NINKEEDA MUSTAQBALKA GURIGA HOOYADIISA HADUU DAJINAAYO WUU KICI KARA HADII KALE WU JOOGI KARAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #sundus

ความคิดเห็น • 736

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o 2 หลายเดือนก่อน +300

    cadnan iyo deeqow mashallh inta igu raacsan waa aftahano 😂🫶❤️

  • @SuusuQurux
    @SuusuQurux 2 หลายเดือนก่อน +210

    Pls samia ina lagu sameeyo inta rapto like saar 👍🏼👍🏼

  • @samiragalib9093
    @samiragalib9093 2 หลายเดือนก่อน +129

    Sundus ayaanle qurux badan ❤

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 2 หลายเดือนก่อน +142

    Team sundus❤ iyo deqow😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 หลายเดือนก่อน +219

    Balan Iga Qaad Inaad Salaada Ilaalinaysid❤🥹😢

    • @NajmoCabdi-sg7qc
      @NajmoCabdi-sg7qc 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haye

    • @Haajirta14
      @Haajirta14 2 หลายเดือนก่อน +1

      Balan waaye wallsheyda mcn kooko

    • @JambaBoy99
      @JambaBoy99 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haye😢😢😢

    • @MiyirAadan
      @MiyirAadan 2 หลายเดือนก่อน +1

      Taasi WA mid wajiba abyo wan ilalinayna inshallah ❤

    • @KingMagadazo
      @KingMagadazo 2 หลายเดือนก่อน

      salaada nuur waaye waa gabar makeap la aan

  • @UbaxMuxiyadiin
    @UbaxMuxiyadiin 2 หลายเดือนก่อน +49

    Sundus wllhi cawa waan ku wataa saan leee ku soco ani iyo adi isku figrad aanahay wllhi❤❤❤

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 2 หลายเดือนก่อน +262

    Waku bashashe sundus in not easy 😂

    • @TYREEZ_AHM3D
      @TYREEZ_AHM3D 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wa iska kaftn wxkle ha uqaadan laxyhy😂

    • @user-lc3vn5ys4l
      @user-lc3vn5ys4l 2 หลายเดือนก่อน

      Inte ku soo xanuuntay adi sac yhoe😂💔​@@TYREEZ_AHM3D

    • @ismailbadka3863
      @ismailbadka3863 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa lagu bashaalay ina geelay😂😂

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 2 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@TYREEZ_AHM3DHaa wlhi waa kaftan dadkaan wey naga waalan maasha alllah alle ha xifdiyo

    • @NasraXirsi-xw8wg
      @NasraXirsi-xw8wg 2 หลายเดือนก่อน +1

      Anba wakaftamaye maxa la xanaqden 😂😊😅😊😊

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 2 หลายเดือนก่อน +83

    6:35 Mahrez muxuu sheegy aad Naga qarisya ninkas dumar Ka sida loo ixtiraamo mayaqaano allaha baro horta asaga sundus ma jcyl bay Ku daadisay Mise way kaga baxdy waatan daba dhigtee😁sida nin fciisa

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 2 หลายเดือนก่อน +8

      😂😂😂😂 ninkas gabdhaha waa u xanqsanyahy

    • @Farxiyaaaaa
      @Farxiyaaaaa 2 หลายเดือนก่อน +3

      Ha wlhi bila ixtrim weeye

    • @Farxiyaaaaa
      @Farxiyaaaaa 2 หลายเดือนก่อน +5

      Ha wlhi bila ixtrim weeye

    • @NiciimaMaxamed-ko3of
      @NiciimaMaxamed-ko3of 2 หลายเดือนก่อน +3

      Mahres iyo daaci.saalax ayaa wax isu ah umaleenaa😂😂

    • @mohamedjeesto523
      @mohamedjeesto523 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @shukricilmi1949
    @shukricilmi1949 2 หลายเดือนก่อน +29

    Cumeer big fan sundus iyo wiilashaba waa fani wlhi caawa waa fuure bisinka bisinka 😅😅😂😂 waa nee waataa

  • @jamackismaayo-qi6ud
    @jamackismaayo-qi6ud 2 หลายเดือนก่อน +30

    Inta rabto in samiyo lagu sameeyo plz cumeer kusoo samey

  • @zashachannel
    @zashachannel 2 หลายเดือนก่อน +79

    Jabra iyo macalimo maahane inta kale waa team halista 😂

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen 2 หลายเดือนก่อน

      Iyo mahersa😂midkay dhahyn

  • @Samia690
    @Samia690 2 หลายเดือนก่อน +60

    Ku Sali nabi Mohammed scw❤🥰

  • @user-ez7kg9tw7f
    @user-ez7kg9tw7f 2 หลายเดือนก่อน +68

    MidkaN mahrez la dhaho hanagu soo celin wa bila ixtiraM hano kenin cumerr uff

    • @zuuuiskuroon553
      @zuuuiskuroon553 2 หลายเดือนก่อน +9

      Ma ila aragtey waxan dhaqan lahyn wayeh dhoocilkas

    • @najmanuraciid1045
      @najmanuraciid1045 2 หลายเดือนก่อน +4

      Ha wa duli hablaha wa ixtiraama xata hadaysan ku qancin wu iska badhaaciya

    • @user-lc3vn5ys4l
      @user-lc3vn5ys4l 2 หลายเดือนก่อน +3

      Wllhi wa saxn thy ani xte wa arke waa bila dhaqn

    • @mamasokoraadan340
      @mamasokoraadan340 2 หลายเดือนก่อน +3

      wilkas wlh illh icafye ma jcli meshu ku jiro dorkisa marki lagaro wan motiya

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus wlhi waa balo naagaha nimankan lasheekaysta iska daya baa dhihi lahaa kuwan hal mid kama guursaden .
    siba kan shaatiga Baluga xidhan kas nin mahan kuwa kle xogaa la qatay ba .

  • @amriita____pea2792
    @amriita____pea2792 2 หลายเดือนก่อน +52

    Cumeer aboweh part two so samey ano dhameysanin aa ka heley wllhi😢❤

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 2 หลายเดือนก่อน +25

    Wlhi caawa qosolka iga dhamaaday 😂😂😂😂soo badi cumeerow

  • @Deeqoabdulqadir-zg9or
    @Deeqoabdulqadir-zg9or 2 หลายเดือนก่อน +38

    Kusaliya nabigena maxamed scwscw ♥️

  • @najmoyusuf1433
    @najmoyusuf1433 2 หลายเดือนก่อน +48

    Dhandhankan codka laga xiray muxuu dhahay nh ish 😏 midkas SAA unacay lee uf war iska saara kan team 27 uma qalmee

    • @asc9400
      @asc9400 2 หลายเดือนก่อน +3

      Hadey badato garob dhahay

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkas waa legen funny ah ka dhac😂

    • @najmoyusuf1433
      @najmoyusuf1433 2 หลายเดือนก่อน

      @@king______diini2777 legend nimo wuxu ka yaqano mlhn Walhi waa dhandhan caadi ah marar bdn ku arkay gabdhaha inuu caayo jecel yahay ish 😏

    • @qaliyey
      @qaliyey 2 หลายเดือนก่อน +5

      Nacaskas garob lee umbu dahy lkin ceeb malahn

    • @leylaaaa780
      @leylaaaa780 2 หลายเดือนก่อน

      Waa duli wajigisaba laga garanaya😂😂

  • @user-cc2od1ed7s
    @user-cc2od1ed7s 2 หลายเดือนก่อน +55

    Waa qurux muqaalku😮😮😊😊😊😊

  • @Cristiano-Ronaldo7938
    @Cristiano-Ronaldo7938 2 หลายเดือนก่อน +37

    Cumeer plz next Samia kadig

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 2 หลายเดือนก่อน +29

    Sundus isn't Easy 😂❤

  • @KowsarAcdulaahi
    @KowsarAcdulaahi 2 หลายเดือนก่อน +63

    Ar sundus waa kubashaloysaaaa wiilasha😂

  • @user-od6fb4fs9m
    @user-od6fb4fs9m 2 หลายเดือนก่อน +14

    Samiya kuso samey CadnaN nh so Gali😂❤😊

    • @user-rz1rv4nk1q
      @user-rz1rv4nk1q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Taaz baa soo waday kwrm

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 2 หลายเดือนก่อน +40

    i aamina mahrez bool baa dabacsan🤣🤣🤣

    • @ikhlaasShukri-ff1qd
      @ikhlaasShukri-ff1qd 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa qalpi wax weyn ba ka qaldan😂

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 2 หลายเดือนก่อน

      Haa😂

    • @saqiqa
      @saqiqa 2 หลายเดือนก่อน +1

      Naagti shukansado aya ka daran

    • @saqiqa
      @saqiqa 2 หลายเดือนก่อน +1

      Naagti shukansado baa ka daran 😂😂

    • @user-qm5jf6rj4r
      @user-qm5jf6rj4r 2 หลายเดือนก่อน

      kee waaye mahrez

  • @Nadarey
    @Nadarey 2 หลายเดือนก่อน +24

    Mahrez sunduseyy hala weydiiyo maxay ka sameesay sibuu ugu kacsan yehee

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen 2 หลายเดือนก่อน +4

      Maray ku dadisay midha😂😂😂sas ugu xumahay😢

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 2 หลายเดือนก่อน +42

    Team summer is Not Easy ❤❤ Cumeer Bigfan wiilki yaraay kabax iO sunduseyy 🎉🎉🎉

  • @MiskiAli-bb2dl
    @MiskiAli-bb2dl 2 หลายเดือนก่อน +25

    Cumer Bart two samiyo kadig🎉🎉🎉❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 2 หลายเดือนก่อน +24

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-jw1qd3hb6u
    @user-jw1qd3hb6u 2 หลายเดือนก่อน +50

    Part2 samiyo kadhig cumeer plzzz

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 2 หลายเดือนก่อน +5

    Mahres wuu is badalay wllhi masha allaah😂😂😂❤❤❤ romantic noqday

  • @user-ei6fd5kx7t
    @user-ei6fd5kx7t 2 หลายเดือนก่อน +14

    Sundus is not easy waa garacday nimanka😂😂❤❤

  • @nasronasab918
    @nasronasab918 2 หลายเดือนก่อน +11

    Sundus wad mayd garaacday wllhi❤

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm 2 หลายเดือนก่อน +15

    Alpha iyo cadnaan funny waye deeqow naa uu shidan yhy😂

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 2 หลายเดือนก่อน +10

    One like team samiye 😊🩷

  • @AyaanAmaan-ky7ce
    @AyaanAmaan-ky7ce 2 หลายเดือนก่อน +24

    Deeqow maskiin 😢

  • @AxlaanMaxamed-zj1tm
    @AxlaanMaxamed-zj1tm 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cumeer big fan wan ku sugaynaaye 600k babai❤❤🎉🎉

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allh wllhi wilsheena wey wanksan yihin qasatan Abdul iyo mahres iyo alfa xaqiqda ayee ka hadleen nin in aa amrno ma wanksano xitarm iyo qadrin ayaa Naga dhexeyso

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j 2 หลายเดือนก่อน +19

    Cumeerow maxa adiganeh u fadisan weyday aa nago adkeyneysa yaqeey coming soon 600 boowe mcn i.a 🎉😂

  • @Manaalbishaarxaashi2626
    @Manaalbishaarxaashi2626 2 หลายเดือนก่อน +17

    Midkaan duqonka ah maxaan codka ugu aamusisay wax fiican mashiigayaa

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t 2 หลายเดือนก่อน +62

    TEAM DEEQOW ONE LIKE ❤😊

  • @maandeqcabdullaahicabdi55
    @maandeqcabdullaahicabdi55 2 หลายเดือนก่อน +19

    Sundusey dhibkan dhan mxa kenay ma idin rabo lee ma dhahdiidoo waa rafaadisay😂😂

    • @user-rv3er7rx1s
      @user-rv3er7rx1s 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dhipkeeda leeba nuurinayo barnaamijka😂

  • @maxameddeek8771
    @maxameddeek8771 2 หลายเดือนก่อน +26

    Team 27 I love you all

  • @MaryamoMohamud-wp3lj
    @MaryamoMohamud-wp3lj 2 หลายเดือนก่อน +33

    Ar kuwaan been badanaa waa shiid wye wax Walbo Haa Lee loogu jawabaa war beenta nagadaaya😂😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 หลายเดือนก่อน

      Niyade Ka jecelyihin 😂

    • @samira-dg3qd
      @samira-dg3qd 2 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣

  • @Fiyaa114
    @Fiyaa114 2 หลายเดือนก่อน +7

    Mahrez adoo garooba ma 100g kaa bixinaa uu dhahy i aamin 😅😅

    • @wanbarcade5614
      @wanbarcade5614 2 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu dhahay qofka ugu horeye dhulka jabsanayo hadan ahay waan bixinaya lkn haddi la iga horeyay mabixinayo😂😂

    • @shucaybupdi2193
      @shucaybupdi2193 2 หลายเดือนก่อน

      Yaku sheegay😂​@@wanbarcade5614

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j 2 หลายเดือนก่อน +35

    Docilkan mehris la daho qaasqaaska ah wuu iga so horboodhay uff sunduz maxaa daba dhiga muu sidha raga kale udhaqmo una hadlo uff 😏

    • @AnisaMuuse
      @AnisaMuuse 2 หลายเดือนก่อน +6

      Ma.aragty malaha wuu xanusan yahay dumarka sida loo ix tiraamo mayaqaano illahy ha caavio😂😂

    • @Queen-m.j
      @Queen-m.j 2 หลายเดือนก่อน +4

      Bayeey siiba sunduz buu daba dhigtay uff wuu iga so horbooday

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 2 หลายเดือนก่อน

      Mahrez waa nin ragg ah😂

    • @user-ps9my8xb3p
      @user-ps9my8xb3p 2 หลายเดือนก่อน +4

      Sundus kaliya maahane dumarka dhano sidaas ku yahay wlh team 27 asaga u necnahay qf dumarka liida ama aflagedeya waa necbahay 😠😠

    • @AnisaMuuse
      @AnisaMuuse 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@Queen-m.j Waan arkay lkn sundusba haduu sidaa ula dhaqmayo gabdhaha klana sidee buu ula dhaqmaya Ixtiraamka ku yar 🤨

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 หลายเดือนก่อน +7

    Mashaa Allaah sundusu waa kuwata👍🥰

  • @Naimaahmed71
    @Naimaahmed71 2 หลายเดือนก่อน +7

    Cumeer samiya so qabo next plsss❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 2 หลายเดือนก่อน +9

    Barnaamijkan sobadi taliye waa shidanyahy❤😂😂

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 2 หลายเดือนก่อน +18

    Ar sundus seewaxyeeshayhee

    • @XafsaCabdinasiib
      @XafsaCabdinasiib 2 หลายเดือนก่อน +1

      horta magaca igabdl sawirkan igbadl😅😅

    • @YahyeHazen-qp2ji
      @YahyeHazen-qp2ji 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@XafsaCabdinasiibmaxa lo badalaya marka😂

    • @XafsaCabdinasiib
      @XafsaCabdinasiib 2 หลายเดือนก่อน +1

      kaftanlewayo

  • @AzmaaApdirihmaanarab
    @AzmaaApdirihmaanarab 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus iyo wiilasha soo badi😂😂

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi 2 หลายเดือนก่อน +11

    Ala sundus ninka shukansada cawa muxu maseyrya 😂😂

    • @user-rv3er7rx1s
      @user-rv3er7rx1s 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaas waa iska funny dee iyo veiws 😂

  • @user-yy3xl5jm3i
    @user-yy3xl5jm3i 2 หลายเดือนก่อน +16

    Dadka Dulqaad Kudaawada Sundus Halkan😂 baad Casuumaad Kuleedihiin Isku Kaalaya please 🙏

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂 Number 1 ahay.

    • @MariyaGabo
      @MariyaGabo 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waikan😂

    • @user-yy3xl5jm3i
      @user-yy3xl5jm3i 2 หลายเดือนก่อน

      @@MariyaGabo Dulqaadkii Oo Qofa 😂 Soo dhawooow

    • @user-yy3xl5jm3i
      @user-yy3xl5jm3i 2 หลายเดือนก่อน

      @@DarkscapeHorror Iska Dulqaado 😂 Aniga labo labaa idishay

    • @Awomahamed1
      @Awomahamed1 2 หลายเดือนก่อน

      @@user-yy3xl5jm3i bax soco gabadha no dhaaf lkn nio wa runtaa prank Amira Jin aa igaley leethy walhi wax badan asn vedioka ismoodiyey🤣😁

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 2 หลายเดือนก่อน +5

    One love ❤️ team sundus ayaanle marnaba nohoos 😢😮❤

  • @DekaMahdi-zu2co
    @DekaMahdi-zu2co 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wilka kacay wan wataa waa geesi landhere❤❤❤

  • @NaciimoCabdisalaan-db3cf
    @NaciimoCabdisalaan-db3cf 2 หลายเดือนก่อน +8

    caadi bay ugu baashaashyy sundus isn't easy wlhi 😂❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alahu akbar kuwan waxaysan haysan waa balan qadayan kuwan gadaal sheekada waa la xumatey

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe 2 หลายเดือนก่อน +10

    war kan caawa waa fiidyoo dhaafay ee magac usoo raadiya reer coment

  • @KowsaeSaid
    @KowsaeSaid 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah wilasha kuli wa wada ixtiraam lkn mahir miya ladha ha mase deqow maqan sun dus necebyay

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sida mahir cml maa tinta iskaga jarataan qurux waye❤

  • @XamseAxmed-w2w
    @XamseAxmed-w2w 24 วันที่ผ่านมา

    Cumeer big fan waan ku tageera sxb lakiiin waa ika codsi sxb amiira ku sosamee blss

  • @MaĶEßMoney
    @MaĶEßMoney 2 หลายเดือนก่อน +43

    TEAM SAMIA ONE LIKE👌👍

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahrez😂😂😂😂 ninkas wa iga qosliyaa😂😂😂😂😂

  • @Speedlife77
    @Speedlife77 2 หลายเดือนก่อน +2

    Tafsiirka Quraanka Hadaa Jeceshahay Nagu soo Biir

  • @naciimo3199
    @naciimo3199 2 หลายเดือนก่อน +1

    Issh sunduseyy sidaan lagu bahdilo adiga lagaa arkay 😢ee mcneyyy wxan haiku sodhisin

  • @user-fi6vn8ks2d
    @user-fi6vn8ks2d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus go rob iyo boqoleyla burka allabadiye❤❤❤

  • @fatuush1139
    @fatuush1139 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kaas mahres ladhaho waa doqon bila ixtirama uff dumarka sida loqimeyo kaseen

  • @user-cy1xm9sg3y
    @user-cy1xm9sg3y 2 หลายเดือนก่อน +4

    War qosol igu dishayi sundus😂😂😂

  • @asmaajamac7369
    @asmaajamac7369 2 หลายเดือนก่อน +5

    Part 2 saamia cadnaana hasoo iloopin😂😅

  • @UmiiraHaaji
    @UmiiraHaaji 2 หลายเดือนก่อน +12

    Deeqooooww😂😂😂😂😂😂

  • @user-vs2jk9es9p
    @user-vs2jk9es9p 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha ku soo samee plz cumeer 😊

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf 2 หลายเดือนก่อน +2

    Next plz koko 😂

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 2 หลายเดือนก่อน +8

    Inta amira iyo cayd inlagu sodaro rab😂😂😂

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 2 วันที่ผ่านมา

    Cadnaan io deqow waa mashallh ❤❤

  • @KhadarMaxamedali-r8u
    @KhadarMaxamedali-r8u 6 วันที่ผ่านมา

    100 geelong waa diyaar❤❤❤❤❤❤

  • @LuulshaMohamed-qm9nv27
    @LuulshaMohamed-qm9nv27 2 หลายเดือนก่อน +2

    2 soosuubiya ceeda soogaliya amiiro kasodhika in sha allha

  • @Yariisay
    @Yariisay 2 หลายเดือนก่อน +3

    War waxan waxiina wada beenta badan yaa masha lliku soo arooriya😂😂😂😂😂😂

  • @user-un8rg3hv7n
    @user-un8rg3hv7n 26 วันที่ผ่านมา +2

    Cumeer plz soo badi

  • @nimcoomer3146
    @nimcoomer3146 27 วันที่ผ่านมา +3

    Sundus is not easy😂

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 2 หลายเดือนก่อน +5

    Part 2 samiyo ka dhiga cadnaan kusoo dar pls

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 2 หลายเดือนก่อน

      Alla adiga war jeclidaa ani maaku dhalay😂😂😂

    • @user-ch5mo5xn8o
      @user-ch5mo5xn8o 2 หลายเดือนก่อน

      kadaa cadnaan baa maseeraya yaan la keenine 🙄😂

  • @MarashoIsmo
    @MarashoIsmo 2 หลายเดือนก่อน +7

    Sundus ayaanle qurux badan ❤wan ku waata qaali🎉

  • @vgggg2381
    @vgggg2381 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahris ixtiramka wamuhim allah hakubaro

  • @FaadumomaxamedFaadumo-kl2kq
    @FaadumomaxamedFaadumo-kl2kq 2 หลายเดือนก่อน

    Cadnan iyo deeqow Marshall inta igu raacsan waa aftahano😂🫶❤️

  • @user-xt1qx6xq7e
    @user-xt1qx6xq7e 2 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus fani waa ye😂

  • @AzmaaApdirihmaanarab
    @AzmaaApdirihmaanarab 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahrez xaraabo weeye wllhi darti bideo udawanayaa😂

  • @mohamedjeesto523
    @mohamedjeesto523 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkas Mahres Adke weeYe
    Xaliimoyinku ma Isagii baY ka rabaaan

  • @SalanNur
    @SalanNur 21 วันที่ผ่านมา +1

    Madhaxweyna igadhig maiskadahdid walashey

  • @user-gp3vk1lb2d
    @user-gp3vk1lb2d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Deqow wlhi nin raged waye lkn da a,ku xumeysey😢😂😂❤

  • @RaaniyaAbukar
    @RaaniyaAbukar 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayyyyy alpha codkiiisa🤤🤤🤤❤🙈

  • @SabirinSabirina-m1s
    @SabirinSabirina-m1s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sundus is not easy
    ❤❤

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 2 หลายเดือนก่อน +6

    Xajka iyo dansiga lays daba dhigay baayo waa maxay

  • @DeqoAhmed-im5hh
    @DeqoAhmed-im5hh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hhh abyo waxa ad ka hadashy wilshena qimohoda ka wayn wixi Adi lagugu talaagaly ayad u dirtaye wilasha sharaftoda halailaliyo❤

  • @JamiiloCabdulaahi-l5p
    @JamiiloCabdulaahi-l5p 10 วันที่ผ่านมา

    waa ku salaamay cumeer bikfon

  • @SihaamXasan-yb1py
    @SihaamXasan-yb1py 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cumerow koko io amiira ku soo sameee😂😂😂😂😂😂

  • @SabirinSabirina-m1s
    @SabirinSabirina-m1s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sundus is not easy❤❤❤

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 2 หลายเดือนก่อน +1

    Part two saamiyo cadnaan hasoo ilaabin please❤❤❤

  • @SleepyMountainRange-vj3pe
    @SleepyMountainRange-vj3pe 2 หลายเดือนก่อน +3

    Team macalimoooooo ❤

  • @HalimoMohamed-xx4my
    @HalimoMohamed-xx4my 2 หลายเดือนก่อน +3

    Team cumer big fan wa idin salamay❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus wiilasha cadi ugu bashshay

  • @bahjaxuseen
    @bahjaxuseen 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cumeerow samia so qapo❤😊

  • @AsmaHassan-is1td
    @AsmaHassan-is1td 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhhh waw waw sundus 17:04 17:04 nimanka way ku ciyaarte😀😃😁