugland
    @udugland 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali ayaa isugu tagtay bey tiri !. Qiil ayay u raadinaysaa ninka tuuga u eg ee Oromada Bada Soomaaliya ee Saylac u saxiixay. Soomasliya soomaali baa leh

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 6 หลายเดือนก่อน

    Lacag ma lagu siiyey qeylo dheerey afkaga xiro intaan lagaa qaban neefta codownimo ithoopiyaa maanta u nexeysaa masar waa dhul muslim ee xabashidaas uqdada noo qabto ha isku taageerin muuse kuma yaqaan lacagna maheysto waa dhacan yahay god qayaanuu ku dhacay hal qabiil lama aqoonsan karo dowladna maahan.

  • @faizam523
    @faizam523 6 หลายเดือนก่อน

    ADHI DAASAD KAMA ILBAXO, REERKANA WALIGEEDBA KAMA ILBAXAAN SOOMAALI BAA ISKUGU KAAYA TAGTEY OO REERKAN TOBANKA JEER AAD KA BADAN TIHIIN EED 30 SANO GAADMADA KU DILEYSEEN EE LA IDINKU DAAWANAYEY HADANA AAD MADAAFIIC KU GARAACDEEN BAAD RABTEY IN LA IDIN YIDHAA KU WADA XASUUQA. YAHUU.

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Niman yahow Nabi Maxamed ku Saliya CSW ..Xabashi Asxaabul Fiil ah bad ha inagu siinina .. bal kaliya hadii ay badaa helaan .. yaa Berbera iyo Jabuuti wax kala soo dagaya .. Sabankan garan waayey Caqligii meel uu maray , adigoo dukaan fiican haysta dadka wax kaa gata dukaan looma furo waa iga talo .. Xabashina waaba Asxaabul Fiil Ilaahay bad u diiday walee

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 6 หลายเดือนก่อน

    YAA KU BARAY SIYAASAD ISLAAN YAHAY

  • @naagweyn5078
    @naagweyn5078 6 หลายเดือนก่อน

    Siyaad waxan Isla lahaa muxu waqooyi u duqeyey ileyn way istaahilaan waa cawaan waxba yaan laisku daalin ethopia halagu daro

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 6 หลายเดือนก่อน +7

    Macha Allah Wa Runtaa Bravo Bravo Bravo vive République Of Somaliland❤❤❤

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 6 หลายเดือนก่อน

    Ma, Oramaa Dhulkaaga iyo Badaada sii naysaa. Walee aqli, majiro faliistiin baad noqonaynaan
    Masar iyo Meelkasta ayaan u wacaynaa.

  • @mohameddahir2112
    @mohameddahir2112 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 6 หลายเดือนก่อน

    HADUU XASAN TIMO SAXEEXAY IYO HADUU MUUSE AQOONSI KU BEDESHAYBA XAARAANBAY KA TAHAY INAYNA ITOOBIYA FOODA SOO GELIN DOONIN WAXANA DIFAACAN DOONA DADKA ISKALEH SAMAROON IYO CIISE.

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaad suubiseen subaga eyes dhasha mardhow. Ayaan leefleefeynaa hargeisa.

  • @abusultan011
    @abusultan011 6 หลายเดือนก่อน +2

    Bismillaahi raxmaani raxiin hallaga saxo islaanta
    Raxiim

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 6 หลายเดือนก่อน +1

    naagtaan waa muuse tuug oo inta taagan.

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Mujahidad Fadumo xigmad wa wadaniyad rer Somaliland ah o toojka ku ifisa cadawga Somaliland e dhagaraha badan ku haya Dawladnimada Somaliland ee cadawga kowad tahay huwanta Somaliya AMISOM ku martaglayso 33 ka sano ee Somaliland horumarkeda dawladnimo iyo horumarined hawada galay ee salka u yahay Amniga Somaliland ay xududahedii bad iyo Bariba ay ka fogaysay budhcad badeda Buntland iyo Argagixisada huwanta walaweyn ee Maanta sasaka ka qaaday Ictiraafka Somaliland ee wadada kuso jira ee ay Ethopia kawkatahay.Somaliland guul .Madaxweyne Mudane Muise biixi halyey siyasi ah mujahidna hire uga ahaa

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 6 หลายเดือนก่อน

    Keep asking same question 😅

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhul isaaq ma siinayaan ee Awdal lughaya ayay siinayaan wa haday yeeelaan

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 6 หลายเดือนก่อน

      NO Isaaq.But Somaliland is one nation.

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft 6 หลายเดือนก่อน

    Riwaad baad haysaa

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 6 หลายเดือนก่อน

    War naagtan kufaarada ah oo soo qaadatay. Kufaartii hore. Ee awowga u ahaa ayey soo qaadatay. Gaal aad Megan gashoo. Maxasta kuu dhowra dhaanta waa 133sana ka hor. Maanta tags ma joogta. 200sana ka hor waxaad qaribtay ayaa lagaa gonna ayaa. Iga qor

  • @ayanmahamud1404
    @ayanmahamud1404 6 หลายเดือนก่อน

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heerkaan ba hadaad mareysaan la idiin aqoonsanmaayo waayo haadka meel cid luu idiinka helli maya maya maya la idiin sii deenmaayo waayo hadda soomaaliyoo dhan baa qalidey hadafiifi muuse iyo xasan iyocali balcad inlasoo qabto sida ugu dhaqsahabadan xassan waa in la casillaa muuse waa inuu iscasillaa

    • @zeinabsaidsalah2678
      @zeinabsaidsalah2678 6 หลายเดือนก่อน

      Aduunkii dagaal buu ujihaaysannaaayaa waa inaan soomaaliyey gacmaha is qabsannaa jabuuti weeye waxaa dib noocelinnaayo waa in aaniska qabannaa ismaaciil cumargeele waa calooshiis ushaqeyte qoow leysato wadan uukannaxaaya iyoshacab uu unaxaayo maleh wadanka waxaa wal qal galinnaaya waa ismaaciil cumar xasandhiiqo waa inaan iskaqabannaa muuse waa in sideg deg doorasho loogallaa muuse soo noqonmeysid hadaan maxkamad lagusoo saaraa xadgudabka daba iyo dhulka soomaaliland inaad iibsato kira majirto iibsashaa ku qoron

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 6 หลายเดือนก่อน

    hadii afti laqaado maxaa kuu soo harayo oo laguu aqoonsadaa

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 6 หลายเดือนก่อน

    Tvgan Horyaal, Saab tv, MM tv iyo kuwa badan oo waxa jira kudaafad ah oo cadow kalkaal ah in albaabada loo xidho ayey ku fiican yihiin kilaabtu.

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 6 หลายเดือนก่อน

    oo hadii laydin aqoonsado soow dalka laydinka sirsiranmaayo sidaan oo kale mida kale maxaad hada dhibsaneysaan waa hore maahee

  • @axmedcabdi9168
    @axmedcabdi9168 6 หลายเดือนก่อน

    Atoobiya maxaa laga waaa😂