Ex Wasiir Cukuse, oo meel adag iska taagay khilaafka Jabbuuti iyo Somaliland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 258

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 3 วันที่ผ่านมา +30

    Dhammaan kulmiyihii hore arinkoodu waxa uu yahay "dawoco halkey macal ku baratay ayey macaluul ugu bakhtidaa.

    • @HabiibaApdi
      @HabiibaApdi 2 วันที่ผ่านมา

      Waryadheenl macuqdadii isaaqbaa kuadax martay maad xishootid

    • @user-bz6uj4yj9c
      @user-bz6uj4yj9c 2 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkk WLAHI waa RUNTAA

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@HabiibaApdi sxb sidaad doonto u qaado xaqiiqaduse waxay tahay abaal laawayaal ilaahay ka go'ay iyo reer somaliland ilma dayuus danbe uma baahnee la soco please,, for ever Somaliland rep,,,

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 2 วันที่ผ่านมา +14

    Kani maa sakhran baa misaa waa kaa bas siyasdsada iyoo sida somaliland cadowgou ou daboo gourayaba la.ma socoodo horta qadiyada SOMALILAND iyo wahad kaa hadlaso kala gaaro yaa mission bila mandaa
    A

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา +1

      Miyuu kalaa cabay hooydaa kaa iibsay

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 วันที่ผ่านมา

      Maya run buy zheegayaa

    • @faizam523
      @faizam523 วันที่ผ่านมา

      ​@@najmanajma6752 runa mey sheegine, qofkii runta idiin sheegaad xagxagataan, inteyna qof caayin waxaa ka horeysa iney sida wax loo qiro barato.

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wadani kuwan ku jira waxaa iskaga khaldan qaranimada iyo mucaarinimada. Sawtan sida cad Jabuuti dawladeedu ka soo horjeeda madaxbanaanida Somaliland ee idaacadaha ka leh:" waxaan aaminsanahay jiritaanka Soomaaliya "

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 3 วันที่ผ่านมา +7

    Woow Fikradaha liita ee reer kulmiye si fiican baad u fashilisay Mr. Cukuse in aanay wax micno ah lahayn.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 วันที่ผ่านมา

      Cukuse hunguri u soo saara kolkuu saxaafada ku eedayn jiray cadawgaad taageertaan. Clip kii sagal mustafe uu casharka ugu dhigayay halgan kii aabaheed inaanay khasaarin oo koonfurta iyo cadawga u adeegin. Munaafaq iimaan La’ Toorno iiga qaad post-kaa anaa ciidagale kaga xoog roone buu xilkii ku waayay iyo inuu xoolihii ummada fooqyo is daba jooga ka dhistay waa lala xisaabtami goor aan dheerayn cadawga gudaha iyo tuugtii kulmiye iska eryay ee xaaraan iyo boob qaran ku wada mamay.

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Horkaca la adeesadoow wxaa doonto ku hadal guuuuul soomaliland masha allah guuuuul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 3 วันที่ผ่านมา +4

    Waxani siyaasinimo maaha:
    Muusaan u nacaya waxayga iyo dantaydu waa gunimo.
    Hadii qarankaaga duulaan lagu yahay:
    1. Ka turjum dareenkaaga.
    2. Dhiibo fikirkaaga.
    3. Xooji difaaca qaranka.
    4. Dib u dhigo shakhsi weerar.
    Waxani dhaaftay Mucaaradnimo...
    Waxaa ku xigi Marshal Law iyo car juuq dheh, nidiryahow...

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 วันที่ผ่านมา +1

      Qaranka cid weerar kuma aha. Arinkiinu waa qofkii aan naca ila naca qofkii aan jecelahay ila jeclow. Caqli maaha... somaliland cadowgeeda koowaad hogaan xumada muuse biixi

    • @User-sv4th
      @User-sv4th 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@moderninformation7931qof nacaba lamalaha ee niman jamhad sheeganayay oo meesha Ka soo dhex hadlayay ayaa laga hadlay sidaad is leedahiin muuse wax yeela dadka ha is nacsiinina dadkuna way inka caqli badan yahiin

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 วันที่ผ่านมา

      @@User-sv4th dadka idinku masuul kama tihiin hadday na nacayaan iyo hadda na jeclaanayaane.. ninmanku waa run way joogeen meesha..lkn sida madaxweynuhu u hadlay baa khalad ah waxay u baahantay siyaasad iyo diblomaasiyad.. jabuuti anigu ma jecli lkn xaaladan lagu jiro uma baahnin inaad colaysano.. muuse na hanjabaadii uu laascaanood waxba kaga soo qaadi waayay ayuu lasoo taagan yahay

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 2 วันที่ผ่านมา +13

    Waxaan islahaa kani wax bui ka garanaya Dawlad waa siyaasi dawladii ayuu Dawlad😂 kale ka raacaya akh akh akh😂😊

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hh hda ma muuse juudanbuu raaci lahaa
      Waaba kii raacay wa ku khdaasaray

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา +2

      Munafaqdiin tuugaa ina biixi waa xawayaan

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 2 วันที่ผ่านมา

      Bal waxaan la yaabanahay dadkan fikrad ma dhiiban karaa iyagoo caytamin? Subxaanalah waxaad baraha bulshada ka baranaysaa shakhsiyada dhabta ah ee dadka

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา

      @@Burcaawi2010 sax waa runtaa but dadkan qabiil kuu cayay dadkaa markaa loo jawabaa

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 วันที่ผ่านมา +1

    Cukuse hunguri abaal laawe kabahaagaa urayay markii xilka laguu dhiibay fooqyadaad dhisateen waa laydinka qaadi ee xaaraanta ahaa, mid sandaqad lahaa kuma jiro maxamuud xaashi tickets-kii waa loo soo jaray tuugtii wadanka dajisay ee cadawga gudaha insha Allah idinkoo if iyo aakhiraba seega oo xaaraanta eeday oo laydinla xisaabtamaa dhakhso u iman

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 2 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa Alaaha runbadan Alaaha hakuxiftiyo muuse dabuu kushiday dhenakasta

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 วันที่ผ่านมา +4

    😂,,,,😂😂 run sheeg iyo funny mr cukuse

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 วันที่ผ่านมา

      Aleylehe runta ayaad heego kaga wada xanaajisay 🤣💚🤣😆

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wa saax waana runta mr ex MP.

  • @skrtube237
    @skrtube237 2 วันที่ผ่านมา +5

    Cidbaa cadaw somaliland ku noqotay macnaheedu waxa weeyi qadiyadii somaliland ayaa laga dhab sheegay adna waad dilaalaysay hadana dilaalkii ayaad rabtaan waar marka xil lagaa qaado waa la shaqo tagaaye ilayn xafiiska aabahaa ma lahayne oo dhaxal maahee xoogso oo hadaadan wax kale qabanayn microphone kaagii qaado iyo waxaad wasiirnimada ka hor ku bariisayn jirtay taas ayey sharafta iyo magacu ku jiraa hadaad shaqo wacnayd oo aad dalka u shaqaynaysay waxa weeyaan lagaama maarmayo ee kolba waa laguu baahanayaa balse kolba ka dalka duulaanka kusoo ah ayaan soo raacayaa waa sumcad xumo iyo magac xumo kolay biyihii wajiguba way idin dhamaadeene

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา

      Munafaqdiin

    • @SomaSooooda-dm7vs
      @SomaSooooda-dm7vs วันที่ผ่านมา

      Kkkkk cid aan muse ahayeen cadaw kumaha 18 cisho intu xabad ku waaye dumarka iyo
      carurta

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha-allaah, afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

    • @yasminmoha736
      @yasminmoha736 2 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂jabuuti lkn ma ogaalllaa in laydiiin aqooonsadooo

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 2 วันที่ผ่านมา +8

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Ileen dhago iyo Af aan ismaqlayn looma taag helo….Ninkan hadlayaa waxa😂layaabka leh Wuxuu joogay Uganda 🇺🇬 Caruur dhalinyara ah ayuu ka dhex qaylinaayey Muse Biixi Muse Biixi….Waxa uu ka mid yahay Calooshood u shaqaystaayaasha Somaliland lugta Jiiday…Niman mar qudha iyagoo mucaarid sheeganaaya iskadaa Meel kale Moqdisho waxba ka sheegaan…Laakiin waxay liqeen Muse Biixi 😂😂😂😂😂😂
    Waxkale oo ay hayaan majirto iyo Tolaayey….
    Intaa udhaafi maayo
    Khayran katiiran

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cukuse waa nin odaya Wllhi masha Allah

  • @yaxyesh-gf5pd
    @yaxyesh-gf5pd วันที่ผ่านมา +2

    Waar. Adoo garac hawiye ah somaliland baa dad kaa. Dhigaysaye. Hadaad. Daac daacdo waad soo uri bustihui habac sanaaba waad huwan goor walba waxad leedahay wasiir hadaan laygu haynayn waan iska daacsaaci. Waa. Wallaahi sidaa weeyi

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ader somaliland ma kulmiye ayay ka
    Burburaysa oo kaliya mucaaradku hakala gartaan kulmiye iyo dalka
    Jabuuti muuse biixi kama gardara
    Ninka leh somaliland majirto ee jabuuti kasoo dhex hadlaya ma in laga aamuso
    Ayaad taagersantahay cukusow
    Kala garta xanuunka mouse aad uqabto
    Iyo somaliland

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaani waa ciidama Ismail Omar. Geel waa Caduga Somalia. Geele made Jbputi his own shop own by he and his family.

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kan anagaaa jaaar ah hargaysaaa waaa sakhraaaaan........ gadh hunuriyaaaa H nin heera jogaaaa leh

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 วันที่ผ่านมา

      Oo iidoor aan sakhraan ahayn baa jira

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 2 วันที่ผ่านมา +1

    jabuuuti maxaaa ka galllay heshiiska ethiopia iyo somalilnd takalle maxaaa loo qancinyaaa

  • @khadnor4020
    @khadnor4020 วันที่ผ่านมา

    Markaad wasiirka u ahayd maxaad waxaa u dheegi weydey.midkasta marka xilka laga qaado ayuu caqligayaga caayaa oo wuxuu doono noogu sheekeeyaa.waa guulwadihii ugu weynaa ee dawladihii kulmiye

  • @fosiali263
    @fosiali263 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwani ma xashiishad Bay cabaan waan yaabane cadawga gudaha ee la sheego waa run

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 2 วันที่ผ่านมา +1

    odayigan cuguse waa doqn ee horta waa ayo waar dalka nin qudhi masuul kama ahee xagee inku ku hadheen

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 วันที่ผ่านมา +1

    Adigaa berigii aad Kulmiye berigaad ahayd wixii lagugu sheegijirey lashiryimi

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 2 วันที่ผ่านมา

    Subxana allaah. Qofku hadii iska Ciyo waa sidan. Anu muuse ma jecli. Waziir ninkani mar hore yu ahaa. Djibouti goorma wallalo & sxbo noqonay . Daarood ka & faqashta isa so bahaysatay aya muuse kiciyey. Sxb HJ ahay anu inta muuse &ina cigaal i yeelen cid ma yeelin. xaqiiqada somalia & djabuti & ssc Calanka Sanamka leh & niman buurta galay intuba way ka go"an tahay Sland burburto.. ee ku biir malii waad so cabtay.

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sheekh waa kii yiri wadani ayaanu sugeynaa kuwaasaan la midoobwynaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา

      Viva somali anagaa kuu lee

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 2 วันที่ผ่านมา +2

    Cukuse oo wadani ahi wuxuu cadeeyey in xisbiga wadani waxka ogaa imaatinka jabhada awdal taasoo cadaynaysa inuu xisbiga yahay midka dhibaatada wadanka kusoo hogaaminaya

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา

      Viva jahbahadaa awdal habar awale joogaa xafadiin

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 วันที่ผ่านมา

      Haye weerara Awdal sida dhulbahantaha,kadibna hubka yar ee hadhay hadiyad ahaan ugu geeya

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา

      @@najmanajma6752 inaabti mashalahaa dhulbahante guulaystay awdal laa jirnaa hadii nahay garxaajis

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 วันที่ผ่านมา

    Woow ilike video bro from dijbouti 🇩🇯 in my love Somailiand

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 วันที่ผ่านมา +1

    BENALE MA JABHADA JABUTI KA HADLAYAY AYAD LEDAY E LIVE-KA LO DAAWANAYAY AYAD LEDAY BIIXI AYA BEN SHEGAYEY

  • @AFROMAN2025
    @AFROMAN2025 2 วันที่ผ่านมา

    Hypocrite and jealousy will never take you far.

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 วันที่ผ่านมา

    Caqaliga
    Ilaahay
    Kaaqad

  • @engab001
    @engab001 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wixii Somaliland u cadow ah iyagu saaxiibkood weeyaan. Muuse iyo qaranka ayey Isku mid u yaqanaam. Mise odaygu is na passport jabuutiaan buu haystaa waa tan wixii siyaasi reer Somaliland ahaa ee passport ka sitay hadla jabuuti ku tidhiye

    • @user-fx2sr6oo9u
      @user-fx2sr6oo9u 2 วันที่ผ่านมา +1

      Bacaac ninkani British passport ayu haysta

    • @engab001
      @engab001 2 วันที่ผ่านมา

      @@user-fx2sr6oo9u yaa kuu sheegay

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 3 วันที่ผ่านมา +2

    Shalaad baraty waa la shubi jiry
    Ex suxufi Ex wasiir cuguse cidi
    Kama badiso❤❤❤❤❤

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 2 วันที่ผ่านมา

    Cukuse waa nin qiimo badan lkn fikirkiisa kuma raacsani,inkasta oo heshiiska itoobiya aanu inaga mustaqbalkeena danbe u fiicneyb oo itoobiya rabto bad ay boobto,hadana arinka jabuuti waa hinaase waxaanay ka xunyihiin heshiiska itoobiya, waana xaasidiin jabuuti

  • @qaadirocabdilahi7575
    @qaadirocabdilahi7575 2 วันที่ผ่านมา

    Kan aad iminka la socotana bari uunbaad nooga sheekayn walaahay inaanan waxar. Kugu aaminayn

  • @sulubhassan2788
    @sulubhassan2788 2 วันที่ผ่านมา

    To whom it May concern
    Soomaalidu
    Gaal waxay u taqan qofkii
    Af soomaali Ku hadlayn
    Waayo waxay yadhaah hadii tuun ladili lahaa bari
    Reerkoodi kumaa dhexmaraaya
    Keep in mind hawo nimay
    Fogaysaba Dan baa hoos
    U
    Soocelin

  • @user-et9th5iv8p
    @user-et9th5iv8p 3 วันที่ผ่านมา +1

    Jaahil is dhaafinaya wax walba oo wuxuu doono iskaga hadlaya weeyaan cukuse, muuse biixi shalay isagaa jabuuti jeclaa lkn maanta danta qaranka ayay ku coloobeen

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 วันที่ผ่านมา

      Dan qaran kumay coloobin ee dantiisa gaarka ayay isku hayaan

  • @AhmedAbee-xt4eb
    @AhmedAbee-xt4eb วันที่ผ่านมา

    allahou.akoubar.aleyk.yachitan.yaa.mounafik.moussa.hanolado..abiye.hanolado..❤moussa.abiye❤💘🫱🫲🫱🫲🤲🤲🤲🤲💪💪

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 2 วันที่ผ่านมา

    Ismail Omer Geel tanta dalkisa ayu usocda .Tuugta wadani isku urursatey Allah ummada haka qabto.

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 2 วันที่ผ่านมา

    haddii rer sheekh isaaq uu lahaan lahaa niman isaga oo kale u fakara meel dheer baad u mari lahayd laakiin nasiib daro waxay ku fakaraan maskax nacayb iyo xanuun qabyaalad

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 2 วันที่ผ่านมา

    adigoon meela kucadayan soomaalilan haka sheekayn waar qofyahow meel kucadaw lacagta jabuuti waydhamaan

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 2 วันที่ผ่านมา

    FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 วันที่ผ่านมา

      Faqash ya ah subxaanallaah Alahayow heego deg deg no dhaafi 🤲

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 2 วันที่ผ่านมา

    Hoyada iyo Djibouti waas

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 2 วันที่ผ่านมา

    WAR CAQLIGAAGA HA SHAQEEYO SAQIIRKA FAHNAYA WAX IN

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 วันที่ผ่านมา

    Geelaha Jabouti dabkiisa may arag kuwan faanka kala dul dhacayaa Geele Dadkiisii ayaa ka wada yaacay oo uu cunaha hayaa
    Madaxweyne Muuse horda shicibku miyey ka baqayaan in ay Ey dan wadanka ka qabtaan

    • @user-dd4ft6iu8e
      @user-dd4ft6iu8e วันที่ผ่านมา

      Dee muusaba dadkiisii uu kawada yaacay .

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi wa dawakhay raagan u ku hayo wa jaabhad wa raag reer Djibouti aah kana soo jeeda beesha samaron wayna nooqden adeer hada la doono waxa imaan kara garaadka ileen caraada ana ka taaliya ciidan doonan imaan karta

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 วันที่ผ่านมา

    Walaahi somaliland iimaankay u wada dhimatay waxan yaa naka qariya ciil baanu ka qaadnay markay odayaashii lacag uwaasheen laaluusha caruurtana ma xaa loomalaynaya cajuuskan bilaa caqliga ah yanaga aamusiiya kugo a waxaaraadinaysan dhuuni raacyow midhani uf waxan mahadlayane matagaya meeldarankadhaca inta somaliland kahorjeeda war keena xabashi intaas wada ciyaaysana jeelka xabashida kugura godlaydinkurid

  • @khaalidshaabo9518
    @khaalidshaabo9518 2 วันที่ผ่านมา

    Waa siyaasi qabiil ku qiimaaynaya qarankiisa shalaybay ahayd markii laascaanood lasu soo bahaystay ee ay lahaayeen waa reer laascaanood qudha

  • @AbdirahmanDayib-f1m
    @AbdirahmanDayib-f1m 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Galaydhow Ninkabi Isagu Muxu Sameyn Lahaa Aduu Muuse Ahaan Lahaa Dalkaba Uu Cuni Lahaa Waarka Fadhiiso Madaxda Ama La Shaqee Dhaliil Ha Wadine

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 2 วันที่ผ่านมา

    WAAR WAXANI WAA FARSHOOLE.
    WAAYAY CADKII QUUDHEED EE LOO TUURAYAY WAA NOOCA MARKAY KHAMRIGA WAAYAAN MACAA FUTADA DHIGTA

  • @user-hr1dq9sv8m
    @user-hr1dq9sv8m 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marakaad wasiiraka aheyad soodigii laahaa jabuuti waa cadow oo khadara xayad ayaa lacag u soo dhiibatay marxuunkii dhintay ee ina aw axamed oo layanagu baabiinayo ee khadara caayayey mantaa arin kaa galay

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 วันที่ผ่านมา

    Mucaaradkuba waa in ay muxaafidka hadalkay yidhaahdaan mid ka soo horjeedo kula yaabi mayno

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 2 วันที่ผ่านมา

    Mousa odayga waxbauu iskaaga dhiibi lahaa.
    Odaygu waa dawlad ku nool.

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 2 วันที่ผ่านมา +1

    Qaranimada dhabar jebinta iyo buuro galka iyo cadow kalkaalnimada ka daa.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา

      Dhadiga isaaq tahay adiga laa dhigay oromo viva buurtaa qacan libaax

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 วันที่ผ่านมา

      Caranimada somaliland waa muqadas.Qaran ma jiren Caran baa jira,kuli waa wada caran

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 วันที่ผ่านมา

      @@najmanajma6752 hargeysa luu kala tagay soon

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 2 วันที่ผ่านมา

    Af waa cunay isho 😅
    From Djibouti

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 วันที่ผ่านมา

    Arintan waxaa uu u sameyey Cabsi ayaa ugeysey wuxuu raba itopia u hiiliso waxba ha ka warwareegina

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 วันที่ผ่านมา

    Hanbalyo jabuuti waxaan soo jeedinayaa in cid kasta oo somali diida, madaxweyaha jabuuti ayuu horarkii muuse jjuudaan oo jabhadda ciise iyo godabiirsay dhjlka uu yidhi xeebbaan idiin siinayaa iidoor ma dago, reer awdal iyo ciise ayaa daga. Marna lagama yaabo in soomaliya ogolaato, cukuse run ayuu sheegay muuse juudan ayaa dhagar qaba ah, muusaa olalinya oo dabka shiday.

  • @MaxamedKoosaar-ce1uk
    @MaxamedKoosaar-ce1uk 2 วันที่ผ่านมา

    Waa kuwa cadowga guarantee ee la sheega bal siduu u hadalayo fiiri war isu thajil

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 2 วันที่ผ่านมา

    Beenale Alle ku soo qabey🤲🤲🤲 dal aan waxba u nooleyn somaliya gacanta ugu jira ayuu Alle nookeeney Mudane Muuse Biixi Alle ha xifdiyo🤲🤲🤲

    • @NimcoAided
      @NimcoAided 2 วันที่ผ่านมา

      Kulmiyihii siiraanyo ayaa inoogu horeeyey xamar iyaga inoo keenay hadana kula kulmi jiray jabuuti kkkk welina markay jabuuti tagaan ee ay arkaan farmaajo dalaq yiraa gaadhigiisa kkkk

  • @abdiazizkaahiye2920
    @abdiazizkaahiye2920 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtii muuse salgii aw ku tukanayuu gubey. Xalkaynu ku soconaa

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 2 วันที่ผ่านมา +7

    Kanoo kale yaa dal ku aaminaya

    • @faizam523
      @faizam523 วันที่ผ่านมา

      Oo ma dhaamaa idinka dhasha, faysal dhurwaa baa idiin taliya iyo muuse juudaan😂😂😂😂

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 วันที่ผ่านมา

    Raaga waadani dhaaman waa waada maadaax xiiranyin maarka maasakaaxadiina waa qaalaasha muuniiqaada baa tiimi idiinka diiden

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 วันที่ผ่านมา

    Sakhraan marka lawaraysanayo suaalaha wuudhex fadhiistaa waar jajabantaadii iska walaaqo MBC waanin shalayna naftiisa u Hury dalkiisa maantana seedi iyo saaxiiba u hurayA

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wakaa.xisbigi.cadaw.taageer.macarurbuu.usheekenayaa.

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haaraadiigii maxaamed siiyaad baare koornaal ah baa maadaax waayne kaadhiigaadeen.

  • @ShabeaanGabyow-nc3lc
    @ShabeaanGabyow-nc3lc 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaanu kaa qorno kaama hayno waayo dee dib udaawo hadalkaagii hore sxp markaan xilka waayo sheeko mucaarid bilaa mabda waa waxa dalka iyo dadkaba lahadhayo filinkaasi maaha mid nagu cusube waxanu kaa qornoo cusub mahaysaa

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 2 วันที่ผ่านมา

    Jabhad ayaa laga hadlayaa markaasuu ulama kacay gadabuursi waar kuwan wadanka halaga qabto
    Muuse ayay ku waasheen

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waar ya wax ku dhiba Muse ku bartay

  • @abdifatahmohamud794
    @abdifatahmohamud794 2 วันที่ผ่านมา

    waa Iidheh ee waraysi maaha, Qarankii baa qof laga dhigayaa, iyadoo duulaanka lagu soo qaaday, oo weli loo soo maleegayo laga dhigayo inuu Madaxweynunu gacantiisa ula tagay. Shit kuwaasaa ina xukumi doona miyaa,

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 2 วันที่ผ่านมา

    Somaliland ma Muse Bixi baa?? Waa maxay kuwan mucaaradhku ah ee taageeraya madaxweyne wadaan kale, madaxweynahoogiina cadow ka dhigayaa. Waa maxay cayayaan Kani ee dunta xumi?? Subxaan Allah!!!!

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 วันที่ผ่านมา +1

    War xisbiga Wadani ma xishoodaan ba War qaranka iyadoo indhiheeno shanyihiin ayaa lagu soo duulay, dee ma indhaha ayaaad blaster nagaga xidhay, War umadw ka xishooda way idin Aragtaaye, waxaad kala garanwaydeen Muse iyo Qarankiii JSL somaliland

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 วันที่ผ่านมา

    Ohinta eega kii Hawiye ee cidagale iiska dhigijiray🤔 marku Muse shillin kii dadweynaha siin waayey? Kuwe maarku Silaanyo bukay wadanka xaday ee boobay, iisga Xirsi iyo Mahamood hashi TUUG also siday passport ingariis uu heleen ileen qaxootigii wadanka kamay soo biixin🤔? Yaab tug fuqol tug. Iin wuxu xaraanta ku dhistay laga qaado weyaan 3 daa nin xabsii na la dhigo.

  • @user-pp3hk3ko8z
    @user-pp3hk3ko8z 2 วันที่ผ่านมา

    Iminka ma Jabuuti ayuu udoodayaa ninkani waa cadho ka kacday xadhigii

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 2 วันที่ผ่านมา

    Caada qaate, wuxu iska indhatirayaa in ay jabhad cadow ku ah Somaliland laga dhawaaqay jabuuti oo lagu soo dhaweeyey, ka waraysanayaana waa mid aad u liita oo aan garanayba sida qof su’aalo loo weydiiyo, mikirifoonkuun buu hor dhigay oo yidhi waxaad toonto dheh.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา +2

    Aamus sacsacwo xaarmajo ushaqeeya

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 วันที่ผ่านมา

      Sharmuuto adiga ayuu farmaajo ku haysta 🤮

  • @MubYus
    @MubYus 2 วันที่ผ่านมา

    Cukuse,, Muuse Biixi sawdigii shalay kabaha u baalashaynayay ee Kulmiyaha la ahaa, ma Caruur baad u sheekaynaysaa... Yaaaab

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p 2 วันที่ผ่านมา +1

    Saaxiib, maxaad ka waraysanaysaa beenawaaskan xildoonka ku asaasaqay? Qawlaysatada wadani waxay caddaysteen inay garab istaagaan cid kasta oo Somaliland cadaw ku ah. Waa nasiib darro dalkan ku dhacday in dad cadaw-taageerayaal ahi u tartaamaan hoggaanka waddanka...VIVA SOMALILAND.

  • @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
    @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn วันที่ผ่านมา

    Waa sheeydan gabobey ee alah hana dhaafiyo

  • @FOWSIBaashe-xr3ox
    @FOWSIBaashe-xr3ox 2 วันที่ผ่านมา

    Waar wuxu ma caruur buu ushekaynayaa waar horta is cadee xagaad that

  • @MubYus
    @MubYus 2 วันที่ผ่านมา

    Cukuse.. Ex. Kulmiye, warkaaga waa la hayaa, Buuqa iyo qaylada ka daa dadka.

  • @khadnor4020
    @khadnor4020 วันที่ผ่านมา

    Waadigii caruurta mudaharaadeysa dhex cararayey adigoo wasiir shaley ahaa dhagax tuur lagugu xidhay

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 วันที่ผ่านมา

    Horda shicibku may Suuqa ku dhex garacaan
    Laabsaalax Xirsi Batuun. Mohamed Abiib iyo wixii la halmaala

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 วันที่ผ่านมา

    Huwan kalkaal ka soo horjeeda qarankiisa ee beeneynaya jabhadi jabuuti, waxa ku kallifey CUKUSE in uu raaco HUWANTA WAA HUNGURI.
    HALKEED KU TAQAANEY JABUUTI.????

  • @Saeedsy9
    @Saeedsy9 2 วันที่ผ่านมา

    انت صاحي.

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 วันที่ผ่านมา

      اصحي منك يا غبي 😆😆

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 วันที่ผ่านมา

      اصحي منك يا زفت 🤣😆😆

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 2 วันที่ผ่านมา

    Oo kani ileen maba qoyana coladii uu muse u hayey iyo qarankii buu kala garan la yahay Ala maxaa doqon dad la moodi jiray waaba ninka geele u hiilinaya asqo

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv วันที่ผ่านมา

    WASIIR CAKUSE . Si fiican ayaad u dhigtay muuse dalka ha laga badbaadiyo inta hadhay yaanuu dab sudhine .

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 2 วันที่ผ่านมา +2

    Cukuse nooloow hore u soco buufi (heego dhuryo)

  • @user-xt6nk3vk8m
    @user-xt6nk3vk8m 2 วันที่ผ่านมา

    Carada😢defense SIYAASIYIINTA fashilantay wasa Canaan u ah muuse

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 2 วันที่ผ่านมา

    BEEEEEEEEEENALE. BEEEEEEEEEENALE. COKOSOW CADAWO. AYAATAHAY.

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 2 วันที่ผ่านมา

    saqidkasta onolosha kadhaco marka xukunkalagaqado ayay iskuxaran oowaxaykuhadlankalagaranwayan waagadhhunguriya habar idinkudhac

  • @Umo580
    @Umo580 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUUSE HADH KIISA BUKACARARYAA 😂😂😂😂😂😂

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 วันที่ผ่านมา

    Heego cay mooye caqli kale ma hayaan .. qaranka waxay u yaqaanaan muuse ... qofkii muuse jecel ayaa qaranka jecel ayay ku odhanayaan... muuse iyo qaranku isku mid maaha .. qofkii ka soo horjeestay caqliyada xun ee muuse maaha qaran dumis..

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 2 วันที่ผ่านมา

    Waxay u barteenoo beryahan la waayey baafinayaan yaa ku dhegsaysanaya guulwade camal beelay

  • @carabahaa8351
    @carabahaa8351 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muusaw gaadhiga nagu wad .hadaad doonto nagu rid gabigiisaba😂😂😂😂

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 วันที่ผ่านมา

    kuwa la safan jabuuti waxay ilaashanayaan dano gaar ah

  • @user-bz6uj4yj9c
    @user-bz6uj4yj9c 2 วันที่ผ่านมา

    CUKUSE WAA KA UGU WAYN EE SOMALILAND CADAW U AH. LITIRKII AYUU KAWAAYAY MUUSE KAMANA HELAYO

  • @idrissanu
    @idrissanu 2 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉

  • @mohamedjibrill2508
    @mohamedjibrill2508 2 วันที่ผ่านมา

    Are you somalilander?

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k วันที่ผ่านมา

    Idinka kadabeya oo xiniyahad kudhag teen tug

  • @HargaysaawiMaxamud
    @HargaysaawiMaxamud 2 วันที่ผ่านมา

    cukuse iannkiisaab quum luud u xidhan muxu qaran u qaban muu ciyaaalkiisa ka war hayo