Beesha Habargidir oo Xamar laga tarxiilayo sida Raxanweynti Laascaanood laga tarxiilay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 299

  • @deeqamohamoud809
    @deeqamohamoud809 2 หลายเดือนก่อน +25

    Dumarkani waa kuwii shalay Awarka ku kiciniyey ee lahaa farmaajo soo bax ,Mareexan weeye dalxoreeye x.shiikh
    Kaguroo😢😢

  • @ruqiyamohamud7572
    @ruqiyamohamud7572 2 หลายเดือนก่อน +20

    Labadii xaqdaro ku heshiisa xaqqay ku dirirtaa ama ka xumada ama ku farxa waa gogoshaad fidseteen

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 2 หลายเดือนก่อน +22

    waa runtaa mahadsanid xasan baahane waa cadaw jaajuus ah

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve 2 หลายเดือนก่อน +32

    Heestan aad sheegayso was tii maatadii Soomaaliyeed 1991 lagu qaxinaayay, xasuuqaayay laguna Bombay hantidoodii & guryahoodii. 34 ka dib haday dhexdiina ka baxayso waa nabsi aad gasheene iska adkaysta.

    • @mbadi818
      @mbadi818 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤¹❤❤

    • @frank77w
      @frank77w 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hada oogu ma horeeso oo horey isugu laayeen oo caga barar baa ka dhacday waagii ba. hadana waa aragtaa

  • @suhur8794
    @suhur8794 2 หลายเดือนก่อน +16

    Xasan sheekh iyagaa doortay habargidir waxuu kusameeyayna waan kufaraxsanahay waxaa kudhacay بما كسبت ايديهم

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 หลายเดือนก่อน +8

      Aryaa 500 oo Ciidan ah ayaan haystaa Farmaayo haddii uu 15 cisho Madaxtooyada ka soo bixi waayo derbigaan oga daadeeynaa Naagihii lahaa sow Habargidir ma ahayn! Nabsigu ma soo daaho!

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน +3

      Nabsigad.gasatah.waa.dabuh.kuh
      Datotah.oo.intas.waa.kudabah.gatiyah.garnah.yahaye.waxad.gesatuh
      Ka.gurah.gor.iyo.yanah
      Markah.waatas.matah.hesatah.
      Nagih.usacabah.tumayey.xasan.sh
      Nabsigih.eykagalan.inah.farmajo
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @xaliimoxasan3302
      @xaliimoxasan3302 2 หลายเดือนก่อน

      Inafarmaajo hadeerbaa maxkamad lasoorayaa taasaad moogtahay kulaqeeymo badanaa

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 หลายเดือนก่อน

      @@xaliimoxasan3302 Farmaayo ma arkeeyside Culusoowgaaga iimaanso oo cabaadka jooji, iskana ilaali yuusan Carab kaa iibsane!

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน +2

      @xaliimoxasan3302 .
      Hadibah.maxkamad.lasarayo.inah
      Farmajo.waleh.waxa.jirah.rag.kadabih
      Badan.inah.farmayo.kusnah.waa.lalah
      Sayin.maxkamadah.oo.matah.iskuh
      Kharinayah.sharkah.dowladah.xasan.
      She.shacabkunah.waa.yakhanin.niman
      Kas.kudhumanayah.dowladah.damal
      Jadid.
      Markah.waanah.nimankah.dabigah
      Kagalay.labadih.sanoh.ee.kumayey
      Xasan.sheq.somaliya.fartanah.ku.
      Fikhan.nimankas.dabilayashah.ah
      Sidas.ogodan.somalia.weynay

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 2 หลายเดือนก่อน +9

    Kusoco abwaan kabayare soomaali oo dhan karbaash ismadhaamaan sey dalkoodiibey utashan la"yihiine

  • @ARCAfrica-el7by
    @ARCAfrica-el7by 2 หลายเดือนก่อน +4

    Adeer qaxa qax baa ka horeeyey 😅

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 2 หลายเดือนก่อน +7

    Reer Xamaroow Xassan Sheekh marna meeydkiina ha soo faago oo lacag hadin ka siisto meeydadkiina. Marna guryahiina ha dumiyo. Ku raaxeeysta idinkaa ilaahay ka baryay ee

    • @Anasxaaji-z3v
      @Anasxaaji-z3v 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂 maxaa sameen karnaa anagaa dooranay oo dhahnay farmaajo waa daarood hala racdeeyo

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 2 หลายเดือนก่อน

      @@Anasxaaji-z3v 😂😂😂😂😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +11

    Waqti dheer ayey Ku ceeshayeen
    Caruurti Ku shaagay ayaa maanta caruuraha leh inay with isku dhajiyaan Hanti Dowladeed
    Waa hunguri weynin.
    Kuwa kale ee haysto dhulka Dowlada waa laga
    Rari
    Meel walbaba aytahay
    hadii kale Xamar ma sii ahaan karto Magaalo Madax waa in lagu soo celiyo Bilicdeedi
    oo ay noqoto Magaalo Madax Soomaali Ku wada noolaan karto.

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 2 หลายเดือนก่อน +4

    Dowlada ayaa sax ha ka baxaan dowlada meelaha ay leedahay ka baxa

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

      Dawlada ba day xasan moqdisho kaliya ka taliya hadey soo jeestaaneh hg walee moqdisho labo loo kale jari qadkii cagarneed

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAAN KA XUMAHAY DADKA LABARKICIYEY DAM DAMISKA DARIS BAAN LA AHAA WAQTI SAMAADKII IYO HADABA FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 2 หลายเดือนก่อน +3

    Habargidir waxaa go,aan laga qaatay markay muuqdisho sheegeen in ay iyagu leeyihiin.

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 2 หลายเดือนก่อน +7

    DAMEER MIYAA HARAATIYEY HASAN dameer ciyaaye

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 2 หลายเดือนก่อน +5

    Kabaye waa nin khibrad iyo waayo
    Aragnimo kamuuqato
    100%

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa khalad in dad Shacab Ah -
    Saas loo galo !! Laakiin Reerkaan -
    Saw tay cid walba ka xoog badnayeen! Daraad rag iyo dumar
    Han jabayeen!! Adduun !!!

  • @Adanjkahin
    @Adanjkahin 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid Abdirizak Kabayare, halgama xaq u dirir.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +6

    SHALEY FARMAAJO WAA MAREXAN AAD LAQAAQ LAHEYDEN WAZ IDINKUMACDAHZY HG REEEY

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 หลายเดือนก่อน +1

      Farmaajo wuxuu sameeyay iyo wixii uu soo waday ayaa ka darneyd. In uu dadka ka fikrada iyo ra'yiga duwan weerar hubeesan isku day dil ah ku qaado iyo kursi isku dhajin waqti ku darsasho.

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@cabdirshidosman9649
      Inah.famajo.markuh.kursigah.isku.
      Dhajinayey.oo.korsanayey.xunkah
      Waxan.matah.jirah.buh.kabakhayey.ineey.muryan.iyo.shabab.lawaragan.dalka.buh.kabaqayey
      Markah.waxuuh.kabakhayey.watan
      Matah.talah.xamar.oo.shabab.
      Madaxdodih.qabsatay.xamar.ooy
      Ku.xumayan.badil.nimahl.iyo
      Cadalad.lan.ooy.shacabkih
      .caburiyen.khofki.hadlabah.laxirayo
      Oo.midkih.khabriyadah.lasosarayo
      Cinkih.daficih.lah.dalka.iyo.shacabkabah.kharaxyo.laguh.layey.oo.kuligod.lawadah.xasukhay.ooy.shacabkih.nadlusan.yihin.oo.xoriyadih
      Lagah.khaday.ooy.naftodah.ubaqayan.
      Markah.gar.garah.waa.ilahaay.ee.kadulkaqdoh.guumastan.dowlad
      Kushegan.dal.iyo.shacabah.xasuqdah.rabigay.hakenoh.homiyah.
      Dacad.uha.dalkah.iyo.shacabkah
      Dagan.xamar.amiin.yah.alaaaaaah
      I😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waayaab sooomaliya toobada haku laabtaan qarni ayey ku socotaa baaba iyo balaayo ayaa ku socota war toobad keena soomaliyey

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน +2

    WAR WAXAN MADAXWEYNAHA LAGU SHEEGAYAA WAA MOORYAAN GAAJAYSAN OO AAN DHERGIN SUBXAANALAAH

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan kabayare
    God bless you as long as you are there.
    What a wonderful experienced you are.!
    Pure talent!!!

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallaah Subxaanallaah Illaaheey ha u Miciinno 🇸🇴🙏

  • @Salugla
    @Salugla 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heestii shacabkii Xamar markii la gumaadayay shidnaa miyaa wali shidan walee xaq ma doogoobo

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xassan sheikh xabad Villada halogu galiyo hg afgambe haku sameyso Xassan mayd canshuure 🤬🥵

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +3

    asc habo inkaar qabe madharge wuxuu noqday waraabe bileyal udhaca dadka illaahay shacabka cawad khayrleh hasiiyo gargurtana wadanka halaga qabto

  • @AbdirahmanFarah-d3c
    @AbdirahmanFarah-d3c 2 หลายเดือนก่อน +2

    Tallo ku socota Asad cismaan diyaano jagadan Police ha isku qaban nasiib wanaag maanta laguma magacaabin yaan majeerteenka la soo gelin arintan

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waagii siyaad bare. Waxaasi ma dhicijirin shacabka habargidirna waxay ahaayeen. Dadkii. Ugu horeeyey. Loo adeegsaday ladagaalankii dawladii siyaadbare

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 หลายเดือนก่อน +1

      Beentaa waaye mw siyaad bare cidii ugu horeeyey oo la dagaalama oo jabhad sameystay Ssdf Majeerteen ayey ahaayeen mw siyaad bare haduu xamar dadka jooga la dagaalami lahaa wey baabi I lahaayeen balse isagaa isaga baxay been iyo faan naar ayaa lagu mutaa runta soo qor intaad nooshahay hadii kale munaafuq ayaa isku badelee sida xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude camal ayaa noqonee

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan sh waxa dortay siyasiyinti Hawiye o Xasan Cali kheyre ka midyahay

  • @yassinmohamed1039
    @yassinmohamed1039 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baan uga xunnahay sida loo dhibaateeyey dadka deganaa dab damaska. Allaha ha qabto caddowga arxanlaawaha ah.

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 2 หลายเดือนก่อน +1

    inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun habar gidiray nabsigii farmaajo iyo siyaad baraa idin hayee jle m siyaad dhimayee farmaajo lugaha qabsadoo kasoo ducaysta sxbayaal wadan haloo tashado

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 หลายเดือนก่อน +7

    Abwaan SAS ayay mudan yihiin wa daalimin

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xasbiyalaah Wanicmal wakiil Illaheyow ugargaar umada somaliyed oo cadowga ku hab saday

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kabayare laandheere rag yaqaan ah

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 หลายเดือนก่อน +4

    In dhismayaasha dawladda la baneeyo waa sax balse dadka shacabka ahi waxay mudan yihiin in lasiiyo dhul ay degaan

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ma aragtid miyaa?
      Labada kun mitir square ee Muuse Suudi xoogga ku heeysta.

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 หลายเดือนก่อน +1

      in laga Qixiyo oo Shaqsiyaad kale laga iibiyo ma saxbaa ileel ilaa hada inta meelod ee laga Raray shacabka dhamaan dad ba daaro dhaadheer ka dhistaye ?

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wanna ka xumahay Maatida la leeynayo Latin waa cuquubadii Caydiid.

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caruurta. Damdamiska.ku Nool.manta ma quracden ma qadeeyen sorry. Allah maxa dhib heysto shacabka ku nool muqdisho i.m. sorry 😭

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haddaaan mucaarad nahay mahan xaqdarda xittaaaa inaaan taageerno habargidir yaa dajiyay meesha xoogeey kudagtay xooggaa looga saarey dhaaaf gar hasiin

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt 2 หลายเดือนก่อน +1

    ader iibka hadambeye matida mel uyelo debdemiska dhaxal awowga mahe sanad iyo dheraad aya guura lalaha

  • @MohamedAguu
    @MohamedAguu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulkas waxaa iska leh umada somaaliyeed🎉habar Fodor ma laha aniga ma ihi hawiye ilahay ka baqa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 หลายเดือนก่อน +1

    habar kintir waa mooryaan saxarihi ay kayimaadeen halagu celiyo. Iyagaa xasan culusow futada kuwataY. CULUSOW SIFIICAN BUU MOORYAANTI UKICIYA

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

      Warya adiga qaniis baa tahayeh habartii ku dhashay baa dhilo aheyde wasaq

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@Maria28832nag.xishod.oo.iskadah.caytah.khumaludkah.adkuh.cayeysid.nimankah.subxanalah.soo.maxishotid
      Oo.markan.arkoh.comantigagah
      Waad.catamesah.ee.xishod.dumar
      .badtaheh.Mairay
      Markah.hanah.cayin.hooyayinkah
      Sharaftah.badan.oo.gow.hadad.
      Caydoh.hooyadis.adiganah.birih.balasoh.cayin.hooyadah

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah guul

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dhaaxaad dadbarakiciseene idina Malaydin barakiciyey barakaca barakac yaa kahoreeyey dambi hore yaa layska gooynayaa aaweyse islaantii habargidir ee 500 wiil farmaajo in ku kicinayso ugu Goodin jirtey may maanta xassan ku kiciso

  • @AbdullMohammed-pq9zj
    @AbdullMohammed-pq9zj 2 หลายเดือนก่อน +5

    Nabsigi farmaajo maso if baxay kaxaxaabiya de

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +1

      Awalba xaq darro ayay ku heshiiyeen farmaajo cidna ma dhibin

    • @AbdullMohammed-pq9zj
      @AbdullMohammed-pq9zj 2 หลายเดือนก่อน

      @@ummuisra6721 farmaajo wa ladhibay cidkalana ma dhibin ee hawiya aya dhibay dowladina waad arakta sida logu qamaaray

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 2 หลายเดือนก่อน +3

    Shacab dandooda yiqaan maahan waa dad masaakiin ah

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga wa jirantahay illahey ha ku caafiyo

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guryaha dowlada waa in laga baxaa 😊 kaba xamoow afkaaga edeb uyeel 😎🤓😏

  • @khada917
    @khada917 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habarta hala barakiciyo waliba hala laayo iyagaa dayn waayey inay xabaale qufe dhahaan niic niic birmade kk

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 2 หลายเดือนก่อน +1

    1993 dagaalka wuxuu ahaa mid maraykanku doonayey in uu raashin iyo daawooyin gaarsiiyo magaalada baydhabo oo caydiid iyo habargidir ay ka hortaagnaayeen iyagoo bililiqaystay dhamaan wixii loo waday baydhabo.odoyaashii la laayey waxay Ku shirayeen guri uu Ku dhex duugnaa ninkii lahaa oo ay habargidir Ku dhex dishay.maanta waa maalintii HSM iska xoreeyey mooryaan

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 หลายเดือนก่อน +1

    4 ama 5 ayaan dhegastay reerka cafaafka laala dul maray maanta dhul dawalada kacaa laa leeyahay maxaa dhulka iyaaga qaaas uga dhigay oo walaba sarahaa uga dhisten ilaa iyaagu maa lahaa e war yaab badan ninka laga garderande yahay Allow u hilili

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 หลายเดือนก่อน +1

    XASSAN CULUSOOW GURGUURTE MARKII QABYAALADA LOOGU SACABTUMAAYEY MASAANAA U DAMBAYSEY SOOMAALI QABYAALADII ANFACEEDA WAAN HAYNAAYE MAAN KA TANAASULNO OO QARANIMAA NA DEEQDEE AAN USOO NOQONO WANAAG IN MADAXDA LAGU ADEECO HADAY SAMAYNAYAAN HADAY SIDAAN OO KALE SHACABKA ULA DHAQMAAN WAA CADOOW EE HALA TIRTIRO QABYAALADA CADAALADA AA NA DEEQDA .

  • @calicalii3688
    @calicalii3688 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlad haddii loogu shaqeynaayo is ok but haddii damac kale ama laaluush la’qaaatay ama dad shaqsi dowlada ugu daneysay waa xaaraan waayo caruur agoon ah ayaa dagan ayaga ayaana ka mudan cidkasta

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xasbunallahi wanicmal wakiil

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +1

    shalay waa idinkih gelah ku qalanayay farmajoh so bax h/g may kah so saran xasan moryan iyo villa family may kah so Saran viladah waa nabsih bah helay hawiyeh

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanaallah, waxan ma wanaagsan. Hassan sheikh intuu raadinayo somaliland dadkiisa waxa ha u taro marka hore. May Allah help these innocent people I feel sorry for them 😢.

  • @دبلاويدبلاوي
    @دبلاويدبلاوي 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk kkkkkkk
    Waa. 2. EEY 2 EEYNA kii mici adag ayaa atkaada

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 2 หลายเดือนก่อน +1

    HG in labarakiciyo iyagaa shaqeystay markay rooble baahane kala safteen madaxweyne farmajo.

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habargidir aa wadanka difaacaysay aaaaa cajiib ninyahoo xasan ma jeclin balse adiga hada waxaad ku kacsan tahay isaga sidaas ayaad u leedahay wadan ayay difaaceen. Waa nimankii wadanka meesha hada uu joogo dhigay maa runta la sheego oo Rabigaa ka yaabtid

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mooryaata sifiican baayeshey Haku laabtan dhuuso mareebto

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin kaanxun abgaal kuma jiro habar gidir afhayeen kaama dhigan
    Xasan sheekh waa habagidir ka nax ama ku farax. Amarrada dowladda waa in la raaco.

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abri Habargidir Maalintaas anaglypta na dileen oo nabara kiciyeen Oo Daarood ah Heestana Magiol waxay ku qaadeysay Daarood oo la sheegayay lanalahaa Ninkii Dool ku yimibaa Geeridu dhibaysa.

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidanka masheer ayaa qaataan iyaga hataa qaranka difacaan looga baahan yahay dulmiga jooj habargidir ma jeclidee

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 หลายเดือนก่อน +3

    Haday saas tahay Xamar hg baa -
    Xaq u leh wayna sheegeen inay -
    Xoreeyeen ! Qolo Ayka xoreeyeen
    Baan garan waayey !!

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 2 หลายเดือนก่อน

      Itoobiyaan bey ka xoreeyeen hg muqdisho lkn dadka ku fekeraya arinkaas waa midii cago bararka

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 หลายเดือนก่อน

      @@felisabdi3794 itoopiyan Xamar way jogaan

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdiweli kabayare maanta ma mooryaanta dhinaca saartay.muuse suudi iyo xasan waxay muuqdisho ka difaaceen mooryaan caydiid horkacayey

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan adigu waad garan kartaa, Hawiye qabyaalada uu Soomaali u hor seedey qof kasta oo ka qayb qaatey ha ogaado in ay qoyskiisa u geyneyso (faamilkiisa hoose)

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laakiin walaal "Guryaha Dawlada" waa in laga baxo no excuse, meesha qabyaalad ma aha waa in laga baxo guryaha dowlada foowda looma baahno!!!!!!

    • @Abwaankabayare
      @Abwaankabayare  2 หลายเดือนก่อน

      Walaal guryaya dowladda in shacabka laga bixiyo laguna celiyo gacanta dowladda waa xaq lkn xaalku sidaas maaha oo Xasan isagaa raba inuu xaraashto.

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxbaa ku dhacay team unukaa leh

  • @thomasgregory7416
    @thomasgregory7416 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aaway Daahir Calasow

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน +1

    ABWAAN KABAYARE WAA NIN XAQIIQDA KAHADLA GUULEYSO SAAXIIB

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abgaal weligood gumaystaha bay la shaqayn jireen , saw ma maqlin abgaal waqooyi baan ahee afar irdoodku waa intay . Oraan la iibunaan arkee afar irdoodku waa intaay, waa dadkii biliqo laga bartay

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa.aadsheegaysid..waa.nabsigii.lagagalay.beesh.daarood

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxad madweyne ugu doorateen hadaad og tihiin in uu jaajuus ahaa?!!!! Hassan Sheekh 🤔

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlad iyo isbaaro isku meel ma maraan lakiin waxaa su aal ah yaaa laga gaday dhulkaan ee masaakinnta laga kiciye oo agoon ay ku jirto waa boobka ay wadaan demo jadiid

  • @Quickdeen_tube
    @Quickdeen_tube 2 หลายเดือนก่อน +1

    Teasing waa absigii and ka gasheen daarood

  • @AbdirahmanFarah-d3c
    @AbdirahmanFarah-d3c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Arrinka abgaal iyo habargadiir bay u taal iyaga isxiga horay xaqdaro u sameeyeen muryaantu hadda ilaah baa istusay

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xagee la dhiobay Sidii Caradii !
    Xasan Reer Aakhiraad buu ka -
    Xishoon waayey!! Ma

  • @MahamudsaidAbdirahman
    @MahamudsaidAbdirahman 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaane anigu waxaan oranlahaa qof aad xanaaqsanthy dartiisa cadaalda hauga tagin
    Wllkayow waxa aad sheegeysid waabeen kugu oran maayo laakiin waxaan kaaga baqayaa in aad cadhohadleysid, nasiixa Muslim nimo un iifahan.
    ولايجرمنكم شنءان قوم على ألا تعدلو اعد لو هو أقرب للتقوى.
    الحديث
    ألا وقول الزور ألا وشهادة الزور فما زال يكررها حتى قلنا ليته سكت.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan kabayarow aad iyo aad ayaan kuu salamayaa waxaad shegayso waa xaqiiq waa dhab jaajus ayuu ahaa ninkan xasan ayax waxay Ku jira Cad xaraana iskarida doofarka

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daalin nimada meel kala fadhiiso

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAANA NIMANKII FARMAAJO VILLADA UGU DHACAY EE GEELA QALANAYEY NIMANKU XAMAR IYAGAA DAMBAABA KKKKKKK

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAR MEESHA DOWLADNIMO KAMAJIRTEE LADAGAALAMA MOORYAANTA WUXUU RABAA XASAN DHIIQO INUU DHULKAAS IIBSADO

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 หลายเดือนก่อน

    Waah waah xasan xabala fur dalkii cadow buu ka iibiyey ina xoog baa lagaga qaaday hawiyena xamar buu ku baabiyey iska celiya

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z 2 หลายเดือนก่อน

    Walaqabsaday colbana Qabsaday xarunti soomaaliyed .
    E muqdisho dadkow samiro meeldaydayo 😢😢 . Mawax dawlad shegata dadkeda sidas ugasha😢.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka. Hada. Degan guryaha dad leeyahay 91dii laga qaaday dadkii lahaa haloo celiyo

  • @hannanbaraale8994
    @hannanbaraale8994 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa walaal soomaali baad tahay.nin xaqsoor baadna tahay noolow

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soo adinkii Farmaajo ka soo bax villadda lahaa. Ka faa'iida dee, Roobla baahane intuu lacag imaaraadka ka qaatay beenna idiin sheegay. Aaway sheekadii Ikran Tahliil ayagaa hadda xukunka haye ee?

  • @ARCAfrica-el7by
    @ARCAfrica-el7by 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bara kaca Bara kac baa ka horeeyey 😅😅😅😅

  • @dekaabdisalam2497
    @dekaabdisalam2497 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay afhayeenka habar gidir kabayare kkkkkkkk

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay Hal meel isugu urureen!
    May magaalada meelo Kala duwan ka dagaan!

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi.rayih.ahantaydah.waxan.
    Dhihi,lah,dadkan.labarah.cinayo.oo
    Heysan.melay.dagan.oo.gurih.ijarakarin.iskah.nokhdan.dagankodih
    Galmuduh.rabigay.nah.hatawah.
    Galgashadan.isgah.ujedah.xaladodah.waxa.bah.lagah.yabah.ineey.ka
    Rastan,xamar.iyo.barakisubah
    Oo.hadah.mal.kalah.dagan.biribah.
    Hadanah.labarakinayah
    Xatah.haday.dur.cidlah.tayabah
    Oo.haday.dagan.durkas.magaley.kadhigayan.lomanah.daynayo.oo
    Waalagah.dabah.iman.lodan.mayo
    Shalay.markay.dagayen.mashan
    Hadal.lagah.barakinayo.waxeey
    Ahead.cidlah.oon.dad.daganey.
    Bey.ahed.matanah.waa.magaloh
    Weyn.oo.iyagah.camiray.oo.dagan
    Kadhigay
    Markah.ilahaay.hasiyo.dhul.fican.
    Ooy.kunagadan.ooy.dagan.amiin
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    HADDII SHAQSI IIBSANAYO WAXAA FIICNAYD IN SHACABKAAS LOO DAAYO INKASTOO HANTI DAWLADEED AY TAHAY MEESHU.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    WCS ABTI KULAN LA MID AH 👋

  • @AnabahmedNahar
    @AnabahmedNahar 2 หลายเดือนก่อน +1

    War waxaan baaca yaan ladhageysan
    Xoolaha iska hadlayo
    Habargidir waa kafikirdeertahay waxa aad sheegeyso

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 2 หลายเดือนก่อน +1

    habargidir iyo xasan waxay kuheshiiyen xaran wainmesha Lagarara wasax womoryan

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 2 หลายเดือนก่อน

    Isku dir baad wadaa abwaan Dadkaan waa xaq daro inay degaan dhul hanti dawlad eed Hadii aad aminsan tahay sidaas wax casimad la dhaho ma istaahisho Beel ka xaq badan Beel ma jirto

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ummada allaha ka qabto Xasan baahane

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 หลายเดือนก่อน

    Asc.
    Aad iyo aad bay ii dhibaysaa Hooyooyinka soomaaliyeed ee baroornaya.Hase ahaatee meesha 34 sano bay ku daganaayeen sharci daro.Meesha soomaali
    oo dhan bay ka dhaxaysaa.Saas darteed waa qalad in meel ummaddu wada leexahay ay dad gaaru iska daganaadaan sanooyin badan.

  • @HassanAli-pr7ei
    @HassanAli-pr7ei 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan amuuraha alle hasahlo xasan sheikhna waa tariikh madow oo somalia somartay abgaal iyo habar gidir hadii laxisabtamo abgaal ayaa dhul dowlad inta badan dagan maa ayaga kasoo bilaabo hadii daacad loo dhaqmayo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Walee hasan nin naxariis leh ma aha madaxweyne ma aha

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugo mooryaan ah inkaaran Kan hadlaya waa mooryaan kale dowlada waa in ay soo xirtaa waa dad aan dowlad rabin

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaan laga aasin markuu bakhtiyo

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Beeen faaaftay
    Uk baaan la dagaaalanay
    USA baan la dagaaalanay
    Sayidku islaaaaam buuu ahaa
    😂😂😂😂😂😂😂