😢😢😭😭acudubillah subxanallah allow alle kani wa sheydan maxa dabo dhigay gabdhaha oo u laynaya ilahayow dhiig biniadan hana galin anaganeh gacan biniadan ha nagu bixin yarabi
Ninka ku kacay waxaan maaha bini aadam. Waa wax lacanadi ku dhacday. Wuxuu sharci daro ku joogey Kenya hadana wuxuu ku kacay falkan waxashnimada ah subxaanallah. Hadii loo dilo sidii uu gabdhaha u diley xataa kuma fila waayo denbiguu galay wax loo dhigi karaa ma jiro.
39$ ayan koorsada ka bixiyay waxne kama fahmin kuligood waa waa hal hal cashar alle ayan ku dhartay hal cashar koorso mala dhihi kara waxaad rabtaa lacagta dhalin yarada somaliyeed waxa tahay qof qiyano badan hadaa lacagteda iso celi wasay sun alle hagaga dhigo xitaa malihid meel lagaga soo xiriiro tuug ayaa tahay alle ayan kugu dacweyay dulmi Diid 🤲
Xasbunallah walahi wanimcal wakiil alla muxu aduunka ku cadaabay oo silic u dilay ayow hadane kariyeen malaga yaba madkiinta in ey dulmigi maamada i koob joog ey ka ahed oo ialhey ciqaabay maskiinta ma dilaa ayaa lala saaxiba mise dhici karta in aw ayada xitaa sixray qof nin dilaa ah uso gade qalab aw wax ku dilo
Asc ninkaan madaxeyga waa ka bixi layahay qof somali oo muslin ah.walahi habeenkii xitaa kama sexdo oo horteyda inuu jogo aan u maleyaa. Yurub aan ku nolahay.ninkaan xanuun xoog leh uu nagarsiyey talow maxaa ugu wacan ninkaan.amar allah
Somali dad xanuunsan baa ka buy a lakiin an la ogayn balse waxaa iswaydiin Leh dad malintii dagal ka dhacay xoolahay dhaceen ilamahii lagu koriyay wali aay cuqubadiisii wadan see somali ku xalismaysa
و لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم. إنا لله وإنا إليه راجعون. 😢
Subxanalah ilahayow unaxariiso gabdhahaas oo dhan Aamiin yaa Rabi😢😢
😢😢😭😭acudubillah subxanallah allow alle kani wa sheydan maxa dabo dhigay gabdhaha oo u laynaya ilahayow dhiig biniadan hana galin anaganeh gacan biniadan ha nagu bixin yarabi
Aamiin yaa rabi
Ebelaa galadii aan ka cabsaneynay ma somalideyna maan ka cabsanaa .allow na badbadi
Naarta alla ha geeyo ugu duceeya ilahay hadu asaga falkaas ka danbeeyo
Ninku xaasid ayuu ahaa Subxaanalah gabadhkasta ninka ay guursan waa inay iska badhaan gabdow is ilaaliya
inaalillaahi wa inna ilayhi rajieoon 😭 subhanallah 😭 ninkan wa sheydan waji bini aadam leh ilaahow shardooda naga qabo asaga iyo kuwa lamidka ah 😭😭😭
Inna lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha jannatul firdowsa ha geeyo
😌😌😌 😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Subhanallah Subhanallah Subhanallah 😢
Waa Bahal ninkaan laakiin waxan shaki ku jirin in Ninkaan kaligiis geysan falalkaan ee Hala baaro dadka ku dhaw ninkaan bahalka ah.Tolkiisa aaway?
Was walaley allxmdulilah subxanlah subxanlah subxanlah
Ninkaan ree jigjiga ayuu ahaa gabdh xaaskiisa ah ayuu ku dilay jigjiga sidaasoo kale isagoo bajaaj kuwada maydkeeda oo soo aasaya ayaa laqabtay
Sheekh.
Jeffry Dohmer maqashay
Milwaukee Wisconsin ayuu dadka kucuni jiry
Ninka ku kacay waxaan maaha bini aadam. Waa wax lacanadi ku dhacday. Wuxuu sharci daro ku joogey Kenya hadana wuxuu ku kacay falkan waxashnimada ah subxaanallah. Hadii loo dilo sidii uu gabdhaha u diley xataa kuma fila waayo denbiguu galay wax loo dhigi karaa ma jiro.
39$ ayan koorsada ka bixiyay waxne kama fahmin kuligood waa waa hal hal cashar alle ayan ku dhartay hal cashar koorso mala dhihi kara waxaad rabtaa lacagta dhalin yarada somaliyeed waxa tahay qof qiyano badan hadaa lacagteda iso celi wasay sun alle hagaga dhigo xitaa malihid meel lagaga soo xiriiro tuug ayaa tahay alle ayan kugu dacweyay dulmi Diid 🤲
Walee damacaa iiga jiree waaba ka niyad jabay
أنا لله وإنا اليه راجعون
Sheekhaw hadaadan duurka daynayn bal kaymaha iskadaa
Subxnalaaah qof is qarxeyay iyo qofgaan maad isbar bardhigee kan isqarxeyay naftiisuuba latagay kan lkn wan noolyahy walina wuu seejar jaraa oo qala oo garsanaa sunxnalaah ilahy dhiig ismaal kamagan galnay
😊😊😊😊subxanallah
Asc allaha allaha no gargaaro warkale ma dhihi karno
He is Somali Ted Bundy!
ASC wall kan ma soomali baa mise waa cid kle naxariis daranaa
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Waxan maqlay qofku markuu dhinto wuu dareemaa xanuunka subxanallaah xadiis Ayan ka maqlay
Gabadha cadaab aduun ayuu mariyay subxanallaah allow naga hay musiibooyinka aakhiro iyo aduunba 😮😢
Aamiiin aaamiin😢
Hala Dilo asne
لا حول ولا قوة الا با لله العلي العظيم
انا لله و انا اليه را جعون😭😭😭
Faaraxow ma lays karkarinayaa😢😢😢
subxanalaah illahoow na amaaanso laxoowla walaquwati ilaa bilaah
Xasbunallah walahi wanimcal wakiil alla muxu aduunka ku cadaabay oo silic u dilay ayow hadane kariyeen malaga yaba madkiinta in ey dulmigi maamada i koob joog ey ka ahed oo ialhey ciqaabay maskiinta ma dilaa ayaa lala saaxiba mise dhici karta in aw ayada xitaa sixray qof nin dilaa ah uso gade qalab aw wax ku dilo
Subxaanallah 💔
Subxanallaah
WAR reerkoo dhan baa dad Balaton ah waayo hooyada maxay Magaca isaga bedeshay
Sheekh ninkaan tigree ayoow u shaqeeyvjirey xabsi ogaadeen tababar ku soo qaatey
He must be sick. Cause a normal person can not do something like this. XASBUNALLAH
Dadka miyuu cuni jiray balaya alla kuridka
Horror caadi ah ayuu noqday
Waxani dulmi way dhaaftay
Laxowla wala Quwa dhaga dameerad ku maqaley Kan wa khawarij
Diig maqarsoomo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😭😭😭
Asc ninkaan madaxeyga waa ka bixi layahay qof somali oo muslin ah.walahi habeenkii xitaa kama sexdo oo horteyda inuu jogo aan u maleyaa. Yurub aan ku nolahay.ninkaan xanuun xoog leh uu nagarsiyey talow maxaa ugu wacan ninkaan.amar allah
Somali dad xanuunsan baa ka buy a lakiin an la ogayn balse waxaa iswaydiin Leh dad malintii dagal ka dhacay xoolahay dhaceen ilamahii lagu koriyay wali aay cuqubadiisii wadan see somali ku xalismaysa
Subxnalah 😭
Asc shiekh adiga iska jir howdka aad marayso