DoodKulul | XAASKAAGA BALWADDA MALA QEYBSANEE | DOOD WADAAG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @MohamedAhmed-do2fl
    @MohamedAhmed-do2fl ปีที่แล้ว +49

    Qaabka dooda iyo habsamideeda gabdhaha ayaa ku wanaagsan ragga meesha yimid nin funny ah ama xukmad ku duugantahay ma arag so far yarka dhexe aa xoogaa nin akhyaar ah, kan dharka madoow waa ba xoolo ilaahay qararac iyo indhacadays uu haaya, ugu danbeyn Koko Fowziyo Ayaanita you guys are Classic! thumbs up 👍

    • @IkraanCali-ng8fz
      @IkraanCali-ng8fz ปีที่แล้ว +1

      Really

    • @khadradahirali7759
      @khadradahirali7759 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@IkraanCali-ng8fzha wlhi meel dher wx lagama eegayo gabdhuhu si fcn bay u fakirayan

  • @ducomalali9786
    @ducomalali9786 ปีที่แล้ว +242

    Gabarta Koko waa Qof karti Badan oo cod kar ah, Yaa igu raacsan, like ❤

    • @borka7645
      @borka7645 ปีที่แล้ว

      Kugu maracin ani 😡😡

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft ปีที่แล้ว +1

      Haa❤

    • @sihaamahmed5338
      @sihaamahmed5338 ปีที่แล้ว +3

      Yes koko gabar cimli iyo caqli ahaanba way dhisan thy mash allh

    • @HaniAbdinor
      @HaniAbdinor 10 หลายเดือนก่อน +4

      Fowziyana😊

    • @NimcushAbdi
      @NimcushAbdi 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@borka7645😏

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane ปีที่แล้ว +296

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤

    • @ifraxmahad4470
      @ifraxmahad4470 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @cadarmaxamuud1551
      @cadarmaxamuud1551 ปีที่แล้ว +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kingciiltire2024
      @Kingciiltire2024 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @nimconuur8178
      @nimconuur8178 ปีที่แล้ว

      Salalaahu calayhi wasalam 😊😊😊

    • @Sadaamc7
      @Sadaamc7 ปีที่แล้ว +1

      Scw

  • @axmadkaskeey3388
    @axmadkaskeey3388 ปีที่แล้ว +33

    Waaaaaaw asaxabta kusali nabigena suban scw ❤❤❤❤❤

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp ปีที่แล้ว +233

    Gabdhaha wiilal u dhigmo keen
    Sida Armaan, Iamk, Asad, Ceyda, Macalimuu

    • @mohamednouradin7384
      @mohamednouradin7384 ปีที่แล้ว +13

      Haa wlhi😂 wliba kan shaadhka madow wxbaba udhiman

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 ปีที่แล้ว +6

      xaqiiiq

    • @user-tj6kn3dp5c
      @user-tj6kn3dp5c ปีที่แล้ว +2

      Odhah macqula 🙏

    • @rermudugaangeeridakabaqin4747
      @rermudugaangeeridakabaqin4747 ปีที่แล้ว +7

      Ragaan uma dhigmaan miyaa nin raga haduusan caan ahayn nin raga uma qabtid miyaa raga boqolkooda ha galin

    • @salkaboy7662
      @salkaboy7662 ปีที่แล้ว +1

      ​@@rermudugaangeeridakabaqin4747wllhi qof aqlileh ayathy doqonyaas wax usheeg😊

  • @BakarGaady
    @BakarGaady ปีที่แล้ว +309

    Xariifka Funanad Madowga Waa Faaruq Empty Hal Caqli Kuma Jiro Aabihis Xitaa Wa Fashilye🤣🤣 Ani Koko Iyo Fozia Waa Wataa Waa Gabdho Caqli Badan Oo Aqon Diidi Iyo Maadiba Ka Dhisan Allaha Usiyadiyo Ayaanita Xarifkaan Markuu Marqaan Sheego Qosol Meeshaba Shactare Utimid Legemed Waku Zxlamy✋😂😂

    • @Quran20255
      @Quran20255 ปีที่แล้ว +7

      Baac waayay kaas 😂😂

    • @filsanxuseencabdi2958
      @filsanxuseencabdi2958 ปีที่แล้ว +5

      Aaaad io aaad😂

    • @ruweydahadem5179
      @ruweydahadem5179 ปีที่แล้ว +7

      wlhi waa runtaa lab oo dhan wada ragg maaha
      Ninka ragga ah dumarka ayuu qiimeeyaa lama xifaaltamo
      Kani ragg maaha

    • @safaamohamed6953
      @safaamohamed6953 ปีที่แล้ว +6

      Ninkan shaadka madow malintii hore iyo manta dooda ah labadaba wan dawanayey runtii ilama eeka nin aqoon diini iyo maadi midba wax ficn ka yaqano mana ahan nin so marey meelo kala duwan ama aan dad lasoo dhaqmay hadalkina dhan waxa ku jira naag yas ama iska weynee runtii wiilkan waxbdan ayaa ka.qaldan bal ufiirso markuu leyahay halahas dhan ma waxan umarayaa number uun kaso.qaato

    • @safaamohamed6953
      @safaamohamed6953 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Quran20255 nin madan oo wax yas uun ku tahay

  • @jameelahgondrn8033
    @jameelahgondrn8033 ปีที่แล้ว +48

    قال الله تعالى: اتْلُ مَا أُوحِيَ إِلَيْكَ مِنَ الْكِتَابِ وَأَقِمِ الصَّلَاةَ ۖ إِنَّ الصَّلَاةَ تَنْهَىٰ عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ ۗ وَلَذِكْرُ اللَّهِ أَكْبَرُ ۗ وَاللَّهُ يَعْلَمُ مَا تَصْنَعُونَ (45)

  • @Ifraax22
    @Ifraax22 ปีที่แล้ว +74

    arimaheena barnaamijkan aad ayaa uxiiseyaa nosoo badi hanaga joojin mahadsanid wllkey keepgoing 🙏🥰🥰

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +105

    wlhi bilalaahi like akusara waa dharate 🥺😂😂😂

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 ปีที่แล้ว +97

    Wlhi xariifka funanad madowga wax caqlii kuma jiiro hal goojo xita faaruq wye dood neh mayaqaano xitaa Aabihis wa fashilye😂😅 arimaheena naga cun please my prother arimaheena keep going Wnku wadanaa Mar waliba 1M coming soon 💯🙏

    • @mubarakhassan4394
      @mubarakhassan4394 ปีที่แล้ว +3

      Kano kale sir laguma aamini karo 😂😂😂 wa dhiiqa socota😂

    • @mosaaraneali
      @mosaaraneali ปีที่แล้ว +2

      🎉

    • @amiinabdi5094
      @amiinabdi5094 ปีที่แล้ว +1

      @@mubarakhassan4394 kalmd sax ah fashiil niga wye kaas ugaas 😂😅

    • @sacdiayahya5576
      @sacdiayahya5576 ปีที่แล้ว +1

      He has the most followers and king cayda. And ❤💙💪

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +67

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo❤💓

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman2352 ปีที่แล้ว +129

    Abdalla dood mayaqaane naga reeb please 😢😢😢 part 2 keen arimaheena keep going 🙏 ❤🎉

    • @ilhaamcabdi
      @ilhaamcabdi ปีที่แล้ว +4

      Ayaan ka daraan qaaq iska soo dheheee

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaan fahasanan macanaha dood ama wax lo la jeefo dood waa in arin lagu kala duwan yahya laga doodo lkn khasab mahan inaan isku fekera

    • @ilhaamcabdi
      @ilhaamcabdi ปีที่แล้ว +1

      Sax qasab maaha lkn si ixtiraam leh qofka fakirkiisa wax ka sheegeyn hadalka udeyneysid yaseyn la rabaa lkn ayaan qofka fakirkiisa ayeey yasi lagama hadli karo yaab!

    • @cayduruusfx9358
      @cayduruusfx9358 ปีที่แล้ว +3

      Hada wxuba ku darsaday inu dinti alle ku gafo , u dhaho balwdu danbi mahn subxn

    • @user-pn4lk2lu8z
      @user-pn4lk2lu8z ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @abdiyarechannel8577
    @abdiyarechannel8577 ปีที่แล้ว +17

    Qofta okiyalaha qabta dhexda kujirta wa qof wax badan og alla hadhawro

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 ปีที่แล้ว +56

    Ka shaadhka madaw caqliga ba maleh, kulaha xaaskayga waan la isticmalaya qaadka, hadana kulaha maandooriyu waa xalal, Aqoon diined iyo mid maadiyaba midna maleh wlhi , hablaha iyo labada inan ee kale waa dad aqoon ku doodaaya masha allah 🫡,
    @ArimaHeena ninkan kalo kale dib hawso fadhiisin doodahan oo kale 🙏

    • @laylomohamutt6735
      @laylomohamutt6735 ปีที่แล้ว +2

      Ragiina wuu cebeeyey gabdhihiina wuu isku direy wiisha kle❤😢😂

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +2

      ​@@laylomohamutt6735haa wllhi😂

    • @saadaqmaxamed7952
      @saadaqmaxamed7952 ปีที่แล้ว +1

      Kirdheh war kan nacas waye muxu abihi ukena

  • @ahmedabdiwelihussein9109
    @ahmedabdiwelihussein9109 ปีที่แล้ว +8

    Warayada midkan fananada madow waba another level, kan cml rag ma matali karo wlhi naga cuna Arimahena❤😊

  • @apdinaasirahmett9232
    @apdinaasirahmett9232 ปีที่แล้ว +40

    Arimaheena barnaaamijkan aad ayaan uxiiseynaaa nosoo badi King ceyd kusoo dar🙏🥰

  • @berity8173
    @berity8173 ปีที่แล้ว +18

    Gabdha siin lahaay ineè ku ficn yihiin wayo si aqoon ku dheehanthy u hadloyaan . Fowzia iyo koko sifcn u hadleen ❤

  • @munajama3259
    @munajama3259 ปีที่แล้ว +156

    Hablahan wayba iga dulqaad badan yihiin ani kan meel lama soo fadhisteenba oo doodna lama sameeyen 😂 doodi maba fahansana wixiina mafahansana waligay comment ma qorin kan hadal xumadiisa uqorayba 😂 next dooda kan ka reeeb 😂😂

    • @abdifatahabdirashid227
      @abdifatahabdirashid227 ปีที่แล้ว +5

      Aniba waa igu kalifay kani😂😂

    • @ruweydahadem5179
      @ruweydahadem5179 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi waa run
      Kulahaa sariirta oo taas soo Lab oo dhan kama Sina oo ma gudan karaan
      Lab oo dhan wada ragg maaha ninka ragga ah waa kan dumarka ixtiraama kadanbeeya qiimahooda garta xifaaltana aan kujirin sababto ah waxa laga hadlayo waa hooyadii xaaskiisa walaashii habaryarti eedadii ninka ragga ah isaga difaaca ee lama xifaltamo

    • @anascraxmaan6548
      @anascraxmaan6548 ปีที่แล้ว

      Really wlhi 🤔🤔

    • @aaminaistaahil2366
      @aaminaistaahil2366 ปีที่แล้ว +2

      Lkn muqalka ayu meceyna wilkani

    • @aaminaistaahil2366
      @aaminaistaahil2366 ปีที่แล้ว +1

      Lkn muqalka ayu meceyna wilkani

  • @M.Beast77
    @M.Beast77 ปีที่แล้ว +21

    Video 📹 qarash badan ku baxay designer waaye Videoga sida loo edition gareeyey wow 🎉 anther level 👌 👏 wll 1M coomin son 5/5/2023 . Insha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedbashirjama-vo7zx
    @ahmedbashirjama-vo7zx ปีที่แล้ว +5

    Situation-ka aad qofka kula hadleysid buu ku xiran yahey.
    Koko one great point.

  • @user-cl8gr4uh6o
    @user-cl8gr4uh6o 11 หลายเดือนก่อน +3

    Xariifka funaanada madaw hal caqli ah malaha meesha uu isku ceebeeyay
    Xariiq kooko foosiya waa gabdho caqli badan oodiini maadi kadhisan masha allah❤❤❤❤

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 ปีที่แล้ว +30

    Bisinkow yarka abdala layiraahdo shaatiga madow wllhi maskaxiyad wax kakhaldan balwad danbi maaha iyo aaa lacunaa maqof caadiyaa waxaa kuhadla jaahil cml kareeb dooda ninkaas umabogin negative socda waaye wax khayru macquula kudoodaaa please abowe Arimaheena maslinkale nin dooda haku soodarin dhalinta kale masha allh fikrado macquul iswaydaarsadeena waana mahadsanyhiin shukrn alfa mara❤❤❤❤

    • @feyqurux
      @feyqurux ปีที่แล้ว +3

      Jaahil waye wilkas anigaba kama helin nd gabdha xita ma xushmeenayo wamaxay kuma maqlo uukudahyo gabdha xifaltan ma ka dexeyo waba fahmi waye

    • @filsanxuseencabdi2958
      @filsanxuseencabdi2958 ปีที่แล้ว +2

      Jaahilnimo io caQli lan iskugu darsdey

    • @mubaarigcabdisalan1289
      @mubaarigcabdisalan1289 ปีที่แล้ว

      @@filsanxuseencabdi2958 Ninka Miday uun LAHADAL 3 naagad kula hadashen

  • @xawuushpea5830
    @xawuushpea5830 ปีที่แล้ว +28

    Horta 1:ninka waa inuu muujiyaa repect see kabdhahan walalahey shegen mida xita oo ah nin balwad lehna maba la noladeen gabdhaheyna somaliyedna waan kala talin lahaa mida kle arimaheena abowe horta barnamijkaan wuu fcn yahay100% lkn koko iyo fowsiya dad xogaa dooda si fcn ula wada u keen horta wiilka dharka madow si hadan u fiiriyo hadaladiisa kama helin marka hadan hal wax kugu tarsado oo walalnimo ah koko iyo fowziyo dad u dhigma u keen wayo ayaga wax ayey so barteen qof jir ahaan u dhisan mala rabee waxaa la rabaa qof maskax ahaan iyo qalbi ahaan u dhisan kamana soo hor jeedo wilashan waa walalahey lkn si wanag inuu u hadlaa wanagsan qof madamo hor fadhiyo dad waweyn iyo kuwo yar yarba doodii horena wan dawaday asaa lahaa waa in laga fakaraa caruurta hadana asaa leh ayagee utalaa walal waxan ku dhihi lahaa xogaa dib isugu laabo tan kle raga dhaman ka hadal laguma dhihin ee adi iska hadal ayaa lagu dhahay igana raali noqo hadaa xumaan ii aragtey wllkey
    Arimaheena repect you wllkey barnamijkan aad ayaan ugu taxanahay noo soo badi koko iyo fowziyana dadka kasoo badal cayda iyo arman macalimow dadkas la aad yaqay hadii kle waxan mesha fadhiyo madaxow ka kalaaa🙏🤩

  • @beerlulamohmed6428
    @beerlulamohmed6428 ปีที่แล้ว +21

    Ninka ragii waaka xaasikisa xumanta ka reeba u xijaaba diinta kula dadaala😊❤

  • @m.r4219
    @m.r4219 ปีที่แล้ว +11

    Horta goormee ayuu kaftan imdaa kuwaan dood mayaqaanaan walhi gbdhaha ka dood saxan wallhi ani ahaan gabr lambr waxaan uga qadan lahaa marka hore waa in aan si daganaan nxriis leh aan ula hdalo ama inaa salmo mse inaa dhaho abyo mcn makula hadli karaa adoo raali ah kadib gbdha wey calool jilcan yihiin wey kula hdlee
    NB:arinta cbdlla ee ah qofyhy iwaran majoogtay taas anee qiso iga qabsatay leey dhahay noocada ima arko waa edab darantahy iga leexo hadaa igu raac san thy like walal

  • @maanka_7
    @maanka_7 ปีที่แล้ว +8

    Arimaheena halmida jeclaan lahaa, dooda intuu qofka hadlayo yaan laga dhex galin qof walba 30 second ama 1daqiiqo sii markuu dhamesto qofki hadalkisa dood ka qabo ama su'aal ha hadlo markaas, lkn hadii qof walba uu iska hadlo meesha dhan buuq bay noqone wax lakala faaidayana malaha, marka taas usheeg ayagana qof walba ha aamuso qofka hadlaya hala dhagesto marku dhamesto si dagan qofka kale ha u hadlo

  • @munirasaid799
    @munirasaid799 ปีที่แล้ว +22

    Gabdhaa saxaan iyo wiilka funaanad jallaha mentally ahaan waa dad caqli leh mashalah lkn abuu shaati madow jahli kubaqbaqy iyo xifaaltan😂

  • @nasteexomuqtaar843
    @nasteexomuqtaar843 ปีที่แล้ว +14

    waa barnaamij fcn doodaha waan jeclhy wlhi Arimaheena noso badisey ❤

  • @Samiirluckyproduction
    @Samiirluckyproduction ปีที่แล้ว +77

    1M Coming Soon Legent 💯💯💯

    • @osmanhusienabdi6458
      @osmanhusienabdi6458 ปีที่แล้ว +4

      I’m sorry

    • @osmanhusienabdi6458
      @osmanhusienabdi6458 ปีที่แล้ว +1

      🎉

    • @---Hatif__0mr---
      @---Hatif__0mr--- ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah❤💯

    • @Foodquest-b2w
      @Foodquest-b2w ปีที่แล้ว

      Walalayal 1k wax yar igaga diman walalaheyga somaliyed wad i garsin kartan plz walashina ahaye igarsiya😢🇸🇴♥️

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 ปีที่แล้ว

      Arimaheena 1 mlyan baa usoo carfooyso Maashaa allh guul bn kuu rajeynaa ❤

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 ปีที่แล้ว +32

    Kan funaanada madow aqooone maleh caQliNe maleh😂dood jaahileed wdaa lee😅

  • @mufeedlessons297
    @mufeedlessons297 ปีที่แล้ว +5

    Dhallinyarada wejiyadooda waxan ka dareemayaa siiba Foosiyo waxay ka qajilaysaa inay dood kasoo qayb gashay uu ku jiro ninka bidix sababtuna waa markuu ku hadlayay qodobada kala ah:
    1) "Raganimadu waa Sariirta !"
    2) "Aabahay baa qayila!"
    3) "Ciyaalka xitaa wan dili laha !"
    4) "Ciyaalka istiin bay noqonayaan" "Ha wada raaxaysateen"!
    War walaal sidaada kale nin xun maahid oo waad dhiirran tahay balse tababar ku saabsan doodda ayaad u baahan tahay. Arrimahaaga iyo qoyskiina waligaa dood ha kusoo dhex darin ee u hadal si guud. Anshaxa dooddana ilaali oo marna ha ka hadlin wax laga qajilo. Mahadsanidiin. Horay u socda

  • @supoabdi6828
    @supoabdi6828 ปีที่แล้ว +25

    1m coming soon ❤❤❤
    Arimehena legend ❤❤

  • @Ahmednor7
    @Ahmednor7 ปีที่แล้ว +37

    ArimaHeena Legend, inta ila fahantay baaska; like😂

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman2352 ปีที่แล้ว +19

    Abdalla xumaanta lee muxuu utageera change kusameee wiilkaas subxnllh alla yahdik 😢😢😢

  • @MustafcabdiqadermaxamedA-ld8si
    @MustafcabdiqadermaxamedA-ld8si ปีที่แล้ว +57

    1M COMING SOON❤❤❤❤

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 ปีที่แล้ว +6

    Koko io fawsiYo maanshalaaah ilaahaY caqligooda ha udaaYo wllhi aad ugu farxaY ❤🥺♥️

  • @hanihassan878
    @hanihassan878 ปีที่แล้ว +31

    Masha allah horta barnamijkan dooda waan ka helay 2 wiil iyo gabdhaha fikirkoda waa macquul lkn wiilka kale please mar danbe ha ku so darin booskisa qof kale kuso badal

  • @AyaanDaahir-up4lo
    @AyaanDaahir-up4lo ปีที่แล้ว +5

    Team girl Idin wataa ❤mash alah Koko Ayan fosiya cilmiga alaha ini barakeyo

  • @MohamedAli-xp8tu
    @MohamedAli-xp8tu ปีที่แล้ว +6

    Qofka marhaduu ballwad leeyahy laba xaas ayuu qabaa = aad ban uguracsanyahy fowsio ❤

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 ปีที่แล้ว +3

    Qaladka Koowaad Waxa Leh Abaabulaha Barnaamijka Arimaheena Sababtoo Cilmiga Waxa La Dhahaa Waa Qayb Ka Mid Ah Caqliga Sidaso Ay Tahay Waxaad Isku Keentay Inamo Iyo Hablo Aan Isku Aqoon Iyo Caqli Ahayn.Wiilka Shaadhka Madaw Aqoon Badan Uma Laha Diinta Ee Barnaamijka Xiga Yaan Laguso Casuumin•

  • @naimacigaal7007
    @naimacigaal7007 ปีที่แล้ว +6

    Wiilka shatiga madow qof wax barty horta ilama eka lkn waxa dhihi lhaa dood kle hdu so farisanyo caqli hku yara daro illhyba caqli ku siiye waxa ku hdlysid mrka hore adi bal miisaan

  • @zunish6
    @zunish6 ปีที่แล้ว +7

    ayaaniita iyo wiilka dhexe ,iyo fawsia waa m.a Fikirkooda 🥶

  • @nazim1523
    @nazim1523 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka shaarka madow dood walba si qaldan ayuu ufikiraa
    Subxaanallaah

  • @yussufibrahim5746
    @yussufibrahim5746 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha okiyaalaha wadato waxey ku hadashaa inta badan hadal miizaan leh mashallah iigu salaaan sxb xariifka shatiga madow waxan u arkaa halaiii qoslo Allah haka baqo wax baro dheh

  • @asiamusemohamud8948
    @asiamusemohamud8948 ปีที่แล้ว +11

    Uf kan abbdalle ladhaho wax dood yaqaan ah ma'ahn waxaan barnaamijka kareeb"waxaan aad ula dhacay labo gabdhood ee aqoonta io caqliga isku darsaday koko io fawsia m.a❤

    • @alvaano
      @alvaano ปีที่แล้ว

      asaa ugu fcn ma waalantahay

  • @anfacabdi9125
    @anfacabdi9125 ปีที่แล้ว +11

    gabdhaha aad bay ugu wacanyihin dooda😊😊

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 ปีที่แล้ว +36

    Hal arin bn ka fhmy doodan taaso ah wiilashu wxy dhahen qoftenu haday balwad ledahy wn ka tgi lahaa halka dumrkuna ay mar wlb kula nolyihiin aygo sug in u mlin u joojin doona kuna dadaal sidi ay uga reebin lhyn xumnta qofkan ay jeclyihiin halka wax iga cad in dumrku jecylka,naxrista ,sabarka ay kaga horeyn ragga 100%

    • @mafahminytchannel4218
      @mafahminytchannel4218 ปีที่แล้ว

      Kisteeda ayey fiirsanayaan maahe jcyl uma joogaan coz awalba asagoo balwad leh ayey soo raacday. Ninka balwada lehna in la amro maba jeclo naagta ayey ku xirantahy joogitanka iyo bixitaanka hdey u adkeysan karto waaye l😂

    • @zarazaaraah4186
      @zarazaaraah4186 ปีที่แล้ว +1

      ​nin balwad leh lacag uhayo iskadaye naftisuba kawarhen ee uqir dumarka naxaristoda

    • @mafahminytchannel4218
      @mafahminytchannel4218 ปีที่แล้ว

      @@zarazaaraah4186 naxariis beel naag naxariis maba lahan waa qaaimo naagaha tuugo iyo wx is daba maris miiran😀😀😀

  • @abdullahhajjmohammed7417
    @abdullahhajjmohammed7417 ปีที่แล้ว +17

    Wllhi waa jeclahay barnaamijkaan noosoobadi😊😊❤arimaheena❤ waaba Ku salaamay

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 ปีที่แล้ว +21

    11:04 fawsia reactionkeda wa iga qosliyay😂😂😂

  • @user-ye5ml2mu6w
    @user-ye5ml2mu6w ปีที่แล้ว +9

    Ani fikir ahntayda waa ka mashquulin lhaa xitaa waxa gayn lhaa meel aan laga helyn qaadka ❤

  • @queenladanlove
    @queenladanlove ปีที่แล้ว +4

    Arimaheena wiilka shaati madawga program ka saar plz
    Programkaan neh noo soo badi lkn dadka kle oo normalka ah noo keen🙏🫡

  • @saadiamed923
    @saadiamed923 ปีที่แล้ว +4

    Waa barnaamijka fcnhy doodaha waan jeclhy ArimaHeena noso badisey ❤❤

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +4

    asc ani ahaantayda midka shaadhka madow muxuu kawadaa xaaskayga qaadka waan lacuni lahaa mideeda kale aabihiisuu baxreeye qofkaas mar danbe barnaamijka hakusoo darin😂❤🎉

  • @zac_fangabru6633
    @zac_fangabru6633 ปีที่แล้ว +6

    Sxbow Arimaheena, dad isku Level ah meesha keen. discipline kana mesha wa ka maqan yahay. Koko iyo Fozio dadka aad u balamisay eber waaye. Next time xal kale keen thanks.

  • @user-zf6ht8nn8y
    @user-zf6ht8nn8y ปีที่แล้ว +109

    Koko ayaniita fawsiyo keeping the ladies is so funny

    • @abdllayare4814
      @abdllayare4814 ปีที่แล้ว +2

      😂😂 8:00

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 ปีที่แล้ว +1

      Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend legend

    • @Foodquest-b2w
      @Foodquest-b2w ปีที่แล้ว

      Walalayal 1k wax yar igaga diman walalaheyga somaliyed wad i garsin kartan plz walashina ahaye igarsiya😢🇸🇴♥️

  • @user-rv5ez8yp7g
    @user-rv5ez8yp7g ปีที่แล้ว +4

    Team wakhtigaaga ka faidyso 1m inyar le nooga hadhy🤣🤣🤣 marka ma ada leh youtube "may" lkn mar kasta waxa dhaha faniskayga wa familkayga

  • @sathoibrahim9690
    @sathoibrahim9690 ปีที่แล้ว +3

    Dood wngsn Arimaheena👍👍👍. Continue the same route

  • @sundashassanabdullahi7250
    @sundashassanabdullahi7250 ปีที่แล้ว +4

    Coming soon 1m. I.a
    Maalmihii wacnaa wey soo socDaa🤲🥀✌️

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +19

    😂😂cabdalla waa nin waalan doodiisa cilmi maahan ee waa isdifaac qalad iyo sax lkn wuxuu ceeboobay marku puplic ka yari Aabahey baa qayila🚬🌳

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 ปีที่แล้ว +16

    Abdalla waxan umaleynah inuu Bahalka cuno 🤣🤣cadi maba ahee ninkaan umadena ma ahan wlhi soqawo iamk Big legend arimaheena

  • @ISSA-b8m
    @ISSA-b8m ปีที่แล้ว +3

    You can change a woman's life but changing a man's life is not easy Abdala

  • @sacdiyasiman3363
    @sacdiyasiman3363 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena bro please dad isku level ah meesha keen specially kan shaadka madow meesha ka saar doodii horana waa daawaday tana waaba ka daranyahay dad dooda isla fahmaaya inoo keen tan kale halays dhagaysto oo fikrada hala kala sugo si aan wax uga faaidno hadaa isla qaylisaan waxba laydinka fahmi maayo doodana xiisaha waa ka tagayaa
    FG dadku markay waxbartaan caqliyan iyo qof ahaanba way ukoraan inuu wax fahmana way ufududaanee sida hablahaan oo kale specially fowzia iyo koko waa idin wataa perfect 👌 just perfect girls❤

  • @yasinibrahimabdi4924
    @yasinibrahimabdi4924 ปีที่แล้ว +18

    The ladies are educated wlhi fooziyo and Koko but ayanita somehowly she's funny 😂 , we r in a world 🌎 where ladies r soo intalligent than Gettlemen

  • @nimomohamed5035
    @nimomohamed5035 ปีที่แล้ว +2

    Cabdala waa ninmanka isla wayn fikirkisa dodwalba mesha ugu xun kudodaa

  • @user-dk8ft5ug4r
    @user-dk8ft5ug4r ปีที่แล้ว +7

    Arimahena wllka wllhi waan ku jecelhy si waltinimo ah waxaan kuu ahay tageerehaga ❤ lkn xageen kala xiriraa❤❤❤

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan fowsia waa fadhisaa aqoon iyo aqli inta aan ka arko waana qof culus

  • @usmanpro5416
    @usmanpro5416 ปีที่แล้ว +12

    1- gabar marka rapo inaa numberk ka qaato marka si xushmad inan ula hadlo kadip a dhaho ma fadhisan karaa kadip ina la kaftamo a erayo bdn inaa is dhafsano marka ugu dambeyso a kla tageyna a dhihi lahaa san ma ku kla tageyna hee ma iso qabaneyno mia cml gabdhas spp ay numberkeda igu diido ma ba jirto 😭🤣
    2. arinta ah iney xaskeyga qayisho , qayiladeda meel uman zaren inti tabarteyda wxan isku dayi lahaa inan waniyo marka ama aa ka jaro hdii a ka kari wyo marka danta wxey igu qasbee ina ku kla tagno .
    inta kle wa ka gabsady 🖐️

  • @funnytime8098
    @funnytime8098 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheena hal talo fanaanad madowga doodisa waa eber ee qeybta danbo soo roob wll

  • @najaxnuura2625
    @najaxnuura2625 ปีที่แล้ว +10

    Armaheena baryahan arimaha guur kaad kabixi laadahy ee ma aroosaysaaa😂😂😂😂

  • @user-zt7hb1hb3s
    @user-zt7hb1hb3s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Koko iyo fowzia gabdho wx bartay oo caqli badan m.a illahe ha u ziyadyo❤

  • @asmaabdalla158
    @asmaabdalla158 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallh qofkan shatiga madow maxa khaldan😊

  • @fahadyare1122
    @fahadyare1122 ปีที่แล้ว +2

    Kan wax dhintay wayeh xeerka raga waxba kama yaqan waa sidi ilmaha oo kle niow
    Parnamiskan wu wnagsan yahe wuuna fcn yahe ino so badi lkn wax wax garta ino keen lipax

  • @xamzamaxamed2575
    @xamzamaxamed2575 ปีที่แล้ว +11

    Arimaheena pro chanalkan haku dheelin
    Dood wadaag markaa sameyneeso
    Isku keyn dad garadyo iney yahiin aad u aragto
    Mesha wxaa keyntey isma dhanto io dhageyda
    Wiilkan sharka badow aqli toona ma,ha ka sar
    Dod wadag garadkeyda ma,laha waa aqli caruur
    Waan ku salmaa sxp lafoole ayaana kala soo hadlaaa farinteyda makugu soo gartey kpe

  • @sawdahassen
    @sawdahassen ปีที่แล้ว +1

    Gabdha sax sax wllo arimaheena wiilkan jaakada madow wato dooda kadaa wx xun ayu ku dhaganyhy wllo mcnow cumeer iyo ceyda so gali meesha iyo armaan

  • @mohamedahmedmurro
    @mohamedahmedmurro ปีที่แล้ว +4

    Arimaheena keep going zxp wan kuwata wllhi zxp barnaamijka dood wadaag

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 ปีที่แล้ว +1

    Coming soon 1M I.a Legend keep going 💪 🙌 🙏🏻 👏 👌🏾 ✨ 💪

  • @kimu_el_mohamadi
    @kimu_el_mohamadi ปีที่แล้ว +3

    Like father like daughter like mother like son

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft ปีที่แล้ว

      Like mother like daughter gbdhaha aqlikaas hoyadod be ka keneen

  • @fatuuxmahomed5971
    @fatuuxmahomed5971 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh fawsiya waa gabadh aad udagan oo caqli lay ah

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 ปีที่แล้ว +5

    Wiilka Abdallle la dhaho Wixisa waa Gabdhaha Mucaarad ee dood wadaag maaha

  • @FarhiaABDI-yy1vj
    @FarhiaABDI-yy1vj ปีที่แล้ว +2

    Koko fowsia gabdho caqli io aqlaaq isku darsadey m.n❤❤❤❤😊

  • @badriamohamed3562
    @badriamohamed3562 ปีที่แล้ว +3

    Arimaheena kan dood mayaqaano please 🙏 naga reeb part 2

  • @jii621
    @jii621 ปีที่แล้ว

    Midkan Cabdale la yirahdo hal caqli uu leyahay ma jirto qof walidkis ceybeynayo xagee lagu arkay balwadase goormey noqotay wax lagu faano Arimahena midkan Cabdale ah mar kale haku soo darin dood wadagan oo kale waa mid nacas ah walhi

  • @mustafaodowa
    @mustafaodowa ปีที่แล้ว +17

    The One And Only Lagend #Arimaheena❤

  • @cusmaancabdullaahi2814
    @cusmaancabdullaahi2814 ปีที่แล้ว +1

    Wxa iga codsi aha ma daama aan kamid ahay tageerayasha arimaheena dib yaalooso fariisan abdalla

  • @nasranasriina7400
    @nasranasriina7400 ปีที่แล้ว +5

    Xariifka fanaand Madowga hal xabo aqli maleh aabihiisa xitaa wuu fashiliyey 😂😭💔

  • @siyamaxamed8540
    @siyamaxamed8540 ปีที่แล้ว

    Dadka kala ah 1-dad saaid u cuno ilmo kama fikiraaan.
    2-dad waxa jiro wax yar isticmalo wayna u shaqaystan ciyalkoda.
    balwada ilahay mana baree,qofka imaanka leh oo 5tiisa salaad tukado balwada wuu ka adkan karaa,ilmahisana ma ilawaan.

  • @UpthirahmanMahamett-zy8hp
    @UpthirahmanMahamett-zy8hp ปีที่แล้ว +33

    Waar ninkaa yare shaadhka madaw cilaajka kusoo xidha waa xaga maskaxda wllhei 😂

  • @zakatellaofficial106
    @zakatellaofficial106 ปีที่แล้ว +2

    @ArimaHeena barnaamij dood ah hadaa keeneyso wiilkan timaha badan haku soo darin waayo hadal ma yaqaano iska hadal buu u hadlaa hadal fikrad iyo ra'yi u baahan buu iska hadal ugu hadlaa

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 ปีที่แล้ว +7

    Abti Yarkaan Hadalka badan oo Shaadhka Madow Why uu badnaa Negetive u Yahy , Negetive isn’t good For every time

  • @mohamedgentleman
    @mohamedgentleman ปีที่แล้ว +1

    War kan abdalle ah diinta soo baro ku dhaha kulahaa balwadu dembi ma ahan haddaad khamri cabto, oo turub ciyaarto ama qaad cunto waa dembi waana xaaraam diinteenuna way inaga reebtay ٌكُلُ مُسْكِرٌ حَرَاْم

  • @mahamudcraxmaan3376
    @mahamudcraxmaan3376 ปีที่แล้ว +14

    wllhi waxaa igu fiicnaalaheed in aan ka qeybqaato doodaan😂😂

  • @allanpoi9047
    @allanpoi9047 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena barnaamijkan soo badiya

  • @jamiilacabdi4098
    @jamiilacabdi4098 ปีที่แล้ว +5

    Kan dooda haku soo darin abdale ladhaho wixiisi waa foodo wax walba ciyaar moodaya ka reeb doodaha soo socda piles arimaheena yaa igu raacsan🙏🏻

  • @faisomohamed2964
    @faisomohamed2964 ปีที่แล้ว +1

    Cabdle rayigisa oo dhan waa qaldanyhy

  • @Malekmedia24_7
    @Malekmedia24_7 ปีที่แล้ว +3

    14:35 ayaaniita wow👏🏼👏🏼💯💯

    • @salamali54
      @salamali54 ปีที่แล้ว +1

      Eber waaye aabahiis fashiliyey.

  • @mohamedliiban6712
    @mohamedliiban6712 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena soobadi muuqaaladan waankahelay😂😂wiilka shaatiga madow wuuwalanyahay wuu,isceebeeyay balse kusoodar waa qosollow

  • @teehaaak1061
    @teehaaak1061 ปีที่แล้ว +5

    wiilkan shatiga madow next time hano kenin wll balwad dambi maahan iyo muran aan faaido lehen luuwadaa atleast doodada wax wax laga faiidi karo ha ahaato ,,,,,,,,,,,,,,Barnamijka boring ayuba naqana ee hadi wax macna lehen lashego

  • @hamdixsan
    @hamdixsan ปีที่แล้ว

    Ragga ayaa la faray in ay masuuliyad qaadaan oo ay xumaanta ka reebaan xaasaskooda masha allah Gabdhaha waa kuwa diiniyan iyo maaddiyanba dhisan

  • @user-li8oy8yc5x
    @user-li8oy8yc5x ปีที่แล้ว +5

    Atimahena sxb challenge soo Samee shukanso qofka ku hortagan koko ku soo dar

  • @user-jj4br4ll3m
    @user-jj4br4ll3m 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fiiri arimeheena wiilkan dooda badan OO madaxa adeegga badan mardambo prgaramka haku soo darin plz