MUUSE BIIXI, OO MACMIIL AAD U NUGUL IMARAAD LAGANA DHIGAY YES MAN, AYU QORSHAHIISU YAHAY U IMARAADKA KA BARYAY, IN CIRRO LAGA DHIGO YES MAN SIDIISO KALE.
ANIGA OO AH NIN REER SOMALILAND AH WAXAAN KUU SHEEGAYAA DAWLADA ETHIOPIA WAXAA QASAB KU AH IN AY MAR KASTA IS GARAB TAAGNO QARANKA SOMALILAND MA JIRTO WAX QAATUMO LA YIDHAAHDO SOMALILAND WAA SOMALILAND NO MORE WAX LOOGU YEERO QAATUMO SOMALILAND IYO SOMALIA MA JIRTO WAX U DHEXEEYA
Itoobiya quwado waaweyn ayaa ka danbeeya. Fahma dawlad aan lahayn bad oo samaysatay ciidan badeed. Badda Soomaaliya in la siiyo ayaa la rabaa. Waxay diyaarisay ciidankii qabsan lahaa Zaylac. Waxa kale oo ay u socotaa bad weyn t’s Hindiya.
Horta meesha ay joogan mataxdasi dubai ma aha wa Abudubai hadiise heshiski Ethiopia laka hadlayo somaalilan ba qorshay lahayd. Maxamud xashina lama socdo. Iska sax warka jaale 🤔🤔😎😎
Trump ma rabo meel aan lacag ka soo galeyn Baddi somaliya waa tiii siisey Turkiga Trump wax kaliya Hasan shekh a dhageysna karaa markuu ka iibiyo meeshuu xukumo oo kaliya
Waarya Dubai ma aha caasimadda imaaraadka, madaxweynuhu halkaa ma joogo. wuxuu tegey caasimadda oo ah Abu Dhabi ee kala baro. Dubai waa imaarad ka duwan oo waa xarunta tijaaradda imaaraadka oo waxa ku taal dekedda jebel cali.Dp world iyo groonka diyaaradaha bariga dhexe ugu weyn.
INUU BEENAQLE WARAR AAN JIRIN IN UU SAMEYSTO WAXAQ MARKHAATI KA AH, BIIXI OO SAAKA HARGEYSA KA DHOOFEY AYUU INOOGAYAA IN UU KA SOO DHOOFAYO PARIS, FARANSIISKA.
Maashallh guuul ❤❤❤❤❤😊
Guusha Somaliland waa horumarka iyo nabada geeska afrika
HAMBALYO🥳🥳🥳🥳🥳🥳SOMALILAND❤️❤️❤️🤍🤍🤍💛💛💛
Guuuul somaliland ohinta iskadaya
Wariye soomaaliland .. way wadatashataa . Ee ma aha . .sida..koonfurta .car iyocar ma .ihin guul ..guul .dheh .smlind .iwm
❤❤❤❤❤ thanks again jaale
AQOONSIGII SOOMAALILLAAN TARXIILKUU KU XIGAA WAA
Warkaagu sun weeye wax la dhageysan karo maaha
ILAAHEY HA KARAAMEEYO QARANKA SOMALILAND MA JIRTO WAX LA YIDHAAHDO QAATUMO WAA ISKA FUNNY AMA PLANK XAQIIQO WAA QARANKA SOMALILAND 😢😢😢😢
Ujeedoiyinkii oo dhan waxay ku soo urureen iibka dalka iyo bada
MADAXWEYNE CIRRO IYO BAARLAMANKA HARGEYSA MIDNA MA ARAG, WUXUU MUUSE ABEY U SAXIIXAY.
Bàrlamanka iyo cirro midna somaliland ma matali karo. Dunida dhan waxay arimaha somaliland kala hadlaysaa Halyey Muuse Biixi
Somalaa mareeka maxasisay🔥
Marshall waa guul
Ceesh caallaa suxufi
Laa illaaha illa allaahu S c w
Imaaraadka iyo. Wixii u tagaba ilaahay ha cadaabo
MUUSE BIIXI, OO MACMIIL AAD U NUGUL IMARAAD LAGANA DHIGAY YES MAN, AYU QORSHAHIISU YAHAY U IMARAADKA KA BARYAY, IN CIRRO LAGA DHIGO YES MAN SIDIISO KALE.
Waxba ma ogid. Ciil keliya ayaa kaa muuqda. Wax aad fahmi karayso maahan waxa aad maqlaysaa.
MUUSE WA QOF MENTAL SKNESS QABO, WA WAKHTIGI U MADAXWEYNE CIRRO U KU YIRA MAXA HOWSHA QARAN KA QUSEEYO.
Qodobka kowaad sida aad u mala awaashay waa sida aad adigu jeceshahay keliya.
In Somalia 🇸🇴 sadex iyo afar loo kala gooyo ayaa fiican. XSM ayaana sidaa ka shaqaynaya.
Ssb iyo ssc a xeshiiyaan
Kan warkiisu ma sugna
fidhiyee waa xara❤️🩹
ANIGA OO AH NIN REER SOMALILAND AH WAXAAN KUU SHEEGAYAA DAWLADA ETHIOPIA WAXAA QASAB KU AH IN AY MAR KASTA IS GARAB TAAGNO QARANKA SOMALILAND MA JIRTO WAX QAATUMO LA YIDHAAHDO SOMALILAND WAA SOMALILAND NO MORE WAX LOOGU YEERO QAATUMO SOMALILAND IYO SOMALIA MA JIRTO WAX U DHEXEEYA
9k
Saldanha TV car xasan haka hadlo waxa imaradku ssmsyno
Waxani war jilicnaaa kkkk is adkee suldaan kusheegow awoowe 😂 😅
Musa bixi lacagtii u cuunay ee ku sabsanayd MOUga lawaydinaya
Itoobiya quwado waaweyn ayaa ka danbeeya. Fahma dawlad aan lahayn bad oo samaysatay ciidan badeed. Badda Soomaaliya in la siiyo ayaa la rabaa. Waxay diyaarisay ciidankii qabsan lahaa Zaylac. Waxa kale oo ay u socotaa bad weyn t’s Hindiya.
Subec careb isra alidartisa
Horta meesha ay joogan mataxdasi dubai ma aha wa Abudubai hadiise heshiski Ethiopia laka hadlayo somaalilan ba qorshay lahayd. Maxamud xashina lama socdo. Iska sax warka jaale 🤔🤔😎😎
Trump ma rabo meel aan lacag ka soo galeyn Baddi somaliya waa tiii siisey Turkiga Trump wax kaliya Hasan shekh a dhageysna karaa markuu ka iibiyo meeshuu xukumo oo kaliya
🎉❤❤❤😂🥰🥰🥰🎉
Waarya Dubai ma aha caasimadda imaaraadka, madaxweynuhu halkaa ma joogo. wuxuu tegey caasimadda oo ah Abu Dhabi ee kala baro. Dubai waa imaarad ka duwan oo waa xarunta tijaaradda imaaraadka oo waxa ku taal dekedda jebel cali.Dp world iyo groonka diyaaradaha bariga dhexe ugu weyn.
kamati idiku kubaxuya❤️🩹❤️🩹
Imaaraadka waxey rabaan in yahuud bada kala dagaalanto xuutida yaman waa xaalad qatar ah c.ciro iska jir
Where is the president ????
Walee idoor wajoogi wajoogiwayee haadu toos burbuur luugaha laagaley waayo marenkanka uxuugorshenaya in huudhuda werar gugadho somaliland margey magasho ariinmahan hadha wadho somaliland iyo imaradhka saas baalaraba in yahuda iyo imaradka iyo marenkanka aay gusodegan ayagoo gusoomarmasonayan waxan idiinka diifacaya. Huxutiinta waa ariin halistedhalee
Waxa aad ka hadlaysaa waa sheeko ciyaal oo waxba kama ogid waxyaaba ka socda emaaraadka
Emaraatku ma waxay rabaan inay Yahuud keenaan Berbera????
Guul.guuk.soomaalilaand .cadawgu.hajabo.dhulkan.dadkajoogaaleh xasandhoohanana.waxba.lagama.waydiinayo.ciraa.kataliya dalkan.
QAATUMO WAA BARIGA MAGAALADA LAASCAANOOD WAXAA HUBAAL AH IN AY KA MID TAHAY QARANKA SOMALILAND MA JIRTO HALF KA MID AH MAGAALO YAR OO KA MID AH QARANKA SOMALILAND OO DAWLAD SHEGAN KARTA ANYWAY QAATUMO WAA SOMALILAND WAXAA HUBAAL AH IN LA OGAADO SABABTA UU DHULMAHANTE U DHINTEY DHULMAHANTE WAA XAABO LAGU SHUBO DABKA MARKA LABO NIN OO ISAAQ AHI ISKU HEYSTAAN KURSIGA MADAXTOOYADA QARANKA SOMALILAND
Waa mala awaal aad ururisay runta u dhaw
INUU BEENAQLE WARAR AAN JIRIN IN UU SAMEYSTO WAXAQ MARKHAATI KA AH, BIIXI OO SAAKA HARGEYSA KA DHOOFEY AYUU INOOGAYAA IN UU KA SOO DHOOFAYO PARIS, FARANSIISKA.
Riyaale ayuu dhahaye naga aamus waxba ma ogide waa sax oo riyaale Faransiiska dagan yahee
Ay aydhala
Masar ninkay jeceshahay iyo kay necebtahay midna wx u tari mayso
Iska hadal iyo halagu fiirsado ayaad uhadashay soomaaliya amxaàro maqaadan doonto badayada imaaraadkaan tuugada ah oo islaamka dhibkooda Lee kashaqeeya xiriirka ayey ujari dawlada soomaaliya masiibo alle kuridka
Sadexduba waa anagee shaqa kalle yeello hadaanu doono ayagaanu kubiiraynaa illeen iyaguba wey isku biireene waa emrats
Xasan Cabuulla maxaada ka qaadi kartaa marayakenlacagii uu kugu Sadaqayasan jiraya oo dhana wuu kaa gooya bbeenaquutayaa xaqiiqada. aqabala
Maxaynu wadaanaa madax banaani waad haysataa nabaday
Asc asc asc asc asc asc
Somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍♥️💪💪
Hooyaa shangoorwas
Kaatmo Seeka. Waa ku qasabantii Somaliland ma dhulka ma guuree harti isagaa. guura
❤❤❤❤❤❤
Beenale
Beenale ay ay dhaly