WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ELON MUSK & BARIGA DHEXE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 17

  • @SaidaHassan-yd7jj
    @SaidaHassan-yd7jj 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc abdihafid iyo engineer Ahmed falanqeeynta aad ayan u jecelahy

  • @haramcadshabel
    @haramcadshabel 14 วันที่ผ่านมา

    Amuraha allaha sahlo

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 14 วันที่ผ่านมา

    Engineer Ahmed Abtidoon, waan arki doona waxay sameyaan Elon Musk iyo Trump. Tii Eebana meel ayey taalaa. Shartoodi Allah naga qabto. ( اللهم رد كبد هم في نحورهم واكفنا شر غضبهم ونفوذ بك من شرهم ) Engineer Ahmed Abtidoon waad mahadsan tahay.

  • @ShakiraAli-q2k
    @ShakiraAli-q2k 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc injinerka falanqeentisa Waa cajib aad Ayaan ogu eheela. Thnks cabdixafid for updating us

  • @abdirisakmuktarumar6434
    @abdirisakmuktarumar6434 15 วันที่ผ่านมา +1

    Maraykan waa yuhuud taa waa inaan aminaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 15 วันที่ผ่านมา +1

    Saudia days are shortlisted.

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 14 วันที่ผ่านมา

    Haa wlhi ilahay ayaa uhiilin wixii Qaza uhiiliya

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 15 วันที่ผ่านมา +1

    scwb ilahey ummada islamka ha nabadeeyo dhulkooda

  • @abdirisakmuktarumar6434
    @abdirisakmuktarumar6434 15 วันที่ผ่านมา +2

    Kama aha maraykanku daacad xabad joojinta qaza USA Is yuhuud

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 15 วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 15 วันที่ผ่านมา

    ASC. SHIDALKII. WAA. LA. KHATAY. BADII. WAA. LA. KHATAY. YAA. XUKUMA. ODAY. NOO. SHEEG

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 15 วันที่ผ่านมา

    Ascwb walaalayaal. Maraykanka shacabkiisa Qaza u soo baxaya waan aragnay, laakiin waxaa inoo muuqata in dawladii Maraykanka iyo madaaxdeediiba mar hore la hantiyey oo afduub lagu haysto. Su'aashu waxay tahay : Ruushku waa is xoreeyey ee Maraykanka ayaa xoreyn doona? Tani waxay ila tahay mid' soo dadajinaysa kacdoonkii laga matalay filimka "The right hand of the devil". Baarak'Allah fiikum.

  • @MaxamednuurKulmiye
    @MaxamednuurKulmiye 15 วันที่ผ่านมา

    Injineerku waa mahadsan yahaywaafallanqeeye wayn laakiin wuxu nagaquusiyay dhamaan muuqimiinta cadagalaj jihaadaya sida xisbula xamaas inlabaabiiyay

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 15 วันที่ผ่านมา

    Amircan haddii uu ahan lahaa way qabankari laheed maadama ay Kala ja jabiyeen cambanigii aduunka ugu waynaa ee uu lahaa rock fever oo laga dhigay 7 cambani inkan waa African waxna kama qaban karaan