BARAFKA MACALINKA AAN GEEYE MAXAA KA RAACAY QOSOLKA DUUNK🤣..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 817

  • @MarianSayid-t7g
    @MarianSayid-t7g ปีที่แล้ว +204

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵🏻😢

    • @ifraxmahad4470
      @ifraxmahad4470 ปีที่แล้ว

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @ruweydocdey5446
      @ruweydocdey5446 ปีที่แล้ว

      Scw❤

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 ปีที่แล้ว

      Scw ee Naa qoralka iska sax

    • @SalmaMaxamed-q6z
      @SalmaMaxamed-q6z ปีที่แล้ว

      Salalaahu calayhe wasalam

    • @miskimohamed5018
      @miskimohamed5018 ปีที่แล้ว

      Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @carafaad25
    @carafaad25 ปีที่แล้ว +151

    u salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +103

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 ปีที่แล้ว +83

    😂😂😂😂😂 alaaaa ceyda dhib bdnidaa maclinka it's not easy 😂😂😂😂 maclinka tacbaann wye kulahaa 😂 gar iyo gardro ku heystaa so funny wllhi 😂😂😂😂keep going ceyda

  • @naziimcady389
    @naziimcady389 ปีที่แล้ว +10

    kusali nabiga scw scw❤

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 ปีที่แล้ว +68

    Ceyda walhi barafkan Wan jeclahy dadka imada dhan imk keen z😂😂😊❤

  • @HamdiAbdinor-hy9nb
    @HamdiAbdinor-hy9nb ปีที่แล้ว +38

    Madaxa ixanuuney saa uqoslayey 😂😂😂 ceyda uma deena ma ahan😂 macalinka isn't easy

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 ปีที่แล้ว +16

    Aboowe macalinka waa qof weyn ciyaartaana Kuma habooneen inaad ka ogolaato any way hada way dhacday wax kama qaban karno xumaan kaama eheen wax qaldan nah inooma so gudbineysid waan aaminsanahay hada ka dib ka fiirso aboowe❤ dar Allan kuu jecelnahay qalad Kaa dhacay nah Kuguma eegi karno

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +1

    Wareegii hore macalinku wa fiicnaa
    Lkn marki denbe xooga wareeray mahine kuligiin asagaa inka fiican
    Macalinku wu dadaalay masha Allaah
    Mar labad wu samayn doonaa

  • @Somalitop
    @Somalitop ปีที่แล้ว +27

    Wallahi wali ma bilaabin muqalka lkn markaan macalinka arkay qosolka waa a sii bilaabay😂😂😂😂😂

    • @Kiiney
      @Kiiney ปีที่แล้ว

      Me too😂😂😂

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 ปีที่แล้ว +11

    Team ceyda marnaba noo hoos waxa ino balan ah 500k❤
    Goat 🐐 king ceydaaaaaa 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤

  • @ayubberbera3717
    @ayubberbera3717 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah cuniga yar wuu Cawiyay beautiful kid thanks

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 ปีที่แล้ว +2

    Maclika qof weyn leewaye mooye dada istaagiy waaye uu dhama manshallah🎉❤ congulation macalimow

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 ปีที่แล้ว +2

    The Malaysian kid. He is a very good kid wallahi.. ma sha Allah

  • @SahraFarax-xm4io
    @SahraFarax-xm4io ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂😂 walahi qosol iguma harin hhhh macalinka duko maaladhahy Mise soco walahi ceydow intii qof. Aad meeshan keenty macalinka ugu qosol badnaa 😂😂😂 horay usoco wllkey

  • @Cumarfaruuqcabdi
    @Cumarfaruuqcabdi ปีที่แล้ว

    Aan kusalino nabiga scw scw scw scw scw 🎉

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed ปีที่แล้ว +22

    Isn't easy wllky king cayda ahee ar macalinkaa hadane wllky dhibka kabatay adi keep going hadaba mclin geesay yaa nodhiban❤❤😂😂

  • @FaaidFaarax
    @FaaidFaarax 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cadnaan iyo samiya bless 🙏😊

  • @xanaaney
    @xanaaney ปีที่แล้ว +1

    Hhhh Alla ceydaaa wlhi aboowe anoo rawin inaa qoslo ayaa iga qoslis3 thank you mahadsanid adna alle haku tuso qof kaa farxiya farxadeeda ayaa ka talisay

  • @Najmo-un8fm
    @Najmo-un8fm 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ceyda basabor maleysia. Ah anaa .kusoo barejenaya ballan waaye hal mar maleysia ikeen sundus amiiro. Qurux ayanita gabdhaha team 27 oo dhan 😮

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +26

    Ceyda Macalinka Ka qaleey 😂😂😂😂

  • @mowliidcarab-bd4pd
    @mowliidcarab-bd4pd ปีที่แล้ว +3

    𝗞𝗨𝗦𝗔𝗟𝗜 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗘𝗡𝗔 scw ❤❤

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ceyda umad matihid xitaa macalinka waaka xishoon weyse wlhi qosolka ika dhaamdey😂😂😂😂😂🥴

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman ปีที่แล้ว +3

    Hooray uu ciyaaray ciyaaraha barafkaa Waan jeclahay ruuntii ❤❤❤❤🥺🥺🥺🥺

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 ปีที่แล้ว

    Maalinkii u horeysey macalinka waa ku guuleystey macalinimidiisa kuma khasaarin

  • @safiyoxuseen3574
    @safiyoxuseen3574 ปีที่แล้ว +11

    😂😂😂macalinkan iigu qosol badnaa ani
    Next cumeer soo qabo please

  • @ashasharifu4516
    @ashasharifu4516 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh comments waxa kuqora Kasi waaye😂😂😂

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 ปีที่แล้ว +6

    Ceyda qosolkaga ayaban kusii qoslayey wad dhipty macalinka kana cabso wa macalin ee😂😂😂😂😂

  • @ZaynabLiki
    @ZaynabLiki ปีที่แล้ว

    Dawashadii u horeyseyba qosolkaa iga dhamaadey

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 ปีที่แล้ว +3

    Sanadkan yaa ku guuleysan doona Horyaalka dalka Ingiiiriska Xili Ciyaaredkan 2023-2024.
    Hada ka dalbo funaanada kooxda aad taageerto Horyaalka Dalka Ingiiriska Shirkada No9 Sports.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته ar caydoow habo maxaad uga inkaarsatey macslimkii.

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    SAAN UQOSLAAYEY FEERAHA. IXANUUNIYEY. MACALINKA. WAA RAFAADISEY😊😊😊😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zhuceyparahman914
    @zhuceyparahman914 ปีที่แล้ว +1

    Taliyoow shiikha cumaamada ha ka ridin no

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 ปีที่แล้ว +16

    Inta canuga yar kuqososhey😂😂😂 fariid sanaa yariiska😂😂😂😊

  • @AnwarinaHire-vv1ju
    @AnwarinaHire-vv1ju ปีที่แล้ว +15

    Ceyda sxp wlhi xasid tahay 😂😂😂 macalinka lkin adiga iyo hazazi wa idindhama anay this is ur. Best game ceyda .......wlhi San uqoslayey ilmeyey manoli kulahaa macalinka 😂😂

  • @boqorfirdhiyecxakim9772
    @boqorfirdhiyecxakim9772 ปีที่แล้ว +2

    macalinka wuu iskudayay wow😊❤ wanwata king cayda ❤❤

  • @haniabuukar5160
    @haniabuukar5160 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi macalinka isku deygiisa woo fiicanhy masha Allah Lkn qoonaga qosliyay funny wayay wlhi😂❤

  • @Masnacabdiraxmaan-mh7ck
    @Masnacabdiraxmaan-mh7ck ปีที่แล้ว

    Alla qosol badana uma deena maatihid ceyda wllhi

  • @NuurYare-yk9mt
    @NuurYare-yk9mt ปีที่แล้ว +1

    Kusali nabiga scw

  • @CshakuurXuseen-r9y
    @CshakuurXuseen-r9y ปีที่แล้ว +6

    Ceydoow sxb next video waxaa kasoo dhigtaa prank aa ku sameeyneysid asad hagio waxaa dhahee boorsayooyinkaaga soo xirxiranee kadib waxa dhahee safaraa ahay maanta reaction kiisa arkeeynaa
    Codsi waaye igu sharaf asxaabtada ka mid ahay waliba saaid kuu daawadaa 🙏

  • @baariboay1153
    @baariboay1153 ปีที่แล้ว +1

    Koko iyo arimaheena next video pro

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 ปีที่แล้ว +2

    Gacmaha allah ha kubarakeeyo hadii channelkayga booqato😢❤

  • @NimcoDaud-x3s
    @NimcoDaud-x3s ปีที่แล้ว

    Wallahi.waxa.iigu qosolbadnaa.marku.inankayai.siijiidaayay

  • @fardowsamaxamud7784
    @fardowsamaxamud7784 ปีที่แล้ว

    War qof macalinka kaqosol badna ma jiro ani waxaaba igu darnaa canuga yar asaa qaraaxo u siiyeeley next macalimo markle so qabo thanks ceyda

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439 ปีที่แล้ว

    qosolka iga dhamaday lakiin waxu aha macalinka qofka ugu ficna well done

  • @amalomar380
    @amalomar380 ปีที่แล้ว

    Haa Haa walee macalin kuli
    Waa ku wataa macalinka

  • @QabuulMaxamed-po3tg
    @QabuulMaxamed-po3tg ปีที่แล้ว

    King ceyda zxp koko barafka keen 😊

  • @mRmohan15
    @mRmohan15 ปีที่แล้ว

    Ceyda wllhi macalinka familkeyga oodhan si wada jir aa ku daa waneynay qosoloonagu dilay

  • @SabriinMohamed-hm9qh
    @SabriinMohamed-hm9qh ปีที่แล้ว +1

    Next arimaheena soo qabo

  • @asmaali9940
    @asmaali9940 ปีที่แล้ว +3

    Macalinka caadi ma ahn 😂😂😂cayda waaka waashay macalinka funny waayo😂

  • @mkblack4354
    @mkblack4354 ปีที่แล้ว

    Ceydow wiilka yar faniwaye wallahi wokuqosloyaa

  • @Nimco-v2n
    @Nimco-v2n ปีที่แล้ว

    Wan kala tage habalyoo eeda abowe habalyoo habalyoo 🎉🎉

  • @bilanmoha8987
    @bilanmoha8987 ปีที่แล้ว +1

    Caydoow soo badi wlhi wan fuury saan u qoslaayey 😂😂😂😂

  • @aadanasensio2352
    @aadanasensio2352 ปีที่แล้ว +2

    Ceyda Macalinka waka habarsatay 😂😂😂😂😂

  • @samiraabdirashiid5819
    @samiraabdirashiid5819 ปีที่แล้ว

    alla hoogay macalinka meesha ka bixiyaaya

  • @King_Hazzaani
    @King_Hazzaani ปีที่แล้ว

    Next part imk soo qabo pls

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz ปีที่แล้ว +5

    So funny 😂😂 wll king ceyda 500k 🎉❤coming soon iinashaallah iamk so qabo wll

  • @abdaladaali7305
    @abdaladaali7305 ปีที่แล้ว +1

    Kusaliya saliga nabiga nabigeena

  • @SumayoAbdirahmaan-d2o
    @SumayoAbdirahmaan-d2o ปีที่แล้ว

    waxad mesha kenty macalinka qosolka iga dhemeyey😅😅koko keen barafka plz😅

  • @mraliahmed949
    @mraliahmed949 ปีที่แล้ว

    Macalinku wa geesi walahi adiga wa ka fiicanyahay

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc ปีที่แล้ว

    Dadkii ad kenty macalinka ugu ficna masha allha

  • @SuhuurSh.muxumed-mz3qo
    @SuhuurSh.muxumed-mz3qo ปีที่แล้ว

    Ceyda koko iyo amiira mar uun koko nookeen baragka pls wllo waan kugu xujaystay waan kusugaynaa wllhi waan xiiseeya labada haplood pls pls plse pro

  • @caaliyabuwe
    @caaliyabuwe ปีที่แล้ว

    Challenge ga aan ugu jeclahay qosolka wuu iga dhameeyay wlhi

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 ปีที่แล้ว +10

    Subxanallah 😂😂😂sorry macalimu 😢😢. Waan ka xumahay

  • @SahroCadey-jw4nb
    @SahroCadey-jw4nb ปีที่แล้ว +2

    Alaaa beerka sedan u qoslay cawa wiligey u ma qoslin ceyda umadena maha😂😂😂😂😂😂😂 macalinka kulahaa sidan u maley naye mahan😂😂😂😂😂😂😂

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 ปีที่แล้ว +4

    Sidee wax ujiraan Macalin Surwaal mawaayey😂😂😂😂😂😂

  • @mohamednuur7
    @mohamednuur7 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 macalinka caawa qosolaa lafuuray wlhi keep going brother

  • @LilxManaas-ef3lo
    @LilxManaas-ef3lo ปีที่แล้ว

    My bro cayda horay usoco 1year 400k waa wax aad uween hambalyo hambalyo bro cayda cadawgaaga unoolow

  • @CIRRO727
    @CIRRO727 ปีที่แล้ว

    Walhy waa naga qosliyey Thinkz Walky Kind Cayda

  • @deqzandarajo1324
    @deqzandarajo1324 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah macalinka asaga ogu wngzn intee sameysaay

  • @AbdishakuurNoraday-fb6vy
    @AbdishakuurNoraday-fb6vy ปีที่แล้ว +5

    Ceydow cawada qosolaa iiku dishay wllhi😂😂

  • @xamsewaxaro3548
    @xamsewaxaro3548 ปีที่แล้ว +1

    Maclinka badhi baa la danbeyza😅😅😅

  • @Suuraley-sg6lt
    @Suuraley-sg6lt ปีที่แล้ว +5

    Macalin xasan qosol badana 😂😂

  • @dayibogalib6425
    @dayibogalib6425 ปีที่แล้ว

    Wlhi qofki ii gu qosolka badna wa macalinka

  • @Hlaazem
    @Hlaazem ปีที่แล้ว +1

    Al ceydoo wad ka washayi 😂😂😂

  • @Osman_somali
    @Osman_somali ปีที่แล้ว

    @king Ceyda Waxa igula qosol badneyd Macalinkaa iyo muqaalkaan

  • @HabibaBuule
    @HabibaBuule ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂cawa qosolki igadhamaa ceyda keep going my Brother 🎉next amk io arimaheena bls🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @InaYussuf-i7q
    @InaYussuf-i7q ปีที่แล้ว +8

    You make my night😂

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc ปีที่แล้ว

    Alla king ceyda dhip badnaa 😂😂😂wlhi sida u quslayey wa furay maclinka meeshan dugsi miyo umaleynayey alla hooyoy😂😂😂

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 ปีที่แล้ว

    Msjlh King ceyda hori usoco

  • @samiramohamud1787
    @samiramohamud1787 ปีที่แล้ว

    waa markki labaad an daa wado qosol markale sheeqa barafka geey😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abassalio1655
    @abassalio1655 ปีที่แล้ว +1

    Macalinki wanawaloyaa😅😅
    Tacbaan axay kulaxaa....qosol iguma😅xarin😅😅😅😅

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 ปีที่แล้ว

    Ceyde Macalin in aad ka dhaaftid ee ahayd lakiin waa sport oo beri haduu wadan baraf aado wuu fiicnaanaayaa

  • @hawajamamuse
    @hawajamamuse ปีที่แล้ว +1

    Waarwarer Sheekha waa dhibtay

  • @mahdabobalemuhumed3940
    @mahdabobalemuhumed3940 ปีที่แล้ว

    Arimaheena inoo keen iyo Koko

  • @AsmaHassan-c3u
    @AsmaHassan-c3u ปีที่แล้ว

    Did someone noticed the background music 😫😫😫Polaroid love enhypen ❤😭😭😫😫

  • @idilabdimalik
    @idilabdimalik ปีที่แล้ว +1

    Asimadihinooikeeya😂😂😂😅😅😅
    Maxuukadeefay😂😂😆😅ihii
    Maxaakasooraacayhee😂😂😅😅😰😰😢😢
    Ku salika nabigena❤❤❤❤🕋🕋🕋🕌🕌🕌

  • @mariaafrah7344
    @mariaafrah7344 ปีที่แล้ว

    Cayda dhipbadanida mxa macalinka uga inkar galapsaty ano dawan ba qosol lafuray marka inta hore arkay. Ure so funny wlhi wlhy vedio ugu qosolka bdna wye maclinka wlhi qosolku iga dhameyey

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 ปีที่แล้ว +1

    Next IAMK soqabo bro😮

  • @Silencefn122
    @Silencefn122 ปีที่แล้ว

    Macalim Hassan qofka Qosol Badan masoo marin Barafkaan ku socashadii

  • @mohamedabukar9561
    @mohamedabukar9561 ปีที่แล้ว

    Macalinka isku daygiisa wuu fican yahay dad badan ayuu ka wanagsan yahay oo aniga ka mid ahay

  • @HaniMohamuudtoxow
    @HaniMohamuudtoxow ปีที่แล้ว +2

    Allah is one❤❤❤❤

  • @qadancabdirashid4905
    @qadancabdirashid4905 ปีที่แล้ว +1

    Ceyda Wlhi qosolkii ba iga dhamady😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 ปีที่แล้ว +1

    Inalilah wlhy qosolku Iga dhameyay 😅😅😅

  • @SalmaSalmaupdysalam
    @SalmaSalmaupdysalam ปีที่แล้ว +1

    MaCaLinka Caadi Mahan 😂cEyda waa Ka waazHaY MaCaLinka.keep GoinG Pro

  • @samiiraahmednuur7167
    @samiiraahmednuur7167 ปีที่แล้ว

    Abeera iyo iamk iyo arimaheena

  • @maryanlibaan1774
    @maryanlibaan1774 ปีที่แล้ว +1

    Alla caawa qosol la dhintay😂

  • @faisomohamed-t6y
    @faisomohamed-t6y ปีที่แล้ว +2

    Ala cawa qosolka iga dhamaday cayda dhib badana macalinka sida kadaa ❤😂🎉😂😂

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 ปีที่แล้ว +5

    macalinku is tooo fun wlhi😅😅🎉

  • @sahrishsahrish
    @sahrishsahrish ปีที่แล้ว

    Ceyda koko soo qaba barsfkA keen please