Afganbigii 1969 Xog ku sabsan "Milicsiga Sooyaalka" Aqoonyahan Abshir Deef & Qoraa Maxa'ud 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
    wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
    fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .
    Afganbigii 1969 Xog ku sabsan "Milicsiga Sooyaalka" Aqoonyahan Abshir Deef & Qoraa Maxa'ud 2aad

ความคิดเห็น • 40

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 หลายเดือนก่อน +1

    Taariikhdu markay noqoto nin wal iyo xasuustii iyo ciduu la sheekeysan jiray iyo caadufad qabiil. Waa uun sii kala fogeyn iyo naceyb.
    Taariikh run ah la heli maayo, haddii aan Allah cabsi iyo isku kalsoonaan shakhsiyeed iman.

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mohamoud iyo Abshir aad baan idiin salaamayaa.. Waxaad ka sheekayseen Taariikh Fiican, oo aad si daacada uuga waranteen..
    From Gabiley iyo SNM

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 29 วันที่ผ่านมา +1

    Afgambigaas waa wixii ugu xumaa ee na soo maray. Lakin Somalida waxaa caada u ah buubuninta kharbudaada iyo halaaga.

  • @abdinaasirjeegohussein4017
    @abdinaasirjeegohussein4017 หลายเดือนก่อน +3

    Mohamed Siyaad Allaha u Naxariisto Buug baa Macad Mareykan ah ka Qoray, Dhan kasta Geat buu ahaa .

    • @abdulkaderyousefaden7161
      @abdulkaderyousefaden7161 หลายเดือนก่อน +1

      Afwayne ehlu naarbuu ahaa

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 หลายเดือนก่อน

      @@abdulkaderyousefaden7161idoor yar iyo ween mayd bay cayaan nin nool waxba ka sheegi karaan

    • @y.a1903
      @y.a1903 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdulkaderyousefaden7161
      Naceyb aduun laguma gaaro aakhrina naar kama celiso.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 หลายเดือนก่อน

      Allaha weyn ee aan waxba ka qarsoonayn buu maanta horjooga oo aan u dhaafayna, balse wixii Somali xiniinyaha jeelasha kalbad looga qabtay, wixii sannado badan jeel ku jiray, dilkii wadaadada ee Xamar, dilkii reer Woqooyi ee xeebta Jazeera, Gobolada dhexe wixii ka dhacay, dumintii Hargeisa, iyo duqeyntii South Africa pilot calooshood u shaqayste dadka bomb gareeyeen, Allow adiga na badbaadi, I feel sorry wallaahi for the late president Siyad Barre, kuwa maanta haysta waa lawada mid ama kaba xun

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน +2

    1969 Dawalad kam dhalan ee Askar Ruuskaka isticmalyo wadnaka xukunkiisa boobey alxamdulliha 1991 askartii xukunka biibtey iygana xabad baa wadanka lagaa saarey

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 หลายเดือนก่อน +1

    Dareenka shacabka ee Af-gembigii Mileteriga inaad weydiiso odayga may ahayn, waayo wuxuu ku dambeyey iyo nahaayaddii baynu haynaa oo ah halka maanta aynu joogno wixii inna dhigay, markaa jawaabtu waa halkuu ku dambeeyey, waxba tari maayo dareenku

  • @ahmedjama9767
    @ahmedjama9767 หลายเดือนก่อน +2

    Kanu taariikh kama sheekaynayo, Hadal aqoon yahan odaytinimona kama muuqato. Dadka qaar baa u yaqaan taariikhda inta reerkoodu ku sheekeeyo

  • @Sahal63
    @Sahal63 หลายเดือนก่อน +1

    Scww, dhammaan, waan dhegeystey waraysigan kulligii, su aal interesting ah baa weriyuhu waydiiyey Abshir, taasoo ah markii SNM baxday inagu isku reer woqooyi baynu isla ahayne adiga cidi wax talo ah ma ku weydiisey, intaanan Jawaabta Abshir u gelin waxa qabiilka isaaqu ku baxeen waxay ahayd in dawladii Somaliyeed gaar u fiidhisey, oo reer ahaan mansabkii ay lahaayeen loo diidey, kuwii la rabay inay ladqabeeyaan, inay dhibka lagu hayo la qaybsadaan , inay maadaama reerka maamulka ugu sarreysey Daaroood ahayd, Dhulbahannte iyo warsangeli kaalintoodii ma qaateen? Aan jawaabta Abshir usoo noqdee, in layla tashado iskadaaye, waaba layga weji dadbayey, waxa looga weji dadbayey, in lays waysiiyo ayay ahayd, Marka siyaasad xumo dadkii isku midka ahaa loo kala saaray, xaalad qabiil awgeed, illaa maantana loo wado, oo weliba hadda halkii ugu xumayd maraysa,
    Gebogebada, aragtidayda waxan waraysigan ka fahmey, mid aan xikmad badani ku duugnayn, xaqiiqada ka fog, waxba laysu qirayn,dhinac kararan,
    Waxaan qabaa in dadka Somaliyeed si kastoo geeda xilka lihi hadda fara baas ku hayso la gaadhi doono waqti laga qajilo, oo intii isfahmi kartaa waqti uun wax wada qabsan doonto insha Allah.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa iidoorka ah ee halkan nacnacda ku soo qoraya waxan oran lahaa adeer meeshan snm iyo lixle iyo koodbuur lagaga hadli maayo dhulbahante ayaa taariikhdiisii iska waraysanaya oo ragaasi waa mujaahidiintayadii ee kuwiinii iska dhegaysta kolay coloownay oo dib isugu imaan maynee viva ssc khaatumo !

    • @naza3086
      @naza3086 หลายเดือนก่อน

      Taariikhda dhulbahante waxay dub ugu soo noqoneysaa isaaq ayaa wax nabaray iyo ganacsiga ninka dhulbahante in uu dhul isaaq uun uu ka taajirey.

  • @gabileywada5404
    @gabileywada5404 27 วันที่ผ่านมา

    Odeeyal maskaxda wax ka qhaaby oo markasteey ka haala waax teehgeey .shaayadiin ka soow farcaamay Assaxaabee FIIL

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 หลายเดือนก่อน

    Taariikhda in wax laga barto ayaa fiican. Waa mahadsantihiin.👍💙🇸🇴🙏

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 หลายเดือนก่อน +2

    Haa Abshir wuxu ahaa Qolyihii Siyaad barre Abu Dhabi Iidoorka u soo basaasi jiray.
    mida kale Dhulos waxay la socdeen dawlada
    ina dafle waa kii yimi Laasja oo weerka xirtay ee lahaa Isaaq la dagaalama oo dawlada u hiiliya wAaa dawlad daaroode.
    Armeesha ceeb baa ka dhacday!!!?
    Lakala dhimay hadduu sii go'ay buu dhahay.

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน

      In la idin basaaso oo la idin laayo bay ahayd iidoor dad xun baad tihiin qabyaalad waxaan ka ahayna weligiin maydun aqoon xil hadad qabataana waad kibirtaan viva ssc khaatumo !

  • @maadeeysamaale3862
    @maadeeysamaale3862 หลายเดือนก่อน +1

    Reer BAHAL wayga maajiyeen 😂😂😂😂😂😂😂

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 หลายเดือนก่อน

    Suaal ayaan aqoon yahanka iyo wariyaha waydiinayaa intaas oo nin oo hal famali ka soo jeeda oo aan qof tarixin ay gabol loo dhiibo aaway soomaalidii kale malaha waxba ma aygaran.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 หลายเดือนก่อน

      Dadka Woqooyiga waxa la geyn jiray ilaa KIsmanyo ilaa Baidhaba iyo Xamar oo waddanka ayaa la isku dhex khaldayey, markaa dadka qualitygooda waa fiicanaa oo dhib ma jirin, they all qualified

  • @osmanawad8068
    @osmanawad8068 หลายเดือนก่อน

    Waa sheekaddii Kacaanaka.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali Isdiidaye
    Ninkii deegaankiisa loogu qabsato waa inuu ku jihaado hadii uu ku dhintana waa shahiid

    • @mahamedaden4919
      @mahamedaden4919 23 วันที่ผ่านมา

      Beenta jooji nadal yahaw

  • @mohamoodhassan9068
    @mohamoodhassan9068 หลายเดือนก่อน

    ABSHIR CAWIL CABDI DHIIF WAAYO ARAG WEYN
    OO TARIIKH BADAN KA WAR HAYA

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 หลายเดือนก่อน

    Sowdigan taariikhdii qabyaalad ka dhigay waa yaab !!

  • @Roonieworldcup
    @Roonieworldcup หลายเดือนก่อน

    Ninkani
    Maalinba kacaankii Uma shaqayn
    Markaasaa Ina Cali waraabe iyo Ina waran Cade oo guriga siyaad bare ka shaqayn jirey sheeko beena lataagan yihiin Hargaisa iyo burco
    Wuxuu sheegayaa odaygu waa xaqiiq
    Anigoo USC ah ayaa of taas.

  • @ogademabsame1515
    @ogademabsame1515 28 วันที่ผ่านมา

    Wariyaha su'aashiisu waxay ku ha booked,markii Isaaq la xasuuqayey Dhulbahante iyo inta kale ee S/land la joogtay maxay wax uun oga odhon waayeen??

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 หลายเดือนก่อน

    Waa ruwaayad waxa uu sheegayo.
    Waa Sheekada jaajuusiinta dowlad Gobaleedka Itoobiya.

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 หลายเดือนก่อน

    Abshirow Adeer Dhulbate iyo warsangle waxa Abaabolay Siyaad bare si Qabiilaysan si u qaybiyo Somaali oo Kursiga ku dheeraysto.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +1

    waqooyi wa dhulka ssc khaatumo ee hargeysa iyo berbera wa galbeed ee idoor uunba waqooyi kuhawsanjirey taasna reer ssc ba soo afjaray

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 23 วันที่ผ่านมา

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND??? ADEER AFARTA. JIHO. HORAY. BAA LOOGU MURMAY. AMA JIHOOYIN KA. OO DHAN. ADEER ODAY DHAL.AY DADD REER. WAQOOYI. LADHOHO. MA JIRO. AMA. ODAY .DHALAY REER LADHOHO KOONFUR ? WAX. IS KU. BIIRAY. MA JIRIN AMA DAWLADNIMO. KA KEENAY. GUMASIGII. REER YURUB KA DAWLAD WAX LA DHOHO KA KEENAY DADDNA. XOR BAY KA AHAAYEEN. GUMAYSTIHII. IYO. DADD KII U SHAQAYN JIRA. UUN. BAA. WAX. KALA DHAX LAY AMA. WAX LAKALA WAYEEGAY. MARKAA. DADD. KURSIGA JECLAA BAANA GUMAYSITIHII LA SHAQAN JIRAY. DADD KA. QAARA. DIIN BAY LA HAAYEEN. GAAR. BAY KA AHAAYEEN. ??? ,QORAAKAN. WAXAA. KUUSOO QORAY. NIN. REER. SSC KHAATUMO AH. OO. REER. LAASCAANOODA. GOOD. MAHADSANID THANKS FOR YOU

    • @ibrahimmohamed-cj8pz
      @ibrahimmohamed-cj8pz 23 วันที่ผ่านมา

      TAWXIIDKA. ALLE EE AY. CALAN KA. KU QORTEEN. REER KAN. SHEEGTA. ISAAQA. BAL. WAYDII. TAWXIIDKA ALLE MA INGIRIIS BAA GUMASTAY MISE TALYAANIGA. BAA GUMASTAY. KU DHE. SHEEKO RAQIISA BAY. WADAANE

    • @ibrahimmohamed-cj8pz
      @ibrahimmohamed-cj8pz 23 วันที่ผ่านมา

      WAAXAAD. WAY DIISAA. REER. KA SHEEGTA ISAAQA SNM. MA. TAWXIIDKA ALLE BAY. KU DHAQMAYSAY. MISE. ISAAQ. BAA. DIIN KU. RAQCAY. MENGISTU HAILE MARIAM WAA SU AAL

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA หลายเดือนก่อน

    Marka Qof La yidhaa waxaad doonto dheh, waa Sidan. Tariikhda qof an hayn waxa dhacay iyo Cida dalkii burburisay xasuuqday reer Somalialnd waa laga dharagsan yahay . Balse waxa ayaan daro ah in tariikhda odayga wayni been ka sheego

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

    Odaygan cunfi iyo reer nacayb baa ka buuxa. Haduuba leeyahay M. X.Cigaal oo prime minister sheeganaya! Maxaa laga sii dhagaysan , waa nin aan xaqiiqda afkiisa soo marin karine?

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 26 วันที่ผ่านมา

    War duqu ma waalan yahay , 95% waxaad ahaydeen been ma sheegayaal, kacaanka u dhega dhegeeya, hadaan maanta jabhad soo hadal qaado sow ina dafle u sheegi meysid. You guys were 85% snitches of Barre , how come I share with you founding of rebellion movement.

  • @hassanabdi2742
    @hassanabdi2742 หลายเดือนก่อน

    Hh eeg sida uu adeerkii rabo inuu iga dhaadhiciyo halka kuleeyahy isaaq shacabka mooyee siyaasigaa 1961 dii ilaa 5tii wax rabey 😂