Aas Aaskii PL & Kaalintii Dadka SSC "Milicsiga Sooyaalka" Aqonyahan Abshir Cawil Cabdi Dhiif 4aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 5

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka La dhaho Ugadhyahanku waa Doqomo waa. Run Labadoodaba. Nin o dhanaya SSCKH ilaa Malintii Barnamijka bilaben. Cawan ka maqlay.👋🏾

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 2 หลายเดือนก่อน

    Aqoon yahanka hartigu
    Markay is waraysanayaan
    Waxaa laga fahmaa
    hadalkooda in ay ahaan jireen
    Boqortooyo guun ah
    Waa in hartigu waraystaa
    Aqoon yahanka
    Isimada hartina waa in ay nin
    Walba oo isin ihi uu siyaasada
    Iyo saxaafada ka fogaadaa
    Waan u mahadnaqayaa aqoonyahanka adeer deef
    Waa cigmad socota
    Waa run iyo xigmad hadalkiisu
    Harti ha midoobo
    Markaasa soomali is raaci kartaa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer beenta iskaa wax isir nacaybi ma jirin somaliland waxay intaas lahayd nala eega somaliland laakiin dhulbahante dhinac walba aadeen puntland south somalia somaliland waa kuwii marba dhinac u yaacayey ee la soo dhawnayey gaar somaliland wax walba waa loo qabtay waadinkii yiri puntland naga saara 2007 waa laydin yimi ee laydinka caawiyey saarida punland maxaa ka danbeeyey waa la garanayaa ilaa maanta.
    haddii xasuuq ka dhacay waqooyi wuxuu ku dhacay beesha iidoor 200 000 baa laga dilay dawladii siyaad barre ciidankiisii maxaa idinka idin gaaray?
    sheekada goojacadde wixii ja dhacay somaliland iyagaa isjebiyey Allahba waa ogyahay maryacalastu wax ku soo tuuraan ayaa jawaab yar la siin jiray wax la xasuuqayna ma jiraan dadkii raxawayn odayaasga dhulbahante ayaa yiri dadkan baga saara waxaa dusha u saarteen somaliland dadka lagu dilay ee afka loo soo duuban jiray ee ladilay ee aaminsanaa somalind idinkaa dilay waxaad dusha u saarteen somaliland walee godkiin ma qodna xumaanta iyo nacaybka fog ee ciddaa u qaadeen way qoto dheertahay intaas waa la wanaag iyo walaaltinimo ataa laydunkula dhaqnayey idinkuna xumaan iyo nacayb iyo carar hub urusi iyo ka kacaay yaa daarooda,eey ayaad wadeen.

    • @AbdulAli-gy5eg
      @AbdulAli-gy5eg 2 หลายเดือนก่อน

      Dadka beenta sheegayay way taqana somali oo 32 sano been isugu sheekenayay ,isaaqa muqdisho jooga bay la mid yihin dadka hargaysa aaday ee harti kow dheh ,cid kuu yeedhatay malaha oo tiri puntland iga saar,puntland aniga wax ka dhistay mataladna ku leh waana walalahay harti maskaxda caadiga ah ma yeelayso maamul aan waxka dhistay oo walalahayna ah inaan niman reerkale ah inta u yeedho idhahdo kaalaya iga saara waa waxad isugu sheekaysen ,siyaad bare adiga la dagalamay intaad cadowgi somaliyed ee soo jireenka aha ee amxaaro soo kaxeesatay 200,0000 cidi kama dilin shacabka hargaysa daganba 80aadki intaas ma gaadhayn taasina waa been kale
      Dadkii madaxa soo duuban jiray inay jabhada snm ahayd waxa cadeenaysa dilalka hadeer ka dhaca lascanod qofka geesta markiba waa la soo qabta lamana waayo
      Tankale ee ah maleeshiyadi jabhada snm iyaga isjabiyayna been baad ka sheegtay,8 bilood baad jabaysay oo weerarkad soo qaadaba ku jabaysay 25/8/23 waa ku biyo raaciyay .

    • @Jaamacmasri
      @Jaamacmasri 2 หลายเดือนก่อน

      nin weyni wax la wada ogyahay inuu been ka sheegaa waa u garaad xumo, adiga ayaa been sheegaya, waxaadna uun wadaa wixii awelba aynu isku fahmi weyney, markii danbena aynu isku dilney..