TEAM KOKO IYO AMIIRO VS TEAM ASAD IYO CEYDA XANAAQ AY CIYAARTA UGA BAXEEN🤣🤣…?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 590

  • @bureqamaxamed8003
    @bureqamaxamed8003 ปีที่แล้ว +68

    Dumarland is muuujiya mesha si dulmiya nalo xasuuuqaye😢😢😢 strong came back ayanu u baaahanhy😭😭😭✌✌✌

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +166

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.10 ปีที่แล้ว +108

    اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين❤🇯🇴🇯🇴😭😭🤲

  • @boqorada886
    @boqorada886 ปีที่แล้ว +191

    Asad iyo ceyda waa qaldan tihiin anoo ciyaarta ciyaareynin ciil igu disheen beh amiira iyo koko intee joogaan hay teda kle xisabta qaban weysiin aa ma isku toos toosno dhaheesiin miyaa wixii lila sheego dhaha hadaadan dhihi karina lastiiga gacanta gashta noh hay wllhi team amiira iyo koko hadaa nahay waa naga gar daran tihin gabdhaha markasto la ciyaareysaan saas u qiyaantaan miskiimiin waaye ayagana ceyda asxaabtaada hadaa nahay naga soo gar bax gamekaan asoo saxan soo samee saan waa qalada next ku celis waaye gamekaan si xaq ahna haloo dheelo waxey idin sheegaan xitaa hadey sax ahen see u dhaheen u dhaha lambarka u danbeeyo midka la idin sheegay mid ka yar ka dhiga game adoo soo sixin game kale ma rabno inta igu racsan like ii saara👍
    Waa nafisay alxm😂🤣😂🤣

    • @iqlazinhotube8635
      @iqlazinhotube8635 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @samiiromohamed6682
      @samiiromohamed6682 ปีที่แล้ว +4

      Waa ku rac sanhy 😂wllahi dhuunta igala goan ciil dartiis

    • @casisajamalcasisajamal1625
      @casisajamalcasisajamal1625 ปีที่แล้ว +6

      WlHi waaa run yaaa meeshas ku fadhiisiyaa ihaysa ciiL😢

    • @Nahwa6010
      @Nahwa6010 ปีที่แล้ว +3

      Maskiimintaas wala Qayamay wllhi asey wee qaraareen dhahayaan kwrn

    • @samiira2588
      @samiira2588 ปีที่แล้ว +4

      War ani xitaa meel ku nafiso rabaa ciil I haayo wllhi Koko Amiira wala qayamay
      Qoral dheer ma qori kari cod maxaa loogu yeeli wye meshan waa ku nafisi lahaa
      Hda dumarland nahay Ceyda Asad hanga soo garbaxaan saan macquul ma aha in game walbo nala qayaano😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @somalia641
    @somalia641 ปีที่แล้ว +50

    Allow uhiil walalheena falastiin amiin yarabi🤲🇵🇸🇵🇸

  • @cabdiraxmaandauud1320
    @cabdiraxmaandauud1320 ปีที่แล้ว +38

    Nabiga kusaliya❤ salalaahu calayhi wasallam ❤

  • @Mahamedaligees0
    @Mahamedaligees0 ปีที่แล้ว +17

    Kusaliya Nabi mahamed salaalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett ปีที่แล้ว +39

    allah is one☝️prophett mohamed sca😊❤

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.10 ปีที่แล้ว +42

    KU SALI NABIGA The best person ever The most Knowledge able and The most shine all created prophet Muhammed ❤❤🇯🇴🇯🇴🤲🤲

  • @UgbaadCali-f5w
    @UgbaadCali-f5w ปีที่แล้ว +54

    Bisinkow kuwan Samir badana Amira &koko Dulqaadka idin Biyo dhigay 😂

  • @monadeek4233
    @monadeek4233 ปีที่แล้ว +47

    Anaga lacagta waa jecelnahy lkn xisaabta ma maqaano 😭😭noo daaya hablaha 😂😂

  • @xidigadunipacejacylka
    @xidigadunipacejacylka ปีที่แล้ว +45

    آللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 ปีที่แล้ว +71

    Cayda game ksn gabdhi oo ka ooysiiye meshan ku ekeey😢😢😢😂😂

  • @ADANI99
    @ADANI99 ปีที่แล้ว +7

    Ceyda io asad plz wuxu gabdho u naxarista😢😢❤🎉

  • @mushaax6369
    @mushaax6369 ปีที่แล้ว +17

    Koko marke xanaqaan a jeclahay😂

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 ปีที่แล้ว +62

    Horta Asad iyo ceyda isku team Malaga dhigo hadii kale wey qayaamayan ina isku dirtaan FCn 😂
    Ciilaa haayo alla Asad iyo ceyda qayaano badanaa bisinka😂😂😢❤❤

    • @MalyaDhore-lo6uu
      @MalyaDhore-lo6uu ปีที่แล้ว +2

      Qayano wuu dhafay waxooda acudkow 😂😂😂😂 wllhi waan ka yabay boo

    • @HamzeAhmed-g4f
      @HamzeAhmed-g4f 5 วันที่ผ่านมา +1

      Waxba lama kiyaamin wllhi

  • @sunnieruby7744
    @sunnieruby7744 ปีที่แล้ว +14

    Koko she is cute wllhi❤

  • @amitaaf
    @amitaaf ปีที่แล้ว +18

    Waraa qayaanada naga dhaafo yqy😢asad iyo ceyda gabdhaha waad qiyaanteen😭😩

  • @salmaabdullahiosmaan2575
    @salmaabdullahiosmaan2575 ปีที่แล้ว +9

    Amiiro qurux love you❤

  • @muniirakhalif12
    @muniirakhalif12 ปีที่แล้ว +25

    Kokooo dhiigi o qof ah wye viva dumarland 😂❤

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 ปีที่แล้ว +18

    Allah is one☝❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar ปีที่แล้ว +28

    Aniga wuxuu Ciil iga hayaa Asad iyo ceyda wlhi gabdhaheni waa la xasuuqay caawa 😅😅😅😅

    • @2daysago_
      @2daysago_ ปีที่แล้ว +1

      Wax habartaan.....xisaabta ayey ku liitaan. Bilyan...milyan...boqolaal kun ayeyba kala saari la'yihiin see la yeelaa

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 11 หลายเดือนก่อน

      Xadka bax wye xisabtaas😂gabdhaha xisaabta kuma ficna😂

  • @Miimimaryama
    @Miimimaryama ปีที่แล้ว +15

    يالله اللهم أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين 🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @najimamohamed9095
    @najimamohamed9095 ปีที่แล้ว +3

    Cayda iyo asad habalaha way khiyaameeyen cumer usoo kaxysta

  • @mohazedekingpoi
    @mohazedekingpoi ปีที่แล้ว +3

    First commen plz ceyda wish u the best

  • @hamdinor8094
    @hamdinor8094 ปีที่แล้ว +7

    Koko io amiira cwda waa niila qiyaanay🥺🥺🥶

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 ปีที่แล้ว +12

    Kooko sas ka rawa iska dhici raga amiro maskin waa ida😂😂 lkn adi meel iska sartaa marwalbo

  • @samiira2588
    @samiira2588 ปีที่แล้ว +15

    KOKO Amiira wllhi bllhi tllhi waa niila qayamay 2jeer muqalka dawaday Asad marka wax adag shegtanba ma jirto iska soo jaraayey idinka waxa adag ina laydin dhaho iska yeeleysn ma jirto ma dhahdiinoo
    Asad Qayaano😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @HaafidAwal
      @HaafidAwal หลายเดือนก่อน +1

      Muusow isoo adkeeeeya😂😅

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t ปีที่แล้ว +14

    Koko dhig aledahay wallhi iska celiya nimanka weba idin qaldoyan teem gabdho is not easy

    • @IbtisaamIbti
      @IbtisaamIbti 2 หลายเดือนก่อน +1

      Koko sas Ku jeclahay❤

  • @UbahFarhan-ez6pn
    @UbahFarhan-ez6pn ปีที่แล้ว +2

    Asd iyo ceda waa qaayimii waaqiyaanteen gabdhah

  • @IlhanAli-p5i
    @IlhanAli-p5i ปีที่แล้ว +5

    Amira is so beautiful ❤❤🎉🎉

  • @MssFizuuAliYusuf
    @MssFizuuAliYusuf ปีที่แล้ว +6

    King ceyda qosolka aduunka waaye wn ku wtaa horey usoco

  • @aamino8118
    @aamino8118 ปีที่แล้ว +4

    allaa asad iyo cayda gabdhaha waa qayaanosin kadaaya maskimin waaye aniga haduu asad kujiro wan jeclahay guulesta team 27🙏❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 ปีที่แล้ว +2

    Next tem caymir❤❤❤

  • @Maryamqurux-b6z
    @Maryamqurux-b6z ปีที่แล้ว +1

    Cayda iyo asd gabdhaha qeyaanadaiskadaaya waa gabdheheeygi quruxdabadan

  • @XaawoMaxamuudcali-zm6sb
    @XaawoMaxamuudcali-zm6sb ปีที่แล้ว +9

    نبكي مرتين؛ مرة عليكُم ومرة من قِلة حيلتنا😭 الله انصرهم😢🤲

  • @Mowlido
    @Mowlido ปีที่แล้ว +12

    Wlhi saan cawa vedio ugu qoslay waligey vedio uguma qoslin, Horta kalay gabdhahan xisabta xagey ka jirtaa😢
    Koko waxa kudhahdan xisab aad aqrinoso vedioga pause saraa meel ku qoro bal iney fahanto dhibka meshuu ka jiro. 😂😂😂 Bal kalay milyan ka bilawa cents na kuso xira maladhahahy 😢😂

  • @YouareThesame-i8w
    @YouareThesame-i8w 22 วันที่ผ่านมา

    2024 koko waan uxisi ceydoow soo celi😢

  • @aaminabookh9816
    @aaminabookh9816 ปีที่แล้ว +2

    Ceyda keep going zhp 500k. insha'Allah 🎉🎉❤❤. Kokooo 😂😂😂😂

  • @CabdiRixiin-ym9sx
    @CabdiRixiin-ym9sx ปีที่แล้ว +6

    Wallahi inaanan been shee geenin ciil ihaayay Lee War gabdhaha ayaa qayaaneesin ilaahadda ciil ihaayo ani marhoraaba niigu noodi lagaa bartiinaa nigu aasi lahaa😊😊😊😊

  • @WardaUbax123
    @WardaUbax123 ปีที่แล้ว +3

    Kooko ceyda guulaysta❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanxusen4551
    @ayaanxusen4551 ปีที่แล้ว +13

    Team 27 la'aan waa abaar wlhi❤anoon daawan habeenkii ma seexan karo❤🥰xitaa mar mar anoo xanaaqsan ayaan daawashadooda ku farxa ❤❤adi ceyda hore usoco ayaan ku leeyhy ❤❤❤ 500k coming soon maalmo gudahood ❤️‍🔥💞🙌

    • @AyaanMahamed-de2pi
      @AyaanMahamed-de2pi ปีที่แล้ว

      Ani kuwaan waa kucaajisaa maba Kala aqaan xitaa lkn umu ahzab iyo hassan soya iku socdaan ani❤😂

    • @Worldwide-supporters
      @Worldwide-supporters ปีที่แล้ว

      Waa kdex arkee😊

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 ปีที่แล้ว +1

      ​@@AyaanMahamed-de2pi Hassan iyo umuu been moyee wxkale masodigaan cajiis wxoda team 27 wxadama lawaa Netflix dartood usafee

    • @AyaanMahamed-de2pi
      @AyaanMahamed-de2pi ปีที่แล้ว

      @Fartun20225 kuwaas lee imaraayaan ani wlh caawa dhan iska daawan karaa youtuber Kala madaawado chemistry kooda waxa dhan qurux

    • @AyaanMahamed-de2pi
      @AyaanMahamed-de2pi ปีที่แล้ว

      @@Fartun20225 Netflix Maa la dhaafi karaa hee🤣drama la aan macquul ma ahan

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan8570 ปีที่แล้ว +3

    Asad iyo ceyda qaraarka iska dhafa😂😂😂😂😂

  • @emmamohamed6581
    @emmamohamed6581 ปีที่แล้ว +4

    Koko io amira 😂 hda kadib Note kuso qorta Tirada wllyalow 😂😂😂

  • @hilwamedia9636
    @hilwamedia9636 ปีที่แล้ว +1

    Asad iyo cayda waa gadoosiiin gabdhaha waa maskiin oo dacad ah

  • @AbdirahmanAbdirahmanindHo
    @AbdirahmanAbdirahmanindHo ปีที่แล้ว +2

    Koko xaraabo waaye❤❤❤❤

  • @AxmedNiini
    @AxmedNiini ปีที่แล้ว +7

    Asad iyo ceyda waay sareen amiir iyo koko sorry 😂

  • @xusnixusni6
    @xusnixusni6 ปีที่แล้ว +9

    Ku Sali nabiga scw

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u ปีที่แล้ว +15

    Koko is cuncunka iyo qararka waka simanahay waxa jeclhay in li ii aqbalo waxa dhaho 😂😂😂😂

  • @fatimaabdullah7996
    @fatimaabdullah7996 ปีที่แล้ว +5

    Caydoow barnaamijkaan joogiya xanuun waaye so gabdhahana Ka daaya barnaamijyo kale oo fudud hadana funny ah noo bilaaw Insha Allah

  • @maxamedidiris-oe6bs
    @maxamedidiris-oe6bs ปีที่แล้ว +1

    Asad & ceydo is not Easy

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax ปีที่แล้ว +4

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll❤❤❤❤😂

  • @ina_adam
    @ina_adam ปีที่แล้ว +6

    Asad io cayda anaaba ciil igu dishen gabdhaha waa qayamosiin😂

  • @Farxiyo623
    @Farxiyo623 ปีที่แล้ว +7

    Koko io Amira asad io ceyda oo team ah hala ciyaaranina marwalbo game walba wey isla jiraan😂😢😢😢 hala kala giiyo labaduuda haleska hor jiidiyo team kala duwan halagadhigo😂😂😂😂😂😂 caadi ayeey idin ba a sadiin😅😅😅😅

  • @cabdinaasirsaleebaan5380
    @cabdinaasirsaleebaan5380 ปีที่แล้ว +4

    The next game asad iyo ceyda vs iamk iyo faadiL

  • @AplapoiPoi
    @AplapoiPoi ปีที่แล้ว +4

    Team qab qab

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 6 หลายเดือนก่อน +1

    Legend brother ❤👍

  • @AniisaMohamud-zs1ti
    @AniisaMohamud-zs1ti ปีที่แล้ว +1

    Waa xanaqen kulahaa war xushooda oo gabdhaha sida ka daaya oo khayaanada dhaafa

  • @nimcaisak9595
    @nimcaisak9595 ปีที่แล้ว

    Asad iyo ceyda qayanada gabdhah kadaya wlhi cil igudishen uf

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 ปีที่แล้ว +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @sacdiyocadaawe4261
    @sacdiyocadaawe4261 ปีที่แล้ว

    Asad iyo ceyda waaa qaaimiin waxaas ciyaar maahan xisaabta laha qoro

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef ปีที่แล้ว +1

    Ceyda❤❤

  • @SamiraHirsi-s5i
    @SamiraHirsi-s5i ปีที่แล้ว +7

    Love you koko😂

  • @hayaat2768
    @hayaat2768 ปีที่แล้ว +3

    Koko hadee danbo xanunsato yaaweelak. wxan dil caadiya wye gabdhaha kadaaya😢

  • @MUNOMOHUMEDHASSAN
    @MUNOMOHUMEDHASSAN ปีที่แล้ว

    Koko wey xanaaqday walaahi koko.xanaaqaaqa qurux walaahi😢😢

  • @Shankaroon-ol4yn
    @Shankaroon-ol4yn ปีที่แล้ว +1

    Asad iyo ceyda qayaanada daaya

  • @nurdinaxmed
    @nurdinaxmed ปีที่แล้ว +4

    kusali nabigena scw

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc ปีที่แล้ว +4

    War hablaha u naxariista waxay sidani😢😢😢

  • @hiboabdoulkader4396
    @hiboabdoulkader4396 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤ koko iyo amiro iyo ceyda iyo asad 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 ปีที่แล้ว +4

    Amira iyo koko hala ciyaarina kuwan khiyamada asad ayaa wada😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 ปีที่แล้ว +4

    Sorry Amiira Qurux iyo Koko 😢

  • @AaminosahroQueenofthesomali
    @AaminosahroQueenofthesomali ปีที่แล้ว +6

    Dumarlan hadaa nahy xisabta dad kasayo hanool keeno😂😂😂 saaj si mahan nama matalaan amira iyo koko xiligan camal😂😂😂

  • @ubaxibraahimhasan4717
    @ubaxibraahimhasan4717 ปีที่แล้ว +5

    War cayda io asad qayaano socoto waaye hada kadib isku team haka dhigina 😂😂😂

  • @RasmiAhmed-si6xs
    @RasmiAhmed-si6xs ปีที่แล้ว

    Faraxyaal waa utashateen. Koko and amiiro🥺😅🤣🥰

  • @zakariyezaanuuni7836
    @zakariyezaanuuni7836 ปีที่แล้ว +11

    Team qab qab wllhi wa laga yabay😅😅😅

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 ปีที่แล้ว +5

    Ceyda io asad waxoodo waa qaraar😡

  • @NakiriSaktoni
    @NakiriSaktoni ปีที่แล้ว +2

    Sxp next game pleas 😢

  • @Nimconuura12
    @Nimconuura12 ปีที่แล้ว +24

    Ama caadi u ciyara Ama Dadka dheesha ka daya kuwan miskinsana kursiga madaxa kaga garaci laha wlhi 😂😏

    • @HaafidAwal
      @HaafidAwal หลายเดือนก่อน +1

      Xallimo ha xanaaqin wxan game leewaa😂😂

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 ปีที่แล้ว +11

    Hamigaga rumee si mustaqbal kaaga u qurxanado waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran TH-cam-keyga ❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh ปีที่แล้ว +3

    ceyda gemka jooji Gabi ahaan waa la isku nacaa asxbtada yeesan iska hor keenin dumar waaye Koko iyo Amiira ama lastiiga ka daa ama jooji sxb

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 ปีที่แล้ว +8

    Koko iyo ceyda 😂😂🖤🖤🖤if u know what I mean

    • @Salwa49
      @Salwa49 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 ปีที่แล้ว +3

      No tem qabqab isku aibaxayan❤❤❤

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah ปีที่แล้ว

      ​@@zahruujadeey4083amira imk jeceshahay qabqab cirka lo fiiriyey😂😂😂

    • @Maya_6678
      @Maya_6678 ปีที่แล้ว

      @@zahruujadeey4083 😂😂❌️❌️

  • @anthonymohammoud964
    @anthonymohammoud964 2 หลายเดือนก่อน +1

    6:58 qalad uu ahaa koko wexee dhahde 5 asad wuxuu ka dhige 4

  • @uptikaadirvaizalmohamet7032
    @uptikaadirvaizalmohamet7032 ปีที่แล้ว +1

    Cayda legend noo naxariiiis😂

  • @MusamilZaeth
    @MusamilZaeth 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cayko ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @fatximaxamad6776
    @fatximaxamad6776 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw❤

  • @ibrahimsaid5121
    @ibrahimsaid5121 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha waa ka qaldantihiin billion inuu million ku xigsado muhiim maahan oo hoos baa loosocdoo e,g 10 billion iyo 25 Dollar qofka heesto lacagtiisa wax maa ka qaldan waa maya, waxaa Alle kusiin karaa 50billion iyo 5 Dollar xitaa waxaa sax ah 100 trillion iyo 1 dolllar.

  • @FadxiyaAmiin-x9y
    @FadxiyaAmiin-x9y ปีที่แล้ว

    Horumar wacan King ceyda iyo qab qab😊

  • @MaxamedCatoosh-p3f
    @MaxamedCatoosh-p3f ปีที่แล้ว +1

    Cyda isn't easy

  • @Sadiiqj6cn
    @Sadiiqj6cn 4 หลายเดือนก่อน

    Love somalia from brazil

  • @NastexoCabdule-it9xo
    @NastexoCabdule-it9xo ปีที่แล้ว +1

    Qayano mafiicno isku xishoda Asad iyo ceyda

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 ปีที่แล้ว +5

    Asad waa qiyamadii oo qof ah😂😂

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 ปีที่แล้ว +3

    Ceyda iyo asad qiyanolayal waye 🥺😂amira iyo koko dulqadka idinka dhamaday cawa wa dilan tihin 😂😂

  • @halimomoogehassan8219
    @halimomoogehassan8219 ปีที่แล้ว +1

    Wa dhaqan xuntihin asad iyo ceyda chenalka amiro waku qiyameysan gabdhaha kana wa ku qiyameysan xishoda

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 ปีที่แล้ว +5

    Koko iyo cayda❤❤

  • @amaalmohamedali
    @amaalmohamedali ปีที่แล้ว +1

    Alla asadaa 😢kacantuuba ku dhufsanaa cayda

  • @doorodooro6893
    @doorodooro6893 ปีที่แล้ว

    Cayda abowe falastiina dhibaatada lagu haayo kasoo hadla noh 🇵🇸🇵🇸🥺🥺

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed3944 ปีที่แล้ว

    Asad iyo cayda gabshaha qiyaamada ka daaya iyo xaasidnimada

  • @MumtaasAddey-wy1ex
    @MumtaasAddey-wy1ex ปีที่แล้ว

    Asad iyo ceyda qiyaanada joojiya marka hore xisaabta meel ku soo qorta ka dibna isweydiiya

  • @maryamacali-mt6gh
    @maryamacali-mt6gh ปีที่แล้ว +2

    Asad iyo Cayda kadaya hablaha qiyamada😂😂