Xaaskaaga Mayeelan Kartaa saaxiib rag ah DOOD KULUL | Maxaa Sameyn Laheyd ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #arimaheena #team27 #doodwadaag
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    923,513 subscribers

ความคิดเห็น • 2.5K

  • @kaletupdi438
    @kaletupdi438 ปีที่แล้ว +224

    Saliga nabiga ❤️
    Aan badino scw scw 💯

    • @maxamedxasanabshir3913
      @maxamedxasanabshir3913 ปีที่แล้ว +1

      Asc

    • @maxamedxasanabshir3913
      @maxamedxasanabshir3913 ปีที่แล้ว +2

      Anika haa waan ukula hay xaas kiika nin kale in ee lasaaxiibto waa caadi sxb sr ok ayaaniitaa ayaan raacay hadal kiida sxb sr ok

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

    • @iphancumar4457
      @iphancumar4457 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-dp6ej1zt4n
      @user-dp6ej1zt4n 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw❤❤

  • @ismaciilibrahim6532
    @ismaciilibrahim6532 ปีที่แล้ว +161

    Nabiga Ku Sali ﷺ❤️ Walalah Turkiya Iyo Suuriya Muslimiinta ah U Duceeya Dhulkariir Baa Ku Dhacay 😭😭😭😭

  • @abshiroibrahim6101
    @abshiroibrahim6101 ปีที่แล้ว +253

    Magaca Allah hata aragtit like ii saar

  • @foziyaheydhar4108
    @foziyaheydhar4108 ปีที่แล้ว +202

    Fowzia is intelligent MashaAllah
    always on point

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +65

    Anakaa agoonimo kusoo kornay 9 cunug baan ahayn xataaa aabahay ma arkin nasiib ayuu idheeryahay qofkii aabihiis aabo yiri hoyadeen ayaa nasoo korsataya anaka yayey dhib iyo dheefba nala martay anaa ugu yar Ana maanta hooyaan ahay qofkii waabihiis haysto allha udaayo walidiinta ku dadaala 😢😢😢😢

  • @Aishamataan
    @Aishamataan ปีที่แล้ว +182

    Wixi gabdho ah isoo raaca😄🤗
    Queens 1k inoo buuxiya idinko mahadsan👏

    • @ifraaxmaxamed5172
      @ifraaxmaxamed5172 ปีที่แล้ว

      Waku lasoco daha xage laga hara mcney🙂🚙

    • @Aishamataan
      @Aishamataan ปีที่แล้ว

      @@ifraaxmaxamed5172 sharfanid hbt🤗👑

    • @CishoLiban
      @CishoLiban 2 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscwscwscwscwscw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +714

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😥❤

  • @duniahuseinhajji5851
    @duniahuseinhajji5851 ปีที่แล้ว +66

    Ayaanita totaly waa qaldantahay sidee ninkaga ugu ogolaaney best freind gabar ah inuu yeesho adigoo nool oo joogo maa adi wax walibo u noqotid ninkaga best freind hooyadisa wax waliba u noqon karta qalbiga bani aadanka qofka u dhaw uu jeclada mar waliba taas maskaxdada geli fikirkaas qaldana iska badal abayo

  • @zakariyaabdirizaqhassan5776
    @zakariyaabdirizaqhassan5776 ปีที่แล้ว +41

    Rayiga Ayanita wan kuracsanahay ilmo hooyadooda wax udhamo lamahelayo 🥺🥺 Hooyo macan Allah hakunaxaristo 🤲

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 ปีที่แล้ว +100

    Ninka iyo xaaskiisa cid sadaxeysa malaha waa qalad No best friend koko iyo fowsia allaha idin xafido 🙏🙏

  • @kaletupdi438
    @kaletupdi438 ปีที่แล้ว +709

    Hadad magaca❤️Allah☝️Ujeedo
    Like 👍 saar

  • @najmohuseen6791
    @najmohuseen6791 ปีที่แล้ว +121

    Kooko io foziyo isgu figir nahay. Mesha Waxa Bestie friend la dhaho ma jiro😂🙌🏼

  • @intasamahajecelofficial8710
    @intasamahajecelofficial8710 ปีที่แล้ว +486

    Arimaheena barnaamijkan inoo soo badi waan ka helay teeda kle anigna fikradeeda hadaan ka dhiibto ninkeyga best friend iska daaye friends xitaa uma ogoli🥰😂

  • @Larasamira1
    @Larasamira1 ปีที่แล้ว +85

    Doodan aad ayaan uga helay. Waxan se kula talin lahaa Dhaliyarada in ay iyagoo doodaya hadalka iska sugaan qofka fikirkiisana lagu ixtiraamo o aan maanta dhan hadba hadal laga daba tuuri wixi fikirkiisa ahaa e u sheegay ❤

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 ปีที่แล้ว +88

    I really like how fowzia is reasoning..her explanations is beyond everything. She is well matured and intelligent..keep it up

  • @xanaan24
    @xanaan24 ปีที่แล้ว +250

    Geeridii Aapo Ducaale Ya ka Naxay From musalsalka Haboon😭😭

    • @ayaan850
      @ayaan850 ปีที่แล้ว

      Wll xataa musasal ahayd wan iloobay wllhi runbaban umaleyeyba alle madilee 😭😭

    • @mrrespectofficial6067
      @mrrespectofficial6067 ปีที่แล้ว +1

      Geeri ha dhihin adigaba inuu noolyahay waad ogtahay wax Juliiin ah sidee looga naxaa sheeko

    • @Ramadaan1977
      @Ramadaan1977 ปีที่แล้ว

      Alaha unaxaristo

    • @xanaanabdalla1506
      @xanaanabdalla1506 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh

    • @ayaanxasan9145
      @ayaanxasan9145 ปีที่แล้ว

      Ani waa u ogalan lahaa wayo hortaa waa igu waynaa🤷‍♂️🥵

  • @kazkastudio7832
    @kazkastudio7832 ปีที่แล้ว +141

    Nin iyo Naag Sxp Maba Noqon Karaan, Best Friend iyo Friends Ba. No way (Diinta Islaamka) Ha Lagu Laabto Xad Ayee U Sameysay.
    MAHADSANIDIIN🙏

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 ปีที่แล้ว +2

      Isheeg xadiiska shaagay🙄

    • @akramcali2024
      @akramcali2024 ปีที่แล้ว +1

      Iyaa😳

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 ปีที่แล้ว

      @Sh00rtz waxba kaama gelin midaas suaashansna adih kuma weydiin teda kle bqol nin baan hdan rbo axb la nqon diinta intas lee ka brteene ordya diinta sida saxda ubarta hdan niman la sxbo anilee lyga xisaabi not you mfhntey xor baan ahy bqol ka bdn la sxbi bal wa ninkii wx ka bdela sheekoy ku ncy🙄👊

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      Sax ma noqon karaan mana aaminsani😂

  • @ridwaanabdi9201
    @ridwaanabdi9201 ปีที่แล้ว +111

    Fawsiya fikirkeeda waa ku raacsanahay anigoo nin ah wiil iyo gabadh aan is qabin saaxiib ma noqon karaan hadii dan iyo hawlo isku xidhin mooyaane ayanita laga yaaba dooda inay adkaynayso ilama aha inay dhab ka tahay any way waa dood fiican Arimeheena waxan ka codsan lahaa in doodahan oo kale qabto inzha allah ee Ku saabsan Arimaha dhalinyarada khuseeya 1m coming zoon ❤

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 ปีที่แล้ว +124

    Allahey Ka Alle Xaaskayga Best Friend Nin ah Mayeelan Karto Ana Sidoo Kale Best Friend Gabadh Ah Mayeelan karo. 😅🤌🏾

  • @Avacado.A
    @Avacado.A ปีที่แล้ว +16

    ayaaniita waa qaldan tahay abaayo, isdifaaca inaad joojisisd ee runta raac mahadsanid

  • @ruweydahadem5179
    @ruweydahadem5179 ปีที่แล้ว +16

    MacalimooW wlhi wuu caqli badan yahay xattaa❤🥰 Videogii horw isaga ugu macquulsanaa
    Kana isaga ugu macquulsan
    Xaaskaga waxad U ogolayn adiguna inad samayso ma fiicno sababto ah wa adigo kale

  • @marryme4690
    @marryme4690 ปีที่แล้ว +81

    Fowziya Iyo Koko Aa ila Saxan Maxaa Guriga U Jogaa Haduuba Best Friend leyahay Wax Walbo Anaa U Noqonayo🤗
    AyaNiita Wax Cawliga Galayo sheeg😂 2 malin kadib ina Isbadali lahed Wan Huba😂😂

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 ปีที่แล้ว +40

    Anaa xanaqay wlhi ninkeyga uma ogolaan laheyn inu sameysto best friend sawabto ah aniga u ah best friends iyo wax walbo marka boskeyga uma ogalan lehyn qofkale

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed ปีที่แล้ว +6

    5 baa isku rayi ah, (2 hablo iyo 3 da wiil) Ayaanita keligeed waaye. And Naturally Cumer sidaa waaye, wax best friend la dhaho ma jiro spouses dhexdooda. Ayaanita friend iyo best friend ayaa isaga qaldan, siday u hadlayso na baa sheegaysa middaas.

  • @hafsasaciidmuse9993
    @hafsasaciidmuse9993 ปีที่แล้ว +13

    Best friend gabar iska daaye hadaan wiilka xita ka yeelo alx ha dhoho saaxib tinimo+jaceyl + guur kama kaco 🥵😂😂100% maseeerrrrrr

  • @uzaame_7k
    @uzaame_7k ปีที่แล้ว +53

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammad scw ❤❤❤

  • @shamsocabdulle4692
    @shamsocabdulle4692 ปีที่แล้ว +36

    Team arimaheen is muuji inta rabta in barnaa mijkaan in la siiwado🤞😍

  • @Bahjabilan23
    @Bahjabilan23 ปีที่แล้ว +129

    Aniga fikirkayga hada ka dhibto ninkyga Uma ogaladeen Bestfriend iskada asago ii qabe Kaan ii shukaansnya xaata kma yeeleen Teeeda kle Noso badi muqaldaan oo kle Thnku Arimaheena✅❤️😂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 9 หลายเดือนก่อน +6

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 ปีที่แล้ว +8

    Masha'Aallah dood qimo badan iyo dhalinyaro caqli badan ...meesha kasii wadaa ...arimaheena guuleyso walalkey

  • @shukrisheik4403
    @shukrisheik4403 ปีที่แล้ว +49

    Gabdhaha doodooda way diyaarsantahay wiilasha nagadhis
    Thank you Arimeheena.

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 ปีที่แล้ว +1

      Yeah, macalimooo ✔️ lkn kuwa kle 2kle halagusoo badalo

    • @guleidabdi6038
      @guleidabdi6038 ปีที่แล้ว

      Gabdhuhu wiilasha way ka waaya aragsan yihiin wllo micnaha way ka weyn yihiin

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 ปีที่แล้ว

      Weynaaashaha marki laga sotago qaab ufikrida lagukala duwanyhy

  • @QoslayeOne5329
    @QoslayeOne5329 ปีที่แล้ว +71

    xaaskaygu iyadaa iigu filan saaxib ama best friend wixii intaa dhaafsan shaqadayda ma aha😂

  • @ahmedmohamedlukman4926
    @ahmedmohamedlukman4926 ปีที่แล้ว +64

    Coco iyo Fowzia ku racsanhy friends an shaqo wadag nahay mise charkeyga yes but their is nothing called best friend 🙅‍♂️ Sidan u Rabin in ey best friends u yeelato ana marabi inan yesho 🤨 My wife is my best friend 😘

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 ปีที่แล้ว

      Bidixle maxa raggannu diiday inaad fekerkood kubtagertid

    • @ahmedmohamedlukman4926
      @ahmedmohamedlukman4926 ปีที่แล้ว +5

      @@ahmett5835 ragu waxey dehen inagu wan yelan karnaa lkn xaasku uma ogolin wax wlbo xaaskeyga aya ii ah 👊

    • @quenlucky9221
      @quenlucky9221 ปีที่แล้ว +1

      ​@@ahmedmohamedlukman4926 legend kugu racsanahy🥰🥰

    • @ahmedmohamedlukman4926
      @ahmedmohamedlukman4926 ปีที่แล้ว

      @@quenlucky9221 🥰

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft ปีที่แล้ว +1

      Ayyy❤❤❤

  • @Ayla435
    @Ayla435 ปีที่แล้ว +8

    Haduu rabo 100 best friends ha samaysto ani TH-cam aaba mashquul iigu filan 🤌😂😂😂😂

    • @zamzamomar8140
      @zamzamomar8140 ปีที่แล้ว

      😂😂Markas Lacalaa Hadi lagu Qabo kawaran oo kudhaho 100 best friends Ayan raba maxa Semeyn lahad abayo? 😂

    • @najmonuur1440
      @najmonuur1440 ปีที่แล้ว

      @@zamzamomar8140 🤣🤣🤣🤣

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 ปีที่แล้ว +7

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭

  • @salmushshafici4974
    @salmushshafici4974 ปีที่แล้ว +31

    dood wadag waka helay wlhi ani hada teyda ka hadlo ninkeyga best friend iska daye maka so ag dhawan karto xitaa🙌🏽😂

  • @abdulrahiimimam3148
    @abdulrahiimimam3148 ปีที่แล้ว +78

    Arimaheena sxb rag qibradleh keen oo haweenka la challenge gareenkaro hada wiilki ugu horeyey ee mega qabsado maheysto wax xigmad ah wllh doodahaan ookale waa muhiim haweenka aad sooxushay waa xul doodahooda waa kuwa xikmadeysan mark dhalinta soo dhis pro thnk you everyone’s ❤

    • @Eidohajibotaan8650
      @Eidohajibotaan8650 ปีที่แล้ว +1

      Wllo adi aan isla su aasha ku wa diiyee
      Xaaskaaga ma ugolaan lhyd best friend oo nina inay yeelato?

    • @aaltamooda7045
      @aaltamooda7045 ปีที่แล้ว +5

      Mya cumeer iyo ceyda kliya aan fahansanen wiilka kle waa aftahan fahansan dooda

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 ปีที่แล้ว

      Wlhi halka kala mid ban ahoo marka videoga dawanay raggan qosol bay ka maraya inanka dhex unba xoga la yara qad qadan kara

    • @KING-HASSAN-OFFICIAL
      @KING-HASSAN-OFFICIAL ปีที่แล้ว +2

      Jawaabta wey iska cadahay naagta la qabo uma banana nin kale oo ajnabi ka ah in ey saaxiib la noqoto laakiin ninka afar xaas ayaa u banaan

    • @vill1433
      @vill1433 ปีที่แล้ว

      @@iqroyareychannel8485 😂

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 ปีที่แล้ว +33

    Dooda San ujcllhy nosobadiyaaa Hablo iyo wiilalba inshaballh
    Ala wilashu ciyar bay ku jiraan kulaha wan haysanaynaa ilahaa wa inta ayna waxbba dhalin wallhi inayna Jirin nin caruurhaykaraa, hal xabana ally hakadhigeee
    Aniga fikirkaygga Hadan sohadlo allh igumakenee, caruurtaydda anigaa haysanlahaa ,iilkooda ugu filow hadikalehna aniga ushaqaysanlhaa naag kalehna ilmahaygga kumaba amineeen

  • @leilaabshirmoha6545
    @leilaabshirmoha6545 ปีที่แล้ว +4

    6 ama 7ciyaal ah in la isku dhalo wax sahlan ma ahan. Dhib walba o jira waxa ka weyn hal sabab o lagu wada joogi karo taas o ah ilmaha daradood❤

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 ปีที่แล้ว +5

    Reer Malaysia caadi maahan walahi
    Barnaamijyo qurux badan iyo talent ayey la yimaaden ilma Hagio

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 ปีที่แล้ว +13

    Fowzia masha Allah she is brave indeed you should not allow at all

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 ปีที่แล้ว +10

    Koko iyo fowziyo wa idn jeclahay😩🖤

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman2352 ปีที่แล้ว +19

    Part two koka ,ayaaniita ,fowsiya io tiinafareey wiilasha asad ,ceyda ,cumeer ,macalimow io iamk I.a

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 ปีที่แล้ว +5

    Arimaheena the legand sxb aan taagyeero guuleyso wll qaali keep going my brother 🎊🎊

  • @fahmoibraahim2911
    @fahmoibraahim2911 ปีที่แล้ว +4

    Wiilka dhaxe kartidiisa iyo hadalkiisi qosolkiisa qurxoon ba iso jiite 😩🥺🙈😰🥰

  • @Jamaal-YARE
    @Jamaal-YARE ปีที่แล้ว +220

    Xaaskeyga ayada best friend ii ah I know everything xaliimo kle ima soo gasho faarax kalana ima soo galo wax best friend la dhoho maqoro, wax walba labadeena isku ah kalsooni daaacadnimo naxariis iyo dulqaad anaga isugu filan anaga ayaana wax walba share gareyneeno, qodobka caruurta hadii aan marwadeyda kala tagno qof wngsan oo ilmaha daryeelkooda kufiican tahay waan ku biilanayaa caruurteyda waana ku dadaalayaa, hadii lakala tago micnaheedu maahan inaan kala go,nay 🥰✊so marka waa waajib isaaran daryeelka caruurta, qoysaska dhisan allha isku barakeeyo anigana xaas barakeysan allha iisahlo,, I'm single now 😫🤣

    • @amalozil2108
      @amalozil2108 ปีที่แล้ว +3

      Ayy nin iyo bar😂🙈

    • @salmaabdisalanmohamed452
      @salmaabdisalanmohamed452 ปีที่แล้ว +4

      Still single ma thy wxa is laha ninkan naag ba ku dhacdaye😂😂😂😂

    • @NusayraQorsheel
      @NusayraQorsheel ปีที่แล้ว +1

      Jh wa ikana😩

    • @janaad9933
      @janaad9933 ปีที่แล้ว +5

      Markaa xaas iyo caruur yelatid fakatkaga yuusan isbadalin ileen waala arkay wax sidaa ah

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว

      Wow❤

  • @siicowproduction6967
    @siicowproduction6967 ปีที่แล้ว +15

    Absolutely xaaskayga iyadaa ii ah best friend no other best friend even no friend diin ahaan iyo aqlaaq ahaan sababtoo ah 1+1=2, 1+1 never equals 3 sidaas darteed xaajiga iyo xaajiyadiisa haddii qif sedexaad uusoo dhexgalo xiriirkaas wuu burburaa finally

  • @shukriwaadasoodaahdaaneeso1729
    @shukriwaadasoodaahdaaneeso1729 ปีที่แล้ว +8

    Arimehena waa barnamij aad u wanagsan waa dod muhiim ah waa dhalin wax. Garad ah waa dadka loo bahan yhy in la ogado waxa qalbigoda ku jiro waa dod aad u qiimo badan soo bado bwe thanks 🙏♥️

  • @Primecaseer
    @Primecaseer ปีที่แล้ว +8

    Naagteyda best friend maba yeelan karto oo Nin ah sabab too,ah nin rag wuu iska damac badan yahay 😂

  • @user-st2ed5cc9f
    @user-st2ed5cc9f ปีที่แล้ว +7

    Best friend aaaaa walashisa hadan kaa maserin buu nasib leyhy😂😂

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 ปีที่แล้ว +13

    Arimaheena salaam akhii.
    CODSI:- Barnaamijkan live debate kadhig inaan ka Qayb galaan rabaa plz bro. Mahadsanid.

  • @salmaaadan5703
    @salmaaadan5703 ปีที่แล้ว +12

    Fosiya iyo koko ayaan ku raacsanhay fikirkooda oo ah uma ogali wax best friend ah sababta oo ah aniga ayaa wax walba u ah✌️✨️

  • @anwaramekk
    @anwaramekk ปีที่แล้ว +15

    Waa barnaamij aad u qurux badan, soo kordhi incha ALLAH.

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 ปีที่แล้ว +23

    Best program ever 👏👏👏👏very good guys

  • @maxamedmire1967
    @maxamedmire1967 ปีที่แล้ว +5

    FILM JACEYL AH 🥺❤️ Most Eligible Bachelor
    #SAAHO
    LOVETA SAARA ❤️

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil ปีที่แล้ว +40

    For me >3
    Nin kaygu wuu yeelan karaa saaxiib ama Asxaab Niman ah lkn Uma ogolaan doono inuu qof dumara la saaxiibo
    Anigaa Xaaskiisa ahaan,Anigaa Saxiibtiisa ahaan 😌

  • @zainabzagal1299
    @zainabzagal1299 ปีที่แล้ว +12

    1m coming soon insha Allah hambalyo wallo 💝

  • @muna7034
    @muna7034 ปีที่แล้ว +10

    Arimaheena legendary thy 🙌 sxp noo soobadi barnaajimayadaan reality life wye wlhi oo laga hadlayaaa ...

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 ปีที่แล้ว +2

    War saaxiibnimadu waa wax jira ❤ adi dartaa dadkiii ay isku fiicnaayeen muu uga tagayaa caqliga ha shaqeeyo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +2

    Cumayr masha allh waa runtiis hooyo waa qaali naagu guursado ugeynaa hadhaw wayba ka dilee

  • @mohmediproh2463
    @mohmediproh2463 ปีที่แล้ว +13

    Rag iyo dumar faraxad idiin rajaynayaa abaayo iyo aboowe❤❣

  • @janaat11
    @janaat11 ปีที่แล้ว +22

    Part 2 so samee Plz haben denbee Ka sugaynaa Arimahena😩😩🤍

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      Xalimo ninkaga ma u ogolaan laahayd inu naag bfriend la nooqdo?! 😂

    • @janaat11
      @janaat11 ปีที่แล้ว

      @@sHimaaLi_x1 mya se ugu ogalaana 🙄🤷‍♀️

    • @cabdallamustaf6555
      @cabdallamustaf6555 ปีที่แล้ว

      @@janaat11 ksoo qaad ani yacni kalsooni ikuma qabi laheen miyaa hadad uku qabso so marka mxa iku diidee in aan yeesha best friend

    • @janaat11
      @janaat11 ปีที่แล้ว

      @@cabdallamustaf6555 mxd ku falysa marka best friendka Xaskaga kga filan in ad la noqo zxp Hadi klena wxba ha guursan o ha so lugoyn miskinta yar gurigoda uda Adna sameyso best friend ka Ad shegyso bro ok🙂👋

  • @sulaimanmohamedadam1844
    @sulaimanmohamedadam1844 ปีที่แล้ว +43

    I like it this debate make more debates

  • @user-qi5mi4hq6m
    @user-qi5mi4hq6m 5 หลายเดือนก่อน +3

    Koko is not

  • @Queenaquencali3137
    @Queenaquencali3137 ปีที่แล้ว +8

    Doodan dhibka jiro waxa weye gabdhaha si guud u hadlayaan lkn wilasha si gaara oo shaqsi ah bay u hadlayaan 😂

  • @mariaofficialchannel3599
    @mariaofficialchannel3599 ปีที่แล้ว +14

    Best friend ma ahan wax jiro rag iyo dumarba waxan u ogolahy asxab even hadey gabar tahy . Qofka talo kusiin karo is not only best friend if you Google your problem even you can get solution for your own. Instead of best friends make talo wadaag group ladhaho

  • @jamalbashir9487
    @jamalbashir9487 ปีที่แล้ว +87

    1M COMING SOON INSHALLAH 💯

  • @rumaysoruun739
    @rumaysoruun739 ปีที่แล้ว +9

    Soo badi doodahan oo kale bulshaday wax tar u tahay #teamarimaheena 🥰🥰

  • @shamiscadey
    @shamiscadey ปีที่แล้ว +5

    Ilmaha hooyadood wax udhamo majiro ❤

  • @hamzaesmail7865
    @hamzaesmail7865 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena inad barnamijka xidho ma ahyn ee inad waddo ayay ahyd, hadhow markad youtube ka so gelinaysidna aad laba qaybood ka kala dhigtid part one iyo part two ah.

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 ปีที่แล้ว +4

    There is no wax best friend la dhaho
    You live for your own life sxbkaa laidin kawasaa sonalaay

  • @asmoml9368
    @asmoml9368 ปีที่แล้ว +26

    Arimahena part 2 ka sugna doda ino so badi😂😂viva gab dhaha ani hda teda dhiipto ani ano ag inu illah u baneye ninke 3 ika dan Ben karto😂 sabb ugu ogalana Inu yesho best friend o asina iku dida ina yesho best friend aso og inu allh I baneye 1 nin una asi noqday❤️‍🩹🤏😵

  • @mowliidguleid4558
    @mowliidguleid4558 ปีที่แล้ว +5

    Waxay ninkaa wayn ee nigiska xidhani macalimow buumada inaga ilaali dumarbaa ku horfadhiyee.
    Sida kale waa good discussion 👌 👏
    Hadalka hala kala helo uun.

  • @Oldisgold77777
    @Oldisgold77777 ปีที่แล้ว +8

    Xariir kasta Wuxuu Leeyahay qof sadexaad oo sugayo labada qof inay Kala tagaan……?
    Sheydaan Wuxuu uLa Baxay Qofkas #Best_friend😅

  • @musalsalofacial
    @musalsalofacial 5 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks

  • @barresulayman4795
    @barresulayman4795 ปีที่แล้ว +17

    Arimaheena legend keep going barnamij funny waaye kolay inaad soo badisid ayaan rajaynaa 👍

  • @filsan8291
    @filsan8291 ปีที่แล้ว +12

    Maya best friend iska daaye xitaa friends uuma ogoli waayo anuu meesha maxaan ka joogaa anigaa wax walba u ah arimaheena doodani waa xasasi soo badi waayo fikirka dadka ayaa kagu Kala ogaanaa guulayso wllk👍👍👍🧠🧠

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +5

    Part2 so sameee arimahena🤗🥰gabdho waa idinwadanaa

  • @akramofficial6632
    @akramofficial6632 ปีที่แล้ว +15

    Fast I like this debate second my opinion my wife is everything to me, my wife cannot have a friend, even a religious priest instructs us, but I am a man, I can have a friend. I agree with ayaanita Keep going bro arimaheena

    • @munomanka8237
      @munomanka8237 ปีที่แล้ว +3

      Nin ragi waki an xaskisa la mel dhigin nag ayado kale ah wayo kor naaged kabo isma dheero maxa yelay xaaskisa ya u ah sxb io wll io hoyo io abo marka naftada ben ha ushegin my self

  • @legendisaagey9961
    @legendisaagey9961 ปีที่แล้ว +59

    Totally some dads 👨 are better than any mom 👩 in the world 🌎

    • @Ogashadid
      @Ogashadid ปีที่แล้ว +2

      well your reason but also there’s mere who its best

  • @suadhassan5629
    @suadhassan5629 ปีที่แล้ว +4

    Part 2 please with asad imk and arman

  • @sharefosharif5955
    @sharefosharif5955 ปีที่แล้ว +7

    Aniga fikradeyda kama yeleen best friend Wax kasta anaa u ah Mida kle no so badi Mansha Allah fowsiya Hadaladeeda Wy misaman yihiin barnamiskana Ad by u Dahabo san thy 🥰

  • @maalikibnumaalikmaalik6329
    @maalikibnumaalikmaalik6329 ปีที่แล้ว +4

    Arimaheen wll dadka ku jiro barnaamijka soo badi keep it up

  • @moustaphaabdirachid7963
    @moustaphaabdirachid7963 ปีที่แล้ว +21

    Oui car la confiance est plus forte et toujours la meilleure

  • @inaelmi1819
    @inaelmi1819 ปีที่แล้ว +3

    FikirkaYga
    Xaskaga yada wx walba kuu ah best friend iyo friend cadiya marka loma bahna qofkle inu meeshi soo galo 🤨💯

    • @siman_mohamad
      @siman_mohamad ปีที่แล้ว

      Sas waye bisinke ninkeyga le beste friend I ah ♥️

  • @wll____muzamil840
    @wll____muzamil840 ปีที่แล้ว +19

    masha allh wad ku mahsan thin dhamaan waqtiga , aad hurteyd wxan idin lee yhy barnaamijkan soo bdiya xitaa week 2 jeer Dood Aqliyeysan Ayey ku saleysan tahay , waliba Dhan Loobahan thy Oo Soomalida inta bdan heesato dhanka family ahan. 🥰🤩 Waan idin wataa dhamaan. Ayaanita wan wtaa maxaa yeele nin rag dumar lga celin kro.

    • @farhianor5312
      @farhianor5312 ปีที่แล้ว

      Waxaas wax ididnka iska dhaa dhiciseen 😊waaye

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +5

    Ma Uoga l'Aan laheen xaaskeeyga inay yeelato best friend OO rag ah. Arimaheena keep going sxb

  • @Ilwad77
    @Ilwad77 ปีที่แล้ว +262

    I totally disagreed with Ayanita,how dare you let your husband to have a best-friend instead of you? I should be his best friend and everything for my husband! Koko and Fozia they told to be truth!!! Facts 💯

  • @yasmindahir9350
    @yasmindahir9350 ปีที่แล้ว +1

    ﷺ ﷺ

  • @user-ik8gs5uf9e
    @user-ik8gs5uf9e 5 หลายเดือนก่อน +2

    Kip going Arimahena❤

  • @maryandahirqueen
    @maryandahirqueen ปีที่แล้ว +6

    Never for Never 🙅‍♀️✊koko iyo fosiyo idin wataa 🤝🤜🤛🤩🤟🏻

  • @kaldohuseen317
    @kaldohuseen317 ปีที่แล้ว +14

    Kooko iyo fowsiyo iku dooq nahay bastie friend wax ladhaho majro😂😂😂😂

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 ปีที่แล้ว +5

    Naa manad caadi ahayn ayaaneey waxay aabahay haduuu furo hooyaday waa adeerkay naa iga tag arin ma hayside fikiradada oo dhan midna ima cajabin😏
    macalimuu ayaa ugu maquulsan rayigiisa yacnii suashiii hore
    fozia iyo Koko rayigeduna waa wcnyhy wanan ku raacay 👍 part 2 keen

    • @sacdiyoabdiwali3302
      @sacdiyoabdiwali3302 ปีที่แล้ว

      Tusaale bay kawaday aderkey markeedhahday lagasoodhaxgalay warka .

  • @sacdiyomahdi1137
    @sacdiyomahdi1137 ปีที่แล้ว +2

    ilmo hoyadood ufiicn runtii aabahane waxaa wanagsan inoo kubiilaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TCHOUAMENI6
    @TCHOUAMENI6 ปีที่แล้ว +1

    Waar ragow xaaskaaga wax walba ka dhigo xitaa best friend ❤😊 Afar dhaan koko 🥹

  • @nofacenochance9205
    @nofacenochance9205 ปีที่แล้ว +13

    best frined qofka ogolaanaaa ma qalbadaa taagan markaa ataaniita in naag kale lala qabo ayey rabtaa daaa miskiinta🤩🤩

  • @haniabdu8168
    @haniabdu8168 ปีที่แล้ว +8

    Fowsiyo boqorad waan ka helay sida aniga iyo adiga isku fikrad unahay 💖😍😇😊😊😍😍

  • @asmaali7759
    @asmaali7759 ปีที่แล้ว +8

    Best friend ayd jeedaye freinds anigu uma ogoli Muxu uga bahan yahay saxiiib an anigu uqaban wayey qofkle in u aminsanado oo u eego xta majecli wa in an Anigu Noloshisa 0 to 100 an ahada hdi kle nin ima noqonayo awladna uma dhalayo 👍

  • @bintuamii-uu2wm
    @bintuamii-uu2wm ปีที่แล้ว +3

    صلى الله عليه وسلم

  • @Sm1iralvess
    @Sm1iralvess ปีที่แล้ว +5

    Fowsiyo and koko la fikir ahay👏❤️