Timbro Faqash Ka Hadheena Aya Anigo Mujaahid Cali Marlabore Ah Uu Doonaya Inuu Dhul Iga Qaado,Dhiig

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Timbro Oo Ahaa Faqash Ka Hadheena Ayaa Anigoo Mujaahid Cali Marlabore Ah Uu Doonaya Inuu Dhul Iga Qaado,hub Ayaanu Halkan La Fadhiisan,dhiig Baa Daadan Madaxwayne.."Cali Jabuuti mulkilaha beer Biya-shiinaha ah
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 18

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 หลายเดือนก่อน +4

    Marka meel walaba beer laga dhigo Anoguna xagee istagana😮😮

  • @SiciidMuuse-lw5cg
    @SiciidMuuse-lw5cg 3 หลายเดือนก่อน +1

    DADKU CADAALADBAY RABAAN ALLAH BAA CADAALAD HAYE NINKA TIIMBARO UMADA HALAGA QABTO

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mujaahidaw xaal qaado snm shayaadiin ayay ahayd gaalo raacyo ah

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      SNM MUjaahidiin bay Ahaayee ragii gaalkii waynaa Afwayne Aflahaar kii quraanka dafitay ee culimad gawracay iyo gaaladuu watay ee Afrika ugu xooga wayneed hub iyo ciidanba ku jihaaday aan midh ka reebin hub iyo ciidan toona bay SNM ahayd

    • @safiahassanali1226
      @safiahassanali1226 2 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p snm yuhuud bay ahayd madaxwaynihii maxamed siyaad allah ha unaxariisto mumin ayuu ahaa dacaayada gaalado usamaysay waxaasi waa been waxba kama jiraan

  • @MohamedKhadar-ko9ro
    @MohamedKhadar-ko9ro 2 หลายเดือนก่อน

    Tiinbaro reerkooda ayaa dalka idiin xoreeyay faqashna idinka xoreeyay

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 หลายเดือนก่อน +1

    Taliya ciidnka police utag

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 หลายเดือนก่อน +1

    2 mitir ku leedahay dhulka oo xabaal ah

  • @XalimoHassan-e2f
    @XalimoHassan-e2f 3 หลายเดือนก่อน

    Dalakad uu so dhimatayi hadad cadalad ku wedo ku dhimo mujahid ha barayiin

  • @xogtaheesaha530
    @xogtaheesaha530 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba ma qaadi kartaan walhy 4 nin oo RRU Ah ayaa idinku filan..wax mujaahid la yidhaahdaana ma jiraan ..bal noo sheeg cida ay ku jihaadeen ma dagaalkii uxud bay galeen mise beder adeer somali somali kale dilayay baa ahaydeen

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 3 หลายเดือนก่อน

    Irbad dhuub ma talisman afkuna waydin dheer yahay qori baanu la fadhiisanaynaa

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxkastaba ma dhiig iyo dhagarbaa,miyaan la dacwoonkarin oo si caddaalad ah loo kalabixikarin,dhaqanxumada dadkani caadaystay iyo aqoondarradaan la yaabay

    • @Xidigtakacday
      @Xidigtakacday 2 หลายเดือนก่อน

      Dacwada hadi laga diido bu ka hdlya danta kalifaysa marka

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 3 หลายเดือนก่อน

    ASC waxaa laisugu faniya mujahid yaa lala jihadaye nin kufanaya dhiiga somali

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 3 หลายเดือนก่อน

    Asc,adeer waxaasi wax weyn maaha mar hadii wado dadku wada leeyahay waa sadaqo, wax kasta miyaan isku qabsanaaa

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 3 หลายเดือนก่อน

      MAXAA SADAQO AH WADDO NIN KALE LOO SAMAYNAYO

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi5596 2 หลายเดือนก่อน

    Mujaahidku xaggee kusoo jihaaday, yuuse ku jihaaday? Muxuuse u jihaaday? Been ayuu ku gaboobay.