HADAAD KA HESHAY YES UTAABO AARGUDASHO MA NOQON KARTAA MIDAAN BUUQ YAR NASOO DHEX GALAY ..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 มี.ค. 2023

ความคิดเห็น • 2.5K

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 ปีที่แล้ว +1405

    Hadaad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله

    • @abdihasan8888
      @abdihasan8888 ปีที่แล้ว +11

      Allahu Akbar

    • @axmedyare-kk7jb
      @axmedyare-kk7jb ปีที่แล้ว

      @@abdihasan8888 jc

    • @sumyonuuryuusuf3417
      @sumyonuuryuusuf3417 ปีที่แล้ว

      arimaheena lgand

    • @nimcoikhyaar4952
      @nimcoikhyaar4952 ปีที่แล้ว +6

      Allahu Akbar

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว +5

      Allhu akbar ❤️ salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +441

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @ikranali3232
    @ikranali3232 ปีที่แล้ว +77

    mehraz inuu aarsado inta kufarxsan👍

  • @ibraahimcade6332
    @ibraahimcade6332 ปีที่แล้ว +141

    Hadaad aragtey magaca الله like saar 👍

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 ปีที่แล้ว +279

    Yaa ku faraxsan 😂wiilasha in ay Soo ar sadan legends one love 👏 ceyda marez macalimow 👍👍💪 keep going my team 27 wan idin salamay

    • @zuhureyyyy
      @zuhureyyyy ปีที่แล้ว +6

      Ani 😂 Waku faraxsanhy Wllhi 😂 Nac niigu thy dheh😂😂😂

    • @siciidcali6603
      @siciidcali6603 ปีที่แล้ว

      ​@@zuhureyyyy NCNDND.d cc"c .

    • @ilhaangurey9879
      @ilhaangurey9879 ปีที่แล้ว +2

      Wiilasha haarasadaan 😂👍

    • @xamdiabdisalaan4239
      @xamdiabdisalaan4239 ปีที่แล้ว +2

      Ani waa kufarax sanahay wiilasha inay aarsadaan

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 ปีที่แล้ว +157

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว +60

    Dooqu Waa Cajiib😲Filsan Qofna Kuma Doorsadeen Wlahi is so cute😍🤩

    • @ismaciildheere3887
      @ismaciildheere3887 ปีที่แล้ว

      Walahi zxb wan kula qabaa inta mesha imaatay ayada ayaa qurux badneed

    • @abdikafiabdullahi8891
      @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว +1

      @@ismaciildheere3887 Said Wlhi💯👏

    • @qadanabdillahi6744
      @qadanabdillahi6744 ปีที่แล้ว

      So beautiful mansha allaaaah

    • @Abma117
      @Abma117 ปีที่แล้ว +1

      Team Filsan

    • @FootballMedia01
      @FootballMedia01 ปีที่แล้ว

      Everybody has his own choice 😁😊

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 ปีที่แล้ว +176

    Macalimuu and mahrez what a come back guys 😂😂😂

  • @asharaafkahonest3614
    @asharaafkahonest3614 ปีที่แล้ว +58

    mahrez si wacan ayuu uga aarsaday marka uu miiska fuulay waxaan is dhahay qoftaan wuu ka helay balse no marka u taabtay qosol isku celin wye xqqdii😀😀 teeda kale hadii aad ila mid tahay oo aad labo jeer ku so ceshatay kaliibka mahrez uu miiska fuulayo like isaar si aan u ogaada inta qof oo ila midka ah team 27

  • @mohamedmohamoudaliabdille6172
    @mohamedmohamoudaliabdille6172 ปีที่แล้ว +249

    Qof ka wanaagsan kana akhlaaq fiican ma soo marin dunidaan nabigeena suuban scw

  • @souhaibibrahim3028
    @souhaibibrahim3028 ปีที่แล้ว +22

    Gabdhaha Soomaaliyeed kuligood way qurux badan yihiin mashaallah ❤️

  • @mariyaadam4865
    @mariyaadam4865 ปีที่แล้ว +30

    Subxana allah xishod wudhamadey weheydharamal usooxirteno rag lasohoristagayan allow gabdhahena xishodkodi usoceli😢😢

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +386

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

    • @fqrxiyoxasan2002
      @fqrxiyoxasan2002 ปีที่แล้ว

      Salalaahu caleyhi wasalm

    • @yaxye_adenkey
      @yaxye_adenkey ปีที่แล้ว

      S𝕔𝕨 ❤️💯

    • @nimcoaragzan5842
      @nimcoaragzan5842 ปีที่แล้ว +1

      صل الله عليه وسلم

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

    • @hindabarkhad799
      @hindabarkhad799 ปีที่แล้ว

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM SALALAAHU CALAYHI WASALAM

  • @naruronalka
    @naruronalka ปีที่แล้ว +413

    Oh My Game😂😂 Macalimow iyo mahrez Remember Caadi waaye Waxas Nima Aarsan uurka habartiis kujira😁😂
    Team 27 inta kahesha game yasha Asad ismujiya👍❤️❤️🙏

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 ปีที่แล้ว +42

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGEABLE AND THE MOST SHINE ALL ALLAH CREATED IS PROPHET MUHAMED SCW SCW 💕💯

  • @user-jr6dt7xi6x
    @user-jr6dt7xi6x ปีที่แล้ว +31

    Hadaad magaca allah aad ujeed👍like saar

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 ปีที่แล้ว +420

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️😥

  • @ZUHEYB_AE
    @ZUHEYB_AE ปีที่แล้ว +257

    Vediogan inu 1M gaarayo inta og like 👍 ❤🔥

    • @ayaanhuzen6301
      @ayaanhuzen6301 ปีที่แล้ว +1

      Sabab

    • @zaracumar5259
      @zaracumar5259 ปีที่แล้ว +3

      Wuu uqalama mexe tahay sabab

    • @MOHAKIIN103
      @MOHAKIIN103 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanhuzen6301 sbb maxaa la daxaa vidio-ga qualitigiis fiiri nio

  • @familycrahman
    @familycrahman ปีที่แล้ว +25

    Khayrka faafi wllo
    Kuna salli nabigeena suuban scw

  • @ali78hercules74
    @ali78hercules74 ปีที่แล้ว +8

    Asad adiga aad ayaad u qaldan tahay because qofka wax doo ranaayo adiga mahan mida kale mahraz iyo gabadha inaad isku soo jeediso maha please adiga kaliya ciyaarta daawade ka ahaaw tanks

  • @maahirmohamed8654
    @maahirmohamed8654 ปีที่แล้ว +513

    Mahrez always legend ❤ 🙌

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 ปีที่แล้ว +8

      come back sameyeeeeeeeeeeeee

    • @wllhanadcr2155
      @wllhanadcr2155 ปีที่แล้ว +6

      Legend wad arsatay

    • @ismaaciilabdirahmaan865
      @ismaaciilabdirahmaan865 ปีที่แล้ว +6

      NIN rag oo emotional maa amaaneesaan hadee shalay iyada bahdishay ma inuu ka aarsadaa aaway raganimadii hadaadan emotionalkada xukumi waa dhibaato weyn

    • @qadra.hena.channel8587
      @qadra.hena.channel8587 ปีที่แล้ว

      @@efoot-ball845 subscribe Isaarwaa.codsi

    • @drgarad
      @drgarad ปีที่แล้ว +8

      ​@@ismaaciilabdirahmaan865 Haa, qof aan ku rabin sidee waa kaa hele u dhahee.
      Inay kugu falaado maa rabtaa, oo ay kala badato.

  • @fatmaandruwaya6908
    @fatmaandruwaya6908 ปีที่แล้ว +62

    Mahrez wllaahi wuu ku raaxeestay gameka 😂😂😂 saas lagaa rabaa keep going 😮 macalimow labadii kugu adkeesay waa ku adkeesay aarsada saaxiibayaal ❤

  • @caliyamohamed4318
    @caliyamohamed4318 ปีที่แล้ว +46

    Halka Dhip ee ihayztaa Ah Videoga Dawazhadiiza iyo Comment Akhrizka wn Izku Wadaa😂😂

  • @butucoiyomustafe
    @butucoiyomustafe ปีที่แล้ว +122

    Wallaahi wan lakeeney markii ceyda kusoo adey shamso heesta remember laqadey😂😂😂😂😂😂 waraa remember like pro isaar 😊

    • @kabtansiisi4946
      @kabtansiisi4946 ปีที่แล้ว +2

      Absolutely 💯 🤣🤣🤣🤣

  • @cabaaseciiltire1682
    @cabaaseciiltire1682 ปีที่แล้ว +27

    Dumarka dhaadher aaday uqurux Badanyihin Couse
    Stel leeyihin maralba ❤❤

    • @abdinasirmohamed7342
      @abdinasirmohamed7342 ปีที่แล้ว

      Wlhi beenta maha nio inanta ugu horeysa ayaa idhex qaaday❤❤ manshallah

    • @dhalboqortooyo2811
      @dhalboqortooyo2811 ปีที่แล้ว +1

      Aniba wankgu rcsanhy from gaagab😩😅

  • @maankamahrez
    @maankamahrez ปีที่แล้ว +57

    Asadow Ha dhawato Ama Hadherato Gamekan Malin Uun wan ka qeyb gali donaa insha allah farxad iyo nolol warta brother🤝

    • @aizhaadiamond5747
      @aizhaadiamond5747 ปีที่แล้ว +4

      Ana saas Isdhahaa mrwlpo, waa is doranenaa yaah 😅😅

    • @sudesabdifarah534
      @sudesabdifarah534 ปีที่แล้ว

      Hhhhh 😅😅😅😅😬😬

    • @najmiitabeauty2958
      @najmiitabeauty2958 ปีที่แล้ว +1

      Insha allaah wn israaceynaa

    • @nuraomar8582
      @nuraomar8582 10 หลายเดือนก่อน

      Ana isoo mar legendnoow

    • @nuraomar8582
      @nuraomar8582 10 หลายเดือนก่อน

      Please isoo mar aynu insha allah ka soo wada dhuumanee broh

  • @hanihassan3329
    @hanihassan3329 ปีที่แล้ว +81

    Mahrez legend iga dheh waan rabey nagahan in UU Ka araasado😂

  • @shaakircaliibraahim3809
    @shaakircaliibraahim3809 ปีที่แล้ว +15

    1:Gabadha koowad Waxa doran laha styleka labiskeda
    ●waxana Ku nici qurux malahan
    2:gabdha 2ad wa ku dooran socodkeda iyo Labiskeda
    ●laaakin Face lagu qaato malaahn
    3:meel looga tago malaahan
    4:qosolkeeda Inaba caadi mahan
    ●fuded yar ku jiro (sorry walshey wa aragtideyda)
    Lkn Asad hagio qofta 4ad sibuu ugu qnaacsan yahay ya ila Daremay xita diidml ma Ogolaa😹😹

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 ปีที่แล้ว +7

    Arimaheena nun ka xariifsan mesha ma joogo xaata dhowr game aaku arkay what a legend ❤❤👏🏾👏🏾👏🏾

  • @amranaxmed3469
    @amranaxmed3469 ปีที่แล้ว +189

    Hadaad Ujeedo magaca allah Like👍

    • @abdimacalin1392
      @abdimacalin1392 ปีที่แล้ว

      Asadow zxb sidana uga kheybgalaa barnaamijkan. Zxbb

  • @sumayoyusuf2209
    @sumayoyusuf2209 ปีที่แล้ว +115

    Waaba sogashay ee kusali nabiga scw

  • @Miskiin111
    @Miskiin111 ปีที่แล้ว +19

    qof aan iga helin sideen uga helaa wlhy mehrays uu aarsaday🤣kep going pro😄

  • @MohamedSalah-qk2se
    @MohamedSalah-qk2se ปีที่แล้ว +1

    You are doing great job Walaalo thank you

  • @xamdiabdullahi224
    @xamdiabdullahi224 ปีที่แล้ว +61

    Wlhi arimaheyna waa respect man waa iska jeclhay intu arimheyna codeynaaye waa iska dhool cadeeynaaye 🙂keep going asad

  • @fatimacraxman9777
    @fatimacraxman9777 ปีที่แล้ว +87

    Mehris is the legend and funny vedioga wuu qurxiyay 😂😂😂😂😂

    • @abdihamiidmohamed119
      @abdihamiidmohamed119 ปีที่แล้ว +1

      Wku raxesty xbda rer waqoyiga ah lpx iga dheh

    • @munirakosar412
      @munirakosar412 ปีที่แล้ว +1

      ​@@abdihamiidmohamed119 ma iyda u pahan paa ko horeeysa isga lagu pashlee vidoga hore

    • @abdihamiidmohamed119
      @abdihamiidmohamed119 ปีที่แล้ว +3

      @@munirakosar412 wlhi wan wta lpxyga Wye
      Mlintda dulqd aya laga bahanhay
      Somali hori wxy u tiri
      Afef hore lahw ama adkysi dambe lahw

  • @khadarowkhadarowcade8858
    @khadarowkhadarowcade8858 ปีที่แล้ว +9

    Mahrez legend 🙌 👏 wanku wata niman arsanin urki hoyadis ayu kujira

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 ปีที่แล้ว +25

    Yesss wiilashu inu aarsadan waa rabay wllhi🤣🤣🤣🤣🤣Ano gabara maanta raga la jirsaday😂😂😂

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 ปีที่แล้ว +118

    😂😂😂😂 Mahreez wlhi wan rabay inuu ka arsado naagahan legend dheh

    • @ifrahfaisal8197
      @ifrahfaisal8197 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi waa legend hhhh

    • @nimcomohamed530
      @nimcomohamed530 ปีที่แล้ว +1

      Tan u doortay inu doorta may ahyne 😒😒

    • @THV920
      @THV920 ปีที่แล้ว +3

      @@nimcomohamed530 taas hore aye u doratay

    • @khadijaisman2459
      @khadijaisman2459 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁😂

    • @NadarCali-rm3oe
      @NadarCali-rm3oe 10 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi ani xita qan raby

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 ปีที่แล้ว +81

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️❤️🥰💕💕💕💕

  • @hamseabdirahmanfarah1620
    @hamseabdirahmanfarah1620 ปีที่แล้ว +2

    Hadan aniguna ka hadalo dookhayga waxan dooran laha Filsan waayo wa gabadh a ugu qurxon Isla markna ugu khajila badan ❤

  • @ibrahimhassan-gj7rx
    @ibrahimhassan-gj7rx ปีที่แล้ว +26

    Arimaheena what a legend game ki hore gabar na no uma taaban kan ne sidkle sbbto ah wxu diida inu gabdhaha u kla eexdo laga yaabe ine ku jirtay mid u ka helin❤🙏 #A_M

    • @ismaciildheere3887
      @ismaciildheere3887 ปีที่แล้ว +5

      Yeah exactly gabdhaha qalbigoda ayuu ilaalinaayay

    • @munamuhumed7314
      @munamuhumed7314 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi masha allh nin raga

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +59

    Programka ramadaanta soo socda inta sugii laa like saara🙈👍🏼👍🏼👈🏻

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 ปีที่แล้ว +100

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @nagaadhusein5099
    @nagaadhusein5099 ปีที่แล้ว +6

    Allah uagbar ❤❤

  • @samiirbinu21
    @samiirbinu21 ปีที่แล้ว +11

    Arimaheena TH-camrka keli ah aan 📸 camerdiisa ka helo madax iisaaran tahay wllkey❤️❤️💯

  • @Zuuzi_luv_mochi
    @Zuuzi_luv_mochi ปีที่แล้ว +81

    Family ayaa iga xanuusan iigu soo duceeya please 😢

    • @naanimoha3432
      @naanimoha3432 ปีที่แล้ว +2

      Ilahy ha caafiyo familyga🤲

    • @Zuuzi_luv_mochi
      @Zuuzi_luv_mochi ปีที่แล้ว +1

      @@naanimoha3432 aamiin aamiin

    • @ilhanaliapdulahi
      @ilhanaliapdulahi ปีที่แล้ว +1

      ​@@Zuuzi_luv_mochi alle cafimad tama ha siiyo qli familyga

    • @ckhaliqmohamed2814
      @ckhaliqmohamed2814 ปีที่แล้ว +1

      @@Zuuzi_luv_mochi alle cfimd Tam hku siyo wll

    • @Zuuzi_luv_mochi
      @Zuuzi_luv_mochi ปีที่แล้ว +1

      @@ilhanaliapdulahi aamiin aamiin

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 ปีที่แล้ว +175

    Part 2 kaa sugayna Asad hagio Amiiro iyo Najmiita iyo Ayaaniita Kow kow kuso dar iamk iyo Ceyda arimaheena Faadil kuso dar plz inta Part 2 kasoo dhig waa codsi🙏🏿💯 isoo raaca intan magacabey inta rabta in Part 2 Laga soo sameeyo🙌👍

  • @asadtoxow401
    @asadtoxow401 ปีที่แล้ว +8

    Full respect arimaheena ilhy haku xafido

  • @axmedzaki6881
    @axmedzaki6881 ปีที่แล้ว +5

    mahres waa legend walhy qof ku yidhi sinaan meyno adna diid sarentiisa

  • @Ina__updyrizak
    @Ina__updyrizak ปีที่แล้ว +92

    Hadad Ramadaan ila sugayso like saar 👍🏼

    • @zakariyaaabdiahmedbzb7592
      @zakariyaaabdiahmedbzb7592 ปีที่แล้ว

      دخول رمضان اللَّهُمَّ أهِلَّه علينا بالأمنِ والإيمانِ: اللهمَّ أهَلْه علينا بالخير والرحمة، وبارك لنا في ...
      دعاء رؤية هَلْال شهر رمضان: اللهم أهَلْه علينا بالأمن والإيمان والسلامة والإسلام، ربنا اجعل هذا الشهر

  • @hothankeyf6844
    @hothankeyf6844 ปีที่แล้ว +66

    Mahrez inu arsado wan sugyey the legend😂🙌

  • @rukiafarah9036
    @rukiafarah9036 ปีที่แล้ว

    Arimahena wa ixtiram ki oo binaadam ah 🎉 great gentleman 🙏

  • @Kulanjoogtv
    @Kulanjoogtv ปีที่แล้ว +22

    Farax is not easy ❤

  • @hafsomohamed4951
    @hafsomohamed4951 ปีที่แล้ว +52

    Waaku faraxsanyahay in wiilasha soo aarsadaan💪🤣🤣🥰

    • @clqanicabdul7454
      @clqanicabdul7454 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh😄

    • @keysinhopoi
      @keysinhopoi ปีที่แล้ว

      sɪᴅᴏᴏ ᴋʟᴇ ᴄᴏᴍᴇ ʙᴀᴄᴋ ᴀʏᴇʏ sᴀᴍᴇʏᴇɴ ᴡɪɪʟᴀsʜᴀ..😄😜😄

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 ปีที่แล้ว +17

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw

  • @halimaabdullahi9651
    @halimaabdullahi9651 ปีที่แล้ว +3

    Yasogaye Ciyartan Aniga Haaa wana Ogaa iniy irsanayaan wan wataa wilasha ❤❤

  • @somali.nabadah
    @somali.nabadah ปีที่แล้ว +1

    Arimehena wlhi wa boqortoyo will qalbi fican wayee Allah kubarakeyo walalkey ❤

  • @liibaanismaaciil4375
    @liibaanismaaciil4375 ปีที่แล้ว +56

    Macalimo legend wad ka arsatay shamso iyo filsan😂😂👋

  • @afnaanahmed7195
    @afnaanahmed7195 ปีที่แล้ว +63

    Mahriz waa waTa uu ku raxayzTy wlhie 😭😭😂💗

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 ปีที่แล้ว

    Ceeyda farxan Masha Allah walalkey

  • @deeqamuuse7143
    @deeqamuuse7143 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah my dear brother Asad hajio xayaakallah ❤❤❤❤❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +123

    Ramadaan baa soo dhow ilahay nabad ha nagu gaarsiyo Insha.Allah dhamaantenba ☝🥺

    • @ashaibrahim2683
      @ashaibrahim2683 ปีที่แล้ว

      Ameen🥰🥰

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 ปีที่แล้ว +1

      Allooow duceeena Nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaaameeen Yaaarab

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      @@aweysmaxamedamiin6462 امين يارب العالمين

    • @istarliinofficial3296
      @istarliinofficial3296 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      @@istarliinofficial3296 امين يارب العالمين

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 ปีที่แล้ว +32

    Nimaan aarsan uurkii hooyadii buuku jiraa maharas guuul iyo gobbanimo 😍😍😍😍

    • @abdirahiimmokhtar2839
      @abdirahiimmokhtar2839 ปีที่แล้ว +2

      Lkn sxb gabadhaha gabadha ushidan waa tan uhoreyso sax mise dookhaaga

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 ปีที่แล้ว +41

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waan ku raacsanayhay faxaryaasha inay khadijoyinka ka aarsadaan party3😀😀

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 10 หลายเดือนก่อน

    Arimaheena tnx gabdha qalbiyadooda waad dhorday😊

  • @GaNeY.
    @GaNeY. ปีที่แล้ว +182

    Ravenge is sweet 😂❤

  • @FaysalAbdiqadir11
    @FaysalAbdiqadir11 ปีที่แล้ว +12

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Mohammed SCW

  • @quruxlayda5426
    @quruxlayda5426 ปีที่แล้ว +3

    Yes Ninaa arsan uurka hoyadii ku jiraaa cawa wilasha wataa♥️♥️ king ceyda keep going

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 ปีที่แล้ว

    TH-cam somalia aan jclahy aan dawato arimaheena iyo asad salan sare hawada nii so mariye❤❤❤❤ taageero numbar one nii ahy❤❤❤✊✊

  • @abdirahiim7972
    @abdirahiim7972 ปีที่แล้ว +70

    Gamekii iyo waqtigii kuhaboona inta igu raacsan like👍

  • @shueb123
    @shueb123 ปีที่แล้ว +51

    Isra has a killer smile MashaAllh

  • @hodanxassan9948
    @hodanxassan9948 4 หลายเดือนก่อน

    Masha.alllh. like. Saar😊

  • @zakshire7817
    @zakshire7817 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah gabadhaha wada qurxoon dhamantoda runti way wada qurxon yihiin balse hadii ay noqoto dooq runti qof walbo dooq ayuu leyahay ani ahan
    1 Isra qurux Iyo style m.a 9/10
    2 Filsan happy😊😁😘furfurnasho iyo qurux 8/10
    3 Ros 6/10
    4 Shamso 5/10
    Just my choice 🫵

  • @ayniabdullahi
    @ayniabdullahi ปีที่แล้ว +45

    Salalaahu calyhu waslm ❤️❤️❤️l am muslim AlxamdulilaaH everything

  • @moalimaden8787
    @moalimaden8787 ปีที่แล้ว +54

    Kusali nabiga scw love ❤

  • @apdicasisosman4255
    @apdicasisosman4255 ปีที่แล้ว +5

    Ninka sadexad rageedi weeye 🙏🏾

  • @djamakiin6063
    @djamakiin6063 ปีที่แล้ว

    Masha allah my brother Asad hagio keep going my bro

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 ปีที่แล้ว +42

    Miiska inuuu koro wuuku saxan yahay dhaaf haku xarakeeyeee mahriz keep going qosolkaa iga dhamaday😁😁😁😁😁

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +323

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @yuuyohkevin2144
    @yuuyohkevin2144 ปีที่แล้ว +43

    MAHREZ man off the match 👏

  • @kinghamzayare1895
    @kinghamzayare1895 ปีที่แล้ว +6

    King ceyda legend waaye Haday ku diido diid Remember before this game

  • @maryamaosman9065
    @maryamaosman9065 ปีที่แล้ว +1

    The legend wa filaayey inu arsanaYo

  • @shekhkhashiciofficialchann9798
    @shekhkhashiciofficialchann9798 ปีที่แล้ว +32

    قال الله تعالى قل للمؤمنين يغضوا من أبصارهم ويحفظوا فروجهم

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +107

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @walaalkawsar355
    @walaalkawsar355 ปีที่แล้ว +2

    Wow amazing!!
    Wlhi arrimahena
    Sida u dooqisa uga
    Jawapey beelo waye😊

  • @user-dheelaaye
    @user-dheelaaye 10 หลายเดือนก่อน

    yeeee yeee Arimaheen Shoodhe Asad Hajio

  • @Abdaapoi123
    @Abdaapoi123 ปีที่แล้ว +107

    اللهم بلغنا رمضان ❤❤❤❤

  • @upeidmohamed1508
    @upeidmohamed1508 ปีที่แล้ว +26

    King mahrez marwalpo waan wadanaa team mahrez isoo raaca😍😍😄

  • @abdinasirmohamed7342
    @abdinasirmohamed7342 ปีที่แล้ว

    Waar inanta ugu horeysa waa qalanjadii oo soconaysa wlhi ❤❤❤ manshallah

  • @Its-Sidba
    @Its-Sidba ปีที่แล้ว +2

    Nin iso soo diyaariye ee ku adkeeyen shalay hadana ayaga miyaa rabo in uu doorto ninkii maanta.
    WAA SHEEKO KLEEE
    MAHREZ 😤🫡

  • @khadarmustafe6852
    @khadarmustafe6852 ปีที่แล้ว +48

    Rabadaan Mubarak dadkaygi is cafino walaalayaal 🙋‍♀️🙋‍♀️😭

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 ปีที่แล้ว +15

    Markaan murugeysanahay Asad janalkiisa imaada allah lugahaga kusocoto natuso💕💕💕💕💕💕

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 ปีที่แล้ว

    Arimaheyna wn wataa legend of legend

  • @user-cg8tg9pm7h
    @user-cg8tg9pm7h 9 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha waan wadayaa dhamaan walalahayga❤❤❤❤❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +88

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 ปีที่แล้ว +31

    Rabi hanagu gaar siiyo Ramadaanka cimri dheer iyo cibaado suuban aamiin hahilmaamin in aad dhahdo aamiin 💥💥❤❤❤❤❤

  • @marryme4690
    @marryme4690 ปีที่แล้ว +84

    Mahrez Waa iga Badisay Waxaaga Aarsi Caadiyo Ahaye😂but Waaku sugtay Ayan Hore Emotional Damage Ilaa Tiktok la Warejinaye😂😂
    Wllhi Daacad U qoslay Cawa🙈😂

  • @mohaabdi4450
    @mohaabdi4450 ปีที่แล้ว +2

    Inanta lahjada waqooyi leh baan kuhaystaa ❤ jah codkeedaaba super ah

  • @arafathussein7955
    @arafathussein7955 ปีที่แล้ว

    Waaa idhin wata macalimoo iyo mahrez

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys ปีที่แล้ว +94

    Barnaamijkan inta kaheshay like saar 💙🖇💚📎