الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر وليله حمد الف مبروك عليك
Scw scw scw scw scw sheikh dulmi diid respect allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Hala shiilee daa yuhuuda masha allah musiibada ninkii joog laga waayo soo jiifsaa laga helaa fak faktoodaa badatay ku digdiga shadooda ba nacay iyo faankooda
Shiikh habayn maad hagaajisid oo sawirada barnaamijka maad shaashada saardid inta aad table ka naga tusaysid waayo sidaa loo arki maayo.sawirada aad na tusayso.
(وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة الرحمن ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Raxmaan Waxan ku hadalno yo waxaan samayno Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin ADERR XUSEEN
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
400k🎉
English maqane maka sameyn kra isheg fadlan
اللهم انصرإخواننا في غزة يارب
Ilaahow bur buri yarabi amiin difaca cir wa inay sameestaan wlhi galo way isku hilisay
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر وليله حمد الف مبروك عليك
Israaiil way dhacaysa insha allaah.
Asc allaha ku xafido falastiin iyo musliminta allaha u gargaaro ❤❤❤
Wararka noo soo badi Insha Allah
Scw scw scw scw scw sheikh dulmi diid respect allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Allaahu Akbar Alxamdulillaah Yaa Allaah jabi yuhuud iyo xulufadeeda Xamaas Xisbullaah Xuuti IIraan dhamaantooda Illaah baa la jira wax gaarayana malaha bi idmillaah
Mashallah ustaad hambalyo 400k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guuleysta rer muslim❤❤
Allah khayr haku siiyo sheikh.
Yahuuda waa la ciliwaayay reer xamar waxeey dhahaan ninkii soo joog laga waayo waxaa laga helaa soo jiifo insha Allah islaamka waa gooleysahaa
Insha Allah bi idnilaahi kariim cadawga cagtahiistisa 😮yahuuda markii lajebeyo ayey caruurta iyo bermigeedada kuciil baxdaa😂😂8 sheegto waa 80
Ilaahayow guul reer Palestinian and lubnaan
Congratulations 🎈 400K🎉 Sheikh, Channelka Hal video ima dhafo, Sida faahfaahsan ee aad nogu so gudbiso Wararka xiisaha leh🥰
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
❤❤
Maashaa alaah ilahey awood ha siiyo islamka
kkkkkk Caajib ilaahey Waxan ka baryena haku salido juunudisa yaa raabi Salan Sarey Sheekh ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️
Sh. Maant waad soo dhakhsatay m.a
Masha Allaha Guul libana
Waxaa laga yaabaa inta ay qarinayan inay ka badan tahay inta ay qirtan gardarada ay sameyen Alaaha ka soo saaro yuhuuda Alaaha jabiyo insha Alaah
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤❤❤ ❤❤ ❤❤ ❤❤ ❤❤
❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah 😂❤🎉😢🎉❤❤
Al yaasiin ayaaba jano ahaa miyey taaganyihiin allaha madheeyo cadowga
Conguratulation 🎉 for 400k❤❤❤❤
😂😂😂😂koombee noqdeen aa dabaabada hoodii Allaha jabiyo insha Allaah War yahuud wey daciiftee xuduuda hanoola furo aan dhameestirnee caalamkana haka nastee dhibkeeda & calaacalkeeda xuduuda noofuraay.
Maasha Allahu Xisbulah way shaqeeysatay
Asagana uu nolol wanagsan ku noolado muslimiinta dhulka ku daro waa sida yuhuuda jeceshahay lakiin waa caqligooda doqonimada ah Alaahayow umada muslimiinta guul aan ku faraxno nasii insha Alaah Alaahu Akbar
Hambalyo for 400k
hanbalyo. 4000k🎉🎉🎉🎉🎉
Sheikhow erayada iska sax waa tanaa ee dheh ma ahan waa tanaaye Wabillahi tawfiiq
الله اكبر ولله الحمد ❤
Iiraan hadii meelaha shidaalka iyo korontada laga duqeeyo iyadoo awalba cunaqabatayn la liidatay waxa ay xaq u leedahay waa uun is biimayn xakamaha goosata! Hadiise sheekadeedu noqoto waan aarsanaynaa oo shib dhahaan markaas nukriyeerkeeda ayaa ku xiga hadaan laga bilaabinba iminka.
Inbadan ayaan khadka ka maqnaa ilaahay haku xifdiyo
Allaha Aamin ma iisho, gardao ma guulaysto
400k congratulations ❤🎉
Allahu akbar ❤
Sheekh dulmidiidow xisbullaah mawaxayney haysataa Waa hadal aad iyo aad u liita
Asc sheikh may Allah make this war comes to an end .since war have no eyes and innocent children and women are being killed.
Insha allah way jabidoonan
Congratulations 🎊 👏 💐
Guul❤
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
❤viva❤iran❤masha allah❤
Dulmi diid dhimashada askarta zisrael waa 80 dhaawaac iyo dhimasada
Hi brother, God bless you and your family your beautiful i watching 👀 enjoy your show watching every days 24/7 thinking bro
Saajin waa sadex alifle,
Yahuud Dhulka Allaha Lajaro jabkooda Allaha Na tuso
WCS WALAALKEY 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️
Iran malaha Horashima iyo Nagazaki ayan ugu baqayaa
😅mise isreal 😂
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
allaahu akbar
Hala shiilee daa yuhuuda masha allah musiibada ninkii joog laga waayo soo jiifsaa laga helaa fak faktoodaa badatay ku digdiga shadooda ba nacay iyo faankooda
Hambalyo 400k
Ado mahadsan muuqaaladan kanaaladee kadaawataa asn daawanee anagane
❤❤❤❤❤❤❤guul insha allaah xusbulaah❤❤❤❤
Allah jabiiyo yahuuda
Sheekhaw ma galin hore mise wa galin dambe
Maa shaa alaah
Muuqaalka halkuu yaalaa
اللهم تقبل شهداءهم
Wsc Wsc swcswc allahu akbar ilahow islamka uhiili yahuda iyo wixi lasocdana burburi
Alxamdulillaah waa guul.allaah muslimimta gaarsiiyay .reer galbed iyo yuhuud oo dhana .waxay isku xireem in muslimintu waxba sameysan karin oo aysan firkad iyo awood la heyn laakin .waxaysan o geyn .oo.way og yihiine iska indha tiraayan .aduunkan qibradihii ugu hoereyay iyo sawaariqdi ugu horeysay in muslimintu sameyen.wax kasta waxy leyihiin ruush iyo waxay ka kenen shiine..waxba uma ogola oo way yasaayan laakin iyaga yasan mujrimiintu
سبحان الله العظيم واتوب إليه
Alhamdulahi Allah Akber
Shiikh habayn maad hagaajisid oo sawirada barnaamijka maad shaashada saardid inta aad table ka naga tusaysid waayo sidaa loo arki maayo.sawirada aad na tusayso.
War war lagu dhexdhageysanayo sheekh sidan wax kabadal😊
(وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة الرحمن
( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN
WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Raxmaan
Waxan ku hadalno yo waxaan samayno
Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin
ADERR XUSEEN
Alaahu Akbar halashiilee dhaaf
Isra iil waxa lajira maraykan oogaa la ah lkn qassa waxa lajira allh
Qawi aanaylahayn ayey sheegatay Allaha jabiyo awooddana biyo qabow Allaha kadhigo Aamiin yaa Allaah
Asc malinta iyo tariqda ku dar insha alah
Malaga yaabaa in Iran rushka u siiyey difaac diyaaradeed, maadaama ay ogtahay in israiil weerar soo qaadeyso
Shiikhow xagee vedio yada ka daawan karnaa
JIZAAKULAAH KHAYR
Bantadhaf❤🎉
عبد حميد كشك رحمه الله قال الهم جبر جيش ايران ما دام. العرب. لا يرجون من الله خيراً
Arinka,irail,iyo,godiska,waben,wabaa,kajiri,israil,wayjabte,wayjabte,inshaalah
Guul xizbulhi
Shiekhaan warkiisa see ugu dulqaadatan u dhageysataan aniga minute mafiirsan karo
Asc All Waxaan Ka Yaabay yuhuuda 20 jir sarkaala ayaa ka buuxa Waxan goormay saraakiil noqdeen ciidankooda Waa Wada saraakiil Waxbaa Ku dhacay mujrimiin ilaahay Isslaamka Meel kastuu joogo quluubtooda Ha mideeyo nasri dagdag yaa allaah Walaalaheen falastiin😢
😅😅😅😅😂😂😂😅😂😅😂😅😅😂sheQ waad iga Qoslisay wxaan soxasustay macalin dugis ardaydisa dhahayo waryaaa yac
Bakhtiday dheh sheekhow aan kusaxe
Dekedaha iyo garoonada iiraan kudar dhulka ay weeraray israa'iil
الله أكبر ولله الحمد والمنة
Gaza Ayaad ilawda inaad ka hadasho
Allow isku dir yuhuudda dhexdeeda
Hambaliyo 400k
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR
Sheikh waa aarsadeyn ha dhihine
Waxay ku qurxooneyd
Ciilkii iiraan kula dul dhaceyn shacabkii gaaza
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Iran gantaalkeeda Nafmagooya ee aadka u dheereeya ayaay istacmaashay.
Eber allahkadhigo israil insha allah wey kubandonta
Shiiq ka tarufa badan ma arag shantay Oo af macan ku hadlayo aya tahay
Alyaasinba yara nastay maanta
Sergent waa hargaal ku xigeen
Saying waa waa alifle ilaa iyo sadexle siguud waa saraakil xigeen
Xamaas waxay haysatay hub fudud lkn xisbulah waxay haysataa gantaalka lidka taankiyada ee la yidhaa cornet at 14 waxa farsameeya ruuska wuxuuna wax ka dilaa 8 km
Ala sheikhaw adna fuleynimada kuku nacey
Bangiga amerca mala dhacay Noo so xaqiiji😮😮😮