- 1 635
- 17 538 719
Galaydh Media
Ireland
เข้าร่วมเมื่อ 14 พ.ค. 2020
Warraysi Part 2 : maamulaha dugsiga Sheekh Ibraahim Burco.
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : GallaydhMedia
FB : Hassangallaydh
TW : Hassangallaydh
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : GallaydhMedia
FB : Hassangallaydh
TW : Hassangallaydh
มุมมอง: 442
วีดีโอ
Maxaad ka ogtahay faa’idooyinka geedka Mooringaha ?
มุมมอง 10K15 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
10 qodob oo haddii aad samayso ay suuragal tahay in aad guulaysato.
มุมมอง 9422 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Sababaha Du’cada lagu aqbalo : Sheekh Jabuutaawi.
มุมมอง 4842 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Muxuu ka beddelikaraa Millateriga Somaliland taliyaha Da’da yar ee madaxweyne Cirro, magacaabay.
มุมมอง 61K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
“ Cabdiraxmaan Cirro, waa nasri Ilaahay u soo diray ciidanka Qaranka” xil Barkhad Batuun.
มุมมอง 15K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Agaasimaha cusub ee wasaaradda caafimaadka Somaliland oo maanta xilkii lagu wareejiyay.
มุมมอง 1.3K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Suldaan cusub oo Hargeysa lagu caleemo saaray.
มุมมอง 8077 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Reer Hargeysa maxay ka filanayaan Trump
มุมมอง 5K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Qoryaale oo riig biyood heshay.
มุมมอง 7579 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Agaasimaha cusub ee guddida Tacliinta sare ee Somaliland ayaa maanta xilkii la wareegay.
มุมมอง 3219 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Guddoomiyaha cusub ee shaqaalaha dawladda Somaliland oo si maamuus leh loo soo dhaweeyay
มุมมอง 1.1K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Qaabkii loo sagootiyay guddoomiyihii hore ee shaqaalaha dawladda Somaliland.
มุมมอง 1.6K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Suuragal ma tahay in Trump aqoonsado Somaliland ?
มุมมอง 23K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Dr Ayaanle Hagoog, waa khabiir xanuunada dhimirka ah.
มุมมอง 61312 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : GallaydhMedia FB : Hassangallaydh TW : Hassangallaydh
Agaasimaha cusub ee Caddaaladda Somaliland ayaa xilkii la wareegay.
มุมมอง 41914 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Agaasimaha cusub ee Caddaaladda Somaliland ayaa xilkii la wareegay.
“ Soomaali dadka caayi jiray oo lacago badan heli jiraa ka mid ah dadka ay ....”wariye Cabdirashiid
มุมมอง 22014 ชั่วโมงที่ผ่านมา
“ Soomaali dadka caayi jiray oo lacago badan heli jiraa ka mid ah dadka ay ....”wariye Cabdirashiid
Madaxweyne Cirro, oo caddeeyay mowqifkiisa xidhiidhka Jabbuuti iyo Ethiopia.
มุมมอง 2.4K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Madaxweyne Cirro, oo caddeeyay mowqifkiisa xidhiidhka Jabbuuti iyo Ethiopia.
Agaasimaha Macdanta iyo Tamarta Somaliland Shucayb Boqor Buurmadow, ayaa maanta xilkii la wareegay.
มุมมอง 2.4K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Agaasimaha Macdanta iyo Tamarta Somaliland Shucayb Boqor Buurmadow, ayaa maanta xilkii la wareegay.
HAKIM HIGHER oo ah xarun caafimaad oo khubaro caafimaad joogto ayaa xalay Hargeysa laga furay.
มุมมอง 64514 ชั่วโมงที่ผ่านมา
HAKIM HIGHER oo ah xarun caafimaad oo khubaro caafimaad joogto ayaa xalay Hargeysa laga furay.
Jaaliyadda reer Shanshacadde ee UK oo shahaado sharaf siiyay wasiir hore Cali Marreexaan.
มุมมอง 37414 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Jaaliyadda reer Shanshacadde ee UK oo shahaado sharaf siiyay wasiir hore Cali Marreexaan.
Lixda ficil ee Dr Sacad Cali Shire, carruurtiisa ku waaniyo ?
มุมมอง 1.3K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Lixda ficil ee Dr Sacad Cali Shire, carruurtiisa ku waaniyo ?
Xukuumadda JSL ayaa Ummadda ugu bushaaraysay in ay suuragal tahay in dhawaan waddanka la Ictiraafo.
มุมมอง 13K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xukuumadda JSL ayaa Ummadda ugu bushaaraysay in ay suuragal tahay in dhawaan waddanka la Ictiraafo.
Cabdiraxmaan Axmed cawad, waa maamulaha Dugsiga ugu Ardayda badan guud ahaan Somaliland ee Dawlihiah
มุมมอง 2K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Cabdiraxmaan Axmed cawad, waa maamulaha Dugsiga ugu Ardayda badan guud ahaan Somaliland ee Dawlihiah
Sheekada Farxadda badan ee Ardayadan tafsiirka dhammaysay.
มุมมอง 13K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheekada Farxadda badan ee Ardayadan tafsiirka dhammaysay.
Waa kuma Muniir Axmed Cigaal, oo maanta madaxweyne Cirro u magacaabay Agasimaha guud ee madaxtooyada
มุมมอง 8K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waa kuma Muniir Axmed Cigaal, oo maanta madaxweyne Cirro u magacaabay Agasimaha guud ee madaxtooyada
Arday Tafsiirka Sheekh Dirir, dhammeeyay oo qaarkood loo ogolaaday in ay tafsiirka sii dhigikaraan.
มุมมอง 11K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Arday Tafsiirka Sheekh Dirir, dhammeeyay oo qaarkood loo ogolaaday in ay tafsiirka sii dhigikaraan.
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Tog-dheer oo xilkii lawareegay
มุมมอง 31521 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Tog-dheer oo xilkii lawareegay
Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa Bangiga Adduunka kala wareegtay saddex Gaadiid ah.
มุมมอง 51521 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa Bangiga Adduunka kala wareegtay saddex Gaadiid ah.
Waa lagu caatoba moringaha
Xayaan ayaad ku tilmaameysaa boqor Aah ayaa boqor ah
Sorry we don't want to hear Somalia. When you are in Somaliland do not say Somalia please.
Wuxu ma geed dacarta laodhan jirey
Nio wan beeray wuu ii baxay beeristiisu wa fudayd 😅
Guriguu noga baxay moringa mana isticmalno
xafadahayadu said uga baxa macanka walo cuna
Soomali.le.ubaahanahay
Waxba kaaqanmayo garanmayno
Kuwan ma gaalo ayay la hadlayaan
MashaAllah waa gabadh fariida oo dhulkeeda u dadaalaysa ,hore u soco walaal 🥰
Jaahiliintaan gabadha afka qudhmuun ku taagaya ee waxaa laga hadlayaba aan la socon dad ajaaniba ayaa ka mida martida ma afsomaali bay ku hadasha
Anagu mawaanu unaqaana buurdhaab ayuuka baxaa
This selfish western minded lady is speeking English to somalis advertising herbs that so common I don't knew why she is neglecting our native language even there.is no translater 😮😮😮😮😮😮😮😮
Ma gaaladii bay noo xayaysiinaysaa mise gaalo ayay noo maleesay doqon ku faanaysa af aysan lahayn
Afafka mid uun ku hadal
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan salaamayaa ahmed ibrahim oo ahaa hogaamiyihii candle light Mr. Ahmed , I am osman abdillahi of swiss-group caritasswitzerland. 2.0. Now you have got very wide bidaar on your head. 3.0. Also I met one of your friends he told me I am working for dahab shiil in djibouti. 4.0. I have not seen Mr aw cali hillac of your earlier group and I don't where he is at the present time . Regards Eng. Osman Abdillahi Ali Hydro-geologist &geophysicist
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Macha Allah asxabta ❤❤❤
Aad ayaad u mahadsantihiin bahda galaydh media sida qurxon ee aad barnamijka uso gelisen, waxana sii fiicnan lahayd idinkoo slideska ku qabta oo muujiya geedka sawirkisa ama videoga si guud uga soo dhex mujiya, sababto ah dadka dawanaya geedka isku magac uma yaqaanaan, sido kale aad xogta ay soo gudbinayaan inaad qayb ka mida soo mujisan, si muqalku u sii quruxbato, anyway thanks
❤❤❤❤❤waa sifiican waa geed.dawo ah oo illaahay barakeeyay.anigu hada waan isti cmaalaa aad baan ugu bogay.3.bilood ayaan waday❤❤❤❤❤❤❤❤❤.dadku habartaan
Shere Like waa Xagiina
Geedkii guska😂😂 Say wllhi inaga qabta
I know moringa very well I planted and consumed it The leaf and seeds I have 25 moringa trees 🌴 at my farm
İmişa nooc buu u kala baxaa Maringa?
Maansha Allah Inaabtigey Axmed Ibrahim ayaan ka gartey Dadka
Waxaan ogaadey Dhakhaatiirtu in aaney kuu sheegeyn Jirta dabeeciga ah Iyagu Daawooyinka ayey kuu Qorayaan oo kaa Iibiniyaan
Dhulka buura leeyda si fiican baay uga bixi karan oo wa jaaw ku fiican
garanwaa yuu inagu. noqon. dhir badan ayaa si fudud inagu soo gashay. aduunka lama ogola in dhir layska keeno
MORINGE Weeyan
Wa gabadh habarjeclo ah waxa dhalay aadan mire waqaf
yaa ku yidhi qabiilkeda no sheeg. waa jahilnimada soomalida😅
Somaliland . Putland . Ssc land. Jubaland. Galmudugland. Koonfur galbeed land. Hirshabeele land 😂
*_jinikoow_* wax ssc la yidhaa ma jirto tuulo lascanod la yidhaa iya jirta tulana mamul ma noqoto marka masakinta ha waalin marki horebe caqli aay wax ku gartan ma laheeyne😂😂😂
😂😂😂😂@@dhashisheekhisaxaq9514
Waar masaakiinta yaana lagu qaaliyeen waxba qabbanimeysaane kulahaa Toronto aqoon la'aan
Kkkkkkkkkk
Ee daaya way fiicantahay
Waa suju inantu
Xabad kamaanu fahmin
Gormaan sidan oo dhan afsomaligi oga tagnay meeshu ma eglanad baa
Naa af somali ku hadl
Qofka macaanka qabaa suduu u isticmaali karaa ?makaga maarmikaraa kiniinka?
Dr kala tasho
السلام علیكم ورحمته الله وبركته شكران لك یااستاد🎉🎉🎉🎉 ان شاء اللہ qofkii 768 Ee video gan daawada 🎉🎉
Geedka magicii yacnihi comalidu maxay utaqanaa
Anaga wama baan u,aqaanaa
Haa gurigayga bukabaxaa dad iyo dunyaba waa umihiim
Wlll waqoyiga muu ka baxa
Mel kasta oo somaliya wuu kabaxaa
@@Ikraamaxmadshire Haa lkn mayhay walll ka cofega cagaran laga sameyo mise ana khaldan
@@ASRAAbdi-px4nihaa wuu ka baxaa. Guriga hooyadey (Hargeysa) waxaa ka baxa geed aad u weyn laakiin ciddina ma daneyso
@@samowsamale3490 Haa z.x wll ma miruu bixiya
Markaad Aaakhraada soo hormariso ood aduunka keento ood Noloshaan ba u aragto jaanis ilaahay ku siiyey si aad aakiro beri u badbado ood ilaahay raaligeliso.. eraydaas keliya waxaa fahmi kara qofkii ilahay maalin un soo imtixaamay ..