DHIRTAAN XANUUNO BADAN AYAY DAWO UYIHIIN, SOO DHAWEEYSO KADIBNA IISOO DUCEEY!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 22

  • @adigaisahaaw
    @adigaisahaaw  หลายเดือนก่อน +4

    th-cam.com/video/x8CPtOU6xU4/w-d-xo.html
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN!

  • @farhiaabdi279
    @farhiaabdi279 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaah kheyran ilaahay ha ku xifdiyo adiga iyo family gaga❤

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien หลายเดือนก่อน

    Jazaaka Allah Qeer 😊

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤️

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar 8 วันที่ผ่านมา

    Wcs wr wb walaashay naciimo

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 หลายเดือนก่อน

    Maansha allh tabarikalah wall dadka iska ilaali laguyidhiban ku jira wan iska ilaaliyay hada lkin kahor aadban u isticmali jiray Alx wall waadkumahadsantahay dhiirigalintada

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid huuno ❤

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 หลายเดือนก่อน

    Masha allah illah qer haku siyo abaayo aniga wan cabaa subaxii hore ayan caba qajar sanjabil iyo liin dhanan ayan ku darsada salariga macal calintisan ku shita ee wax miyu i dhima abaayo nacimo

  • @ramlamohamed8600
    @ramlamohamed8600 หลายเดือนก่อน

    As c abaayo Naciimo waxaan rabaa in an kulasooxiriro ee sidiin ku helaa adoo raliah alaah ha kuxafido

  • @hibo6578
    @hibo6578 หลายเดือนก่อน

    Wcs qaali❤❤❤❤❤

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 หลายเดือนก่อน

    Salaamu aleykum naciimo cadaay walegeey ma isticmaalin in sha Allaah hada ayaan bilaabayaa jazakalaahu kheir xabiibtii

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +2

    Manshaallah salary waa jeclahay wax tarkeda waaba cajiin nacimo waa mahadsan tahay walashay anigaa bilabay comantiga 😊

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  หลายเดือนก่อน +1

      dAHABO MAHADSANID SOO DHAWOOW!

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 หลายเดือนก่อน

      Wiigi.meeqa mar baa la cuni karaa
      Qaybta hore malaga jaraa misee waa lagu shiidan karaa

  • @hibo6578
    @hibo6578 หลายเดือนก่อน

    Jazaakalaaah

  • @Sacdiya_90
    @Sacdiya_90 หลายเดือนก่อน

    Asc naciimo waxaad kasoo hadashaa tinta daadato

  • @aliyusuf2817
    @aliyusuf2817 หลายเดือนก่อน

    Naciimo calery waan ka shaqeyaa mana cuni jiriin lakiin iminka ayaan bilabay markii dhakhtar kayga igu yidhi sonkar iyo subaag ayaa ku sareeya

  • @SomAbdi-q9u
    @SomAbdi-q9u หลายเดือนก่อน

    Telephone iso qor please

  • @FarxiyoXasan-rw6pv
    @FarxiyoXasan-rw6pv หลายเดือนก่อน

    Calendar kale kabsar miyaa mise

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน

    Walaley qof diabetes type 2 dawadiisa toos uqaato cuntadiisa usaxsantahay weight loss kuriday waa under weight kadib waxa dhacay usbuucan in sokortii ay dageynin xitaa insulin falebo loogu daraa still waa high wuu soconaa still same 😢 laakiin symptoms oo diabetes maheysto sida oonka gaajada markii machine ta uu isku cabiro unbuu arki in high tahay maxaad nagula talin laheeyd shukran

  • @Falxadsheikh
    @Falxadsheikh หลายเดือนก่อน

    naciimo Ani waxaan joogaa kiinya organig miyaa mise ma ahan malagu qoro seen ku ogaan karaa

    • @ramlaabdi9690
      @ramlaabdi9690 หลายเดือนก่อน

      Sakumada miyaa mise abaayo