Intii S/land Nalaku Aqlibi lahaa Muuse Biixi waan ku Raacsanahah MOU Bada Itoopiya. Boqor Buurmadow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2024
  • Intii Somaliland Nalaku Aqlibi lahaa Muuse Biixi waan ku Raacsanahah in Bada Laga Kireeyo Itoopiya. Boqor

ความคิดเห็น • 160

  • @elsarmedia
    @elsarmedia  2 วันที่ผ่านมา +2

    Full Taariikhda Daraawiishta' th-cam.com/video/Hb0ifIlG9Pc/w-d-xo.html

  • @user-gp6ew3zl2o
    @user-gp6ew3zl2o 3 วันที่ผ่านมา +8

    jaajuus maahee markuu arkay cadowgii oo gudaha rag ku yeeshay ayyuu xiniinyihiisii lasoo baxay colaad iyo nabadba wax buu ka tari karaa inkastoo dalka dambiyo hore uu ka galay

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 วันที่ผ่านมา

      Dambiguu kaa galay waa maxay miyuu ku kufsaday

    • @yasinhassan3840
      @yasinhassan3840 วันที่ผ่านมา

      Dalkee??😅😅

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 วันที่ผ่านมา +10

    Alaahu Akbar Mashallah Tabarakallah !!!!!!! from saylac wanafar

  • @MohamedHassan-bd2bv
    @MohamedHassan-bd2bv 3 วันที่ผ่านมา +4

    Jahawareer buu reerku galay alaha sahlo

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 วันที่ผ่านมา +9

    Buurmadoow waaa hunguriiiiii raaaac lama aaaminiiii karooooooo

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 3 วันที่ผ่านมา

      Waxbadan ayuu ogyay sirbadan ayuu Kashifay hada in muuse looga horeeyay Ethiopia waliba wuxuyidhi car hadhahaan maabaan joogin macaa ugaaska samaroon

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 วันที่ผ่านมา +3

    Dalkeenu wuu jirayaa, Nin Meel kale kasoo duuLay waxba ma samaynkaro ee horumarka dalka halaga shaqeeyo

  • @hawoali120
    @hawoali120 2 วันที่ผ่านมา

    Tariiqdq ina igare iyo amalkiisa galmudug ayeytal lakiin itoobiya naga reeba wan idin jecel nahay ❤❤❤

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 วันที่ผ่านมา +2

    Saylaca SOMALIA BRO NFD JABUTI OGADENYA VON SOMALIA NISSA 1960 1977❤❤❤❤❤

    • @AliHaybe-w1y
      @AliHaybe-w1y 3 วันที่ผ่านมา +1

      Hargaysa iyo berbera iyo burco somali maaha miyaa yaa bilaa je bent echte klotzak.

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 3 วันที่ผ่านมา +1

    Faqash way dhimatay Somaliland guul all the way

  • @hawoali120
    @hawoali120 2 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah guulesta guulesta guulesta reer awdale state waa dad jira ❤❤❤

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 3 วันที่ผ่านมา +2

    Dibad warreegii ayuu kusoo daalay 😂😂😂😂

  • @CRahman-fo5mi
    @CRahman-fo5mi วันที่ผ่านมา

    mashaa allaah guuul iyo.gobanimo Somaliland

  • @MohamedAbdoulkader-bv3tw
    @MohamedAbdoulkader-bv3tw 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awdal States Mouvement good job Gardabuusi ❤❤❤

  • @Fariin214
    @Fariin214 3 วันที่ผ่านมา +1

    Xabashi in aan soo raaco ayaa fiican maadama oo aan soomaalidi aan wada dhalanay ay dagaal nagu wadaan

    • @yasinhassan3840
      @yasinhassan3840 วันที่ผ่านมา

      Dhaqan iyo faracba waad u leedihiin inaad gaalo soo raacdaan. Waxaynu wada dhalanay majirtee amxaarka iyo gaaladaad raadinaysid aad oo u guur. Fariinay

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 2 วันที่ผ่านมา

    Kangaroo NAFTA waaya xasann Shekhawat bor buur madaw waa habar xabiu sheed guul guuul boqor buur madaw

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 วันที่ผ่านมา +2

    Kiro waa kiro

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 วันที่ผ่านมา

    Ayeydaabaa goba hadaan kudaba soconjirney maanta marabno iidoor mw waxaanka noqoney muxuu ahaa jabhadbaan horjooge unoqonaye

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c วันที่ผ่านมา

    Waa leef leef sheekadaadu state awdal dalkooda way qabsanayaan

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy วันที่ผ่านมา

    WALLAH I. REER SOMALILANDAW WAXBA. COOLAD AYAA LA IDINGALIN ETHIOPIA
    KUWA HESHISKA DIDANI XAARKA KUDHEEGIDOONA
    BAAD IYO BIYO. IYO. ELECTRICITY MIDA HEELI MASYASN. OO ETHIOPIA ISKA LEH

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 2 วันที่ผ่านมา

    Boqorka Geeska Cismaan Buurmadow waa nin kala garanaya mucaaridnimada iyo Qaranka hore u socodkiisa Runtu Ayuuna ka Hadlayaa Somaliland Maanta duulaan weyn oo is baheysi Ayaa kusoo Socda Aad u weyn Nin Ragina wuu Garanaya Nacasna loo Sheegi maayo Viva Qaranka JSl weligiiba wuu Jirayaa Taas ku Biyo Caba 😊❤❤❤❤😂❤❤

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow.dadka.waalan.eerooxaatu.hayso.dadkani.lacag.bay.iwaasheen.ilashow.nagawabo

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 3 วันที่ผ่านมา +2

    Cali nuur cilmi Xirsi waa Ciidagle ee maaha Sacad muuse, weliba waa Siyaasi Jaamac shabeel Adeerkii

    • @rugtamaansadasoomaalida1521
      @rugtamaansadasoomaalida1521 3 วันที่ผ่านมา +1

      Kkkkkkkkk iyagaa u sheegtay, haddaad taariikhdaada sheegan waydo dee waa lagaa sheegan😂

  • @nkm3449
    @nkm3449 2 วันที่ผ่านมา

    Muse muse adigu bisad madowee waxaad ugu tegi reerkii aad Boqorka u ahayd ee sharafta ku yeelay waa digan kulba meel aan musaasib ku ahayn wareegaaye

  • @grdaudabdi2506
    @grdaudabdi2506 3 วันที่ผ่านมา

    Nin wayn waxbdan og weeyi xifaaltanka ilmaderadii iyo weerarka cadowg shisheeya waa ukla soocanyihiin boqorka

  • @AbdikafiHalane
    @AbdikafiHalane วันที่ผ่านมา

    Odaygan
    Waaba
    Tug

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 วันที่ผ่านมา

    Waa isku yaacay odaygu

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa dulaalka gatay dhulka iyo bada Soomaaliland Boqor Buur madow.

    • @brbynulolilumu
      @brbynulolilumu 3 วันที่ผ่านมา

      Bada maada leh 😮

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kan bidhurkeen ha ka hadlo badaa muuse malahee dad ayaa leh

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 3 วันที่ผ่านมา

    Fiqi tolkiis kama jano tago Ayaan maqli jiray.

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kan waa jaajuus xabShi

    • @brbynulolilumu
      @brbynulolilumu 3 วันที่ผ่านมา

      Wa nooga fuq boqorka

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 3 วันที่ผ่านมา

    Waxa allaale wax aan ka fahmay ma jirto wu is wanaajinayaa hadana wu qiranaya in huwan u la heshiiyay wax bu qasayaa wuxu u malaynayaa in uu is badalay Lakin wa waraabe ciil ha u qabin calaalna ha u tuurin wa kii uun balaayo madow

  • @MohamedAbdoulkader-bv3tw
    @MohamedAbdoulkader-bv3tw 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isack waa Ethiopien

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 วันที่ผ่านมา

    Muuse cararaaye hala rido waa inoo faysal

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa boqorka buurmadow wuxuu ka hadlayaa waa arrin sax ah.
    2.0. Waxan dhahayaa boqorka buurmadow waan taageersanahay.
    3.Waxan dhahayaa xisbiyada darafyada ka jira waxan dhahayaa waa in la taageero.
    4.0. Awdal state waxa ku jira cuqdada isaaq nacaybka ka buuxda.
    5.0. Waxan dhahayaa cadaawadda isaaqismka ayaa ka buuxda.

  • @nahawi1479
    @nahawi1479 3 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidaa tiraa Geel Horaankiisii Dur duriyey Aarankiisana Maxaad Moodaa,.
    Ninka leh itoobiyooy kaalay Qaado Dhulkayaga Ma Waalan yahay Mise Maandooriye Ayuu Qaatay.

  • @mohammedabdi7534
    @mohammedabdi7534 2 วันที่ผ่านมา

    Warbetakadhaaf.umadatugyoowboqorkagamanaqanagaracyahoow

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 2 วันที่ผ่านมา

    Lacagtii xirsi ayaa kaa hadlinaysa weli, muuse biixi ayuu ku waashay

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 3 วันที่ผ่านมา

    King Boormodoo Hero of somaliland Haberjalo ❤❤❤

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 3 วันที่ผ่านมา +1

    NAMAY DHALINE WAY NAHAYN JIRTAY.
    WAA DIBJIR AH

    • @brbynulolilumu
      @brbynulolilumu 3 วันที่ผ่านมา

      Nooga fuq boqorka shalay dadkiisa markuu cadoow KU ahaa waa amaaneysay

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 วันที่ผ่านมา

    Geesi qaran

  • @SundusShucayb
    @SundusShucayb 2 วันที่ผ่านมา

    Munaafiq xaar xaar dhalay
    dhalay

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 3 วันที่ผ่านมา

    FIQI WAA DUQ WEYN OO SAYAASAD AQOONIN ISIR NACEEB KU JIRA

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk วันที่ผ่านมา

    Yaa kaa dhageysanaya dhuuni qaate yohow iska daa tolkaa wuu ku yaqaan wixii yaraa ayuu kuu didey xasan miyaa waar umada ka fadhiiso arinkaa xabashida burco ka jawabtey hargeysa ka jawabtey borama ka jawabtey miyaanad daawan mediyaha meesha hadal kaagama banaana bahal madow

  • @user-kf5vg7kt6p
    @user-kf5vg7kt6p 3 วันที่ผ่านมา

    Bisada Madow Haduu Wax Iibinayo Futadiisa Ha Iibiyo

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 วันที่ผ่านมา

    God bless Somaliland

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 วันที่ผ่านมา

    BALAAYO MADOW, TAARIIKHAHA AYUU BADDALAA.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 3 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk cawaan 20km ma,agaa leh nacaskaani.

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 วันที่ผ่านมา +1

    Tuugmadow wakaa

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 วันที่ผ่านมา

    Gabayga maanta:
    Doofaar waligii madaahiro hadduu darajo walba isku duubee.

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 2 วันที่ผ่านมา

    Ader booqorka hadla kaka ufarso ader jubuuti koormaad xooraysay hal so aal ader ango gob joog baan aha hal matala ader wakhataka ad kalaqban jartaan waa dhamaday ciisa iyo samaraan ader tarkhada isaaq a. Jubuuti waxay kabalatay khadra xayaad waxan kuwadayay booqorka shadano anaan iyo abahaad madka hoorayay

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa boqor cusman buur madow waxa xumeeyey gaafaadhi iyo madaxweynaha.
    2.0. Hase yeeshee boqor cusman buur madow sida uu uga hadley MoU waa si sax ah waanan ku farxay waana arrin aad u muhiim ah waana sidii laga doonayey boqorka.
    3.0. Waxan kuu rajeynayaa cimri dheer iyo caafimaad buuxa.
    4.0. Waxan qirayaa inaad muuse biixi taageertey xilligii doorashada madaxweynaha.
    5.0. Haddaba waxan qirayaa inay ku xumeryeen wasiir gaafaadhi iyo madaxweynaha.

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 วันที่ผ่านมา

    YAA OK

  • @user-lm8gz3rc2r
    @user-lm8gz3rc2r 2 วันที่ผ่านมา

    Buurmadow waabeenala

  • @jibriilcali7475
    @jibriilcali7475 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyadaabaa oromo ah reer samatar waa laan dheere isaaqa habar awal ah, sacad muuse saafi ah

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 2 วันที่ผ่านมา

    Waa sax lagu karbaasho waliba been badanaa war waxay qiraal ku yihiij maca caaqiladoodu inay xabasha yihiin muuse biixina oromo yahay war waxba ma wadaagno ina biixi inta uu joogana somali land iskuma nihin awdal state iyo reer boorame waa isku isaaq lama nici karo laakiin ninka imada baabiinaya halaga eryo ilaahay muse hana dhaafiyo muse isaaq iyo ciise iyo gadabuursiba waa nacab yahay nin walba muse ayaa xun

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 วันที่ผ่านมา

    Lion 🦁

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 3 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi ayaa hayn kara dawladnimada soomaaliland laascaanoodna adigaa ciidanka kala qaybiyay faqashtana raacay hadaad soo noqotay way fiican tahay

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 วันที่ผ่านมา

    Buurmadow ceyda iyo afxumadu ku shaqeystaa

  • @WarsameCabdi-xt9ii
    @WarsameCabdi-xt9ii 3 วันที่ผ่านมา +4

    Waajaajuuskii qandaraaska dhiiga eeceelafwayn bilaabay

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 3 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Afrika oo idil haday isku tagto. Awdal stat somalia🇸🇴 ka ayaa adag.: axmad gury:

  • @musemuse417
    @musemuse417 3 วันที่ผ่านมา

    Buurmadow xagee loo raacaa? Ma tegi karo woqooyi oo waa wanted. Maaha nin hadakiisu qabadleeyahay.

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 3 วันที่ผ่านมา +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴

    • @Dhir.iyo.deef.
      @Dhir.iyo.deef. 3 วันที่ผ่านมา +1

      Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 3 วันที่ผ่านมา

    Jaajuus buu ahaa weligii ethiopianka u shaqeeyo waa kaa banaanka iskeenay

  • @fe8445
    @fe8445 3 วันที่ผ่านมา

    Sagxada bay tageen. Faankii beenta ahaa sagxad buu ku dambeeyay. "Cadaw wayn inaan 20 km siiyo sax baan u arkaa." Waa xikmadii boqorka reerka.

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 2 วันที่ผ่านมา

    Boqorrka waxa uu u qalmaa madax weyne

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c วันที่ผ่านมา

    Duurkii ayaaa soo karay. Doofaar doofaar dhalay adeer cid ku dhegaysanayaa ma jirto.

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 3 วันที่ผ่านมา

    Samarooneey walaal na fasaxa cadaawada warkan ka bax awdal state taageera anaguba waan idin taageernay❤😂🎉😢😮😅😊

  • @KalldiMhmed
    @KalldiMhmed วันที่ผ่านมา

    Quuul somaliland

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @user-uj9mh2nd8q
    @user-uj9mh2nd8q 3 วันที่ผ่านมา +2

    oromadu habarjeclo bey dhashay maxaad habar-awal ogow nabeee?hhhhh

    • @munahassan8131
      @munahassan8131 3 วันที่ผ่านมา

      Wllo ciday dhaleenba oromo wata gurguurte iyo faqash inorganic hiilise hoos u dhiga isaaqow inaga dhexdeena maya xumaan umuu odhabe

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 2 วันที่ผ่านมา

      hj xabashiyad ayaa dhashay ee maaha oromo

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 3 วันที่ผ่านมา

    Samarooneey ma isaaq baad tahay mise sheekh isxaaq walaal waan idiin dulqaadanay waa naynu simanahay

  • @Khatharilkacase
    @Khatharilkacase 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taarikhda ka lunte muslimo waa ansaar carbeed

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 3 วันที่ผ่านมา

    Weligiinba kabaqaad aa eheeydeenee kaxaa xaabsha waakaas oo Abiy yiri Somalia kala go’eeda marabno 😂😂😂😂

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 วันที่ผ่านมา

    Garxajis weli ma dhihin oromo ayaa na dhashay hawar awal iyaga amxaar ayey sheegteen habar jeclana oromo na dhashey ayey dhaheen waa la wareeray

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 3 วันที่ผ่านมา

    Samarooneey walaal heedhe hadii waxba noo kordhi wayeen hadaanu meel yar iska oodano ma ceebaa❤😂🎉😢😮😅😊

  • @user-ex2nv3oi1g
    @user-ex2nv3oi1g 2 วันที่ผ่านมา

    Nolow boqorkow

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 3 วันที่ผ่านมา

    Biishaan doon baa iyaduna jirtey oo qaybo h jeclada ka mida dhashay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaa u valeemo saarnayd boqor soomaaliyeed waadse dha cday mee madhan baad tahay khasaare nin fiican matihid

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane 2 วันที่ผ่านมา

    Waaar beenta daaa Muslimo may ahayn oromee ina Sahal ayay ahayde may dhalina eee way korisay

  • @leban9958
    @leban9958 3 วันที่ผ่านมา

    Muslimo ninkii kadhalay waa kuma maxadse ku nacdey

  • @AminaAli-ft9tk
    @AminaAli-ft9tk 3 วันที่ผ่านมา

    Mar hadii Aad muuse oromo galisay fariid

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 วันที่ผ่านมา +7

    Been Madow. Adeer Ilaahay Caqliga ha kuu soo Celiyo. Dadku Cadow Badan buy leeyiin. Muuse Biixi Geesi Qaran baanu u Aragnaa. Ilaahay Cadowga ha ku tuso.

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 3 วันที่ผ่านมา

      😂😂 magaca sax been madow maaha waa buurmadoow

    • @aliabdi181
      @aliabdi181 3 วันที่ผ่านมา

      @@khadijac9841waar waa been Madow

    • @user-bc1gf4kk1u
      @user-bc1gf4kk1u 2 วันที่ผ่านมา

      😊​@@khadijac9841

  • @hassanwarsame-oq7iv
    @hassanwarsame-oq7iv 3 วันที่ผ่านมา

    Ma la hubaa ninka dhulka iibinayaa inuu boqor maxamuud buurmadow yahay. Boqorka miyaa la sixray mise waa muuse maslax!!!

    • @brbynulolilumu
      @brbynulolilumu 3 วันที่ผ่านมา

      Mayee WAXUU ARKEY XAQII DAALAMIINTA AYUU DABA JARAYAA RUNTANA U SHEEGAA

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 3 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc วันที่ผ่านมา

    Waarwaaddhimatay lacalatulaa

  • @abdullahiabdi3213
    @abdullahiabdi3213 3 วันที่ผ่านมา

    Idoorow barbara siiya. Awdal. Malahidiin

  • @JufaMedia
    @JufaMedia 3 วันที่ผ่านมา

    Gabadha hore su'aasheeda waxan kaqaatay "Seed boqornimada kuqaadatay yaase kusiiyey? Darajooyinka kale ee jirase seed Kuala saraysaan, yaase usareeya oo halkeed kaga jirtaa aduu". ... Waad kusaxan tahay inad iska xaqiijisee isaga tiisu waa beeb-been jeebka kubuuxso uun loosheegto.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 วันที่ผ่านมา

    Isaaq pawer

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 3 วันที่ผ่านมา

    يا ايها الملك المزعوم لا تخسر لعمرك مالاينفعك.

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 3 วันที่ผ่านมา

    Boqorku tolkii isaaq buu maanta u hiiliyey

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😮😮😅😅😅😊

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 3 วันที่ผ่านมา

    Gobolka waqooyi waa ku badbaadi.waxa kale waa been:

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 วันที่ผ่านมา

    Mahooyadaabaaleh bada aadbixineyso dhulreer awdal xaraanbey kaayihiin beenaale buur madaw

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 วันที่ผ่านมา

    Kkk waa qoslay waxaan ku qoslay oromo ayaa na dhashay aawey carab ayaa nahay

    • @maxamedcabdi9057
      @maxamedcabdi9057 3 วันที่ผ่านมา

      Reer guuleed iyo xoosh iyo xildiid oromo maydhalin ee islaantu waa reerka gabilay dega ee craxmaan madigaan ansaar ah waahalkey karaamada kuyeesheen ansaar baa ayeydood ahayd

    • @maxamedcabdi9057
      @maxamedcabdi9057 3 วันที่ผ่านมา

      Reer guuleed iyo xoosh iyo xildiid oromo maydhalin ee islaantu waa reerka gabilay dega ee craxmaan madigaan ansaar ah waahalkey karaamada kuyeesheen ansaar baa ayeydood ahayd

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 วันที่ผ่านมา

    Mahooyadaabaaleh bada aadbixineyso dhulreer awdal xaraanbey kaayihiin beenaale buur madam

  • @Saynabgamuur777Reermagaal
    @Saynabgamuur777Reermagaal 3 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaale.hhhhhhhhh

  • @KUSOWQAWDHAN-b4x
    @KUSOWQAWDHAN-b4x 3 วันที่ผ่านมา +2

    Kani saw maaha kii dadka ku lahaa, "hooyadaa waxaa ku samee!" Dib-jir

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 3 วันที่ผ่านมา

    Xaar Qofka hadduu cunideeda barto sidaa buu hadlaa. Kkkkkkkk
    Goojacade ku tuurtay madfaca.
    Saylac kkkkkkkkkkkkkk

  • @zakeriye6995
    @zakeriye6995 3 วันที่ผ่านมา

    belo